SOKEEYIHII KALA SIDKAMAY | SHEEKO'FANEED | Axmed M. Cabdinaasir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 48

  • @abdiraxmaansalaad7165
    @abdiraxmaansalaad7165 Год назад +4

    frest one ☝☝☝☝

  • @abdirahmanaliismail2391
    @abdirahmanaliismail2391 Год назад +2

    MaashaAllaah sheko-faneedda waan jecelahay, codkaaguna waa dahab. soo badi wllo.

  • @Bilaa-Danbi
    @Bilaa-Danbi Год назад +1

    Sheeko faneed aad baan uga helnaa noo badi
    Ma'suul waan ku taxanahay

  • @abdirizaakhassan6430
    @abdirizaakhassan6430 Год назад +1

    Maasha alah sxb Ugu Dambeyn Waan Helnay Sheekada Inkasto habeena Bdn Markaa Qadka Saa usoo Gala Ucarara RUclips kaaga Mahadsanidiin in bdn

  • @Amuun13
    @Amuun13 Год назад +1

    Mahadsanid walal Macan❤️‍🩹

  • @faadhigotahliil1371
    @faadhigotahliil1371 Год назад +1

    Boqorka tabinta sheeka faneedka 🗣❤

  • @asadnooromar
    @asadnooromar Год назад

    Sheekadan Oo kle mxan uu xiiysna pro guuleyso part two plz

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Год назад +1

    Nosobado zxp mcne gold Voice

  • @Jaalle.somali
    @Jaalle.somali Год назад +1

    Sheeko faneeda inoo soobadi wll

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 Год назад +1

    Cajiibsana sheekadu Walal mahadsanid

  • @abdullahiabdimohamed868
    @abdullahiabdimohamed868 Год назад +1

    Mahadsand sxb

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 5 месяцев назад

    4:56 Sheygoosh dhaantadii Abwaan jaangow baan ku maqlay

  • @mymotivationpill
    @mymotivationpill Год назад +1

    Cokarniimiyo cod halaasiya 🔥🔥😍

  • @rashkaviproyal1425
    @rashkaviproyal1425 Год назад

    Wararki reer galbeedka naga ilowday 🥰

  • @rayaanxuseen6088
    @rayaanxuseen6088 Год назад +1

    Waxan sugaye arooskii geele😭😭🥺🥺

  • @apdurahmanaliyouzuf6033
    @apdurahmanaliyouzuf6033 Год назад +1

    Keep going wll❤

  • @xuseenjimcaale4158
    @xuseenjimcaale4158 Год назад

    Mahadsanid libaax

  • @OmarHassan-dl9nz
    @OmarHassan-dl9nz Год назад

    Wllhi waan uu xiiysa sheekadan Oo kle noso baadi plz pro

  • @gulledadanabdi3075
    @gulledadanabdi3075 Год назад +1

    Wll qaali sheekoyinkaga waan ka helaa lkn sideen ku heli karaaa adoo mahadsan

    • @madowlesstv
      @madowlesstv  Год назад +1

      Qaar buugaagta ku qoran ayaa jira, iyo kuwo webska laga helo, sida Indheergarad iwm.

  • @Qaraami-gu5wt
    @Qaraami-gu5wt Год назад +1

    🥰jawi kale

  • @ahmeddjama3879
    @ahmeddjama3879 Год назад +1

    Nolow bro 👑👑🔥

  • @ayuuppkhaan
    @ayuuppkhaan Год назад +1

    waqti hare iyo gobanimadi somalida💯

  • @qaliilanbulshawi4431
    @qaliilanbulshawi4431 Год назад +1

    Waxaan sugaayay arooska geele balse geeridiisa ayaa sheekada soo gabagabaysay ma dhab baa sheekadaan

  • @yasinmowlid9278
    @yasinmowlid9278 Год назад

    Nin wyn waanku sugaayay

  • @abdirizaakhassan6430
    @abdirizaakhassan6430 Год назад

    Sxb Suaal Kle Waam Ku weydiinaa Sheekada intaan Lee Miyaa Mise Qeyb Ayeee Leedahay 1 2 3 Sida Soohan Quule am Geeri macna Leh
    Sxb Sheekooyinka Uu Fasiro abdicziiz guudcade Noogu soo roonaaw

    • @madowlesstv
      @madowlesstv  Год назад

      Waa sheeko gaaban, qaybo badan ma laha. Mahadsanid walaal. Sheekooyinkaana waan inoo raadin, inshallah.

  • @djnucmanlyrics4422
    @djnucmanlyrics4422 Год назад

    Hore usoco walal

  • @qaliilanbulshawi4431
    @qaliilanbulshawi4431 Год назад

    Waxaa sheekooyin badan oo adigoo dhamaystirin barta uga dhaqaaqay ee inaga daa sxp halkan waan ku xiranahee oo sheeko kaste inoo soo dhamaystir hana nagu bilaabin dee mid kale

    • @madowlesstv
      @madowlesstv  Год назад

      Waan dhammaystiray dhammaantood, marka laga reebo SOOHAN oo iyadu gashay meel aan cod la saari karin 18+.

    • @qaliilanbulshawi4431
      @qaliilanbulshawi4431 Год назад

      @@madowlesstv sxp sheekada kala go.ii geerida wax yar ka soo qaadatay mida kale waxaan jeclaan lahaa in aad inoogu soo dartid arimaha sirroonka calamka ayaga oo taxana ah thnks wlhi 2sano si toos ah ugu xiranahay halkaan waxbadane waan ka faaiday shukrn

  • @zackattack9296
    @zackattack9296 Год назад

    What a sheeko 😮😮

  • @maxamadmawliid2402
    @maxamadmawliid2402 Год назад

    HALL YEEY CODGARA 🏳

  • @maxamadmawliid2402
    @maxamadmawliid2402 Год назад

    Gen gowen

  • @jamaAli12
    @jamaAli12 Год назад

    madow less iyo waberi media isku nin miyaa

  • @mohamedsallad5550
    @mohamedsallad5550 Год назад

    qof kastoo soomaali dhab ah wuxuu ku dareemayaa sheekadan murugo iga wale
    allahayow maxaa ii qadaray qoomamiyo ciilka

  • @kadiyeman9491
    @kadiyeman9491 Год назад

    Mhdsnid zxp

  • @abdirahmanmohamudeilmi5226
    @abdirahmanmohamudeilmi5226 Год назад

    💯📣

  • @JACVARSHAR1V
    @JACVARSHAR1V Год назад

    🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸 VEDIO WAQTI GALLAY BALSE AN SIDIISI LOOGU HAMBEYN

  • @Amuun13
    @Amuun13 Год назад

    Walal musica background ka Magaciisa isheg Fadlan.?

    • @madowlesstv
      @madowlesstv  Год назад +1

      ruclips.net/video/5itWkZDmrVM/видео.html wataas walaal.

    • @Amuun13
      @Amuun13 Год назад

      @@madowlesstv sharfanid walal ❤️‍🩹

  • @cristiano-x1g3f
    @cristiano-x1g3f Год назад

    Sxb aaadban kuutaageera❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AbdishakurKheyrudiin-iz3in
    @AbdishakurKheyrudiin-iz3in 10 месяцев назад

    Noi fursad ayaan kuu hayaa isoo qabo