DEG DEG S-Waar maxaa kasoo kordhay | Wararkii ugu dambeeyay ee kaga diiwaan geliyay |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999

Комментарии • 705

  • @MuxammadCali
    @MuxammadCali 19 часов назад +106

    Wallhi walli murug intaa laeg ima soomarin inta aan nolahay
    Lkn waxaan xasuustay rasulka iyo saxabada oo dagalka hogaan ka u qaban jiray rabbi ha naxriiso Yaxyaa sinwaar

    • @MaryancabdirisaqMaxamud
      @MaryancabdirisaqMaxamud 19 часов назад +13

      Ilahay run kama dhigo😢😢😢😢😢

    • @issarashid9585
      @issarashid9585 19 часов назад +12

      Cawa sida ey nafsadeyda murug iyo ciriri udaremeyso weligey Uma daremin allow qalbiga inoqawoji bena kadig warkas

    • @huseinmohammed5877
      @huseinmohammed5877 19 часов назад +5

      Walal qali waa bentoda wayo sidas fudud kuma Heli karan Insha Allah gusha wey dhawadahay walal calamka islamka o dhan Hogan wangasan o illah u Hogan San Allah hoganka hanugu dhibo

    • @Achwakaskar
      @Achwakaskar 19 часов назад +1

      😢😢😢😢

    • @umuasiha.bintuaisha
      @umuasiha.bintuaisha 19 часов назад +2

      Ilaahey run kama dhigo 😢

  • @Caliya7
    @Caliya7 18 часов назад +10

    Ceeb iyo ciqaab degdeg ah Illaahow kurid yuhuud iyo dhamaan inta taagerta Yaa Allaah. Walaalaheen reer falastiin 🇵🇸 Guuuuuul degdeg ah Allaah hasiiyo.

  • @MaxamedCabaasabuukar-lw8zi
    @MaxamedCabaasabuukar-lw8zi 18 часов назад +7

    Waxan nafteyda ushegey ilaa. Marcade show ka aragto isdeji marka hada rajo ayaa isoo gashey oo ah in nolyahay insha Allah allaaah kaso inuu nol yahay yaxaya

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 19 часов назад +15

    ‏مِنَ المُؤْمِنِينَ رِجَالٌ صَدَقُوا مَا عَاهَدُوا اللهَ عَلَيْهِ فَمِنْهُمْ مَنْ قَضَى نَحْبَهُ وَمِنْهُمْ مَنْ يَنْتَظِرُ وَمَا بَدَّلُوا تَبْدِيلًا😢

  • @mohmedkhaliif5639
    @mohmedkhaliif5639 19 часов назад +80

    Ilaahow run haka dhigin amiiin😢

    • @queennatasha7561
      @queennatasha7561 19 часов назад +1

      Aamin Aamin yaa rabi 😢😢😢illahay Ben hka dhigo said unaxsanhy wlhi hdday run thy alle ha unaxariisto 🤲🏻🤲🏻😢

    • @heersare6628
      @heersare6628 19 часов назад +1

      Amiin

    • @maysaan50
      @maysaan50 19 часов назад +1

      😢😢 swro ban arkay isagay kudhowdahay ilahow qalbiga noqabooji o been ka dhig

    • @MaryancabdirisaqMaxamud
      @MaryancabdirisaqMaxamud 19 часов назад +2

      Wan gariiray naxdin darteed wlhy yaa rabi been ka dhig😢😢😢😢😢😢😢

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 19 часов назад +2

      Aamiin walal lakin waa askari dagaal ku jiray haduu shahiiday sharaf iyo karaamo buu ku dhintey mida kale mujrimiintaan hada dadka xasuuqaya ayagaba cid kama sii noo laaneyso oo qof walba wuu dhimandoonaa kuli nafsin daa,iqatul mowt

  • @sqcjfaci2010
    @sqcjfaci2010 19 часов назад +30

    Haduu dhintayna waa shahiid insha allah haduu noolyhyna wax badan ayey ku qarwi doonaan hurdadana kaga salalidoonaan insha allah

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 17 часов назад +1

      Insha allaah illaahow awoodaada been kadhig yaarabi

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt 18 часов назад +6

    Wllhay xoogban unaxay ilaahey hanoo gargaaro murugadana farxad hanoogu bedelo aamiin.

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 18 часов назад +5

    Yahuud wxe shegeso ma rumaysanesaan NEVER &EVER Y-sinwar insha allah waa noolyahy

  • @IbrahimJamil-p1p
    @IbrahimJamil-p1p 19 часов назад +31

    "ولا تحسبن الذين قتلوا في سبيل الله أمواتا بل أحياء عند ربهم يرزقون"😢

    • @axmedmaxamef675
      @axmedmaxamef675 19 часов назад +3

      Aayadaas sxp walaaha qofkii iimaan leh qalbigiisa waay taabanaysa sey iidajiso waad yaabsaa sxp ayadaas yacni alle wuxu leeyahay waxwalbaa waa ku filanyahay

  • @farisfaris7500
    @farisfaris7500 18 часов назад +6

    Asc Maracade horta Yaxye Sinwaar waa bini aadam huduu dhintan Allah u naxariisto lkn Alle Kama dhigo tani waa jahareerin iyo boor isku qarin yuhuuda iyo inta lajirtaba wllaheen reer Falastine Allaha ugargaaro

  • @SangabAdan-u4y
    @SangabAdan-u4y 19 часов назад +6

    Maya Maya ma dhiman yahye zinwar mahad zanid Mohamed
    Wuu nool yahay insha Allah haduu dhintay waa shihiid laa kiin dagaalka ma istaagayo qasana way xoroobi iinsha Allah waa zaman aaqir dhulgariir Allah kurido yuhuuda aamiin aamiin
    Uv

  • @CabduqadirCabduqadir-o9e
    @CabduqadirCabduqadir-o9e 18 часов назад +3

    allaha unaxariisto hadii udhintay wa shahiid shab ah

  • @fardowsomaxamud7908
    @fardowsomaxamud7908 18 часов назад +4

    Wlh as u naxe waligey uma nixin lkn illahey run kama dhigo 🤲😰

  • @MunocabdirashiidMunocabdirashi
    @MunocabdirashiidMunocabdirashi 19 часов назад +20

    Ninkaas wuu ka cilmi badan marka maba awoodaan haday qadar dhicin ❤🇵🇸

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 19 часов назад +6

    Subxaana laah
    Allaah haka dhigo hadal aan jirin iinsha Aallh

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 18 часов назад +4

    Alaha kama dhigo geesiga reer qasa ee yaxya sinwar hadii uu dhintana alaha unaxaristo amin

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 18 часов назад +3

    Hiil.iyo.hoo.maleh.carab yaman mooyee.guul guul guul

  • @abdullrahmanjoseph6930
    @abdullrahmanjoseph6930 18 часов назад +3

    Ilahey ha u naxriisto Shahiid Yahya Sinwaar Ayuu Ahaa

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 19 часов назад +5

    Allah Been Haka dhigo Sheegashada Yuhuuda Ee Dilka Yaxye Sinwaar😢😢😢😢😢

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 17 часов назад +1

    Illaahow yahuuda iyo xulufadeeda ku rid ciqaab adag iyo ceeb aduuniyo

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 17 часов назад +1

    Illaahow yaxye sinwaan rabiyow been ka dhig dhimashadiisa wallahi waan murgay

  • @edendhonshire-hx8km
    @edendhonshire-hx8km 18 часов назад +1

    Nafkasta maalin bay dhimanaysaaa lkn geeri naxdin lay ahyd Allah ha unaxariisto

  • @caadilcade
    @caadilcade 18 часов назад +5

    Insha allah SINWAAR Waa Nolyahay ❤

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 17 часов назад

    Wariye maracade aqligaaga wanaagsan illahay ku siiyay maasha allaah tabaarak

  • @Digale-nb7ul
    @Digale-nb7ul 18 часов назад +2

    Yaxye siwaar waa mujaahid haduu dhintay ilaahay ha unaxariisto haduu noolyahayna ilaahay guusha hasiiyo falastiin waa wada yaxye siwaar

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 18 часов назад +2

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @AllaaaminMaiisho-wx6kd
    @AllaaaminMaiisho-wx6kd 19 часов назад +3

    Aniga fikradayda hadaan ka hadlo imisa jeer ayey dhehen Israel waan dilnay ... aniga ahaan waxaan aaminsahay inuu noolyahay arintanina ay tahay muslimiinta in la naaqusiyo hadafka ay aaminsiyihiin oo ay baqaan ... Allah mahad leh

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 17 часов назад +2

    Subxanalah 😢 laxowla walaa quwata ilaabilah😢

  • @lamahelanhelan4346
    @lamahelanhelan4346 19 часов назад +11

    Yahuudu waa sheekadooda waxay donayan inay ogadaan meeshuu joogo waayo hadal bay ka doonayaan kaliya inuu soo baxsho allaha ka qabto gacantoda insha allaah wuuu guulaysayaa

  • @CabdiXuseenmuxumed
    @CabdiXuseenmuxumed 18 часов назад +2

    illaahayow shacabka Reer falastiin uhiili yaarabi

  • @CimraamKhan
    @CimraamKhan 19 часов назад +4

    Ilaahow aysan run noqon😢😢😢

  • @niciimaaxmed6025
    @niciimaaxmed6025 17 часов назад

    Mara cade waadku mahadsanthy sidaad nogu soo gudbiso wararka xaqiiqada ah❤

  • @HassanMohamed-o6i
    @HassanMohamed-o6i 18 часов назад +2

    Allow run haka dhigin 🤲

  • @NoorFaarah
    @NoorFaarah 18 часов назад +1

    Inshaalah.indho.ms.saarayaan.ogow.sidaa.mida.kale.banaan.shaqo.kuma.leh.marka.alaha.ka.dhigh.sIda.malaaigya.goodluck.waa.kwas.rayigeyga

  • @MohamedMuudey-b5u
    @MohamedMuudey-b5u 19 часов назад +3

    7 October waa dhalashada Yaxye Sinwaar

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c 17 часов назад

    Waxba kama jiraan weeye waxay sheegayaan yuhuudu ❤❤❤

  • @CabdiqaniIsmaaciil-ln9yg
    @CabdiqaniIsmaaciil-ln9yg 18 часов назад +2

    M c m cd wax cusub MA aha ee waa sheegshead yuhuude ee ishaalaahu

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 17 часов назад

    Ilaahayow ku naxariiso marwalibo nolol ama geeri

  • @AadanAxmed-o1p
    @AadanAxmed-o1p 18 часов назад +1

    Allah kamadhigo yaxya sinwaar allah guusha hasiiyo allah swc.hajabiyo.cadawga sahnooniyada ah guul falastiin guul lugnaan guul.iraan❤❤❤

  • @Hamda-yasiin
    @Hamda-yasiin 19 часов назад +8

    Allah caqliga hakuu barakeeyo Rajo wanaagsan baad ledahy

  • @KaaamilCarabcalidaahir
    @KaaamilCarabcalidaahir 18 часов назад +1

    Inshaa allaah madhimandoono ilaaaa uu NATanyaahu uudilo bi idnilaahi kariim

  • @caadilcade
    @caadilcade 18 часов назад +4

    Ducada wa dhankiina team ka MARRACADE

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 19 часов назад +11

    Maracade jizaakallahu khayr niyada noo dhistay

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 18 часов назад +1

    Allaah ha u naxariisto

  • @mahamedabdi-eh7xd
    @mahamedabdi-eh7xd 18 часов назад

    Dagalkan dhamaanmaya
    Ilaa ay guulaystan
    Muslimiinta ghaza

  • @AbdikaniDahir-x9v
    @AbdikaniDahir-x9v 19 часов назад +2

    Ilaahaw hakadhigin mid yuhuudu ku faraxdo ilamaa ay timaado jabka yuhuuda yaa rabi

  • @abdifatahabdi5118
    @abdifatahabdi5118 18 часов назад +1

    Bismillahi ilahow run ha kadhigiiin😭

  • @MustafxuseenFoojaa
    @MustafxuseenFoojaa 18 часов назад +1

    Allaha unaxariisto hadii uu dhintay iyo hadii uu nolyahay

  • @buullebarakoow1077
    @buullebarakoow1077 18 часов назад

    Allah ha xafido yaxya siwaar iyo walalahena Falastiin امين يا ربلعالمين

  • @AhmedNourHussein
    @AhmedNourHussein 17 часов назад

    Wxey ila tahay in eeysa Shiikh Yahye sinwar eeysan dilin insha allah
    Wuuna hadli doonaa shiikheenu

  • @abshirmadaxey9381
    @abshirmadaxey9381 18 часов назад +1

    Ilaahaw ha urumaynin yahuud riyadooda

  • @ahmedcanbuusho4649
    @ahmedcanbuusho4649 17 часов назад

    geerido waa xaq haduu dhintay yaxye sinwaar allah ha unaxariisto miqawamadu way guulaysan inshallah 🙏🏻 💖 ❤️ ♥️

  • @zahraabdigulled1707
    @zahraabdigulled1707 17 часов назад

    aniga xataa wan qadan wayay ariintaas qalbigeeygu wuxu leyahay waa been hadu dhintane wakhtigiisi ayaa dhamaday Allah ha u naxaristo

  • @SeynabAxmed-ib9fh
    @SeynabAxmed-ib9fh 19 часов назад +2

    Ilaahay cimrigiisa hadheereeyo bin israalNJ ban allaha kuhalaago gacmihiisa 14:31
    14:38

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 17 часов назад

    Illaahow awoodaada been ugadhig yaarabi yaarabi

  • @Abdikadirhussein_
    @Abdikadirhussein_ 18 часов назад +2

    Everything is possible bro 😎 ilaahay warkooda umarumeeyo (yahuuda)

  • @NALI7
    @NALI7 19 часов назад +1

    كلُ مَنْ عَليهآ فَان.. وَيَبْقَى وَجْهُ رَبِّكَ ذُو الْجَلالِ وَالإِكْرَامِ.
    Qalbiyadeena alle haqaboojiyo 😢

  • @haboonadan
    @haboonadan 18 часов назад +1

    Rabbow ruun ha ka dhigin yaa Allaah 😢😢😢🙏🙏🙏🙏

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 18 часов назад +3

    Aadban uga naxay dhimashada sinwar been in ay noqoto Ayaan rajaynaya insha alah

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 17 часов назад

    allow u hili reer falastiin, lubnan iyo muslimka

  • @Thekangal-u2e
    @Thekangal-u2e 18 часов назад +1

    Walaxacijiye yahya sinwar iniladile Joe Biden ayaa X kusocore 9:42

  • @ahmedosman1731
    @ahmedosman1731 17 часов назад

    ولاتحسبن الله غافلا عمايعمل الظالم Alla ka jaazira yahuud aduun iyo akhiro halaag u sugnaate

  • @Deeqoantaay
    @Deeqoantaay 18 часов назад +2

    Hadaladiisa waxaa kamid ahaa
    " hadii ay Israel idisho waa mida aan raadinaayo waayo waxaan dhimanayaa anigoo shahiid ah waana mida aan doonaya ama waa inaan guuleysanno "

  • @mohamednur3320
    @mohamednur3320 16 часов назад

    Ya rabi allow u gargaar rer Gaza

  • @SiciidCaweddheere
    @SiciidCaweddheere 19 часов назад +9

    Kusaliya nabigeena muxamad scw scw ❤❤❤

  • @FadumoSahra-g9e
    @FadumoSahra-g9e 18 часов назад +1

    Alha uu gargaro islamka dhamantod aaaamin yaaa rabi

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 17 часов назад

    Allah ugargaaro walaalaheena falastiin

  • @Mustafealimohamed
    @Mustafealimohamed 18 часов назад +1

    Ilahay run kama dhigo

  • @Thekangal-u2e
    @Thekangal-u2e 18 часов назад

    Allaha unaxaristo 😢😢 SINWAR

  • @Juxxamedia
    @Juxxamedia 17 часов назад

    X ma galin mudo isbuuc ah
    Cawa firi is dhahay kan ugu horeeya ayan arkay warkan aad an ugu naxay

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 17 часов назад

    ❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida siiba B/dhexe ❤😂🎉😢😅😊😊😊❤❤🎉

  • @xuseenaxmed5849
    @xuseenaxmed5849 18 часов назад

    إِنَّكَ مَيِّتٌ وَإِنَّهُم مَّيِّتُونَ (30) ثُمَّ إِنَّكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ عِندَ رَبِّكُمْ تَخْتَصِمُونَ
    Haday maanta noqoto maalintuu dhimanlahaa
    Waxaa aynu ognahay qofwaliba maalinbuu dhimanayaa lkiin gaalada ma qofbay is hayaan mise fikrado ayaa kasoo horjeeda
    Waxay ilatahay inay inagu filantahay hadalka alle yidhi
    إِنَّكَ مَيِّتٌ وَإِنَّهُم مَّيِّتُونَ (30) ثُمَّ إِنَّكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ عِندَ رَبِّكُمْ تَخْتَصِمُونَ

  • @mustafemohamed8180
    @mustafemohamed8180 17 часов назад

    Waa riy9 warka ay sheegayaan nacdali ku baxday jab soo gaadhay ayay ku qarinayaan

  • @UbaxMaxamad-h9v
    @UbaxMaxamad-h9v 17 часов назад +1

    Ilahow run haka dhigin ilahw yuhuda jabi 😢😢😅

  • @axmedmaxamef675
    @axmedmaxamef675 19 часов назад +2

    Walaaha haddii uu dhinto siwaar islaamaka waxaba uma hadhin waa dulinimo tii udanbeysay waliba waxay duli kutaha ragga muslimka dhamaan waa dulinimo tii udanbeysay ismaaciil haniya baanu xanuunkii geerada ilaawine ma xoghaya guud ee xamaas baa ladila caawa ismaaciil alle ha unaxariistee xataa sinwaar wuu kasareeyey jagadda uu hayay waa sidii xasan nasrullah jugtii gaadhay xisbullaha ama shiicadda mid leeg ayaa gaaraysa xamaas ama suuniga haddii caawa taasi dhabnoqoto waynoo dhamaatay tani sii fadhi malaha guud ahaan islaamka dad baa uahysta in carab qudha jugtu gaadhay walee islaamaka tariikhxumo baa kudhacaysa

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 18 часов назад +5

    Marcade show wll sheekadaan marunbaa sin waar ayuu dhintey ilaahay run xakodhigin wll😢😢😢😢❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😥😰

    • @Guuleedkayse61
      @Guuleedkayse61 18 часов назад

      Hamay maxabiisti xamas haysay ay uso ekaysiyen yaxya sinwar si ay uga aarsadan wixi ay yuhuudu ku samaysay🤔🤔

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 18 часов назад

    Yuhuud ilaah waa jabinayaa
    Reerqasa waa guulaysanayaa carabna waa la bartay

  • @khadarabdulahimohamed5043
    @khadarabdulahimohamed5043 17 часов назад

    Ma dhiman insha Allaah yaxya sinwaar wuuna bur burin doonaa idamka Alle

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 16 часов назад

    Allow run ha kadhigin

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 18 часов назад

    Sheekadani , waa samays !
    It is too far from the reality ! ! !
    Thanks .

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 19 часов назад +6

    Ilaahay kama dhigo..
    Waa war nurugo iyo tiiraanyo qalbiga ummada islaamka ah ku reebaya allahu akbar

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 19 часов назад +3

    Wax ma awoodno in aad rabigeen gacmaha utagano mooye ilaahay cadowga ha uga gargaaro reer falastiin 😢😢😢😢

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 19 часов назад +2

    Asc wll maxamed ciise maracadde salaan ka dib ,wll imisa jeerbay yidhaah deen maxamed dayf baanu dilnay,tanna 100%haw yaacina .ilaahay xifdi oo guullee dhamaan wallaalaheen.

  • @Real_uneys
    @Real_uneys 18 часов назад

    Ilma Ahan Aniga inuu Geeriyooday , Balse Allaah Run Kama Dhigo

  • @NoorFaarah
    @NoorFaarah 18 часов назад

    Aniga.aragtideyda.totally.waxba.kama.jiraan.ogow.taas.mana.aha.isaga.inshaalah

  • @MohmedSaleman-uv8lz
    @MohmedSaleman-uv8lz 18 часов назад

    Walale wa been good wayo yaxye banaanada wa laga ilaali Naya dadka shacabka iyo jabkoda ayay ku qarinayan

  • @HusseinAli-b7p
    @HusseinAli-b7p 18 часов назад

    إذا جاء القدر عمي البصر
    رحمة الله عليه حيا وميتا

  • @qalbidhayaciirale5808
    @qalbidhayaciirale5808 17 часов назад

    Illahow run ha ka dhigin

  • @hassanabshir9657
    @hassanabshir9657 19 часов назад +1

    Asc dhamaan bahda maracade show iyo inta kuxiran aniga aragtideyda waxaan umaleynaa in lawaayey yaxya sinwaar madaama oo aad ugu fogaaday in warbaahinta iyo qadka telefoonka loohelo meesha oo joogo taas waa araktadeyda

  • @CabdiYare-q6e
    @CabdiYare-q6e 18 часов назад

    Waxba. Lagama qaadan karoo wararka. Iisraa,iil. Waayo YAHUUDU. afkeeda. Iyo dhegtoodu. Isma,mailman ilaahayna. Waxaan. Baryeynaa ineey. Beenoowdo wararka israa,iil jeceshahay. XAFIDULAAH. Y.SINWAAR. AAMIIN

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 18 часов назад

    Bisinka Allow beenee yaa Rabbil caalamiin
    Allow guulee muslimiinta dhamaan gaar ahaan falastiin xuuti xisbulaahba Iyo dhamaan muslimiinta yaa Rabbil caalamiin

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 19 часов назад +1

    Siwaar marxaldaan adak kagamatagi karo Gaz 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @OsmanOsman-s4p
    @OsmanOsman-s4p 18 часов назад

    Ilaahow runmeyn 😢😢😢

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 18 часов назад

    Alle haunaxariisto waa shahiid hadii ay runtahay wixii uu kuhaminayay ayuu helay kuwii dilayna halaag ayaa sugaya

  • @iqranuun726
    @iqranuun726 19 часов назад

    Markaan arkay wrkan qofka kaliya een bagekiisa kasoo wardoonay waa maraccade show wxn rajynyaa wxii kasoo kordha warkan inaad durba nala soo wadaagto

  • @DiniishekhwadaniDini
    @DiniishekhwadaniDini 18 часов назад

    Wxn Kula talin laha Somalida WD aragtan waxa gadhacayo carab iniguse halked jogtan

  • @kaafiyamohamed8548
    @kaafiyamohamed8548 18 часов назад

    Ilahey been haka dhigo Aamiin yarabi🤲

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 18 часов назад

    WCs wax kheyr ah sheeg

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 18 часов назад

    Yaa rabi been ka dhig ama walalkii ka dhig😢

  • @XasanMuhumed-t8p
    @XasanMuhumed-t8p 17 часов назад

    Alllaah garabkooda galo wallhen falastiin