WARARKII UGU DAMBEEYEY D-ILKA YXYA SIRWR + SIRA'IIL OO QIRTAY KHASAARE CULU SOO SOO GAARAY

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 149

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 2 часа назад +14

    Insha Allah Alle Waa Waaxid✌🏻Rabiyoow Geesi kale Badal Qeyr Qabo
    Allow Mid ka Adag Allow Mid Soo Afjara Yahuuda Allow So Dadaji Ya Rabi Ya Allah😢Waa La Isugu Taagay

    • @BeberisMaxamed
      @BeberisMaxamed 58 минут назад

      @@sarahkadiye8251 aamiin yaa rabbi

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 часа назад +19

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @user-A-Muslim-girl-from-Yemen
    @user-A-Muslim-girl-from-Yemen 3 часа назад +8

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967711500090 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|--.|;^];`,’',|,..،،,..،.،،..،`,.,`,.,`,,,.`, .,`,.,`,.,`,,.

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb 3 часа назад +1

      Naa tag meesha anaga tuugsi hanoola imaanine shilin lagu siiyo meeshan kama qaadeyside YEMEN ahow ama SOMALI ahow hadaad rabteee

  • @cabduraxmancally
    @cabduraxmancally 2 часа назад +3

    Haddii aad nooshahay iyo haddii aad dhimatay
    Waxay ku sii ahaan doontaa riyo xun Sahyuuniyadda iyo taageerayaashooda
    Hogaamiyaheena Sinwar 🫡🫡🫡

  • @ummumohammed9273
    @ummumohammed9273 Час назад

    Alle naxariistii janno Fardawsa ha ka waraabiyo Qabriga ha u nuuro, yaxye Sinwaar waa Shahid, bedel kheyr Qaba alle ha u dooro wlldeen Falastiin iyo dhamaanteen ba

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Час назад +1

    Xayaya.sinwar.mareykan.&Yahuud.ayaa.iskugu.tegay.inshaAlaaha.1000000000000000000000000intaas.ookun.
    OO.geesiyaal.ah.ayaa.joogta

  • @yasinkarar5466
    @yasinkarar5466 2 часа назад +2

    Ha niyad jabin waligaa❤❤😢

  • @ZamzamAli-if6ko
    @ZamzamAli-if6ko 3 часа назад +4

    Yaa Allah

  • @MubarakAadan-b5n
    @MubarakAadan-b5n 3 часа назад +2

    Yaxye Allah u naxariisto

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 Час назад +1

    Ilaahey ha unaxariisto geesi islaam ayuu aha halgankuna wuu soconaya insha Allah

  • @CabdiraxmanMaxamad-e4l
    @CabdiraxmanMaxamad-e4l 3 часа назад +3

    Islam guul

  • @ZamzamAli-if6ko
    @ZamzamAli-if6ko 3 часа назад +3

    Soo dhasada warka 😢

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 2 часа назад +1

    Reer Falastiin halgankooda ha sii wadan ila ka u danbeeya ka shihiidayo. Geeri way dhaantaa inad is dhiibtid.. Mujaahidkas shahiidey Allah SWT mid khayr qaba ha ugu bedelo. Amiin w
    Way sabreen reer Falastiin Allow sadkooda uso dedeji🤲🏼🇵🇸🤲🏼🤲🏼🇵🇸🤲🏼💔💔😰😰

  • @adanjimale-c7v
    @adanjimale-c7v Час назад

    Ilahayow guulsii musliminta

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 2 часа назад

    Viva Somalia

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 часа назад +2

    Wax is beddelaaya ma jiraan, Muqaawamadu wey soconeysaa Israaiilna la deyn maayo Maxaabiis iyo Nabadna arki mayso

  • @AhmedAli-w2g9t
    @AhmedAli-w2g9t Час назад

    Alle ha u naxariisto

  • @CabdiCawke-n2s
    @CabdiCawke-n2s 2 часа назад

    All eh hawnaxariisto yaa rabi

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd 3 часа назад +1

    إنا لله و انا اليه راجعون اللهم انصر اخواننا في غزه

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 часа назад

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu

  • @SacadaCusman-j4j
    @SacadaCusman-j4j 2 часа назад +1

    Waben I shall alah

  • @MaxamudKhalif-o4l
    @MaxamudKhalif-o4l 2 часа назад +1

    Ilaahay geeridaa YAXYE SINWAAR ha beeneeyo wakhtigii xaadirkan insha'allaah

  • @KusowAli-i6y
    @KusowAli-i6y 3 часа назад +1

    inaalilaahi wainaaileehi raajicun inaalilah wainaailehi raajicun mujaahid yaxye sinwar naxariis jana .wajigesa ale hakubishaareyo

  • @falisali5624
    @falisali5624 2 часа назад +1

    Allah subxana watacalaa ha u naxaristo yaxye sinwar haduu dhintay iyo haduu noolyahayba amiin yaa Allah,
    Guul deg deg ah allaha siiyo reer Gaza iyo dhamaan mujahidiinta musliminta Amin yaa rabbal calamiin

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv 3 часа назад +1

    Geerida wa xakh nafwliba wakhtigeeda ayay dhumneysaa hadu dhintay alaha unaxriisto Hadi ay bentahayna waliged ayay yuhuud benshegijirty lagama yabo inay yuhuud gza mamusho hamaas guuul alahu akbar❤

  • @AminaAbdisalaam-h1u
    @AminaAbdisalaam-h1u 3 часа назад +1

    Waqtigisa intas ku eka allaha u naxaristo

  • @HawooSalaad
    @HawooSalaad 2 часа назад +1

    M.M.C qiirada geerida way ka muuqata inuu ka naxay

  • @CabdiKariin-y4w
    @CabdiKariin-y4w 3 часа назад +2

    Geesi haduu shahiido geesi kale ayaa calanka qaada yaan laniyadjabin guushu waa islaamka gaaladuna waa jabaysaa insha,allah

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 2 часа назад

      Ilaahay guusha reer Falastiin ha u dedejiyo🇵🇸🤲🏼🤲🏼

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 3 часа назад +1

    Alaa wayn allaahu Akbar allaahu Akbar illaahow raxmaanoow raxiimoow unaxariiso kuli Muslim kii naga hor dhintay anagana nooga daba naxariiso illaahow ukaalmeeh rer Gaza Palestine huuti hasbullaah Iran iyo inta isreal ladagalaya illaahow halaaji dhameeh dhib oo dhana usoo dedeji isreal iyo inta lajirta Aamiin Aamiin

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 часа назад +1

    Inaa lilaahi waa inaa lilaahi raajucuun illahay ha u naxariisto intii dhimata dhaawacana allah Caafiyo amiin yaa 😂😂😂 yaxye sinwaar haduu dhintay yuhuud inkaar baa ku dhidoonta inshallah halaag baa u dabeeya gugoodii baa bay yuhuud inshallah

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 2 часа назад +1

    لاتفولو لمن يفتل في سبسلﷲ امواتا بل احياهم عندربهم ولكن لا تشعرون

  • @ahmedyare9295
    @ahmedyare9295 2 часа назад +1

    Ahmad yare.guusha wa hamaas

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q 2 часа назад

    Hadii uu dhintay Allaha u naxariisto

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 часа назад

    Waxba hadal gaal allah ku casiyey waxba sheegi meyso ,insha allah guul muslimiinta .wbt

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 часа назад

    Alle ha u naxriiso balse yahuuday sinwaar hal qof buu ahaa

  • @CxakiinAxmed-e3s
    @CxakiinAxmed-e3s 2 часа назад

    Geeridu waa xaq alahaunaxariisto geesiga

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 часа назад

    Allaha u naxariisto mid ka adag Allaha keeno

  • @Reserveareabank
    @Reserveareabank 3 часа назад +1

    Allahoow Raboow Jebi Israel Iyo Munaafiqiinta Taageeraysaba

  • @ahmedabdirahman3951
    @ahmedabdirahman3951 2 часа назад

    😢😢😢
    Illaahay how naxariisto Wuu Shahiiday.

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 2 часа назад

    Geesigii islaamka yaxye sinwaar waa shahiiday rabi ha u naxariisto janatul fardowsa alle ha geliyo 😢😢😢

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 часа назад

    Dhibaato.&naarba.nataniyaahu.ayey.udanbeysaa..inshaAlaaha.dhubaato.&cara.ilaaheyba.yahuud.ayey.udanbeeysaa

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 часа назад +1

    Zinwaar haddii uu shahiiday isagaaba jeclaa sidaas, lkn Xamaas waa ay nooshahay jirtaana

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 3 часа назад +1

    Allaha u naxariisto haddii uu dhintay

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 54 минуты назад +1

    Guul bey utahey isagoo dagaalamaya inuu dhinto oo shihiidey waxaney taasi ceeb ku tahey yhuuda alle nacdaley fikirkiina iyo idiolajiyada maba deli karto palastiniyinta gesiyiinta waaney sii wadayaan dagaalka intey gobonimdooda heleyan insha allah guuleysanayan dhimazhada yaxye sinwaar mid soo afjareysa dagaalka maaha xamaas waxey dileen in ka badan 10kun op nin iyo kumasman huba iyo kumanan dhaawaca

  • @ilyasali1444
    @ilyasali1444 2 часа назад

    Ilahey ha u naxaristo wu shahiday rer falastinna badalkisa eebe ha siiyo

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 Час назад

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤🇸🇩♥️♥️♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @Baremaxamed887
    @Baremaxamed887 3 часа назад +1

    illaahy shahiid hakayeelo janadiisa hageeyo

  • @anasalmissagalhoney5915
    @anasalmissagalhoney5915 2 часа назад +1

    How is possible big leader have not bodyguard whiteout security

  • @AhmedAbdi-w6i
    @AhmedAbdi-w6i 3 часа назад +1

    😢Aloow u naxariiso

  • @BalqiisMahat
    @BalqiisMahat Час назад

    😭💔🤯🥹Allah ha uu naxariisto

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 2 часа назад +1

    Scww

  • @naafaccilmii9857
    @naafaccilmii9857 3 часа назад

    Yarbi

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 51 минуту назад

    Ku.scw.scw.scw.scw.🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @ZamzamAli-if6ko
    @ZamzamAli-if6ko 3 часа назад

    ياحبي ياقيوم 🤲🏻

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q 2 часа назад

    ❤❤❤

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 3 часа назад

    Allahayow guul degdeg ah sii mujaahidiinta reer Falastiin iyo reer Libnaan. AAMIIN.

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 17 минут назад

    Walaalkeen Mohamed Mohamud adde, aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay, kheer Allah ku siiyo. Wax kasto adhacaan Israel nabad ku noolaanmayso Inshaa Allahu.. اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير ب. اللهم عليك اليهود وحلفاؤها اللهم فرق جمعهم وشتت وز لز ل أقدامهم ويتم أطفال و يتم أطفالهم إنك علي كل شي قدير بارك الله فيك

  • @Mahamedkaraama
    @Mahamedkaraama 3 часа назад

    Guumaystaha

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 часа назад

    Maraykankii oo yaaban oo ay haysato kaaf iyo kaladheeri. Waxaan soo xusuustay riwaayaddii xamariga " dabka maan kudhacaa mise waa kadurkaa"

  • @IsmailEgge
    @IsmailEgge 3 часа назад

    Allah grant him highest jannah

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 часа назад

    Xaqiiq, miyaa , masiibo masiibo -
    Huwan!!

  • @naafaccilmii9857
    @naafaccilmii9857 3 часа назад +1

    NABIGA KUSALIYA WA JIMCE ALAAHU MUSALI CALA SAY DINA MAXAMED

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 часа назад

    Raximulaaha.mujahid.yaxya.sinwar..kheyr ayaan.ilaaheey.uga.rajeneynaa

  • @FarahMohamed-q6b
    @FarahMohamed-q6b 48 минут назад

    Hamas gull markaste

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 Час назад

    Geerida waa XAQ, lkni HADII ay dab noqoto waxay niyad jab ku TAHAY CAALAMUL ISLAAM iyo shacabka RER FALASTIIN... ILAAHAY WAXAAN ka baryaaya in warka la XIRIIRA geerida HALYEY SINWAR AY BEENTOWDHO.... RABIYOW BEENTAY GAALADHANE HAA NOO JABIN...😢😢😢😢

  • @AbdiazizMohamed-cf1uq
    @AbdiazizMohamed-cf1uq 48 минут назад

    alahay hanoriisto siinwaar

  • @DaadirPakistan
    @DaadirPakistan 2 часа назад

    Thanks again

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 3 часа назад

    Asc

  • @naafaccilmii9857
    @naafaccilmii9857 3 часа назад +1

    NABIGA KU 22:46 SALIYA ALAAHU MUSALI CALA SAYIDANA MAXAMED

    • @naafaccilmii9857
      @naafaccilmii9857 3 часа назад +1

      NABIGA HALA
      SALIYO WA JIMCE
      ALAAHU MUSALI CALA
      SAYDINA MAXAMED

    • @naafaccilmii9857
      @naafaccilmii9857 3 часа назад

      Maanta xaalku waxan U marayaa (Haku waayin rux goba hadal aanu kaa gayin) Waar hooy hadlkad oranaysaan hubsad raga loolamayaa hoosta heshiis ayaa ka yihiine hakal dhimaniin shacabaw

    • @naafaccilmii9857
      @naafaccilmii9857 3 часа назад

      Ok

  • @GarbaciiseTV
    @GarbaciiseTV 3 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adamcade5481
    @adamcade5481 3 часа назад

    Mowliid iyo maxamed cawa barnaamijka wa so daahiseen

  • @casowcade9902
    @casowcade9902 3 часа назад

    Allah unaxriisto waa Shahid jantull fardosa

  • @ahmedyare9295
    @ahmedyare9295 2 часа назад

    Ina lilahi waina ilahu rajucuun.amn yahya sinwar hadu shahiday hangararac lug uma dhutiyo muqaawanada gusha way dhawdahay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 часа назад

    Nin iskool aadijiray umbaa fahmi kara lkn nin aan weligii iskool aadin Masar Itooboya ayey dilaysaa , Turkiguna qani ayuu naga dhigayaa ayuu oran, illeen waa caqli gorayee.

  • @meecaad
    @meecaad 3 часа назад

    Hamase released statement that they don't have confirmation

  • @AbdiramanAhmed-ue1ig
    @AbdiramanAhmed-ue1ig 3 часа назад

    Asc asxaabta

  • @MaxamedMaxamedm-j6o
    @MaxamedMaxamedm-j6o 3 часа назад

    Asc walaalayaal caawa waa habeen aad uadag haday dhabtahay dilka yaxye sinwaar ilaalilaahi wa inaa'ileyhi raajicuun waa shihiid kamida shuhadada maalin iyo habeenba kushihiida marinka Gaza inkasta oo uu ahaa mujaahid weyn oo anaan hurikarin hadana waxa uu wax lamidyahay walaalihiisa marinka Gaza iyo guud ahaan reer falastiin allaah ha unaxariisto

  • @ZamzamAli-if6ko
    @ZamzamAli-if6ko 3 часа назад

    😢😢😢

  • @MahadKilaas
    @MahadKilaas 3 часа назад

    63

  • @cabdilahisaqdhexe-nb5di
    @cabdilahisaqdhexe-nb5di 2 часа назад +1

    yaxayee siiwaar hadi ladiilay waa been qaasam meedkisa way kudhiman layen dhaayal looma qaateen wan arkidoona

  • @CadooweIinshaar
    @CadooweIinshaar 3 часа назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 3 часа назад

    Nin Aad Uweyn Waliba Fikir Wanaagsan Bay Waayeen Iska Caabintu

  • @AminXasan-c6h
    @AminXasan-c6h 3 часа назад

    Mohamed sinwar oo ah wllka la dhashay yahye sinwar ayaa wadi doona shaqada jihaadka i.a wey guuleysan doonan

  • @salmaosman474
    @salmaosman474 Час назад

    Walee rag door kama dhamaado

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 3 часа назад

    GAZA WAXAY KU TUSINEYSAA INAYSAN JOOGIN HADEER BASAAS XUNOO DAMIIRKIISA GATAY WAYO YAHYA SINWAAR WAKAASA ISKA DHAX SOCDAY GAZA M.A ALLAH HA U NAXARIISTO DHAMAAN INTII GAZA KU SHIHIIDAY 1 SANO IYO DHOWRKI MAALMOOD IYO DHAMAAN INTUU HALGANKA BILOWDAY 1948/2024

  • @CabdicasiisDaahirfa
    @CabdicasiisDaahirfa 3 часа назад

    Hangaraarac lug umadhutiyo wamahmaah xamaas waxba umawaayayso intakalaakabadan iyo tageeradaeebo alaahuakbar

  • @Ibraahimmohamed-k3z
    @Ibraahimmohamed-k3z Час назад

    Asc, yaxye Ibraahim sinwaar ma dhiman ee wuu noolyahay inshaa,allah., Lama hubo ee yaan laniyad jabin muslinow waayo waa beenaallayaal yuhuud xune,,

  • @NajmoJino-k7h
    @NajmoJino-k7h 3 часа назад

    Israel wexy usojesaty ,iney madaxda dhan kataqlujiyan sideyn ,hore usocon .lkin Aqira wala uyalo madaxda Muslimiinta ah .wxaba maqly sacudiga madaxa laga hesta xurmaha😢

  • @FatoumaIlmi
    @FatoumaIlmi 3 часа назад

    Alle hau naxaristo hadal unagu gudhay markii ladilay sinwaar iyo haniya

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 часа назад

    SIRAIL QALAD AFKAAGII HOOYO QORI GARAN LA'DAHAY SIDEE BAA WAR UGU SOO GUDBIN KARTAA QORAAL HUBIYIHII WAX MA ARKO MISE WAA DAM SAX QORAALKA MAGACA DALKAAD KA WARAMAYSO MUDO SIDAN U QOREYSEEN QALDAN HBN WARAB

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 33 минуты назад

    🤔😢🤲🙏🏾

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 3 часа назад

    Reer galbeedka iyo yuhuuddu. Hadda ayeey oran doonaan waxaa noo haray khumeyni iyo putin waana dileynaa

  • @nimcaandaahir-r7s
    @nimcaandaahir-r7s 3 часа назад

    Alle ha unaxariito wxadhamdey wakhtigisii

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 3 часа назад

    Kusaliya suubanaha scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw

  • @Abdiqaadirisaxaaq
    @Abdiqaadirisaxaaq 3 часа назад

    Runti yaxye waa qof bini aadan oo dhimankar Lkn hadii sheega shad israaiila ay run tahay Alle hawnaxariisto dagaalkuna wuu sii socan doona

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 2 часа назад

    Haduu dhintana wuu shahiiday

  • @Shucayb.Sh.maxamed
    @Shucayb.Sh.maxamed 3 часа назад

    Waa Been Isaga iyo Sargalkale Ayaanu Dilnay Okaliya Waa Benti Laguyaqanay Yuhuuda Dagalkana Inay Jojiyaan Oqasa Kabaxan Ayay Donayan

  • @BeberisMaxamed
    @BeberisMaxamed 59 минут назад

    Sinwaar haduu dhintayna waageesi helayna shahaado haduu noolyahayna waamujaahid balse alle madayacaayo kuwa rumeesan una hogaansan

  • @meecaad
    @meecaad 3 часа назад

    Marka laga hadlayo wararka ku saabsan dilka Taliye Yahya Sinwar, waxaan kaa codsaneynaa inaad u hoggaansanto wararka warbaahinta kooxda iska-Caabinta oo aan la rumaysan wararkaas. Tani waa tii uu codsaday Taliyaha Guud ee Guutada Qassam tan iyo maalintii ugu horeysay ee uu dhacay dagaalkii Duufaanta Al-Aqsa.

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 2 часа назад

    Hadii Ay rumowdo in uu shahiiday sinwaar Allah ha u naxariisto israaiil ma dilin keligeed reer galbeedka oo dhan Ayaa isugu tegey dilalkan is daba jooga tol iyo hiil la,aan Ayaana ku dhacday itaalkood way dedaalayeen laakiin garab Ayay waayeen reer falastiin