Naciimo casharada wanka helaaa lakiin markaste ana u danbeeyo waxaa i hayso inan xirig intan lugta iskagaso xiro kuso tuuro si ad ilaso socodsiiso intad so duubin hhhhhhhhhh xiriga jiid ana aan so dhaxfarisro meesha dadka busta u yaalan an ka hor maree👍👏
kkkkkkk bac la buufshay iyo waji falax falax qaraabo miyaa waa isku eg yihiin 😁😁😀😃😄viva daba adag is my qabiil 😛😉 illahow wiil somaliyeed aanan cadaan ka dooran balaayo ur badan waa iska cad yihiin ma ahane kaadida iskama dhaqaaan😀😀😀😀😀
War inan aqalkan ka guuro waaye qooto qooto a qad xumi laiga hormari jiray hadana nacimo in laiga hormara xita subscribe hadan dhahay ana u danbeeyo hhhhhhhh
+Rakhiya13 muse kkkkkk ina adeer waxaan arkay gabar 5$ lagu mehriyay oo mid jamaican ah guursaday anigana tu waa dhaweyd aan is iri meherso waxeeba taagan tahay 7kun lol Shirkadee u shaqeeya aniga
Anigu wan jeclahay ilahay iyo nabiga scw
Scw scw scw ❤️
Scw scw scw
subxanallah nabigena muxamed scw waxa uu yiri qofki alle sw rumeya iyo maalinta dambe
wax kheyr haku hadlo ama haiska aamuso ilahay aynu kabaqno
oo aan iska dayno maalaayacniga
badi xuska alle walal waa sax
🤣😂😂😂🤣🤣🤣I almost faint of laughter🤣 man she is good!
barbarooni,bac labuufshay iyo fixiso veru funny new names .naa maad qosolka dadka caadigaa practice garaysid qosolkaagu waa sidii qufacii oo kalee xididkaa kulayaabay funnykkkkkkkk qosol qabyooy
Fds
Lol good story. Sheekadaan sheeko u Shaw Sh. Siciid Raage aan ka maqalnay.:) That was a good one Naciima Jookar.
Naciimo casharada wanka helaaa lakiin markaste ana u danbeeyo waxaa i hayso inan xirig intan lugta iskagaso xiro kuso tuuro si ad ilaso socodsiiso intad so duubin hhhhhhhhhh xiriga jiid ana aan so dhaxfarisro meesha dadka busta u yaalan an ka hor maree👍👏
horta dumarku maxay ku jeclyihin raga ajanbka aha🤔?
gabadhaan xaqiiqda jirta ayay ka hadashaa oo majaajilo ah masha allh walalshey illaah ha ku barakryo
unakaba waa niiga danbeene like nosaara dee
Masha allllaah hakailabina walshen Caqliga allaaha kubalari
kkkkk naciimo sida ay oogu farxaan islamaha qurbaha joogo ajaaniibta waad laheshaye kusoo xiji wiilasha somalida oo 100 000$ laga qaadayo hhhh ajnabigana sunada waxba laga ogayn loogu marmarsiyoonayo hhhh 😍😍😍 walaahi qaraaxa lay ayaa tahay fcb ayaantan cajiskii waad ka kicisa shukran
Ikran Ali Sheikh xog ogaal ragu waa inu dib isugu noqda sow maha
Ikran Ali Sheikh ģhfhfkgkglcnfjgjghf
Salan Niicey Wlhi magacagi xitaa wan hilmayey wlhi kkkkk
Bishar Abdi Nor y
Cajiiib wale may sirnaaged hayda
kkkkkkk bac la buufshay iyo waji falax falax qaraabo miyaa waa isku eg yihiin 😁😁😀😃😄viva daba adag is my qabiil
😛😉 illahow wiil somaliyeed aanan cadaan ka dooran balaayo ur badan waa iska cad yihiin ma ahane kaadida iskama dhaqaaan😀😀😀😀😀
Subxanalah Ilaah kabaqa Ilaah ha idinka madoweyo waxakan ayaan idinleyahay walasheyda Somali
Engiiiiii Ayan kuu hystaa walahiii😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Allla gabadha qosolkeeda
Hhhhhhhhhhh
Funny
ana ugu danbeyey👏👏👏😅😅😅 like isiya asxabeey👏👏👏👏👏👏👏👏
plz asxabta isoo boqda channelkeyga Subscribe isaara 👍👍👍😍
Hhhhhhh ajanibka bilash miya
Laguu inaa adrkedna waa iska gadaysaa
war dadka miyey dhax saxdayn mesha wamaxay waxano dada comments waa 194 waban yabay mel aan maro maleh war nobaneya jidka waxan idin nacnay DR qoto qoto kkkkk naciimo surmidi aya shidan sanadkan viva surmidi
Blz Asxabey Subscribe isaara chnalkeyga soo booqo
Iyo sagal kela marka wadanki ku noqono inshallah😁😂😍😘
Asc Abaayo cadi ma ahan sharafey iso boqo channalkeyga aniga Wan ku saray
where is surmindi i miss her
Maamooyin badan ayaa jiraan oo jecel ajaanibta 😃😃😃😃😃😃😃
ajaanib jeclaa somalida was sax wlhi
Waxba lagama qaban karo jookar ama cayrsada ama ucaroda nag afkeda nag kuah weye horay usoco walan kadambeyaye
xaqiiqo dumarkeyna heysato weeye waleey dumarka qaar lee yaah 😁😂😂😂😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃
kkkkkkkkk qosol cusub miyaaa ar naciimaa kkkk caadi ma ahan
No
😂😂 waji falax falax naciimo very funny wlhi i love you xabibtii
😂😂😂😂 masha Allah naciimo your RUclips is booming wallahi
i love magacyada aa isticmaasho kkkkkm
hhh wx jira waye naciima funny wlhi 😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
kkkkkkkk nayaaa bac la buufshey kulhaa kkkkkkkk naag wln naiming 💋❤ big love
Kkkkkkkk
safo
Bac la buufshey waa qosol qabyo
wlh gabadhaan wey iga qoslisay😂😂😂😂
She is so talented 😂😂😂😂😂
War inan aqalkan ka guuro waaye qooto qooto a qad xumi laiga hormari jiray hadana nacimo in laiga hormara xita subscribe hadan dhahay ana u danbeeyo hhhhhhhh
😂😂😂😂😂😂 qosalka aad moodo qufaca kulaha baragtiis garee kulaha
Kkkkkkkkkkk wlhi wankahelaa niciim jokar😍😍😍😍😍
qofka Ugu danbeya ahay like 😊😊😊
hhhhhhhhhhh
is this khakh tuuf sis
5:39#
Hhhhhhh waleee waa yaaab
kkkkkkkkkkkkkkkkk love it Go Naciimo very creative
nicimo jokar wankugu heystaa qofyahy wax daco ayad jishaa imising you kkkkkkkkkkkkk
Kitaabka Ilaahi Ben ha ma sheegin walashey.
waa ina baale kulahaa ina baaale waa abtigey huuno hhhh
Naaga nasiiba leeh ajnabi guursato ee qaraarka hala joojiiyo somaliyeeye
dadka qaar wax alaaliyo wax loo raaca ma jiro
kkkkkkkkkkkk tollahi waa cajiib
woooow jiro joog
Barbaroni 😂😂😂😂😂😂😂
Keep going
qofki uga horeyey ayan noqdey manta yes
qosol kaaga qufac baala moodaa kkkkk walee Xaqiiq waaye dadkaan diinta waaku cusub yihiin hadidinina aaka dhacday kuwa diinta heestayna waalagu badinaa
Sheeko run udhacday baan filinkan kuso xasustay. Gabdhaha somalida illahay hakabaqac oo raga somalida ha unaxariistaan. Aruga sidokale. Sida ay ugu ficanyihin dadka kale ha ugu ronadan walalahooda somaliyeed
ana ajanabi iso radiya sadaqaan ku guursanaye
waankugu heystaa nimco ciyalkad ilaheysaa
Hhhhhhhhh walahi barkay ixanujisay siday uqoslayso
hhhhhhhhh waaa xaqiiqo arinkan ad kahadlaysid alaaa somalida maxaaa taqanaaaa waleee runbaad sheegtay
Xaqiq wlshY
Kkkkkk acudu bilah
markaan subscribe gareenayey under 100 subs ayey ahaayeen hadana 7k masha Allah
kkkkk wa uso horeeya ka dhacdy
Areey. cawa wan soo dahay wan jiifay 2 saac dhan miyeey taalay All ciil badnaa 😂😂😂😂😂😂😃😃😃😃😃😃😃😃
hhhhh wji falax falax 😁😁sax waaye nikaaxa yar diinta sheektay
Baclabuuufshay qosolkan iga badal 😃😃😃😃😃😃
😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃. 60 wey yartahay hooyo kulahaa 80 kun aan kadhigenaaaa ku dhahday bac labuufshay beeso jecelaaa
kkkkkk waa wax jira wlh ajaanibta waxba lagama qaado
abdirahman Jookar kkkk hakawalwalin adn buuga naxariista aya laguubarine shilin lagamaqaadaye
+Rakhiya13 muse kkkkkk ina adeer waxaan arkay gabar 5$ lagu mehriyay oo mid jamaican ah guursaday anigana tu waa dhaweyd aan is iri meherso waxeeba taagan tahay 7kun lol Shirkadee u shaqeeya aniga
abdirahman Jookar naag lacag kaadoratay kafogoow waji masowadee
abdirahman Jookar dumarka mawada xumaa ee gabar iney rer dhaqato kagoantahay mawa kulagorgortameyso ee sidaa kuogow xalka adeer mid kheyr qabto ayan Allah kuweydiiye amiin
+Rakhiya13 muse aad iyo aad runtaad taabatay ina adeer mahasanid adne sidoo kale iyo sidaad jeceshahy allaah ku yeelo
ههههههههههه حلوه
kkkkkk barbarooni bac la buuufshe wlh magcaaa ku dhamaaaday
Hhhhhh i miss my surmidi😂😂😂
Kkkk waji falax falax ala nasib xuma gabdhah ajanabiga gursaday allow calafka ha igalin ano wil somali ujedo jikax jikax wilashen iga badan
San Diego majogta aan ku casume malin plz isheg mesha kajogto sas ina maqla umaleye
😂😂😂waji falax falax
Sey afka dhahdo kama daalo shactiradeed Niciimo ❤️
In dhawyd fcbooka like wan ka waayeyLike igaga igu garab siiya yutubka ayaanUsoo warregy
ala ku jecliya nimco magacyo walan
are you trumps tripe
Kkkkkkkkkkkkkkkkk Gi gidaan Maxay tahay Englishka Dhulka dhigtay Naima
Hhhhhhh caadi ma ahan naciimo
Gabadhaan Waa Majaajileyste Qatar ah , Aadbay iiga Qoslisaa
caadi maha kkkk lakin sheekadan surmindi ku fiicnaan laheed ila iyadalacag jecel ee
niiceey runaa uqoslay wlhi kkkkkkkkkkk
Hhhh bacla bubshay👌🏾😂😂😂😂
ASC WALALAHA SOMALIYEED WAXAAN INKA CODSANAYAA INAAD SUBSCRIBE II SAARATAAN CHANNEL KA FADLAN MAHADSANIDIN
naiima caawa waan qoslay
😂😂😂😂😂walee wey iga qoslisey lkn xaasidnaa
walee naciimo, xantii somali banaankeey keentay, sideey ugu fiirsatayaneh been waleeysan sheegin !
رررروووووعه
25 dollars for the white 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
nimanka somalida lacagta waa lagu badinayaa ajaanibta waa 25 kun somaligana 80 kun kkkkk
dadkaan youtube mee dhex seexdaan kkkkkkkkkkkk
magacyada idilay😅😅😅😅😅
i Loving this videoing 😂😂
kkkkkkkkkkkkkk waad iga qoslisay sist
ma nefbay qabtaa gabadhu hhhhhh qiiq kukaha😂😂😂😂
waxaa layiri gabari waa midii xishoon jirtay oo aan codkeeda lamaqlin..makulatahay walaal inay kaaga fiicnaan lahayd sidatan inaad iskadayso...wax khayra oo kaaga soo xasilaya malaha bal danbi maxaa yeelay waa maalaayacniihi
Magacya ku foolxuma naciimo caadi maaha
5 days iyo 48,994 Views Caadi maahan Viva Naciimo Jokar
Masha allah wan ku salany adiga iyo inantaada bac la buufshy kkk
wlhi qosol qabyo beerkey I xanuujisay hhhhhhh