ar surmindi naagtii lala qabay dhiig kar bay ku riday caqlileey adiga kaliyaa kusoo haraya halkaa ka hay inadeer ina qalow qalow 😁😀😀😀😀😀😄😄😄😂😂😂😂😂😂 Suqdho 😍😍😍😍❤❤💋 Rafaadka raaxaa ka dambaysay
Walaalo naciima fadlan waxaan kaa codsanayaa inaad heesaha musica leh iska daysid allah ka cabso walaalo waan jeclahay in aan daawado video yayaada laakiin heesta misika leh inaga reebing xbbtii
wwwww msh alllh ilheey ha ku daayo abaaayo nimco nolw taagro ku ahay whi kal iyo laaab sxbta inta iga dabeeyso like igu qabta hee ha iga baqiin wall mcn
Princess Aragsan beenta maha wlh ninka waxad ku haysan karta hadu nin fcnyahay lkn hadiba u dhigkar kugu ridayo wax lagu dhinto maleh alaa qaar an garan illahy hau gargaro wlh dumarka dhiba iska haysata marka lala gursado marka u ninki xita ku rali gelinayn u nag kugu dul keno xanun badana ragu wa cadaw
kkkkk surmindi nin iyo naag waln waaye kulaha lkn waxa iga qosol badna niic markey ku so wacdey wey iga shuban karta kula haa ala surmiindiyey ku jec liya alow ku daa
waan kahelay hadaa kaheshay like ii saar Maseerka naagaha lesla qawa yaab surmindi💞💕👌👈
kkkkkkk wlhi qoftaan Cadi maahan runti wey iga qof lisayay
ķkkk
#frist inta iga danbeysa #liketa iska baxsha wow #surmindi afweyney ❤👏👍
Empire girl huuuu
Nafiso Nafta 😏😏😏
Empire girl
😂😃😁😁😁😄😄😄
ana lacagta wax iga soo gaarsii kasoo gashay like ta
I love the old traditional somalia 😂😂😂😂 diyaar qali
Empire girl saaas waaaye by queen
Kuwa dhahaya 'Like' ii saara Allow yaa Surmindi iyo Niic idinka adeejiyo siday idin Caynayaan oo idin xamanayaan wad is nici laheydeen yaahu isku xishoda noh😣😕
ar surmindi naagtii lala qabay dhiig kar bay ku riday caqlileey
adiga kaliyaa kusoo haraya halkaa ka hay inadeer ina qalow qalow 😁😀😀😀😀😀😄😄😄😂😂😂😂😂😂
Suqdho 😍😍😍😍❤❤💋 Rafaadka raaxaa ka dambaysay
I love the old traditional somalia baaye wareerisay Ku xirtay isaga cunada kariya kulaha
saas waaa kari dheh wareerisada ku xer dheh
mohamud haadi 😂😂😂😀
haa aboowe faan been ah surmindi umadeena ma ahan 😄😄
Sahra Abdi Abdulle
😁😁😁😁😁😃😄😄😄
I love the old traditional
Kkkkk wllh sidan uu qoslaye wanba 😄😄😄dalay mistiri wllh kulaha wareriso ayan ku xera kk cadi maahid qofyahay wllo ku xafiid😎😎😎😎😉😉😉😉👍👍👍💕💕💕
Walaalo naciima fadlan waxaan kaa codsanayaa inaad heesaha musica leh iska daysid allah ka cabso walaalo waan jeclahay in aan daawado video yayaada laakiin heesta misika leh inaga reebing xbbtii
حكن صومال لاند
@Fadumo Dahir
kkkkkkk maxaan sameya Marka xala meeqa saac ayuu yimid kkkkkkk yaab wlhi wey iga qoslisay naciimo xabibtii
kkkkk
Dr Xukun قناة للخير فقط yy
Naciimay wad naga soo raaagtay sidn ha noga maqnaan ❤️
Hodan abdurahmaan sumidiwaankutageera
share
somalida caqligoodu like iisaar ayuu ka dhamaan waayey
Niciimo jookar love abaayo mcnto taageero number 1 inta iga dambayso like ha baqay line saaxiibo yaal
Hibo Hibo.o
Hibo Hibo
like aa idin waalay laanka ha idin go ee 😂😂
Hibo Hibo hhhhh
Hibo Hibo like wad Iga heshaa
Lkn tageere number one ani waaye ha iGu qaBsaN
Hibo Hibo kkkkkkkkk hno anaa no 1 ah
naciimo xabiiibti allaha ku barakeeyo aqliga wA la isku dhaafay
waaw Naciima Jokar Tageera buuxa ku ahay nice clip wlhi midba midka kale kasi daran yahay 😍 Inta iga dambeysaa Like
Ilhan Caraaye wll mad ku cusubtahy youtube ka ma waxy like isartu miso hali lagu saro maxa ka heli
Cusbonaan Sho Maha wl marka Like i saara waxay Noqotay Inay Bulshada is dhaafsadan So mad garan E anigu waxba kama Helaayo
Ilhan Caraaye haaa haye wlshey qali
thnks Quruxzan 😍
Ko
wwwww msh alllh ilheey ha ku daayo abaaayo nimco nolw taagro ku ahay whi kal iyo laaab sxbta inta iga dabeeyso like igu qabta hee ha iga baqiin wall mcn
Yaa dawanaya. 2020. Farta taag
like iisaara badana dadkani waar iskuqajila waxay like iisara all the time
hhhhh😂😃😃😃😁😀😀😁😆😄😄😃 halaiska ilaliyo minyarada surmindi okale wale inan ninkayga naag u dhafeyn
inaad u dhaafto some times wey ficantahy nin xun maa dhiigkar kugu rida adigo istareex arkaayo
bushra deqsan 😂
Princess Aragsan beenta maha wlh ninka waxad ku haysan karta hadu nin fcnyahay lkn hadiba u dhigkar kugu ridayo wax lagu dhinto maleh alaa qaar an garan illahy hau gargaro wlh dumarka dhiba iska haysata marka lala gursado marka u ninki xita ku rali gelinayn u nag kugu dul keno xanun badana ragu wa cadaw
kkk wllhi waaa runteeda anaaa arkey wllhi saaan labo naagoodo la isla qaboo saaan ah
can eny one tell me please the music neme
Surmindi sxbtaY la aantaa waa abaar
love kuu ahy
niciima joker
nolow inta nololi jirto my sister
Dj sentina Barca 😍😍😍
Adunyoo mantaa suqdoo loo calaacalayaaa💓💓💓💓💓 Nabsigaa maa ficnoo
Asc waxaa ficnaan lahayd in aad heesaha musiga ka sartid oo kaligod qadid
This is the best video I like .kk
waasoodaahay wacdala kkkkkkkkk igadanbeyow like nooh ilahow nag laila qabo aan lashekesan
naciimo Caajis maalmahan Wlh Kuu xiisnay Hppti Shukrn 😍😍😍
naciimo waan Ka helaa sheekoyiinkada thsnks
special dinner romantigi
Love naciimo snpcahat MAxa ku Quran igu caway rer youtob
Whats the first song ? Thanks tell me the name If u know .
cawa habeen aad ka qurxoon tahayba ma arkin mrkaad jilayso mncha allh sidaa u labiso xbbti
Ma Dangalaa Lala Saaxiibaa Adoo Kamaqan ayeeyba Kaligeed sheekeesanee waxka jiibiyo hadeey heshana kabasii daran cusbo iyo xawaaji waaye kkkkkkkk
sis thanks wx fiican wn kaa baraney wx run ah bad ku hadashaa lkn sis heesaha naga dhaaf hppti plz
💝💝💝
Nimco wakula socda love u my queen thx u abayo snapchat kada isheg inta iga danbeso like ha ilawina
qali intisam haldha wy abaya
Bille Mohammed thx u bowe
hey
qali intisam i luv u surmindi
Maxamed Salaad
hesta yaqaday pliz i like it
allow barakee xamar dhaman dhulka somali wayn aamin
Masha allah waa qof talent ah naciimo jookar wllshy Allaha nookaa daayo qurux😍😘😄
Thanks naima 😂😂😂😂 can you make more about fish and chips generation lol
tiina ma iga soo horeysay anaabo farst ah ayaanbo lahaay waa iska galaa kaalinta labad
Asc wr wbt ina adeerey macaan weynu ku jecelnahay aa heysaha nagadaa please raali I ganoqo.
masha alah abaaayo niic😘😘
ar asigaa cuntada kariyo kulahaa😂😂😂
naag caqli badan surmindi
bixisada jclykiyo♥
nice wye viv niciima J
inta iga danbeysa like ta islama dhaafno
heestan yaaqaaday walalayaal iishega pls
Ansam Qurux qaaliyey mahadsanid
we love u niama jokareey 😍
ardaydii hore surmindii anigaa 21 boss kaa lahaan jiray matanaa hinasaa igaa saray arday cusuub hinaso badaan surmindii camaal
kkkkk surmindi nin iyo naag waln waaye kulaha lkn waxa iga qosol badna niic markey ku so wacdey wey iga shuban karta kula haa ala surmiindiyey ku jec liya alow ku daa
ala badna wxa IGA so horeyey dhinta ilhy idnki like na I Sara intydan dhimn😂😂😂
naa lagula guursay habaar ma dhaafo ileen kkkkkkkk k ilaahaw aan nala la guursan bisinka surmindi balo la afwaynaw masiibo weeye
naa suru midiyeey sxb qalbi lula maad ii daysid anaaba kugu haystee wuuuuuuw kkkkk😂😂😂
naciimo kugu fana walahi
Samra Abdalla o
taageri number1 surmindi kujecliyaa
Kkkk wallahi naagtaa Surmidi waa naag maffia ah ....Lkn waa fariid,. 👌👌Waar naag Surmidi oo kale ah xagee laga helayaa talow?
who can tell me this song
naag lagula guursey habaar ma dhaafo hahahaha
walee naag leyla qabo mawacdeen manarunsadeen kkkk barakeeee allow
Surmindi marki hore dhocil warey ah ayey eheyd hada naag laqabo ayey u ekatay plhi ila arka safka danbe aqall galkoda aya ka muqdo
kkkkkkkkkkkkk wareeriso ku xir haba wareertee kkkkkkkkkkkkkkk
Rer Jilbi weyne kulaha Kkkkkkk Qabil dhan masirsan ayaan ku qosla kkkkkkkkkkkk
surmidi adoo kale mayaabo halelaaa we loveying abaayo qaali ah wuuuuuuuuuwying
heesta magaceeda isheega blz thanks
kaalay dadkaaan ma waxay seexday youtube ka bisinka adaa ugu horeya is lahaa wabaa iga so horeyaaan
waxaanba arkay anoo sugaa qebta 5 waa wacyi kalin aan u bahanahay mahadsanid abaayo
wareeriso in an ku xiro kulaha😅😅😅😅😅😅 naciimo jokareey 😘😘😘❤❤❤
dhaagatad iigu dhuufataye weeye oo nagata miye soo diishaye
Asha Said kkkkkkkkkkk maya sxpey means marka in la ila kaa qabo aan maqlay dhagtii i xanuuntay
heesti ushidneed riwaayada bilaawgeed magaceed? waan kahelay
WAREEERISO KUXIR KKKK😂😂😂🙏🙏
surmindi afweyn love you sweetie ❤❤❤
Gooogooskii waad naga day say maalmahan ma is tiri #surka-haaaji😂😂😂😂
waw ayan tan wan ba waayay naciimo
Hhhh ilahay amarkii Qoftaan waan ku haysataa
Surmindi Qalow-Qalow Noolow wll
Qabiil maseer san intaa lagu arkey qofmaseersan baa la'arkijiraye yaabingi kkkkk
😂😂igadanbeeyow naaglagulaqabo habaran kulahaa intuusan ila guursan ka hortagayaa
walaal heesta kadaa kheer allaha kusiiyee
nimco jokar ii nolaw yaqeyow I'm your fans hhhhh funny gril 😂👏👏👏
Deeqo degan p
Nadifo Abdi p maxa ula jeda xbbti
kkkkkkkkkkkkk Surmindi dhib badana sual qaldan jawab qaldan😃😃😃😃😃mahadsanid Naima Warsame
Maya safka hore 😂
Woww safka danbe like sare 😂 woow
WLHI kuu xiisney
mlina hnga
maqnaanin
zhpey
Naciima alla maxaad iga qoslisaa......allow ku dhowr.
heesta ay qadeyso mgcd?
Love u N.J💖💖💖😍👍
Love you Naciimo Jookar!!! Viva surmindi + niic....abaayo heesta mcn yaa heesay??? Woowooo ❤️❤️
Wlhi wa iga qoslisay nicemo jokar nolow huuno
Allah berka surmindi
love the song magaceed no sheeg
mxaa kahelayaa Hadan like helo
👏👏👍👍👍❤❤❤
alaa qosol badanaa heesta isoo baas abaayo
Bilan Osman heestii barake allaw xamar
amaba heestii xamar
yabiingiiiiiii wuuuuuuuu😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Alaa surmindiyaaa kujcliyaa💓
nagtan hadey iso wacdo wareeriso an Ku xiiraya kuteeh hhhh hhhh
Nimco queen New York 😂🎉🎉 baby
abaayo waan ku taagarsanahay maasha alaah
waa wareey surmindi caadi mahan
khaakh tufuu ayaba ku dhama waxagu ma xadidnaba
Tan dad badn an modi jiray
kujecliyaaa afwayneeeey 😅😆😆😆😆😆😆
Balqiza beellah jhgv
we love you so much here Naima
xanun baan dareemaya intee like ii quurtan si aan u caafimaado
waa aniga number one
naciimo jooker nice story.
kkkkk surmimdi sual qaldan jawab qaldan ayeey leedahy kkk
surmindii 🙋
Naciimo joker funny weyan wllhi 😂😂
caadi maha keep it ip
Waano iyo warcelin Masha'Allah