Siyaasi caan ah oo shacbiyad ka raadinaayo loogada kds iyo arin layaable, hooyadii baydhabo oo laga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024
  • #hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Комментарии • 23

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 2 месяца назад +5

    Hooyo macan aduun farxad ku nolow alhiran inta dhimteyna Allah haa uu naxaristo☝️☝️

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 месяца назад +1

    Hooyo macaaan adin farxad ku nolow Alhamdulilah inta dhiman adunka aqiro janatul fardowza kusiiyo Allahuma amiin🤲🤲

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 2 месяца назад +4

    Asc masha Allah Afkiina caano lagu qabay masha Allah.Runta u sheega run dhalinyarada somaliyeed .siyasiyiin idiin isticmaaleyso iska jira waa cadow somaliyeed oo u ongoleen Nabada aad heystiin walalayaal waad Aragtiin in lagu tagaayo baabur ilaa xamar jowhar afgooye ilaa galkacyo masha Allah Dowlada dalxureeye Allah ha garabgalo Amiin yaa Rabi.mida kale dhalinyarada somaliyeed waxaa idinka codsanayaa please please la shaqeeya Dalxureye madexweyne xasan sheekh.nimankaan mucaaradka ow kow ka yahay Farmaajo waxow ka dhigi wayey muqdisho aw ku shaqeynayey ayuu Nabad ka dhigi wayey shame on you .sheekh shariif xataa markow jogay diyaarad ayaa lagu tegi wayey gobolada shame on you sheekh shariif iyo farmaajo iyo dhamaan mucaaradka sharkiina Qaskiina Allah ha ka xijaaby umada somaliyeed.dhaliyarada waxey siyeen lacag say u isticmalaan.please and please Madexweyne xasan sheekh iyo Risalwasaare waxaa idinka codsanayaa in aad shaqo u Abuurtaan dhalinyarada siba kuwa ku nool miqdisho please la shaqeya Dowlada Dalxureeye please Allah ha idiin xafido dhamaan umada ku nool muqdisho Amiin yaa Rabi.cadowga Reer muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.guul iyo gobonimo Allah ha siiyo Reer muqdisho Amiin yaa Rabi.Reer muqdisho waa dad jecel somalinimo deriswanaag oo daacad ah xaasidkooda dhulka Allah ha la jaro kuli xaasid waxasida wasaxiriin wajacalnaa bin beyni Aydihim sadan waminqalfihim sadan fa Aqsheynaahum fahumlaayubsiruun kuli xaasidiin xasdaayo Reer muqdisho.❤❤❤❤❤❤guul iyo gobonimo Allah hana siiyo dhamaan umada somaliyeed cadowgeena cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.mida kale walalayaal naga daaya Qabyaalada waxaa nagu filan somalinimo .waa in aan iska Celino cadowga dibada iyo midka gudaha.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin Qaswadayaal sharkooda Allah ha ka xijaabo umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.iyo kuwa lacagta siiya mucaaradka oo ah Qadar iyo kuwo kale oo Rabo in ay somali noqon dowlada Awood leh yaa xayyu yaa Qayuum Naga Qabo Qadar iyo waxii la mid ah.xasbunAllah wanicmalwakiil

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 2 месяца назад

      ILLAAHEY ka baq ha ku been-abuuran Sheikh Shariif faraha ka qaad !!!

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 2 месяца назад +3

    Mashruucaan waa dalq dam war kooda kabaxa😁😁😁😁😁😁👍

  • @suudiafrah1162
    @suudiafrah1162 2 месяца назад

    Mahadsan

  • @bashiirmaxamedbarre9369
    @bashiirmaxamedbarre9369 2 месяца назад +1

    Muqdisho yaa leh? ayaa mashruuc ahayd waan la fahmine tan waa isku day kale .

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 месяца назад +1

    Shiine baahane afyaxaas iska aamus Abti xabiiibi

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 2 месяца назад

      Kacaanka baahan miyaad ka tirsan tahay😂😂

  • @maxamuudgzboose8759
    @maxamuudgzboose8759 2 месяца назад +1

    Qabyaaladii ku.qaadatey
    Kuma.dhigto

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 месяца назад +1

    Armey igu sawir tahay soomaali lama aaminii karo

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 2 месяца назад +1

    Kacaanka bashuuqsiga miyaa 😂😂😂😂

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 месяца назад +1

    WAXAASI SIYAASAD MA,AHEE WAA CIYAALSUUQNIMO IN DHALINTA SOOMAALI DOWLADOODI LAGA HORGEEYO KII KUDHINTO YAA LOO HAAYSTAA HAINALA SOO HOR JOOGSADO OO INUU HOGAAMIYE KACDOON YAHAY SI AAN UGULA XISAABTANO CARUURTEENA WIXII WAX KUNOQDO ILEEYN WIXII QALAD AH DOWLADDA GACMAHA ISKU QABSANMEEYSE DHALINTA DALKOODA U BAAHAN HADII KUWAAGA DIBADDA AAD GEEYSATAY

  • @ShireCadde
    @ShireCadde 2 месяца назад +1

    KAN MADAXWEYNE MIYAA. TUUGA. QABRIYADA CANSHUURTO

  • @bima9383
    @bima9383 2 месяца назад +1

    War ilahey kabaq aqiradada hakuibsan inad umada warerisid

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 2 месяца назад

      Yaa adiga aaqiro wakiil kaaga dhigay

  • @ShireCadde
    @ShireCadde 2 месяца назад +1

    KAN. DHASHO CALASEY. VIDEO KA HAAYO. SHIINE TAJ

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 2 месяца назад +1

    Waa caruurtii qadar farmaajo kula shiray ee qurbo joog waaye la laah ayaa wato kacaankii xaraashka ee abii axmed walaalkiis ayaa usoo dhiibay😂😂

  • @familjenstv
    @familjenstv 2 месяца назад +1

    Duqonkii afka guduudnaa baa dad iska dhigaya oo hadlaya shilimaan baa la siiyey

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 2 месяца назад +1

    Xasan shiikh asagaa qaboowga kabatay sabarka qaarkiis waanacasnimo farmaajo iyo fahad maxoow uxiriwaayey xabsi daa'im amadil uguxumiwaayey meeqajeer beeydigaareen nacas waaye xasan hadoow xasan sheekh wax'iskufalaayo haddeertaan waxhakaqabto meelkasteey joogaanba waakasooqabakaraa ee hakahoolgalo daaroodna waxoow uxiisay 1991 ee marlabaad dheega dhulka haloodhigo sagaashanki iyo koowdi janno hakutilmaamaano daarood waafidno allaayaqarribahum wacalwaaye hawiyoow daarood hasoodhaweeysanin wallaahi annaka kulligeen haddaan nahay hawiye masaakiin cafisbadan ayaanunahay looma baahno arrin ineeysiisocoto dabeecadii horewaa inaanbadalnaa hadii Aanrabno eneeywaxnoohagaagaan

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 месяца назад +1

    Odeyga hala iska cafiyo

  • @sagalhussein47
    @sagalhussein47 2 месяца назад +1

    Benale wax run u eg sheg ama iska amus yaa kufir sanayo waa adiga xabeb sanaye 5 qof wan kaxumahay

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 2 месяца назад +1

    Hawiye dhohane idinku isfiirsada waxaa kayır nin kii doqonkiisa kataga nin doqonkiisa wata baa dila shalay bay ahad markii nin xun oo qaniisiin ah puntland fidnadii u kenayna dhalinyare hawiye 3 months u xirnadeen mantana mid baan ujeeday logada kds aad shegeso losodhibay mugdisho buu jogaa manta nin abgaal ah baa waraysanayay oo bubuninaya adiga baa larabaa in lacag lagasameyo oo farmaajo dhohane lagaga aaro oo madaxweyne hawiye buuq iyo xasarad kukiciyaan reer 🩴 iyo 🐏 abgaal na walaalahod habargidir nacabkoda waxaan ka ahaan ma arkaan waan kushegay ninkii doqankiisa kataga nin doqonkiisa wata badila nin tolkiisa katagoo sotanaadalawaa war anigu wax kushegay