NAAGTII RABTAY INAA GAALADA KU DACWEYO MAAHIR & HOOYADIS SIDAAN UGA GUULEESTAY ARAG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 117

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Месяц назад +31

    Inaan xanaaqo oo gaalada aktooda dagaal ku sameyo oo Maahir sidaas ku weeyno aya la rabay lakin waan diiday taas like saar & subscribe welcome thanks

    • @Aisha_23354
      @Aisha_23354 Месяц назад +6

      Waa sax in aad buuqdo ayaa la rabay .laakiin waa fahamtay
      Ilmahaaa yar Allaha xafido.

    • @Beingme541
      @Beingme541 Месяц назад +4

      Jasada jano Allah Ka dhigo

    • @mohamedm5321
      @mohamedm5321 Месяц назад +5

      Police ka intaan laguu keeping ka hor hadalkaan macaan maxaa kuu diiday ? hada Xeerada salkeeda aa soo taabatay

    • @sahroDahir
      @sahroDahir Месяц назад +1

      Si fiican Baad yeeshay good

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 Месяц назад

      Wax kasta oo ilmahaaga u fiican ku dadaal hadii ay hayn karto hooyadii ku wareeji laakiin adigana wiilka ilaasho. Naagtaas sharlayda ah waxba kaa qaadi mayso.

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 Месяц назад +7

    Allah wiilku wanaagsanaa Maama taas Allah ku dhaafiyey wiilkaaguna u kuu iman Isha Allah

    • @Beingme541
      @Beingme541 Месяц назад

      Maxad ayada mesha uso galisay hadana😂

    • @AfiyaIbrahim-tn8fn
      @AfiyaIbrahim-tn8fn Месяц назад

      Asc. Lacalahu Qeyr Insha Allaah. Illaah ayaa qorey wax walba dhacaya waa qoran yihiin,laakiin ogow hada ka dib ogow guurso qof Diin leh Insha Allaah. Wardiga badi waalidkaana baari u noqo hana guursan naag waalidkeed aan baari u aheyd ALLAAHU ACLAM.

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 Месяц назад +6

    MASHA ALLAH TABAARAKALLAH
    BAARAKALLAHU FIIK. 🥳💯👏 WAX WANAAGSAN AYAA SAMAYSAY. MAHIR YARE ALLAHA XAFIDO.IYO DHAMAAN ILMAHAYNA IYO ILMAHA MUSLIMKA.
    CADAWGAAGA HADII UU KULMO CAQLIGAAGA AYAA LA KULMIYAA.
    KHEYR INSHA ALLAH. 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-eb7op3gr7c
    @user-eb7op3gr7c Месяц назад +7

    ماشا ءالله بارك الله فيك اللهم احفظ ابنائنا وابناء المسلمين آمين 🤲

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Месяц назад +4

    Soomalida waxey dha haan idhaq ee idaahir ninka idhaley ima moogo ❤❤❤❤

  • @Daryeelhooyo
    @Daryeelhooyo Месяц назад +8

    Baga baga walal Hadaan lakala roonaan roob ma da o

  • @rahma_daqueen9297
    @rahma_daqueen9297 Месяц назад

    You are good person walalo. You made the right decision. May Allah bring your family back to you.

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Месяц назад +6

    Maasha allah
    Illaahy hakuu
    Barkeeyo ameen

  • @nasraahmed54
    @nasraahmed54 Месяц назад

    Masha Allah brother you did the right thing

  • @user-lx4nx2wp9d
    @user-lx4nx2wp9d Месяц назад +2

    Taa ayadaba hen karinee udhaaf. Calaf baa awalba kuu geeyay. Hada kadib ka fiirso naa RUclips soo fariisaneeyso oo kudubeso oo walid kii ilmaha ha iiga geen leh. Subxanalaah

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Месяц назад +4

    Machaallah buskudow waxa tahay ninka kaliye ee xaaskisa wax xun ka sheegi wayey baraha bulshada si kastee ey iyadu kuu caaydeyn raaga niimadu wa sida
    Somaliyey islantan 60 jir ee qurbaha kuu wareertey hana hooyo somaliyed maha wax dhimatay oo daba dhilif ah basasaad galada warka qoysaska somaliyed uu guurto weyi iska ilaliya wlh

  • @umurayann5457
    @umurayann5457 Месяц назад +8

    Aabo caqli badan ayaa tahay maahir waad u hiiilisay mashaa allaah

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Месяц назад +1

    Mahamed naagahi hanna iyo ammiiro wey ka shif meenaa wey udhamaatey habraha duqoow eewaalan ee baaba ay❤❤❤❤❤

  • @IdilAwees
    @IdilAwees Месяц назад +3

    Masha allah bro mahir cade allah idin xafido

  • @harun7450
    @harun7450 Месяц назад +5

    Bro manoo sheegin kartaa sababta arimahaaga qaaska ah aad bulshada ula wadageeysaa. Ninyahoow arimahaaga privacy ga ah hakuu qarsanaadaan

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад

      Wuu kuu tuugsanayyaa xaguu shaqaysan lahaa oo nin raga iska dhigi lahaa. Maalin walba sidaa musalsal ayuu jooga dhigay.

  • @axmeddaacad9497
    @axmeddaacad9497 Месяц назад +13

    War nin weyn baa.thy orodoo shaqo tag qoyskaga.maalin walba haka shekenine

  • @user-is8yi9vc4c
    @user-is8yi9vc4c Месяц назад +1

    Masha alaah ilaah goal kama tuso fanandan muniira unaahan ee cunuga maha

  • @HamdiMocow-ir5po
    @HamdiMocow-ir5po Месяц назад

    Masha Allah ❤

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Месяц назад

    Maashaa Allah ❤❤

  • @XussenAbukar
    @XussenAbukar Месяц назад +1

    Ninyhaow shaqa tak oo shaqeso murunka iyo qeelada badn jooji ee shaqadada aad wax yaalahs qoskada dhaxdooda Ka dhacay na hakenin babliga

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 Месяц назад +2

    Ha oran hooyo kasta way fiican tahy anagaa naqaan ku bahalo ah oo ilmahooda dayaca oo gaajo ubakhtiyaan ka wareega feeraha ka tuma kuwa tiktok ka qayliya saw hooyooyin maaha calaaya xaal muniiro ilaahay hooyo fiican haka dhigo

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 Месяц назад +2

    Masha.Allaah barkallaahu Fariid

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 Месяц назад +4

    Mohamed Buskut please stop doubling ur image in rhe video it's confusing.

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Месяц назад

      so you are slow and can’t follow a simple conversation because it has double picture?😂

    • @AminaCuisine692
      @AminaCuisine692 Месяц назад

      @@bluerain3282 yes. Why does he need to multiply himself what value or quality will it add to the video .but fir us the viewers it's confusing rotating ur eyes between two faces which are actually the sane.

  • @LullAbdile
    @LullAbdile Месяц назад +2

    asc buskutbwalal may Allah protect u and ur family

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 Месяц назад +3

    If you are a good father why didn’t you ask sharing custody for your son? Munira left her kids for you so she Will probably leave mahir for another man too

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Месяц назад

      If she does then he will take care of his kids like the other man did. What does him being a good father got to do with him doing what’s best for his child ?
      You do know Mahiir is under his name and he is the one who actually legally is responsible for him?
      Somali women you can never be satisfied. If he fought her then you would wariya give her her kid 😂

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад

      Simply put he's a typical Somali man a duleyste, shahwad qaybiye, rimiyye, dhibciyye, dhiijiye, dayace, every other father on earth will fight tooth and nail to have shared custody and ability to coparent. But this useless man waad maqlaysaa Djibouti, Yemen, France meeshay doonto hala dhacdo saddexda caruur ayuuba afkiisa ka yidhi Aabo wanaagsan oo caruurtiisa iska fogeenayya iska khaarijinayya xagaa lagu arkay? Somali uun baa laga helaa! Maahir hooyadiis ayaa ka mas'uul ah..nin illahay mas'uuliyad aabanimo saaray oo leh caruurtayda hooyadood ayaa ka mas'uul ah Somali uun baa laga helaa. Wuu ii korayya kuye! Korimiida Somali waxay u yaqanaan jidhkan korayya we weenaanayya laakiin akhlaaqda, maskaxda, diinta yaa ka korinayya?

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад

      @@bluerain3282 it is indefensible. No one is saying he should have sole custody. Tbh if you can't even see what's wrong with what he's said then adigaa sidiisa u khariban. Somali people are Somali children's worst enemies. They are the most selfish pathetic parents on earth both men and women.

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B Месяц назад

    Illaahaa kula jiro kacbada sharafta leh ayaan kuugu soo duceeyey maahir waxba kama halaawaaye bas ha bato sawarkaaga aabe sharaf leh ayaa tahay❤❤

  • @saciidohassan8611
    @saciidohassan8611 Месяц назад +1

    Asc aabe aad u fiican baa tahay Munira naagahaan baa ka waalayo Laakiin see tahay waad sameysay dumarka waa xaasid maahir in la qaato bey rabeen!!! Hana baa social care uga dhiibi doonto hadeysan aqliyeeysan muniira eysan Naagahaan ka harin allaha xafido Maahir 🎉

  • @user-ky7mv9kj8u
    @user-ky7mv9kj8u Месяц назад

    Mashallah Farid

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann Месяц назад +2

    Walal shakhayso please go to job

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Месяц назад

    Mahamed aabo fiican ayaa tahay mar walbomaahir aad dhaley haduu kor aduu kuu kore aabe maahir❤❤❤❤

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Месяц назад +3

    Munaafiq aan is qarin baad tahey😂😂 I don't believe one thing you said😮

  • @XussenAbukar
    @XussenAbukar Месяц назад +1

    Nin weyn bathy murunka badn jooji shaqadada aad iyo wax yalahada kale danahada ah oky mar waliba caruurtada iyo xabadkada hakenin babliga

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Месяц назад +1

    Aabe fiican baatahay

  • @Sumaya143afgoye-xf1cw
    @Sumaya143afgoye-xf1cw Месяц назад +1

    Masha allh wll aqligaga allh haku siyadiyo nacab wu jabay

  • @Rupaz7cr7fan
    @Rupaz7cr7fan Месяц назад +1

    ASC waxaad sheegtey in aadan mardanbe kasoo hadlidoonin Muniira😮hada jiqjiq badanidaa Muniira iyo gabdhaha Asxaabteeda ma iskadhaaftid Danahaaga raac😮😂😂

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Месяц назад

    Maasha Allah go'aan fiican aad qaadatay.❤❤❤❤❤❤❤

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 Месяц назад

    Mashallah 🥰 geesi geesi 🙏👍💪

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 Месяц назад

    Good. Father. Masha.Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 Месяц назад

    👍👍👍👍

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r Месяц назад +4

    𝗠𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗖𝘂𝗻𝘂𝗴𝗮𝗱𝗮 𝗩𝗶𝗲𝘄𝘀 𝗸𝘂 𝗥𝗮𝗮𝗱𝗶.😳

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Месяц назад

      Bari markay munira soo galiso waxa dhadaan good job Hooyo fican 🙃

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 Месяц назад

    Masha Allah

  • @maryanfarah9678
    @maryanfarah9678 Месяц назад

    mansha allaah aabe aqli badan o dagan waliga ma guldarey saneysid insha allaah guleyso huuno

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад +2

    Musalsal buuba ka dhigtay ninkan meeshaa uun futada ku hayya. War orod oo nin rag ah noqo oo xoogaaga maalo akhas! lacag uun lagaama rabo ee la kori caruurta wax aad dayacdaan uun baad taqaanaane. Lacag lacag biil biil uun buu hayyaa. Kids need a father in their lives hooyada in masuuliyada oo dhan dhakada laga saaro waa khalad.

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d Месяц назад +1

      Haa masha allh hakuxifdiyo

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Месяц назад +2

    😂😂😂WAXA AA KA HADLAYSID BILOW ILLA DHAMAD WAA ARIN PREVET AH OGOW TAAS TAN KALE WADAMADAAN AAN JOOGNO WALIBA AQOONTAYDA SKANDNEVIAN KA HOOYO ILMAHEDA CID KA QADI KARTO MALAHAN ADIGANA LAGUMA WAYDIINAYO INAAD SIISID IYO IN KALE LAKIIN WAXAAN QIRAYA IN AAD SAAS U HADASHID WIILKIINA AYEY U FIICNAYD

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us Месяц назад

    Qaar badan OO soomaalida waxay carruurta u dhalaan just benefit ka help dhaqaalo ama faa'iido

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 Месяц назад

    Sifiican baad yee Shay masha allh allha kuu xafido ubad kaada wll

  • @user-wh5mq5ng2p
    @user-wh5mq5ng2p Месяц назад

    Buskudow adiga arimaha mahiir iyo Hooyadis iska dhaf Shaqadaada kale Wado Dadka Qaar waa Cadaw aqbardina ha u Soo gudbinin in U Duceey Alle u bari owladaada inta kula Jogdo inta ka maqan in Amus oky❤

  • @user-ry4ie4yo6d
    @user-ry4ie4yo6d Месяц назад

    مشاءالله ❤

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 Месяц назад

    Rag baa tahay runti waa arke gabdha ayado kuleh mohamed ana dhibay
    Waa hooyo uur leh iskana cafi

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 Месяц назад +2

    Hana & Dahir calasow waad ka reeysay Aabe adag ayatshay

  • @samiranour7192
    @samiranour7192 Месяц назад

    Mashallah geesi🎉❤

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 Месяц назад

    Mshaa allaah ilahey qalbiga haku qabojiyo

  • @bilkheyronline5831
    @bilkheyronline5831 Месяц назад

    Good

  • @user-ow4wl3tc7r
    @user-ow4wl3tc7r Месяц назад +3

    Marka xafadada maxad noga shekeen cajib

    • @Kmn3214
      @Kmn3214 Месяц назад

      Xitaa anigu wan u sheegay commentga cajiib

    • @farhiyaali8974
      @farhiyaali8974 Месяц назад

      Adigu halkaan maxad ka soo doontay cajiib 😂

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Месяц назад

    Waxaa tahay ninka aan naagtiisa cayanin affa iyoCK gob ayaa tihiin ninka ceeb malaha naagtaa cay badan CK iyo adiga guuleesta❤❤❤❤❤

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 Месяц назад

    maasha allah geesi❤❤

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 Месяц назад +1

    Buskut. Wiilkaga hana waxaa ka cabsanaaa inee galada gacanta ka saarto saxb ee iska dhigee wana cadaw point yar ku raadinee

  • @rodajamayusuf6282
    @rodajamayusuf6282 Месяц назад

    Masha allah sas idin Ron yan laka faidysan

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Месяц назад

    Ilaheya hakufududeyo ishaalah

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw Месяц назад

    MAASHA Allaha

  • @user-tr1dr4nw8e
    @user-tr1dr4nw8e Месяц назад +1

    ❤guul iyo gobanimo guliso

  • @maryammohammed229
    @maryammohammed229 Месяц назад

    About.karti
    Oo.wanaagsan.oo.caqli.badan.ayaa.tahay.gaalada.waa
    Ka.caqli.badan.tahay.maasha.allah.yaa.maxamed❤❤❤❤❤

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Месяц назад

    Maashallaah

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Месяц назад

    Maashaa allaah waa sax

  • @user-hf3zx7nt8l
    @user-hf3zx7nt8l Месяц назад

    Waalagugaaday macsokor waxaa naagaha jabuutiyaanka macaanbadnaa nagaha kale way kafiicanyihiin mackale waakuqasbantahy intaadan kahadlin

  • @user-ow1sj5nk9x
    @user-ow1sj5nk9x Месяц назад

    Hej maxamed munira wala amusiye nagaihi gangster yashi ayada na dhb kusin. Way qabta utaredninge aye iskufurtay abowe hadalada iska kontral

  • @2daysago_
    @2daysago_ Месяц назад

    Walaalow filmkan managa soo xiri kartaa fadlan. War yaa ilaahi yaqaano.
    Inaad qareeroosid waalagaa dareemaa....cunuga waa dhiibtay halkaas oga har oo reactionkaada iyo danahaada dib iskaga noqo.
    Calaacalka iyo qareerka iskadhaaf niyow....amuska waa hub inaad iska amustaa la qaatay oo aan aragno mesheey kala dacdo cunuga...lkn adigiibaa hor cararaayo

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us Месяц назад

    Maxamed buskut waa ninka kaliya reaction ka bixiya kana sheekeeya qoykiisaa 😂😂😂😂waar yurubta lgu ducaysto waaba joogtaaye maad shaqo tagtid ilmaha yaree miskiinka benefit baad kurabtaane

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Месяц назад

      Soomaalidu dhaqan bay u leedahay carruur badan inay dhalaan oo dalkii bay sidaa ku ahaayeen, wax halkan ku bilowday maahin in carruur badan la dhalo ee ogow !!!

  • @madaale004
    @madaale004 Месяц назад +3

    Waxoo Ka sheekeyo Reeraha is qabo Ase manta heesataaa nabe 😂

    • @nasro7666
      @nasro7666 Месяц назад

      Masha alah

    • @farhiyaabdullahi6681
      @farhiyaabdullahi6681 Месяц назад +1

      Iyo inuu ceebta muslim raadiyo sidii oo sayid cali uu habeen iyo malin ku dhagaana 😂

    • @madaale004
      @madaale004 Месяц назад

      @@farhiyaabdullahi6681 heesti Ka hari weysee way ku heesataaa U daaran habeen iyo maalin asne 😂

    • @munahassan5579
      @munahassan5579 Месяц назад

      RUclips leyda dhan ayaa sas ah kaligis miya kuligod war dad ku nool

  • @adowabdi8625
    @adowabdi8625 Месяц назад

    Ninyahow hadalka wilkatha kadaa amus

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Месяц назад

    Naagataan dha heeso magaca laga bedalay maahir waa been ted waxey rabtaa in muniiro iyo mahamed isku dirto duqada ammiira maafiyo sakiin laq doqon habaaran fulxumafada muraayaf isku fiiri ammiiro😂😂😂😂

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h Месяц назад

    Oo mahiir madiga ku qornaaba khaladbaad hooyadii u block tee see adigu mada tana sulin ee sharciga ka xoog weynaday runta ka hadal

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Месяц назад

    Walahay nin raga tahay wex rabena cunaga yara ina galad logaliyo lkina Aqaligada kuxalisay iyadana dad ayaa ka aqalibadiyayya

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 Месяц назад

    Yaa iga soo horeysy

  • @shugrimohamed3642
    @shugrimohamed3642 Месяц назад

    waligay mantaa kugu taageeray fikirkaaga iyo goaanka wacan aad qadatay

  • @apdiazizzozy2002
    @apdiazizzozy2002 Месяц назад

    Adnaha xurda weynidan kugu naey inta ilaqbta lakisar😂😂😂😂😂😂😂

  • @Unusulthan
    @Unusulthan Месяц назад

    Hana juudaan waa ku Sugtay muniro asxan uma heyso e cunuga iney gacan galisey rabtay

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 Месяц назад

    Runtii wiilkan waa bini aadan bale ma ar kin qof asi la mida waxanu qaataa kar tiisa bini aadan baanahay gaf wuu naga dhacaa lakiin si geesini maleh buu u sheegaa waxa jira

    • @ZAhmed-jn2yq
      @ZAhmed-jn2yq Месяц назад

      😢❤haa waaa wil ad ad u ficn wlhi maxamed ilaah Wilkisa Allah u soceliyo

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Месяц назад

    Hooyo walba ma fiicna , mida ad adiga ba wax ka dhashay wa hooyo xuun 😂😂😂😂 meeshan sheeko weyn ba ka so Socota. Sheekadan waa say uu bilamatay

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 Месяц назад

    adiga waxan isaka dhaaf ilamahaaga mar walabo ka sheekeyaneyasid iyo xaasakagii hore vidiyow warala ku soo qaadaneyasid jooji waxakale ka sheekee meeshaad joogatiin waa xero cado aqali yeesha waraka badan dhaaf gaaladan afaka soomaaliga waa loo fasiraa

  • @Suaad-ls7nx
    @Suaad-ls7nx Месяц назад

    Nin rageed saas karabaa

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 Месяц назад

    Hadalkaga 🤔🤔🤔🤔😊😊

  • @mohamedbouh7951
    @mohamedbouh7951 Месяц назад

    Ko

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Месяц назад

    Waadka guleysatay dockayeer yadii waxa sifiican inaad hadana kaneefin oo howshaan iyo sheekadaba soo afjarto barnamijyo kale sameyso aan danbi ahayn kugu solabanayn falanqaynti aad sameyn jirtay mafiicna

  • @Degan-n7v
    @Degan-n7v Месяц назад

    Suaal anaga maxa naga galay 😂 se bariiska kaga dhacsanysa khususiyadkina

  • @nasrahassan1540
    @nasrahassan1540 Месяц назад

    Aniga kkkk

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 Месяц назад

    Wlhi waxa tiri adiga Allah is og hadalka aad sheegayso hadu run yahay waa arn fiican🤔 🤔🤔

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 Месяц назад +1

    Hada bilow wareeg iyo shishada cabow midkalan soo xareeyso oo sharci laan ah ileen naag laan ma joogeysid 😂😂

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 Месяц назад

    Hadal ???🤔🤔🤔🤔🤔

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 Месяц назад

    Waad karaysay naagtii idinku dhexjirtay ee gaalada u shaqayn jirtay😅😅😅😅