Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

MARQATIGA KIISKA SAAFI ABDULAHI GOOF O II QIRTAY INUU DHIBKA SAAFI U GEYSTAY 😭💔⚖️

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 сен 2024

Комментарии • 29

  • @HghhgjHgiuhg6
    @HghhgjHgiuhg6 Месяц назад +2

    DAAHIROW NIN AQOON DIIN YAQAAN AA TAHAY DADKA ILMAHOODA KU DHAARANAYAA U SHEEG ARINTAAS INAY KHALAD TAHAY ILAAH AA LAGU DHAARTAA

  • @nurakulmiye141
    @nurakulmiye141 Месяц назад +5

    Waa runtaa waxaa laga soo tuuray gaari aad baan u xasuustaa waxay aheed waiting habbeen ah meesha lagu tuuray waa jidka mareexaan waxaan soo kor is tahay ayadoo dhaawac culus ah ilaahay ha u naxariisto waligay Ma iloobo

    • @hodanahmed1456
      @hodanahmed1456 Месяц назад

      Hadaad ogtahey in lagu soo tuurey maa ka hadashid arintaa. Waa qof dhib loo geeystey oo dhibane ah. Walal ka soo hadal si uu kiiska in uu caawiyo.

    • @Beingme541
      @Beingme541 Месяц назад +1

      Nuura waa saafi saxibaded walaley mad shegto intad araktay walal

    • @nasteexo-cj3ot
      @nasteexo-cj3ot Месяц назад

      Usli halalkashado

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Месяц назад +1

    Yarkan med djibouti ee hadlayaa waa reer jabuuti lahjadiisa iyo daacadnimadiisa ayaan garanayaa.

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj Месяц назад

    Subxaanalaah dameer calasoow iyo borobogaankiisa ilaahey hana shartiro

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 Месяц назад +1

    alla waan xasuustaa gabadhaa gaadhiga laga tuuray jid mareexaan waanu ku yaacnay goor makhib ah beey aheey berigaa gabdhaha siban baa loo warjaafayey 1985 subxaanallah

  • @dekaabdisalam2497
    @dekaabdisalam2497 Месяц назад +1

    Maxaa qaldan xukunka culumadaa leh ma dhibanahaa xukunka sheega?

  • @lulali8651
    @lulali8651 Месяц назад +2

    Dahir hala weeyediiyo dagaaladii xamar kadhacay meeqaa duma lakufasadey oo asagu marakhaatii ka yahay ama uu arkaayeey ama asaguba sameeyey.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Месяц назад +2

    Maxkamada Daahir Calasoow waa cabsi cabsi waxaay lamid tahay maxkamada Aduunka ee The Court | INTERNATIONAL COURT OF JUSTICE Hague.

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Месяц назад +1

    Daahir waxan daganaa xamar jajab waxaa ayadana wakhtigaa la kufsadey gabadh luul carabeeto ladhaho oo daganeeyd xamar jajab waa ladhibaateeyey waxey daganeeyd mareykanka markii igi dambeeysey

  • @Marshalwarso
    @Marshalwarso Месяц назад

    mohamed daud kufsadihi ugu xuumo ee carurtiisa kufsaday baa maxkamada ka shaqeeya oo gartan kufsadaha kaaaale ku jiira yaabka adunka

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Месяц назад

    NIN HG AH OO AAN GABADH KUFSAN MIYAA JIRA???

  • @NacimaCali-s3h
    @NacimaCali-s3h Месяц назад

    W

  • @fadumarashid
    @fadumarashid Месяц назад +1

    Gabadhiisa aya laga jari doonaa

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Месяц назад

    Waxaa guursadey nin ogaadeena oo bari dhaweeyd dhintey

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Месяц назад

    UMUL AMA QUMAL WAXBA HA WEYDIININA?

  • @nasteexo-cj3ot
    @nasteexo-cj3ot Месяц назад

    Somalidu iyaga laweyn

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Месяц назад +3

    Daahir meel UGA Soo har walalo ha cafin marnaba waayo asaga diiday. Inuu cafis. Dalbado

  • @user-cm1ms8nf9n
    @user-cm1ms8nf9n Месяц назад

    Gabhaas.waxaa.la.yiraa.jawaahir.shiikh.xasan.tima.weyne.waa..reer.bledweyne.war.gabdhaas.xaqeedii.ha.la.raadiyo

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj Месяц назад

    Kkkk ninka wejigiisa maxuu u qsrinaa

  • @Marshalwarso
    @Marshalwarso Месяц назад

    meehsan ninka ma leeyahay waxbu kufsadan laakin waxa jooga mohamed dauud oo wilkiisa iyo gabadiisa so kufsaday oo lagu xiray yaabka adunka kufsadeed kufsadee kaale maxkamad saaraaya yaabka oo yaabay anigu

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 Месяц назад

    Wiilka haddii uu xilligaas ahaa nin yar ahaa,meey cafiso,iyada ilaahay wax kale oo kheeyr Ka badan maslinka danbe ee qiyaamada.Wsx Ka fiican bi wajhillaah,iyo in la Asturo ceebta qof walaal( Kaas oo.kale) i la iskaga haro.

    • @hodanahmed1456
      @hodanahmed1456 Месяц назад +1

      Walaal cafis waxuu imaadaa markoo kaa codsado sheegane nimanka kale oo kula jirey.

    • @Beingme541
      @Beingme541 Месяц назад

      Waxay cafiska kuqabesysid ma ceybaa Mise wa dulmi logestay kufsi wadareed xaqeda yala xaqirin sida xaskisi okale uhadashay cafiskas qasabka waxey xaqeyde rabta

    • @Beingme541
      @Beingme541 Месяц назад

      Nin yar mu ehen xiligas dhowr iyo 20 mayar

    • @Beingme541
      @Beingme541 Месяц назад

      Ceeb iyo dhibato Kala sar ma kusadaa cebtis la asturaa oo 5 nin uso watay nolosheda dhan babiyey

  • @hawoali120
    @hawoali120 Месяц назад

    Diyadeda haloga khado madaba anlo dili karin owkanada jogo