DEG DEG Dagaal adag oo FOOL ka FOOL AH oo maanta Dhacay & USA oo Ciidan u dirayo Furumaha |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024

Комментарии • 325

  • @CabdilaahiChussein
    @CabdilaahiChussein 3 часа назад +27

    اللهم نصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸

  • @sdfgdfty1179
    @sdfgdfty1179 Час назад +9

    سبحان الله والحمد لله ولا اله الا الله والله أكبر ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم هن الباقيات الصالحات فلزم بهن ولازال لسانك رطب بذكر الله

  • @IbraahimClaahi-on3pp
    @IbraahimClaahi-on3pp 3 часа назад +11

    Maracadde aniga 2024 aa kugu soo biray walhi 🎉

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba 3 часа назад +8

    Rabbiyow guule muqawamada dhagarta cadawga Allan ka megan galnay Amiin Allow khaliijka masar iyo maroka cadawadoda iyo jaajusnimadooda Rabbiyow muslamiinta ka xijaab

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 2 часа назад +5

    Subaxanalah ilahow qurana la aan ha idhigin waab nolashayadi oo dhane ❤❤❤❤❤

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 28 минут назад +1

    Allah akbar 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @Mohamedyuusuf-d5j
    @Mohamedyuusuf-d5j 3 часа назад +4

    Maracadde show waxaataxay dadka aan ku kalsoonahay number1 oo aan aamino ee ilaahey kacabso oo been hanoo sheegin ama wax aan lahubin

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 3 часа назад +4

    zxp marcade muuqalada tifatir nagaga samee😂

  • @HassanMohamed-j5f
    @HassanMohamed-j5f 3 часа назад +5

    Ramdaankii Aa soo tabineysey sheekadii taxnaha aheyd ee Aamina Almufti Ayaa ku soo biirey

  • @MaxamedGamuute
    @MaxamedGamuute 2 часа назад +3

    Waataageeraa maracade shaw

  • @CabdulahimaxamedFoodari-ej9oq
    @CabdulahimaxamedFoodari-ej9oq 2 часа назад +4

    Maxamed ciise warbixintaada aad ayaan ugu kalsoontahay guul guul ayaan kuu rajaynayaa

  • @SacaadaHotel
    @SacaadaHotel Час назад +1

    Maxamed ciise sawiradu masoobaxayo sxb med xaaji xsn

  • @عبدالرزاقبنمحمدالبوعي

    شكرا يا أستاذ مَرَعَدِّي على إيصالك المعلومات الجديدة إلينا ..❤

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 2 часа назад +1

    5:06 bal eeg sida ay caadi unoqotay xasuuqa masaakiintaas hadii isra laga dililahaay aduunka oo dhan gil gil mi lahayd walaal MARCADDE SHOW markaad sheegeysid sifiican ugu dhawaaq una duceey haka dhigin wax caadi ah dhiiga walaaleheen muslimiinta ah

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 2 часа назад +4

    Maracade waan idin salaamayaa dhamaantiinba

  • @usaamecabdirashiid3349
    @usaamecabdirashiid3349 2 часа назад +2

    Wa malin kheyr badan oo robna no da,ayo ayna dumar badan foshay allow hamikeena no aqbal igana qaad h yaa rabbih🤲😭

  • @MohamedAhmed-hh2nf
    @MohamedAhmed-hh2nf 2 часа назад +2

    ALLAH HUAKBAR guul Muslimiinta Cape Town SA

  • @Cadaani_7
    @Cadaani_7 Час назад +1

    اللهم احفظ اهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك، أللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين يا قوى يا عزيز😭😭🤲🤲

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 2 часа назад +3

    Saxp aadbaan kugukalsoonahay Maxamed ciise guul muslimiinta insha allah

  • @caydarusshariif3662
    @caydarusshariif3662 49 минут назад

    Marcade you're the best of Somali News readers in nowadays the likes of HBN, Dulmidiid, Nadaara Show so on and so forth. I thank you and keep the good work that you doing for us

  • @ShukriMaxamad-q1m
    @ShukriMaxamad-q1m 3 часа назад +5

    Qofkii koobad baa noqday manta😂❤️❤️🫂

  • @shaafkawarsamehassan6722
    @shaafkawarsamehassan6722 2 часа назад +1

    Maqaaladaada aadbaan u xiiseeyaa sababtoo ah waxey mar walba naga dhigaan kuwa la socda sheekooyinkii ugu dambeeyay ee Bariga dhexe
    Insha Allah Palestine will be free

  • @mohameddalmer3219
    @mohameddalmer3219 3 часа назад +4

    Guusha ayaan urajayn- haynaa muslimiinta

  • @yaxyedaauud8198
    @yaxyedaauud8198 3 часа назад +1

    Carabta dhan dagal bay galayan somalia 🇸🇴 waxey noqoneysa wadanka u gargaara carabta waxaan u geyneyna digir iyo galay

  • @DUGOWABDULLAHI
    @DUGOWABDULLAHI 2 часа назад +1

    Aniga waxan kusobiray malinti 7/10/2023

  • @daahircalijaamac
    @daahircalijaamac 3 часа назад +2

    maracade waa ku taagera wararkaga warar hufan

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 3 часа назад +3

    Adigaa mudan Mohamed ❤ Allah hakuhifdiyo❤

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 2 часа назад +1

    Gaaladi way Jabi Rabaan i.a

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 3 часа назад +4

    Waa guul sookorodey in I iriisku kajoojiyo huba uusiinayo.waama fiivantahey dsjanwalba

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Час назад

    Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin ❤❤❤❤

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 28 минут назад

    Alla how gar gaaro wllalahena falastin iyo dhaman islamka allow miday wll tinimadooda garansi somalida allow waa wlle madaxwanagsan oo midaysa oo ku xukunta sharciga islamka u keen amiin

  • @Bashiirmaxamed-x1u
    @Bashiirmaxamed-x1u 3 часа назад +2

    Maxamed ciise maracade alle haku xafido😊❤

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 2 часа назад +1

    Muslimiinta Way Guuleysan Rabaa

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 Час назад

    Guul islaamka ilahow quwey oo mideey oo madaxda carabta soo hanuuni gaar ahana imaarat sacuudi jordan qadar aamin ya Allah

  • @sdfgdfty1179
    @sdfgdfty1179 2 часа назад +2

    احب الذكر الى الرحمن سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 3 часа назад +2

    kada sidan u dhig war gumeystaha malaha dhul xadka u dhexeya falastin iyo lubnaan?????????????????????????

  • @CabdulahimaxamedFoodari-ej9oq
    @CabdulahimaxamedFoodari-ej9oq 2 часа назад +2

    Ilaahay hajabiyo yuhuuda allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @abdiyare-w2j
    @abdiyare-w2j 3 часа назад +2

    aniga
    waxaankubiirey
    markaatabinjirtay
    sheekoyinkii
    basasadii
    amina
    almuftii
    siweynbaakuguxiranahay
    aniga
    allahakuxafido
    maxamed ciise

  • @AdanMualim
    @AdanMualim Час назад

    Masha allah maxamed cise maracas show mar hore aya kuso biray waqtigi amiina almufti

  • @IbrahimNemeth
    @IbrahimNemeth 2 часа назад +2

    Waxan ku so biire ogaansho marku so bandhigiyy keep going sxp hore u soco 👋👋

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y Час назад +1

    Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa
    Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin

  • @xaliimoninkeeda5488
    @xaliimoninkeeda5488 3 часа назад +3

    Guul musliminta

  • @nadifo37
    @nadifo37 3 часа назад +4

    Masha aalh rabi ha guuleeyo islamka

  • @AxmadshuriCilmi
    @AxmadshuriCilmi 3 часа назад +1

    Wall danbigaaga alle hadhaafo
    Waanadaas aad ku dhaxwado marnaba haka tagin dad badan ayay anfacaysaaye

  • @africa5466
    @africa5466 2 часа назад +1

    Mardhaw 700k🎉 l.a my brother Mr show🫡

  • @NnNn-f7y
    @NnNn-f7y Час назад

    Asc Ilaah Garabkiina Ha Galo Sida Aan Noo Xasuusisid Quraanka WLHI Waqtiga Yurub Waa Imtixaan WLHI Nuune Copenhagen

  • @SadiiqYuusuf-m2b
    @SadiiqYuusuf-m2b 3 часа назад +3

    Adban ugu kalsonahay wararka aad soogudbiso zxp

  • @AmarAsensio
    @AmarAsensio 51 минуту назад

    ulaahaw guulee walaalaheen falastiin 🇦🇪 iiraan iyo xisbullah guul 🇩🇯🇩🇯

  • @Xasanmaxamedisaag-q1h
    @Xasanmaxamedisaag-q1h 3 часа назад +1

    Masha Allah walaakeyga gaaliga Ah waad gaari doonta hadafkaaga in sha Allah

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o 2 часа назад +1

    ADUUNKa inaan kuniolaano kaliya la inooma keenin

  • @nimcaandaahir-r7s
    @nimcaandaahir-r7s 2 часа назад +1

    Masha Allah sxp diyaradaha Ad shegeyso ee dabulayaa maydadka .iyo dhwacyada hadan.aan isticmalayo.waxan arkey 3 diyarado dagal galbedka hargeysa .abaarso

  • @mohamedahmedmd4662
    @mohamedahmedmd4662 3 часа назад +3

    Ustaad Wax sawir ah kamaheyno

  • @hibanuur-x7e
    @hibanuur-x7e 2 часа назад +1

    Aniga waxaan ku soo biiray 2023

  • @haykalabdi86
    @haykalabdi86 2 часа назад +1

    2020 ayaa kusibary bhda maracada shw guleyso zhp waqti kasta kulasoconah

  • @ibraahinmacalin6156
    @ibraahinmacalin6156 2 часа назад +1

    imisa meelood ayeey ka heysataa qaza yuhuudu

  • @CabdulahimaxamedFoodari-ej9oq
    @CabdulahimaxamedFoodari-ej9oq 2 часа назад +1

    Ilahow islaamka guul sii cadawgana jabi

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 2 часа назад +1

    Mahadsanid Mr Mohamed Iise

  • @cumarxuseen1740
    @cumarxuseen1740 2 часа назад +1

    M.maracade xaqiidii waxan channel kaga kusoo biiray 2019kii bilawgii shekooyinka sirdoonka

  • @adandalmar8397
    @adandalmar8397 3 часа назад +1

    Anigu,itaa,dhiirigelinta,iyo,xusuusonta,aakhiro,ayaan,kugug,jrclahay,alahakaa,abaalmariyo

  • @XawaCige
    @XawaCige 3 часа назад +1

    Maxamed cise wallqli adigana waxan ku rajaynaya guul iyo gomanimo nooloshu kuma ciidlayso waxad tahy wariye iyo dhiri galiye waxa kale on anu rajaynaya mar un kamaqlo war farxadle o guusha rer farastin ku sabsan isrealna jab iyo babaa

  • @AbdiasiisAbdiali
    @AbdiasiisAbdiali 2 часа назад +1

    Sawirada ma aragno maracad😊ow

  • @MaxamedShankar-ot6bc
    @MaxamedShankar-ot6bc 2 часа назад +2

    Inshalah wey kujabidonta yuhud iyo mareykanba

  • @CabdulahimaxamedFoodari-ej9oq
    @CabdulahimaxamedFoodari-ej9oq 2 часа назад +1

    Waan kuraaxaysanaynaa jabka yuhuuda

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 2 часа назад +1

    الله اكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤

  • @tawakalnuur6675
    @tawakalnuur6675 3 часа назад +1

    Anigu sadex sano ka hor Ayaan ku soo biiray maracade shiw

  • @AxmedMuse-q8e
    @AxmedMuse-q8e Час назад +1

    Mashallah

  • @abdiyare-w2j
    @abdiyare-w2j 3 часа назад +1

    waxaankusoobiirey
    xiligii
    aadtabinjirtay
    sheekadiibasasadii
    amina
    allmufti
    waxaankusalamayaa
    mciise
    allahakuxifdiya❤

  • @XamzaBinAbdirahman
    @XamzaBinAbdirahman 2 часа назад +1

    Anigu 2023 ayan kugu so biry sxb

  • @DahaboAadan-o3t
    @DahaboAadan-o3t 2 часа назад +1

    جزا ك الله خيرا

  • @CismaanMaxamed-m8s
    @CismaanMaxamed-m8s 3 часа назад +1

    Abuu Cubeda Cimrigiisa Allow Dheereey

  • @ahmedhussein5841
    @ahmedhussein5841 2 часа назад +1

    Macnaha waa isku fidinta bariga dhexe

  • @CabdulahimaxamedFoodari-ej9oq
    @CabdulahimaxamedFoodari-ej9oq 2 часа назад +1

    Kalmadaas ayaan kufilan yuhuuda

  • @xuseensaalax9423
    @xuseensaalax9423 2 часа назад +1

    Maracadow sxp inoo samee ciwaan telegram ah oo aad nagu soo gudbiso jabka ku dhacaya yahuuda

  • @BERDILAACSHE
    @BERDILAACSHE 11 минут назад

    2018 Ila iyo hada wlhi Allaha u naxariisto duma wan xasuusts maracadde ❤

  • @dayibshcumar
    @dayibshcumar 2 часа назад +1

    اللهم انصراحواننالفلسطين من فضلل الله

  • @HiboMYusuf
    @HiboMYusuf 3 часа назад +1

    10 million soon 2024😍

  • @CaliXasan-s1q
    @CaliXasan-s1q 2 часа назад

    Maxmed ciise sxb aniga aad ayan kugu kalsoonahay waxad tirarka adag ee warbahanta ee wacyiga musliminta somaliyeed ayad dhistaa runtii alaha kugu guuleeyo

  • @ibraahinmacalin6156
    @ibraahinmacalin6156 2 часа назад +1

    sxb adoo mahadsan

  • @IfrahHussen-c1o
    @IfrahHussen-c1o 2 часа назад +2

    Asc. ❤❤❤❤

  • @AhmadBaciidfuul
    @AhmadBaciidfuul 2 часа назад

    Maxamed ciise ❤❤❤❤
    Plse pro barmaamijkaaga
    Ku dar qayb aad wadankeenii ugu ducaynayso anagana aaminta ayaan ku kabaynaa

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 3 часа назад +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك اليهود الظالمين واعوانهم

    • @safiya1672
      @safiya1672 Час назад +1

      Aamiin Aamiin Aamiin ❤♥💖

  • @Axmedismacil-p9o
    @Axmedismacil-p9o 2 часа назад +1

    Majaa iso bixinayasaa

  • @XasanBashir-t1z
    @XasanBashir-t1z 3 часа назад +1

    Codsi waxaan kaacodsanaa inaad al jazeera jazeera warbixin kasoo Sameeso Codsi

  • @aasiyoaasiyodaahir5401
    @aasiyoaasiyodaahir5401 2 часа назад

    Asc saxib mara cade waxn kugu soo biiry 2022 🎉 guul baan ku rajeynayaa 😊

  • @OsmaaciilAbdulaahi
    @OsmaaciilAbdulaahi 2 часа назад

    Maracade keep giong

  • @faizanouraali179
    @faizanouraali179 2 часа назад +1

    Walal alle ha ku xafiido

  • @YaasinAxmed-i9g
    @YaasinAxmed-i9g 2 часа назад +1

    Waxaankusoobiiray(2020)

  • @MohamedAhmed-qe1rc
    @MohamedAhmed-qe1rc 3 часа назад +1

    Good luck for phalastiin
    Insha laaah

  • @dayibshcumar
    @dayibshcumar 2 часа назад +1

    Sxb wax naga tus ado mahad san

  • @ustaadaxmedcabaydh803
    @ustaadaxmedcabaydh803 2 часа назад +1

    Keep going pro 💪 👏

  • @abdillahiibrahimabdillahi9518
    @abdillahiibrahimabdillahi9518 2 часа назад

    Asc Anika waxan Ku soo biray maracde bishi 2 2023

  • @ShalowHassan
    @ShalowHassan 3 часа назад +1

    Warsan iyo faraxtino mashaalah

  • @wizzashkar6575
    @wizzashkar6575 3 часа назад +1

    2022 lee kosobiray zhp wllhi

  • @XIKMASOMALIMEDIA
    @XIKMASOMALIMEDIA 2 часа назад +1

    Ani 2022 ayaan kugu soo biiray sxb

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 2 часа назад +1

    Allahu akbar

  • @may-may2547
    @may-may2547 3 часа назад +1

    Aniga warar ma daneynin ka hor 7th of October.

  • @naseeha450
    @naseeha450 17 минут назад

    اجتمعنا ف التعليقات
    و حنا ما نعرف بعضنا
    أسأل الله ان يجمعنا
    في جنةٍ عرضها
    السماوات و الارض🤍

  • @FarahHasan-x1y
    @FarahHasan-x1y Час назад

    Aniguna wxaan ku soo biiray duufaan allaqsaa maalint 7 actober 2024

  • @CabdulahimaxamedFoodari-ej9oq
    @CabdulahimaxamedFoodari-ej9oq 2 часа назад

    Sxb arin muhiima yaad bulshada uhaysaaye guulayso

  • @alidhuuxmedia9130
    @alidhuuxmedia9130 3 часа назад +7

    Israel way jabidoontaa dhawaan marka la eeego istaataatiijida aduunka iyo bariga dhexe