DEG DEG IRN oo US Turkey & Carabta Fariin Gaarsiisay & Xuuti XISBIGA & Muuqawamada oo Wacdaro Dhigay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999

Комментарии • 932

  • @CandifataaxHaykal
    @CandifataaxHaykal 20 часов назад +35

    Sahnooniyada iyo reergalbeedka waxaan katirtiridoonaa khariirada aduunka insha allaah

    • @maxamedglucklich6183
      @maxamedglucklich6183 18 часов назад

      Niyow, nin kula magac ah ayaan ahay, dhanka fikirkana isku mid ayaan ka nahaye. Halkee ayaad joogta ?

    • @ZulthanKaffi
      @ZulthanKaffi 16 часов назад +1

      @@maxamedglucklich6183
      Qofkan halku joogo maxad kaa rabta kaliya fikirkisa ayuu kaa hadlay anigaa xitaa laafikir ayaa ahaay lkn isman lahay cidanka musad qar somaliga kuu hadlaa ayaa jira😂😂😂😂

    • @osmanahmed9780
      @osmanahmed9780 14 часов назад

      ​​@@ZulthanKaffihhhh😂😂😂 dabagal inow ku hayo meey kula noqotay

    • @KawsarAhmeth
      @KawsarAhmeth 13 часов назад

      Isku qarxi

    • @AxmedCiise-z6b
      @AxmedCiise-z6b 8 часов назад

      M.a

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 19 часов назад +7

    Yuhuudu WA cadow wax Ka fulaysan waligay ma arkin dumarka iyo carurta ayey Ka adagyihin guuuull xamaz and xisbullah❤🇸🇴💕💪💪💪

  • @farahmahdi4626
    @farahmahdi4626 19 часов назад +13

    Marara hore wan ku arkijirey balse waxan si cadiya kuku xidhmay 2023 bilawgisi waxana ku leyahey horowa soco zxb frme Djaabuti

  • @muadanas5741
    @muadanas5741 19 часов назад +10

    Allahu akbar..........guul ........ alhamdulillah.......xuuti guul🎉🎉🎉

  • @hassanisaacadan2295
    @hassanisaacadan2295 20 часов назад +13

    Denbigena alah dhafo dhamtena

  • @AbdullahiXaashi-c8y
    @AbdullahiXaashi-c8y 19 часов назад +10

    Illaahey Abucubeyda iyo Yaxye Sinwaar Yaxye Sariic Iyo Intey doonayaan Ma tusiyo indhaha cadawga Illaahoow Amaanadaada ma dayacanto halyeeyadaas iyo intakale ka badbaadi dhamaantood Aamiin

  • @mohamedyunis358
    @mohamedyunis358 19 часов назад +25

    Asc anigu wxaan kusoobiiray xiligii sheekadii jaajuuska ee Aamina Al mufti❤❤❤❤

  • @qalbi.uron.channel
    @qalbi.uron.channel 18 часов назад +3

    Haa dadka jecel qudbada abuu cubeyda oona sugi jiray baa ahaay ilaahey ha xifdiyo asiga iyo yahye sinwaar iyo dhaman walaleheen rer Palestinian 🇵🇸❤️

  • @istarbeauty3560
    @istarbeauty3560 15 часов назад +3

    Aniga waxan kuso biray October 8 2023 Ilaa manta malin u ii dhaafo maleeh baranamiijwalba lakiin waxan ka coodasnayaa daqiiqaadaha no baadii xogaa wadana mahadsanatahay la aanataa abaar we love you 🎉🎉🎉❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 19 часов назад +10

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

    • @Axmedfaysalmaxamud-gm4we
      @Axmedfaysalmaxamud-gm4we 19 часов назад

      ❤scw scw scw

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 19 часов назад

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @jibriilaxmedjibriil
    @jibriilaxmedjibriil 19 часов назад +10

    Ameerika iyo UK waxaan alle uga baryayaa in uu u Laban laabo dhulgariirka,duufaanka iyo dab joogto ah aammiin aammii

  • @abdirashidcusmaanhori5638
    @abdirashidcusmaanhori5638 16 часов назад +2

    ILAAHAY GUUL DARO HA KU RIDO YUHUUDA & maraykanka & interested la horta AAMIIN .

  • @IbraHim-Ajep
    @IbraHim-Ajep 20 часов назад +5

    Alla nasiip badaniya wllhi hdaa daawnayay warbixintii ugu dambeysay aa soo dhigty Alle hanoo kaa xafido pro❤❤❤

    • @naseeha450
      @naseeha450 19 часов назад +1

      The best channel ever 💞

  • @YaasiinMacalinAbdikadir
    @YaasiinMacalinAbdikadir 11 часов назад +2

    اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين

  • @aaminoibrahim5170
    @aaminoibrahim5170 19 часов назад +3

    Waxaan kuguso biiray 2023 masuul Yuhuuda waxaa dhamaaday waqtigeeda hadii ay dhamaana Jabkaan kamasokabsandoonto mudo

  • @MahadYoolax-lc9dy
    @MahadYoolax-lc9dy 11 часов назад +1

    1sano guuleyso maracade show. Reer lubnann iyo reer falastiin guuul ayaan u rajeynaa ❤❤❤

  • @ustaadaxmedcabaydh803
    @ustaadaxmedcabaydh803 20 часов назад +3

    Maracade show
    Chanelka ugu wanaagsan chanalada somalida
    Waxaan kusoo biiray 2020❤

  • @bararahmamahamuud4404
    @bararahmamahamuud4404 6 часов назад +1

    Aniga waxa aan kusoobiray 2023❤

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 19 часов назад +3

    Guul Ayaan urajaynaya jihadayaasha dhaman insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba 17 часов назад +2

    Rabbiyow guule muqawamada meel walba ay joogan Amiin cadawada isbaheystay Alle maguuleeyo Amiin

  • @cawaaleAxmed-z6y
    @cawaaleAxmed-z6y 19 часов назад +4

    Tan ilaaa barigad bilowga ahyd wan dawada markan wakhti helo horey usoco sxp

  • @MahamedHussen-s5f
    @MahamedHussen-s5f 16 часов назад +2

    Masha Allah sxb anigu waxan kusobiray maracade show 4 sano ka hor iala imika oon kuxiranahy sxb sharf ayey iitahy in aan kufano ❤❤❤❤❤❤

  • @umuabdirahman3478
    @umuabdirahman3478 19 часов назад +3

    From uk waxaan ku soo biiray 2023 markii dagaalka bilaamay

  • @cabdirisaaqismaacil4622
    @cabdirisaaqismaacil4622 19 часов назад +2

    MAN SHA ALLAAH ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR ALLAAHU AKIBAR illahayoow muslimiinta ugargaar cadawgoodana jebi yuhuudana baabi aamiin aamiin

  • @aadanxadiisXuseen
    @aadanxadiisXuseen 19 часов назад +5

    Mahadsanid sxb

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 17 часов назад +2

    Waqti hore ayaan ka midnoqday maracade

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 15 часов назад +4

    Bismillah masha allah thank you so much my brother ok waxan ku soo biiray maracade show sanadki hadda la soo dhaafay ok waasax abu cubeyda iyo y sariic waa af hayenka umada islamka oo dhan allaha ka saacido garab walba oo ey ubaahan yihiin illahow umada islamka gaar ahaan umada reer falastin iyo kuwa reer lubnaan iyo soodaan iyo umada reer Yemen 🇾🇪 ❤❤❤dhaman illahow badbaadi illahow dhibatada kaqaad illahow kufaarta hanoojabin illahow wiilasha nobadbadi illahow aamiin

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 16 часов назад +1

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @Geelle754
    @Geelle754 19 часов назад +3

    Waxaan ku soo biiray maracade shaw 2023

  • @racdiabdi695
    @racdiabdi695 19 часов назад +2

    haaa waxan aqaaana carabiga waan sugaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤tim abuu cubaydah

  • @CabdiraxmaanJaamac-uh2pk
    @CabdiraxmaanJaamac-uh2pk 20 часов назад +3

    2o13. Aayan. Kusobiri

    • @axmedcabdi1651
      @axmedcabdi1651 19 часов назад +1

      Sxb 2013 lama samaynin wxaa lasameeyay 2018

  • @ayaanleabdiqani6164
    @ayaanleabdiqani6164 18 часов назад +1

    7 October 2023 wa malin xusuus uleh islaamka guud ahaan iyo rer qaza ❤

  • @AminaDacar
    @AminaDacar 20 часов назад +4

    Qisadi kun habeen iyo habeen

  • @BisharoKhalif-m6n
    @BisharoKhalif-m6n 10 часов назад +1

    Masha allh allow muslimiinta midka
    Ka dhig

  • @mubaarikxasanxusenhisboyki5194
    @mubaarikxasanxusenhisboyki5194 19 часов назад +4

    2017 waxan Ku biiray Bahada maracade

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein3035 19 часов назад +2

    Asc walalkey waa kusalamaya waxan kusobiray maracade show 2024 thank you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🫶👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @MaxamedHusen-mb1ug
    @MaxamedHusen-mb1ug 19 часов назад +7

    2 Sano Ayaan lasocda maracade show wad ku Mahad Samantaray adeg wanagsan ee Buldhana u Hasan bahia maracade man Sha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcaanMuxumed-p4b
    @NimcaanMuxumed-p4b 18 часов назад +2

    Thanks maracade show waxaan kugu soo biray 2022

  • @cabdilaahidaahir7178
    @cabdilaahidaahir7178 19 часов назад +3

    Aslm wallo qaali waxaan ku soo biray 2018

  • @hassanmohamedegue9762
    @hassanmohamedegue9762 19 часов назад +2

    Grand Journaliste. Mahadsanid wallalo.

  • @IbraHim-Ajep
    @IbraHim-Ajep 20 часов назад +12

    Ani wxaa kugu soo biiray 2023❤

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 19 часов назад

      Waa sidaas 2023

  • @kartoonchanel5964
    @kartoonchanel5964 18 часов назад +1

    2022 kii
    Warar sugaN iyo shakhsi Aqoonyahana Thnkz maracade

  • @CafiCilmi
    @CafiCilmi 20 часов назад +2

    7 0Gtoobar

  • @zuusuu66
    @zuusuu66 6 часов назад +1

    2023 7oct ku soo biiray❤🎉

  • @suudisuudi2755
    @suudisuudi2755 12 часов назад +1

    asc marace caafimad iyo guul waarta aan kuu rajeynaa insha alaah waxaan ku soobiiray bilawgii (shekadii aamina mufti cali salama

  • @AbdalleAbdirizak-bl2ty
    @AbdalleAbdirizak-bl2ty 18 часов назад +1

    Maxamed ciise wn ku salamay waxan kusobiry 2020 waxan joga sanga Badhan rer maracade wad mahadasn tihi❤❤❤❤

  • @Mohamedyuusuf-d5j
    @Mohamedyuusuf-d5j 18 часов назад +1

    Anaga maracadde show waxan kusoo biirey 7 October ee 2023 kadib markii ay dhacadey duufaantii al aqsaa anigoo raba warrka kusaab san dhacadadaasi ayaa waxaan arkey beej kaaga Maracadde Show dabadeetana waa laazimey ilaa hada waxaana kamid axay dadka dhegeysta video kaaga daqiiqada 1aad ama 2 aad waxaana kuleeyahay shukran shukran guuleyso saaxib macaan waxaana rajeeyneyaa in aan kula kulmidoona maalin uun Asc

  • @Qorane-y7r
    @Qorane-y7r 12 часов назад

    Guul Isha allah islamku wuu guuleysan

  • @cabdirashiidfarid
    @cabdirashiidfarid 10 часов назад +1

    2023
    Wali kaama caajisin
    Maakana caajisidoona

  • @CabdicasiisXuseen-cd1sv
    @CabdicasiisXuseen-cd1sv 19 часов назад +2

    Sxb 2019 ayaankusoo biiray. Adiga iyo xogta dahsoon sxb kay xuseen kurdi ayaan baan dhagaysan jiray sxb laakiin sxb khadku kabaxay

  • @Abdishakourmahamed
    @Abdishakourmahamed 13 часов назад

    Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar

  • @HassanJamaFarah-q2e
    @HassanJamaFarah-q2e 18 часов назад

    Waxaan Kusoo Biireey❤Labadii Kun iyo Siddeedii 2008 Sideedii❤❤

  • @mohamedadan3784
    @mohamedadan3784 9 часов назад

    Thanks marcadde show waxaan kugu soo biray 7/10/2023

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 17 часов назад +1

    Yahuuda alla ha duleeyo

  • @CabdiBaare-t9h
    @CabdiBaare-t9h 19 часов назад +1

    7dii oktoobar maalintiiweerarka sanad kahor

  • @CumarAhmed-q4j
    @CumarAhmed-q4j 18 часов назад +1

    Anigu maxamed ciisow waxan maracade kusoobiiray ramadaankii
    Aad so gudbinayday mashruucii
    Ladagaalanka nuurka ilaa hada 1 muuqaal imadhaafin mararka qaar
    Sikinka 1aad Ayaan kudaawadaa fuyuuska 1 iyo like ba kaw Ayan noqdaa

  • @Ahmed-q7p4q
    @Ahmed-q7p4q 19 часов назад +1

    Aad ayan kugu mahad celinayaa maracade show sida dag daga ah eed wararka noogu soo gudbinayso
    Walahay bilaahay alle ayaan ku dhaartaye waxan xiisaynayay kawaranka abu cubayda mansha allah allaha garab galo muslimiinta khaas ahaan kuwa cadowga la dagaalamaya

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 18 часов назад +1

    Wcs Sxb Maxamed Ciise Sxb ANi Waxaan Kugu soo Biiray 2023 🎉

  • @QaasimMohamed99
    @QaasimMohamed99 8 часов назад

    Wllahi anigon fahmeynin luuqadiisa ayan hadana dhageystaa codkiisa macaan awgeed allaha guuleeyo walaalaheen🇵🇸🤲✌️

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 10 часов назад

    Waxaan ku soo biiray maracade 2019kii xili aan warbixintii sirdoonadii Aaamiina Almufti barnaamijkeeda la kulmay ilaa hadana waan joogaa
    Kamana maarmo barnaamijyada io warbixinada maracade❤

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 7 часов назад

    Eng Maracade waxan kuso biiray
    DAGAALKA QAZA MARKOW BILOWDAY THANKS SXB

  • @Nasrasiciid3090
    @Nasrasiciid3090 13 часов назад

    Oct 18 2023 kusoo biiray ,aadban kga faaiiday jazaakalaah khair❤

  • @HORJOOGPRO
    @HORJOOGPRO 17 часов назад

    Insha allah reer falastiin iyo islaamka intii dulmaniba waxay heli doonan mustaqbal cusub alle hawga hiiliyo yuhuuda cadowga ah allahu akbar 💪💯

  • @hassanyonis3990
    @hassanyonis3990 20 часов назад +1

    Ani 2018 hey umeleye ❤❤❤form Djibouti

  • @abdulmohamed1652
    @abdulmohamed1652 20 часов назад +2

    Adiga mudan 2020

  • @ShamsherSiin
    @ShamsherSiin 10 часов назад

    Aniga waxan ku soo biiray mashruucii ladagalanka nuurka waxanse aan xiseyeya armiaha sordionka ❤

  • @NimcoMohamuud-d4s
    @NimcoMohamuud-d4s 9 часов назад +1

    Allaahuakbarguulguul

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 18 часов назад

    Aniga mara cade show waan ku xernaa waligey lkn October maalintii dufaanta waxii ka danbeyay waxaan noqday in aan joogtooye muuqaal wallbo la so galiyo mara cade show waxaana kaa faaiiday wax yaabo badan aan halkaan lagu so koobi karin keep going wariye maxamed ciise & bartaan aan ku saaxiibnayoo ah mara cade show ❤❤

  • @fadumoomar1888
    @fadumoomar1888 17 часов назад

    Aniga waxaan kugu soo biiray June 2024 taliye allah haku xafido wariye khabiir ah baa tahay

  • @DjamaRonaldo
    @DjamaRonaldo 18 часов назад

    وكما وعدنا هدا العدو فإن غزة ستكون مقبرة له

  • @AbdullahiXaashi-c8y
    @AbdullahiXaashi-c8y 19 часов назад +1

    Anigana 2020

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 18 часов назад

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumafarahahmed1031
    @fadumafarahahmed1031 18 часов назад

    Hooyo quraha ku raagtey sano 34 ee guuleeso😊🎉❤

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 7 часов назад

    Dhamaan mujaahidiinta reer falastiin guulaysta ilaahay idamkii cadawgu hajabo oo hajabo

  • @ahmedkhalif37
    @ahmedkhalif37 19 часов назад

    Ameen. May Allah, the Most High (Subhanahu wa Ta’ala), protect and grant strength to all Muslims who are facing oppression, ease their suffering, and bring them justice and peace. May He guide all of us to act with compassion and righteousness in support of those who are oppressed.

  • @ubahabdi8725
    @ubahabdi8725 16 часов назад

    Mashaa Allah tabarakalaah maracade Allaha kusharfo anigu. Waxaan kugusobiiray 7 October. Waa maalin meel igu qoran

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 20 часов назад +1

    Wanagsan wacan ilaahey masiibo deg deg ah haku rido Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido Netanyahu iyo Beydhan

  • @mariamabdillahi3491
    @mariamabdillahi3491 19 часов назад +2

    Hello my friend i am new for you but i sport to u

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 17 часов назад +1

    Allaahu akbar

  • @UgasoAbdi-w4i
    @UgasoAbdi-w4i 8 часов назад

    Mahadsanid wllky maracade show waxan kusoo biiray xisbiga maracade show 2019 bishii 7 wararkaga dhegeysigoda wan ku raxaysta

  • @Mohamoudyaasinomerawbarkha-g3k
    @Mohamoudyaasinomerawbarkha-g3k 19 часов назад +1

    dawlada iiran guul urajeeya islaamka oodhan ayaan lahad layaa waayo muqawimada oodhan iranba tageerta

  • @YacinSouleiman
    @YacinSouleiman 17 часов назад

    ❤❤❤bahda maracade waxan ku so biray arimaha sirdonka amina mufti iyo... basaski u qabil sana dukista aqlka madax anwar al sadad sugna

  • @maxamedwaxkale7710
    @maxamedwaxkale7710 18 часов назад +1

    ilaheyow israiil dhulgariir ku dhufo adaa awood iska leh

  • @CaliDiiriye-lu7ns
    @CaliDiiriye-lu7ns 18 часов назад

    Asc wllkey Maracade show waxaan kugu soo biirey 7/2023 ayaan kugu soo biirey Warka aaad ayaan uga xisaa marka oo gahoo aad soo daahiso Waxaan ku leeyahy guuleyso sxb key qali❤❤❤❤

  • @ibnayoussouf1474
    @ibnayoussouf1474 18 часов назад

    2017 baan kusoo biirey da' deydu waa 26 aniga oo yar bay agowgey uu geyn jirin allah uu naxariisto sidee baan wararka ku bartey maracadey wan ku salamay wll 🎉😊

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 17 часов назад +1

    Walllal maracade wallahi waad iga QOSLISAY walaal wanaagsan baa tahay barnaamijmiyaada waan xiisayyaa maasha allaah

  • @awoowedhaaye
    @awoowedhaaye 17 часов назад +1

    25/08/2023 ayaan kuso biiray wakaalada Maracada show

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 7 часов назад

    Maasha allah guul muslimiinta ,
    Guul chsnel kan wa marki iigu horeysay wbt.

  • @XawaCige
    @XawaCige 19 часов назад

    Wan kusalamy maxamed cise guuul ban kurajaynaya anu waxan kuso biray 2023 kishi 11 waxan kurajo waynahy mar un in aan kamaqlo wax an ku farxo o rer farastin quseyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @habsanegueh
    @habsanegueh 19 часов назад

    2024 my mom showed me this channel very interesting I don't sleep without watching the news .mashaallah keep going 💪 walal

  • @fardosahassan2659
    @fardosahassan2659 8 часов назад

    Asc wall maracade darbiga kadanbeya cadankisa ayeyo ayu dhibaya wanna jeceshahay inay markasta kudawato fadalan bedel indhaha Uma final shukran

  • @shakiibyare1439
    @shakiibyare1439 11 часов назад

    5asano ka hor
    Waxaan kuugu bartay
    Markii aad soo turjumtay amiina almufti ❤❤

  • @macaashmohamed1016
    @macaashmohamed1016 19 часов назад +1

    Laba sano ka hor ayaan ku soo diiray maracadde show

  • @ismailyusuf2656
    @ismailyusuf2656 6 часов назад

    Cadowga yahuuda. , waa laga guuleysan doonaa maalin maalmaha Ka mid ah Insha Allah , Walalaha. Reer Palestine. Waa kuwa gacanta sare yeelan doono 🇯🇴🇯🇴

  • @Codeliber12
    @Codeliber12 18 часов назад

    2021 bishi buubaad waxaan ka faaiday sirbadan oo aan ka Ugaaday calamka oo dhan mahadsanid guuleyso ❤❤❤

  • @faadumadaahir9760
    @faadumadaahir9760 17 часов назад

    Ani 2021 kusoobiiray Chanel kaan
    Waxbadane waan kafa'iiday
    Mahadsanid walal maracade

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 19 часов назад +1

    Xiligi corona 2019

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 18 часов назад

    Anoga mudo sanado ah ayaan kula joogaa waxaan aad u xiiseeyn jiray jaajuusiintii kala duwaneeyd eed soo deeyn jirtay ayaan fiirsan jiray .hadana dagaalka ayaan kaala socdaa ee hpray u soco eariye aad i qiima badan ayaad noobtahay ❤❤❤

  • @maxamedcali382
    @maxamedcali382 17 часов назад +1

    Waxaan ku biiray 2022

  • @Maxamedfaraxibraahin
    @Maxamedfaraxibraahin 15 часов назад

    maxamed ciise saxiib warka maracade waxaan biray labada kun iyo sadexdii ilaa maanta ❤waan xidhanahay ❤ kasiiwada ale xigtiyo dhaman falastiin iyo labnaan ale hainajiro