Allah SWT janatul fardawsa ha ugu deeqo cali cumar maydhane kooxdii cajiibka ahayd ee general daa'uud hargeisa can an aw diiriye ayaa heesta original ka qaaday
Ali Ism, original inanta la qaadeysay may ahayn Casha Cige, inan kale ayey ahayd, waan galay ruwaayadda, heestaana aad baan u jeclaa, dhawr jeer baan galay, I love it
ILAAHAY HA U NAXARIISTO MARXUUM CALI CUMAR MAYDHANE WAA FANAANKII KA TIRSAANAN JIRAY XOOXDII XOOGA DALKA EE JANELAAR DAA,UUD HARGEYSA HEESTANI WAXAY KU JIRTAY RIWAYADII LA ODHAN JIRAY WARMO CAASHAQ ISLAAYEY WAKHTIGAA ISUGU DHIIBAY KOOXDII EE UU LAHAA ALLE HA U NAXARIISTEE MARXUUM HALABUUR AXMED / LIBAAX XASAN
Allah ya rahma al fanaan Ali Omar adeer
Allah SWT janatul fardawsa ha ugu deeqo cali cumar maydhane kooxdii cajiibka ahayd ee general daa'uud hargeisa can an aw diiriye ayaa heesta original ka qaaday
maansha allah waa hees caqiiba leh
illahay ha unaxariisto cali cumar maydhane
Ali Ism, original inanta la qaadeysay may ahayn Casha Cige, inan kale ayey ahayd, waan galay ruwaayadda, heestaana aad baan u jeclaa, dhawr jeer baan galay, I love it
Mustafa Hassan .caasha cige ayay ahed.waxa kale.oy qaadaysay markay miyi kaga daba tagto cali cumar ooxabshidu qabatay.ee libaaxu.miyiga cidlada ah kahga soo.baxo. miigana libaaxow mudadanaha dugaagow
Canab diiriye laqaaday wll
Original::canab Diiriye iyo cali cumar maydhane AHUN
Cali cumar maydhane allah ha u naxariisto canab aw diiriye ayaa originally la qaaday General daa’uud Hargeisa
Allaha u naxariisto.. goormuu dhintay?
ILAAHAY HA U NAXARIISTO MARXUUM CALI CUMAR MAYDHANE WAA FANAANKII KA TIRSAANAN JIRAY XOOXDII XOOGA DALKA EE JANELAAR DAA,UUD HARGEYSA HEESTANI WAXAY KU JIRTAY RIWAYADII LA ODHAN JIRAY
WARMO CAASHAQ ISLAAYEY WAKHTIGAA ISUGU DHIIBAY KOOXDII EE UU LAHAA ALLE HA U NAXARIISTEE MARXUUM HALABUUR AXMED / LIBAAX XASAN
Canab diiriye ayey ahayd original inanta heestan la aqaanay cali cumar maydhane erayadii axmed xasan libaax 1978 hargeysa kooxdii general daauud riwaayadii warmo cashaq isku dilay wakhtigaa isugu dhiibay
@@fuaadmohumed9146 Ceerigaabo ayaan ku galay ruwaayadda waa runtaa, nin yahow xusuus badanidaa, waxaan xasuustaa Isla aroortii ruwaayadda aan galay, fasalkii ayaan ka dhex qaaday break time kii, fannaan aan jeclaa buu ahaa, aun aamiin
@@mhassan0163 ali salaan gobeed adigaba caajib ah niyow waayo waayo iyo xasuusta fankeena
Si fiican bad u garanaysaa
Ali Ismail wll wax badan ayaad ka ogtahay riwaayadihii xiligaa ka socday dalka LKN waxay ku jirtay riwaayadii waalidkii ubadkiisa la wadaagay jacayl ka fikradii axmed/libaax xassan kooxdii xooga dalka qaybtii 26 EE hargaysa degenaa Waxa wada qaaday HEESTAN aslkeedii Cali cumar maydhane iyo canab aw diirriye ileeye
Waxa wada qaadi jiray heestan Cali cumar iyo canab cige
Canab Diiriye
Maad garan
Faduun si fiican bay u keentay heesta
canab,diiriye,ayaa,qaadi,jirtay
waxa wada qaadayey OHRE cali cumar maydhane IYO CAASHA CIGE HADA WAXA LA QADAYSA FANAANADA XORIYO EE REER JABUUTI
Four Yr searching this son but tonight ❤
kooxdii,heegan,ma,ahayne,waa,janaraal,daa,uud,
War fanka yaan laga been sheegin fanaankan maahan MEYRANE ee waa DHABARLOW oo heesta dib u qaaday mar uu JABUUTI jogay
Waa adigoo miiran waxaa fanka beenta ka sheega dee marba hadaad ku sheegtay dhabarlow ninkan kkkkkkkkk
Allah ya rahma al fanaan Ali Omar adeer