- Видео 64
- Просмотров 910 189
Hubaal Media Network
Добавлен 6 окт 2013
HUBAAL TV: Xiisaha Bandhig Faneed Ay Xidigaha Geesku Ka Dhigeen Jabuuti
HUBAAL TV: Xiisaha Bandhig Faneed Ay Xidigaha Geesku Ka Dhigeen Jabuuti
Просмотров: 7 856
Видео
DAAWO Fanaanka Mursal Oo Ruxay Quluubta reer Jabuuti Iyo Hees Fadhiga U Diidday Haweenka oo Uu Wee
Просмотров 16 тыс.10 лет назад
Heestani Waxa ay Ka Mid Ahayd Bandhig Faneed Laysku Arkay Oo Fannaaniinta Xiddiguhu Ku Hanteen Quluubta Dadka Qalanbaawiga Ah ee Ku Dhaqan Dalka Jabuuti.
DAAWO Asma-LOVE & Hees Raalli-gelin U Ah Haweenkii Dhibsaday Hay-raadsan
Просмотров 9 тыс.10 лет назад
hubaalmedia.com/?p=8097 DAAWO Asma-LOVE Oo Ku Luuqaynaysa Hees Uu Abwaan Weedhsame Ku Raalli-gelinayo Haweenkii Ka Cadhooday Hay-raadsan. Heestan oo Hal ku dhegeedu yahay QALBI NAANI ama NACAS YAA JECLAAN JIRAY, Waxa ay jawaab u tahay heestii hore uu Abwaan Weedhsame u Hal abuuray ee Hal k dheggeedu ahaa HAY RAADSAN EE UU Fanaanka Mursal Muuse Ku Luuqeeyo.
HUBAAL TV: Prof. Axmed I. Samatar Oo Ku Luuqaynaya Qaraamka aan Liicin [Beer-dilaacshe]
Просмотров 89510 лет назад
HUBAAL TV: DAAWO Prof. Axmed I. Samatar Oo Ku Luuqaynaya Mid Ka Mid Ah Heesaha aan Liicin ee Qaraamka Ah
HUBAAL TV: Daawo Tartanka Hoggaamiyeyaasha Soomaalida iyo Bandhiga Siyaasiga Hirgalay
Просмотров 2 тыс.10 лет назад
HUBAAL TV: Daawo Axmed-Siilaanyo, Cabdiweli Gaas, Xasan Sh. Maxamuud, Axmed Madoobe, Cabdiraxmaan Faroole, Jawaari iyo Cabdiwali Maxamed Tartanka Hoggaamiyeyaasha Soomaalida iyo Bandhiga Siyaasiga Hirgalay
"Anigoon haween talo ka deyin dirasho mooyaane, Doqon dheregtay may daalisoo maygu damalaysay"
Просмотров 14 тыс.10 лет назад
hubaalmedia.com/?p=7783&preview=true HUBAAL DAAWO: "Anigoon Haween Talo Ka Deyin Dirasho Mooyaane, Allahayoow Doc Naageed Miyaad Igu Dembaysiisay, Doqon Dheregtay May Daalisoo Maygu Damalaysay"- Abwaan Ibraahim-gadhle Hargeysa ( )- Akhyaarta Milgaha iyo maamuuska mudan ee ku xidhan degelkan (Hubaal Media), waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Meeris ku suntan wacyiga haatan jira iyo dhalan-ge...
HUBAAL TV: Khadra Daahir Cige Oo Ka Hadashay Geerida Boqorkii Codka+Codsigiisii
Просмотров 7 тыс.10 лет назад
"Waxaan Ummada Soomaaliyeed ka codsanayaa Marka hore in lay duceeyo, mar labaadka waxaan ka codsanayaa Fanaankiinii baan ahay Ninkaad u bixiseen Boqorka codkaan ahay, maanta aad baan idiinku baahanay, si aan dhibaatada uga baxo".- Codsi alla ha u naxariistee uu Maxamed Saleebaan Tubeec u diray dadka Soomaaliyeed ka hor intii aanu dhiman ee uu Cusbitaalka Jiifay
DAAWO: Dabar-goyn 1997-kii Lo' Lagu Sameeyey Iyo Murti Cali Mooge Ka Curiyey
Просмотров 1,7 тыс.10 лет назад
DAAWO: Dabar-goyn 1997-kii Technology-du Sababtay Oo Lagu Sameeyey 20 Milyan Oo Lo' Ah Iyo Murti Laag-gaag Loogu Wanqalay Oo Cali Mooge Ka Curiyey Gabaygan Waxa Curiyey Alla Ha u Naxariistee Abwaan Cali Mooge Geeddi sanadkii 1997kii. Munaasibada Gabaygani ku soo baxay waxa ay ahayd xilli dawlada Ingiriisku sheegtay inay dabar goynayso Lo' faro badan oo ku siman 20 Milyan oo Sac, kuwaas oo sabab...
HUBAAL TV: DAAWO "Ninka Fooraroow Toos" Maanso Uu Curiyey Ee Abwaan Cali Mooge Geeddi
Просмотров 23510 лет назад
"Wax Fiicani Markuu Fool Xun yahay Faasuq baa jira Foolxumona Markay Fiicni tahay Faa'id baan jirin". Abwaan Cali Mooge Waxa uu ka mid ahaa hal-abuurrada da'da yar ee lagu xasuusto sida farshaxanimada leh ee gabayadiisa uu ku ladhi jiray sheeko murtiyeed aqoonaysan. Cali Mooge isagoon waxna qori jirin waxna aqri jirin ayaa uu hadba Gabayga uu tirinayo ku muujin jiray hummaaga nuxurkiisu yahay i...
Riwaayaddii Dibjir Jacayl iyo Cabdi Haybe Laambad+Miicaad+X, Gujis
Просмотров 99 тыс.10 лет назад
Riwaayaddii Dibjir Jacayl iyo Cabdi Haybe Laambad Miicaad X, Gujis
HUBAAL TV: Daawo Fanaanka Cali Cumar Maydhane Oo Heestii Geenyo Shaaximan Ku Luuqaynaya
Просмотров 20 тыс.10 лет назад
HUBAAL TV: Heestan Waxa Asal Ahaan La qaadi jiray Hobollada Canab Diiriye Oo ay [Cali Cumar Maydhane] Ka Wada Tirsanaan Jireen Kooxdii Heegan ee Soomaaliya. Haatan Waxa la qaadaysa Fanaanad reer Jabuuti Ah Sida Geenyo Shaaximan Muddo Badan Shakaalnayd Inta Uu Shil soo dhacay Shixmadda iyo Koorihii Shafka Wagare loo sudhay shaqalka iyo Heensihii lagu Xidhay Shakamaddii Shuuliyo Xariiriyo Lagu Da...
Ajanebi Stress-ka (QULUBKA) Iskaga Dejinaya Cuudkii Mustafe Macalin Caydiid Iyo Ubax La Mood
Просмотров 3,9 тыс.10 лет назад
Ajanebi Stress-ka (Isku-buuqa) Iskaga Dejinaya Cuudkii Mustafe Macalin Caydiid Iyo Ubax La Mood
HUBAAL TV: DAAWO Fanaanka HIMILO Oo Fasiraya Hees U Fudud Suugaan-dhaadhiga Oo Keliya
Просмотров 1,7 тыс.10 лет назад
hubaalmedia.com/?p=7419 Midhahan Isku Day Inaad Fahanto Oo aad Faallo Ka Bixiso: Shaaloo Matuux Ah Oo Magow Ibo Shuxaysa Miskeedkana Mid Sheeggani Shiddo Li'i ku galayoo Sheexaynta Suulkiyo Farahoon shakaalnayn Shirba laba liskeedii Showda xoorka caanaha shacnigaasi aragtida Shishuu ii Cajabiyee Ma waxaynu Sheelnaa!!!?
Mid Ka Mid Ah Agaasimeyaasha Guud Ee Xukuumadda Somaliland Iyo Arday Kale Oo Ka Qalin jebiyey Jaamac
Просмотров 8010 лет назад
Mid Ka Mid Ah Agaasimeyaasha Guud Ee Xukuumadda Somaliland Iyo Arday Kale Oo Ka Qalin jebiyey Jaamac
HUBAAL TV: DAAWO Khudbad 2004-kii Uu Axmed-Siilaanyo Ugu Doodayo Agoontii
Просмотров 2,8 тыс.10 лет назад
HUBAAL TV: DAAWO Khudbad 2004-kii Uu Axmed-Siilaanyo Ugu Doodayo Agoontii SNM. Khudbadan Oo Uu Ka Jeediyey Madal Lagu Xusayay Gudo-galkii Naf-hurka Ahaa Ee Xooggagii SNM Kusoo galeen Magaalooyinka Burco iyo Hargeysa Maalmihii Halgankii Dhiiga badani ku daatay Ee Taliskii Afweyne lagagag Xoreeyey Dalka 27-kii Bishii Meey iyo 31-kii Isla bishaas ee sanadkii 1988-kii
DAAWO Oo Dareenkaaga Cabir: Madaxweynaha & Xeer-ilaaliyihiisa Guud Oo Ka Jawaabay Fedeexada Dul Taal
Просмотров 9310 лет назад
DAAWO Oo Dareenkaaga Cabir: Madaxweynaha & Xeer-ilaaliyihiisa Guud Oo Ka Jawaabay Fedeexada Dul Taal
HUBAAL TV: DAAWO Guddoomiyeha & Hawl-wadeennada Maxakamada G Hargeysa Oo Godkooda Biyo Ugu Galeen
Просмотров 7010 лет назад
HUBAAL TV: DAAWO Guddoomiyeha & Hawl-wadeennada Maxakamada G Hargeysa Oo Godkooda Biyo Ugu Galeen
HUBAAL TV DAAWO Abwaan Xasan Ganey Oo Waraysi Xiiso Leh Kaga Warramay Raad raaca Suugaantiisa iyo Ri
Просмотров 31 тыс.10 лет назад
HUBAAL TV DAAWO Abwaan Xasan Ganey Oo Waraysi Xiiso Leh Kaga Warramay Raad raaca Suugaantiisa iyo Ri
HUBAAL TV: Weriye Aadan Oo Su'aalo Kulul Weydiiyey Sharci-yaqaanka Wakiillada+Cirro Oo Tacsi Diraya
Просмотров 11310 лет назад
HUBAAL TV: Weriye Aadan Oo Su'aalo Kulul Weydiiyey Sharci-yaqaanka Wakiillada Cirro Oo Tacsi Diraya
HUBAAL TV: Daawo Qaabkee Ayay U shaqayn Doonaan Kotontada Tamarta cadceeda Ku Shaqaynayaa
Просмотров 17910 лет назад
HUBAAL TV: Daawo Qaabkee Ayay U shaqayn Doonaan Kotontada Tamarta cadceeda Ku Shaqaynayaa
Mulkiilaha Crown Hotel Oo Bulshada Ka Difaacay Ceebo Wasiirka Ciyaaruhu Meel Kaga Dhacay Aroosyada
Просмотров 67810 лет назад
Mulkiilaha Crown Hotel Oo Bulshada Ka Difaacay Ceebo Wasiirka Ciyaaruhu Meel Kaga Dhacay Aroosyada
HUBAAL TV: Siciid Saalax oo Ka Hadlaya Qof Aan Hooyadaa Ahayn, Haddana Hooyo Kuu Ah
Просмотров 8 тыс.10 лет назад
HUBAAL TV: Siciid Saalax oo Ka Hadlaya Qof Aan Hooyadaa Ahayn, Haddana Hooyo Kuu Ah
HUBAAL DAAWO "Rag Waxa Ugu Balaysan Ninka Tolkii Oo Gorada Isla Galay Kala Dira"
Просмотров 6210 лет назад
HUBAAL DAAWO "Rag Waxa Ugu Balaysan Ninka Tolkii Oo Gorada Isla Galay Kala Dira"
HUBAAL TV: Feysal C. Mushteeg Carabi Ku Heesaya+Hobolladii Walaalaha Hargeysa Oo U jiibinaya
Просмотров 25 тыс.10 лет назад
HUBAAL TV: Feysal C. Mushteeg Carabi Ku Heesaya Hobolladii Walaalaha Hargeysa Oo U jiibinaya
HUBAAL TV DAAWO Heesta DEDAAL Oo Shucuur Gaar Ah Ku Dareensiinaysa, Waxa Curiyey Curiyey Abiib Iim
Просмотров 39710 лет назад
HUBAAL TV DAAWO Heesta DEDAAL Oo Shucuur Gaar Ah Ku Dareensiinaysa, Waxa Curiyey Curiyey Abiib Iim
HUBAAL TV: DAAWO Heesta Hibo oo Caabi Mire Dacar iyo Raxma Huunno Ku Wada Luuqaynayaan
Просмотров 39 тыс.10 лет назад
HUBAAL TV: DAAWO Heesta Hibo oo Caabi Mire Dacar iyo Raxma Huunno Ku Wada Luuqaynayaan
HUBAAL TV: DAAWO Heesta Dedaal iyo Codka Macaan ee Hobolka Qarniga Caabi Mire Dacar
Просмотров 1,9 тыс.10 лет назад
HUBAAL TV: DAAWO Heesta Dedaal iyo Codka Macaan ee Hobolka Qarniga Caabi Mire Dacar
HUBAAL TV: DAAWO Milicsiga Barnaamij Faneed Laga Duubay AHUN Fanaankii Feysal C. Mushteeg
Просмотров 6 тыс.10 лет назад
HUBAAL TV: DAAWO Milicsiga Barnaamij Faneed Laga Duubay AHUN Fanaankii Feysal C. Mushteeg
HUBAAL TV: Waan-waantii Guddida Turxaan bixinta KULMIYE Dhex Wadeen Iyo Qoddobo Laga Soo Saaray
Просмотров 13410 лет назад
HUBAAL TV: Waan-waantii Guddida Turxaan bixinta KULMIYE Dhex Wadeen Iyo Qoddobo Laga Soo Saaray
Cawaa igu horeysay hestu nin xanuunsan oo qaadi ban tiktok kasoo arke asagoo qadaya intaa quruuxda nocedaa wacan ❤
Wlhi ben mha hdan so radiyay ninka xanusan ban kso maqlay
Anaa Kula mida zxp
Old is gold
2024 😭🫶🏽😔
Caajiis ala Maxaa qurux ilahay ku manatstay markay yarad marysan mursal
2025❤
mujaahidiinta ma markay dhintaan baa la amaanaa
Nasha allah ordugan haguileysto
alle waa abaalkiood ka dhaadhac
Qurux, dhalin yaranimo,cod macaan,dowlad iyo somali is jecel isku haystay maantana intas cagsigeeda wye
Taariik 10/10/2024/ Duhur qoralkan qorayaaa heestan waa heez macan waxa kaztana yardage inay ku quru badan yihiiiin ogaaday maanta fananadu markiii ay yarad quru badnayd lkin maanta 2024 maanta la la joogo is badashay 10 zano kadip I.a inaan arkaan rajaynayaaa
Watching from Austria greetings my Somali people today and forever 10/10/2024 I love you ❤
4/10/204😢😢😢
Heestan video gu waa goorma?
Malaay bada kujiro xawaaji malooshito iscadeys badiyo car haweyso soosoco yurubaan jeska labadena hoteel makuu ijaara mase waa iladuule biyo makudeeqaan qarax kasocarar kacanta iidhib
Axsan yaa caabi
محمد ورذي:قاسي قلبك علي ليه Maxamed wardi:qaasi qalbika calaya lee Ilaahay how naxariisto faysal cumar iyo fanaanki heesta hore uqadayba wardi
Hees xusid mudan
Hees dareen goniya aan darreemo markan dhegaysanayo 28/6/2023
Hees dareen goniya aan darreemo markan dhegaysanayo 28/6/2023
Abbi mire dacar Fanaan khabiir
Cakuu jeceel nacala kugu yaala alow qalbiga igaa tiir nin an ogahay
Aniga xita sidado kala ahy😢
Iyada iyo kinsi xaaji baa ugu qurux badnaa xidigiihii mar la argta ahaa ee waabari Kinsi alle ha u naxriisto Mamo maryan Alle caafimaadka cibaadada ha u sugo
Faadumo cabdullahi kaahin maandeeq maad ilawde quruxdii ifkay ahayde🎉
M.a alle muxuu qurux u kaamilay bal maanta eeg aduunyooy xaalkaa ba,😢
Old is gold 2024
" Axsaabta qaranku qabaail ma kala aha ee waa xisbiyo aragti siyaasadeed oo kala duwanle " xigmada hadalka ku jirta 💯
XSuuus 2010 igu dambeysaa hadse 2024 alx.
Arooskii adeerkey ayaaan soo xasuustey 2004
waaaw war nio gabar codkaan leh malahelayaa wa maya wa kuwii ugu dambeeyay cod iyo luuqba gabadhaas baa ugu dambeysay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ io hada wxa nasaha dadka tusa oon wxba ku hayn meesha
Sanadkee ahayd?
Malintii u horaysay ee aan qaad cuno waa hestaan ku mirqamay xasuus 😂🤣
Cajiib.
Maama qaaliya waaye maamada Allaha udambi Dhaafo
Waa markii iigu horaysay een maqlo heeskan cajiibka ah 23/2/2024
Manta oo ey tahay 20/02/2024 Aya hestan ninki qaday kulakulmay dalka Kenya gar ahan Liboi Kenya fanaka asago safar ah hotel
57❤
maryan mursal ciise iyo kooxdii waabari wxy ahayeen dad cajiib ah yaasaaam
waxay dhahdaa nasiibow hayla hadhin hawshayduna yay ahaan hankaygu miduu ku qado
sxb RUclips kaaga inabad ayaa ku xidhnaa markaa codsi hestii caabi mire dacar ee hilaac heegooy hilaac baadi doon
Ad ay qurux bdneed waqrigaas
I,m interested this song Great legend caabi mire
Milicsi ❤markale 28/1/2024 Ilahayow sanado badan oo kheyr leh nasii
Nugaal oo Cirkii heloo nabaadku ka soo baxiyo naftayda waxaad utahay sidii nugul oomanoo sidii nugul oomanoo xareedu ku nuuxsatoo nasiib iyo calaf haday nimcooy igu kaa dareen horaan nidar ugu galee
Cid iga danbaysa ma jirta 2024 🔐
Haaheey ciroole afsomaliga dhuuxa oo lasanod jooga baa kaa dambeeyay
Haaheey ciroole afsomaliga dhuuxa oo lasanod jooga baa kaa dambeeyay
Haaheey ciroole afsomaliga dhuuxa oo lasanod jooga baa kaa dambeeyay
Haaheey ciroole afsomaliga dhuuxa oo lasanod jooga baa kaa dambeeyay
Haaheey ciroole afsomaliga dhuuxa oo lasanod jooga baa kaa dambeeyay
Allow cimrigeeda dheereey😊😊❤😢2024
Maanta tahy ,30,12.2023Geeri haday kudayso gabow kumadaynayo wlhi 😭one day is good one is Bad😭😭😭😭😭
Faduun si fiican bay u keentay heesta
Cali cumar maydhane allah ha u naxariisto canab aw diiriye ayaa originally la qaaday General daa’uud Hargeisa
Allaha u naxariisto.. goormuu dhintay?
Citar ku u hadlaya macalin najiib xamad xashi o yar weeyan
Hadaan ku mirqaanba wlhi
Fanku marbu qimo lahaa, Allow nodanbi dhaaf