Caabi Mire Dacar Waa Fannaan Heesihiisa Dareen Uu Xitaa Dhegoolku Fahmo In Badan anigoo Taageera Ayaan Si Kadis Ugu Kulunnay Muqaaxi Halkaasna Ka Bilownay saaxiibtinimo Aannu Wali Ku Wada Socono
Heestan xasuus ayay i galisay waxaan soo xasuusaty anigoo baadiye u soo cano doontay ayaa waxaa maalin aniga iyo mid iga wayn oo habaryartay dhashay anigoo meel cidla ah lugaynaan oo laamiga ah oo u dhacaysa meel la dhaho kirkir iyo kaatama a oo la dhaho tuulada cali wayne ayaa waxaa naga hor yimi nin waalan oo laamiga raacayaa markii oo noo soo dhawaa ayuu heeatan qaaday
Cawaa igu horeysay hestu nin xanuunsan oo qaadi ban tiktok kasoo arke asagoo qadaya intaa quruuxda nocedaa wacan
❤
Wlhi ben mha hdan so radiyay ninka xanusan ban kso maqlay
Anaa Kula mida zxp
Abbi mire dacar
Fanaan khabiir
Heestan ereyadeeda waxa lahaa nin la odhan jirey CALI BILE AHN. wuxuu ka shaqayn jirey HOTEL AMBASADOR.
Zxp waa run taa
Cid iga danbaysa ma jirta 2024 🔐
Haaheey ciroole afsomaliga dhuuxa oo lasanod jooga baa kaa dambeeyay

Waa markii iigu horaysay een maqlo heeskan cajiibka ah 23/2/2024
Heestan waxay igu leedahay xusuus gaara waxan dhegaysan jiray 2005 anoo galaaska labaad ah waliba riinkoodh ayaan ku dhagysan jiray imokana si kadis ah ayay iigu soo dhacday
Marka dhashy 😂❤
I,m interested this song
Great legend caabi mire
Hees xasuus iyo xiiso leh aduun caaryoole 2006 ilaa 2009 .
31:07:2019
Xasus wali Waan dhagaystaa 🙏🙏🙏🙏🙏
Besti songi walhi 2021❤️🖤🌷
Caabi Mire Dacar Waa Fannaan Heesihiisa Dareen Uu Xitaa Dhegoolku Fahmo In Badan anigoo Taageera Ayaan Si Kadis Ugu Kulunnay Muqaaxi Halkaasna Ka Bilownay saaxiibtinimo Aannu Wali Ku Wada Socono
2021 wlhi wa so radi yey
2024 ayaan Raadis kuso helay 🎉
16.06.2020 yaa dhagaysanaya farta taag
Anaaa kaaga danbeeyy mayla socotaa to day😂🙏
2024 wll 😢😢😢
Heesti ugu macanayid hees la Qaado
Heestan xasuus ayay i galisay waxaan soo xasuusaty anigoo baadiye u soo cano doontay ayaa waxaa maalin aniga iyo mid iga wayn oo habaryartay dhashay anigoo meel cidla ah lugaynaan oo laamiga ah oo u dhacaysa meel la dhaho kirkir iyo kaatama a oo la dhaho tuulada cali wayne ayaa waxaa naga hor yimi nin waalan oo laamiga raacayaa markii oo noo soo dhawaa ayuu heeatan qaaday
Heestaaan adbaan u dhagaystaa hada waxan ku suganahay xalada dhabta ee qof wax jeclaada ____
Miyay niyadu qalbigu cid kale naawili karaaan nemo kader ♡
Nugaal oo Cirkii heloo nabaadku ka soo baxiyo naftayda waxaad utahay sidii nugul oomanoo sidii nugul oomanoo xareedu ku nuuxsatoo nasiib iyo calaf haday nimcooy igu kaa dareen horaan nidar ugu galee
sxb RUclips kaaga inabad ayaa ku xidhnaa markaa codsi hestii caabi mire dacar ee hilaac heegooy hilaac baadi doon
Arooskii adeerkey ayaaan soo xasuustey 2004
waxay dhahdaa nasiibow hayla hadhin hawshayduna yay ahaan hankaygu miduu ku qado
I love this song
Me 22😎
Heestan iyadoo orginal oo sida ka fasixsan miyaanay jirinba ?
haa xppi
Manta oo ey tahay 20/02/2024 Aya hestan ninki qaday kulakulmay dalka Kenya gar ahan Liboi Kenya fanaka asago safar ah hotel
2010 xasus gaara iyo beenaha anan ilawin
XSuuus 2010 igu dambeysaa hadse 2024 alx.
Milicsi ❤markale 28/1/2024 Ilahayow sanado badan oo kheyr leh nasii
6/6/23