Halyeygii dowladiisii sababsatay | Jaale Maxamed Siyad Bare | CODKA MUSTAQBALAK
HTML-код
- Опубликовано: 6 фев 2025
- Halyeygii dowladiisii sababsatay | Jaale Maxamed Siyad Bare | CODKA MUSTAQBALAK
kanaalka youtibe ka / @codka_mustaqbalka
FADLAN SUBSCRIB NASO DHEH SHARE TA IYO LIKRTANA HANAGA HILMAAMIN SI AAN U HELNO SAAXIIBO UWANAGSAN SIDA ADIGO KALE.
Taariikhda Mw hore ee maxamed siyaad barre: waa mid muran badan mararka qaarna iska hor imaaneysa.
Sidaa darteed waxaan asxaabteenna qiimaha badan uga cudurdaaraneynaa Qaladka carrabka (زلّة اللّسان) ku jira muuqaalka mahadsanidiin❤
Aabi seyad Janada iyo naxares allaah ha ku seyo
Maxamad siyaad bare allaha Unaxariisto wadani iyo hogaamiyo kafiican soomalia masoo marin naxariistii jano allaha siiyo
❤illaahay janadii hageeya geesi somaliyed buu ahaa❤❤❤❤❤❤
Nin dalkiisii dumiyay geesi laguma sheegi karo.
Jaale siyaad alle haunaxristo
Unfortunately the fears of President Siyat Barre are openly open today.
Ya Allah bless his soul in Jannatul Firdous.
Aamiin ya Rabb
Halyeey waa ninka kursi jcyl dartiis dalkiisa aanan kuburburin.
siyaad bare ma eheed halyaay somalia asaga meshaan dhigay
Jaale maxamed siyad barre ✊🫡🫡
Taariiqdiiciyo kulanjui xaylasalaaseiyo siyaad bare
Wuxu ahaay eey eeydhalay gaal musqul kudhintay oo umada halagay naclad rabi hakudhacdo ayadihi alle kahor imaday cadaladi rabi baa sodagtay iyo raxmadi malinku uu wadanka kacararay
Naga aamus
Burburka ilaa hadda taagan isaga u sabab ah ta xigta xigtadiisi ugu hiilisay inay kursiga qabiil iyo qoys ahaan ku haystaan ee sababay in shuruucdi dalka la baabi.iyo isaga sababay in kiniya iyo itoobiya ku wishiiriyaan carraddi uu qoriga caatadi ku qabsaday. Maantana way u dhib yar tahay in itoobiya wada qabsato somaliya
1919kii ayuu dhashy , waalidkii wexey dhinteen 1915 iyo 1916.😂😂😂 . Beentaan halkee kasoo aqrisaty 😂😂
😂
Dad duli ahi hadii aad halyay kasta tahay way ku dulaysan siyaad bare abakiisji mahelin ah ah ah ah aheey ah soomaali qushaashaa dehabkiinnii dumise bal wax kafiican keenna ma keeni kartaane😅😅😅😅😅😮😮😮😮😢😢😢😢😢
Yaa ka dulisanaa saa gaalnimo ayuu cadaystay oo quraankii Ilaahay ayuu isku dayay qaar nasakho Awoodihii Ilaahay gaarka u ahaa iyo faraha lagay taasina waxay dhaxalsiisay inuu suuli ku dhinto.