FASIRKA RIYADA GARAACIDA OO KU GARAACAYO AMA AAD GARAACEYSO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • Join this channel to get access to perks:
    / @fasirkariyooyinka
    Halkaan juk sii si riyadaada toos laguugu fasiro adiga keliga
    riyofasir1.blo...
    Ama / riyooyinka1
    Facebook PAGE
    / %d8%aa%d9%81%d8%b3%d9%...
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 84

  • @fasirkariyooyinka
    @fasirkariyooyinka  4 года назад +6

    Join this channel to get access to perks:
    ruclips.net/channel/UCM8k...
    Halkaan juk sii si riyadaada toos laguugu fasiro adiga keliga
    riyofasir1.blogspot.com/
    Ama instagram.com/riyooyinka1/

    • @ملكةسبأمنأبين
      @ملكةسبأمنأبين 4 года назад +1

      Haye walal jazakallah

    • @ملكةسبأمنأبين
      @ملكةسبأمنأبين 4 года назад

      Wax inbadan igu soo noqnoqata riyo waxan ahay xaas carurleh nin horay an u kalatagnay ona carur u dhalay ayan ku arkay riyo waxan noqona qof suxsan okale afkeygana waxaka imanayo wax cad dhulka ano joofo ey i kortaganyihin 3 jeer asi ayan arkay 3 jeer karana naago aya idultagna waxna wan maqla hada xaas ayan ahay

    • @قاسمعبده-ذ2ي
      @قاسمعبده-ذ2ي 4 года назад

      Jawab aya karaw

    • @قاسمعبده-ذ2ي
      @قاسمعبده-ذ2ي 4 года назад

      Yaa aquuya

    • @ikraancilmi9365
      @ikraancilmi9365 4 года назад

      Walal waxan marwalbo kuriyoda qof an aqano oo waalan oo dharka tuuranayo anigana aaisku dayayo inan dhanrka uceliyo marwalbo wey igusolalabata walalow maxad kufasiri aheyd jazakallah

  • @hafsamohamed3639
    @hafsamohamed3639 2 года назад +10

    Wll wxn kuriyody magaca nabi Muhammad oo samada ku qoran plz walal iifasir

  • @nastexocabdimohamed1691
    @nastexocabdimohamed1691 15 дней назад

    #Sheekh waxan ku riyoday ayeyadey oo igaraceyso😢

  • @abdilomar6802
    @abdilomar6802 3 года назад +3

    Riyada qof sxpo tihiin oo bada ku dhacaayo ama kula dagaalamaayo . Inshallh Sheikh jazaakallah

  • @WiiloJamac-ir1rk
    @WiiloJamac-ir1rk 4 месяца назад +1

    Wll waxaan kuriyooday Walaashay oon dilayo kawrn oo dhirbaaxo ladhacayo plz iisoo jawaaab😢iifasir

  • @NasaroSheekh
    @NasaroSheekh 3 месяца назад +1

    Sheekh ow waxan Arkey hooyadey dhiiga kusocodo degaal na kujito

  • @daahir.a.ducaale7012
    @daahir.a.ducaale7012 2 года назад +1

    SH WAXAAN II FASIRTAA RIYADA ADIGA OO LA DAGAALAMAYA NIMAN KITAABKA JEEXJEEXAYA MAHAD SANID

  • @Hamdaindho-d5m
    @Hamdaindho-d5m 8 месяцев назад +1

    Masha Allaha kubarakeeyo wll

  • @عاشقةالقران-ز8د
    @عاشقةالقران-ز8د 4 года назад +1

    sheekh waxan ku riyoodey ninkeyga oo ninkale islaynayan oo ninkeygi ooynayo wanan garaneya ninka kale kadibna nink ban ku idhi ninkayga hayga dilin oo hayga dagalin markasu yidhi haye nikii kale iisoo fasir jazakallaah khyr wllo

  • @Legendnos
    @Legendnos 2 года назад +1

    Anigoo qof kale wejiga kab uga garaacayo ayan ku riyooday plz fasirkaga ma fahmin wax yar hadalkaa isku dartay marka meshas maraysay.. please igu soo celi 6:34

  • @IfraxAhmedabdi
    @IfraxAhmedabdi 2 месяца назад

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @ملكةسبأمنأبين
    @ملكةسبأمنأبين 4 года назад +3

    جزاك الله خيرا

  • @nehaanlovecadey6749
    @nehaanlovecadey6749 3 года назад +3

    Walashey i garceysay oo i ciijineyso ku riyooday

  • @xamdaabdiyuunis1281
    @xamdaabdiyuunis1281 3 года назад +1

    Asc wll waxaan ku riyoday xalay aniga iyo sxbkey oo meel beer ah oo aabahayga leyahay geeskeda jiifna ayaa waxa nasoo weeraray dhalan yaro kale oo beer nagu dheganayd oo adeer kayga leeyahay oo ul isku garacnay

  • @khadiawes845
    @khadiawes845 2 года назад +2

    Mashallah

  • @MohamedAadan-xl8vc
    @MohamedAadan-xl8vc Год назад +1

    wllo soo 1 fasair riyada gabar walidkee kala tuurtay
    waalidkan garaacaayo dhalay.

  • @AminaGuliye
    @AminaGuliye Год назад +1

    Asc wll wxan kuriyodey anigo jooko school oo imtixanka sare oo na kubasey ee wll iso fisir wxan ahay ardhay

    • @AminaGuliye
      @AminaGuliye Год назад +1

      Allah kufudhidheya inshallah

  • @zuhuurise6510
    @zuhuurise6510 3 года назад +1

    Qof horay aan ula shekaysan hiray ayaa ikufsaday wuna idilay laymana qabo iso jawab

  • @faisohamud6674
    @faisohamud6674 Год назад

    Shiiqa waxan kuriyodey nin ifurya igun daycey caruura ayan kuriyoda anigo garacayo walibo waku farxsanya

  • @Sabrina-kx3zg
    @Sabrina-kx3zg 2 года назад +2

    Shiikh ani gabar an isnaqaan ayaan kuriyiday anagoo isdirirayno

  • @khaadiijoqosolwaanaag4127
    @khaadiijoqosolwaanaag4127 4 года назад

    Asc sheeikh haley waxay kuriiyodey wiil dhabta kusiito gaar ahaan

  • @MahadBalooley
    @MahadBalooley 6 месяцев назад

    صلي الله عليه وسلم.

  • @zainabdahir7015
    @zainabdahir7015 4 года назад +1

    hadaad kuriyooto askari kugaraaya wana ul aaxanuun lahen wunahubas Naa wana aqris taa manadaayo waxan shay garoob sdx

  • @safiyoabdirashidahmed5237
    @safiyoabdirashidahmed5237 3 года назад

    Asc shiiq waxan kuriyuday anigo gadho anaqni ooi dhaha wey dhimatay qaday wandugeyna idha ayakalaqaday wanladiririy

  • @Mohamedc84
    @Mohamedc84 Год назад

    Asc sheek waxan kaa ud sana in aad isoo sheekto riyada hooyo ku garaa ayso hooyo mar aan waydiyo waxay ileedahay macaqaano waxay yihiin

    • @AsiyaAnanug
      @AsiyaAnanug Год назад

      Wll kulamidban ahy hadaad heshey iso sheeg

  • @gudoomiyahagobolkamudug893
    @gudoomiyahagobolkamudug893 3 года назад +2

    Waxaan Raba fasirka riyo bada Bahal bada ku jira yaxaaska u eg ano oodiliy aniga iyo nin aanan garanen iyo waliba bad jamalo leh kadib bahlaka waa uu naso weraray ninkii ayaa waran madaxa uga muday aniga xageyga markuu isoo boday waxaan ku kala jexay gaashaan kadib caloshiisa waxaa kaso daatay dhagaxyo buluuga oo ifiin badan oo dhor io toban xabo ah islamarakas aniga waxa niyadeyda ku sodhacay dheman inuuyahay kadib aniga ninkii ayaa ga canata ku ururinay kadib xabad kamida dhagax yadaas aya mabada ku dhacay kadibna sidii ashito camal ayuu ubur cad isku badalay ninkii yaan wediyay wuxuuna igu dhahay ka ilali iney bada ku dhacan hadii kale wey dhamanayaan fadlan fariinteyda hadey ku sogarto iga so jwb waxan ahay qof dumara oolaqabo mahad sanid

  • @relaxinggirl472
    @relaxinggirl472 4 года назад +1

    Mash Allah

  • @Haniqali-z9i
    @Haniqali-z9i 10 месяцев назад

    Waxan kuriyoday anigoo garacaya naag aan isdagalsanahay oo aan khairbadnayn oo an garacayo xalay wlhi wan kufaraxsanahaa wana isdagalsanahay

  • @AminaMOHAMUD-b1c
    @AminaMOHAMUD-b1c Год назад

    Wll ayeeyadey iyado igaraceso ku riyooday 😢

  • @SafaAbdikariin-k8z
    @SafaAbdikariin-k8z Год назад

    Waxaan ku riyoodey gabadheyda oo aad loo garaacayo anigana ka celin Karin o laiga celinaayo

  • @sabrinsharif4131
    @sabrinsharif4131 11 месяцев назад

    Asc sheikh

  • @fartunwarsam9487
    @fartunwarsam9487 4 года назад +1

    asc wll waxn kuriyoday anigo nin turki ah idharbaxayo soomaliyana joga

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  4 года назад

      iska fahan heee! Dhankaas maa jeceshahay markasta ku fekertaa! haddi aadan mar walba ku fekerin waxaa ku guursan doono ninkaas ama qarabadiisa

    • @kafiyakiin3163
      @kafiyakiin3163 4 года назад

      @@fasirkariyooyinka abtigay i dilaya ku riyooday mxaytahey wll

  • @shuubilan9781
    @shuubilan9781 Год назад

    Aniga dhowr sano ku riyon haya ano wil yar 5jir ila 6jir cml ah garacayo markasta wey iguso noqota tolow maxa waye xaas ban ahay muda 3sano ah walina wax owlad ah ma dhalin

  • @xabiibacabdi7787
    @xabiibacabdi7787 3 года назад +1

    Asc,ahmed

  • @hmm1699
    @hmm1699 2 года назад

    Anigu mid walashey baa isdilnaa. Wey inicibthy waana nibcahay

    • @salma2021
      @salma2021 2 года назад

      Ani walalkey baan riyo isku dagaala sxb ma nihin lkn ma necbi

  • @xikmaawi4274
    @xikmaawi4274 Год назад

    Sallaahu calayhi wasallam

  • @hibocilmi4693
    @hibocilmi4693 Год назад

    Asc.riay.ddalaal.dumark.waan2markiid.xasaad

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 года назад +2

    Garacida hooyaday igaracay iso fasir

  • @habibamuse-z2z
    @habibamuse-z2z 22 дня назад

    Waxaan ku riyooday wilkayga abihii garaacayo wilka lagataacayay

  • @xamdabaarud7633
    @xamdabaarud7633 3 года назад +1

    Hoyaday oo igaracaysa oon kacabsonayo inan kabaxsado anrapo isuu fasir jazakalh

  • @cidhiidhicaawiyezmy5971
    @cidhiidhicaawiyezmy5971 2 года назад +1

    Wamaxay fasirka riyada kubada cagta ado ciyaarayo

  • @ayaninastyle8834
    @ayaninastyle8834 3 года назад

    Subhanaal

  • @hodandeeq2219
    @hodandeeq2219 3 года назад

    asc wllky waxan ku riyodaa marar badan aniyo xamiilo ah uur xaran ah wada wll pls bal ifasil😥

  • @xikmaawi4274
    @xikmaawi4274 Год назад

    Sallaahu calayhi wasalam

  • @ShugriMohamed-zx9lu
    @ShugriMohamed-zx9lu Год назад

    Garaacitaanka dhagaxa laguugu garaacaayo pls 😢

    • @aichamohamed5250
      @aichamohamed5250 Год назад +1

      Subxa allah isku mid baan nahey hadad heshid ISO cheg walal

  • @suadasheego9593
    @suadasheego9593 4 года назад +1

    Riyada hoyadey sixun lodilaayo dushana sixun Loga gosanayo micnaheda igasojawab

  • @mrcalifarax4426
    @mrcalifarax4426 3 года назад

    Scw

  • @Safiaabdi-vf2tn
    @Safiaabdi-vf2tn Год назад

    aniga mar walbo waxa ku riyoda dagal uu naago badan aan isdagalino naga waan aqaana wuuna solaa laabta

  • @ayaanaden7978
    @ayaanaden7978 3 года назад +1

    Shugran aaadbaan oghelay

  • @simanbabie8199
    @simanbabie8199 Год назад

    Abowe riyada wilkeyga yar oo la garacaayo mxawaye

  • @bizharazharif1786
    @bizharazharif1786 3 года назад +1

    Riyada mootada ifasir wlle

  • @haliimaabdi7172
    @haliimaabdi7172 2 года назад

    Fasika dagalka hoyo qanineso wilkada

  • @maxamadmocow7915
    @maxamadmocow7915 2 года назад

    Fasirada ridharkago.qodxo.kasareso

  • @SaaraSubeer
    @SaaraSubeer 9 месяцев назад +2

    Scw