Wararkii u Danbeeyey Xisbiyada Mucaaradka Somaliland & Madaxweyne Biixi oo Ku Kulmaya Madaxtooyada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 29

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 месяца назад +2

    Maasha allah,
    Ing. Faysal ayaan ku haboon hogaaminta dalka, alle ha ku dhiibo adeer😊guuu Somallind 👍👍👍😁👍👍👍😁👍👍👍

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 2 месяца назад +2

    Yes waa runtii
    Mansha Allah tabaraka Jazakalaahu khayran Faysalow noonow cadawgaa hajabo noolow guul guul iyo gobanimo Somaliland

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 месяца назад +4

    Somaliland guul iyo gobanimo

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 2 месяца назад

    Faysal cali waraabe waa oday qaran alle habarakeeyo

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 2 месяца назад

    Hanu dad doonano inaanu daLke dadko dibu dhaca kamareeno anudoorano gudoomiye faysaL cali xuseen xaqiisana marino ❤❤❤

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 2 месяца назад

    😍👍🎖️🟢⚪️🔴💯👌 viva Somaliland guul iyo gobanimo.. one ❤️ Somaliland big salaan sare taar tv 🫶📺🫶

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 месяца назад

    Taar tv agasime dirir
    Wararka joogto ka dhig

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 месяца назад

    FAYSAL WAA CAD NOOL😂😂😂😂😂

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 месяца назад

    Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️💪

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 месяца назад

    Maashallah 😮❤

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 2 месяца назад

    Warkii oo lagu akhriyey aftahamo iyo aqoon-afeed oo lagu dhiirigelinayo Af-Soomaaliga.
    Mareeg-wareedkani wuxuu hayaa shaqo weyn oo anfacda qoomiyadda Soomaaliyeed.

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 месяца назад

    Hadduu warkaasi run yahay shabaab waaba uguma baryeen halkaas. Warkaa inaga hubsada xaqiiqdiisa.

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 2 месяца назад

    Waa xiirsi niinka Wada waxaas xiirsi hala qaabto xiirsi gaab cubuuleeynta reer ha xiigay kula caroowda cadawga iyo shiisheeyaha Waa uu cabanata

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад

    OO FAAYSAL MAA MUXAFIDA BUU NOOQTYYE

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 месяца назад

    Faysal cali waaraabeh waa nin rageed Wlee ciro 100jeer ayuu aqli dhaama wlhi

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 месяца назад

    Afka uu taagayo madax waynaha ixtiraan ina xaashow

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 месяца назад

    FAYSAL KHIYAAMU WADAA CIRAA TAGERAYASHADI QATAY. TOLKAA LA KAALAY

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 месяца назад

    Taa ma yeelayaa ururka wadani ee huwanta ah inuu difaaca qaranka

  • @daffodou44
    @daffodou44 2 месяца назад

    Dee inaga daa wllö

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 2 месяца назад

    Ciidanka dawlada somaliya ayaa hormood ka ahaa in lajabiyo ash-shabaab

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 месяца назад

    dadka somaaliaan ee shicbka ahi waxba iskuma hayaan waana dad xor iyo xalaala lkiin siyaasiyiintu ha he shiiyaan

  • @daffodou44
    @daffodou44 2 месяца назад

    Jabuti waynu colawnay ayaad tidhi taaraw hada barnaamijka aad ku xayaysiinaysaa markeed waalantahay

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 2 месяца назад

    Faydsal iyo ciro waxan leeyey yaan heego sixir idiin qooshin

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 месяца назад

    Maandhee mashiixe miyaadtihiin idoorow bad bilaa shuruud kusiii ithiopia cadawga gudaha ayaad tihiin rajomalihid...

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      Mashiixe kkkkkkkkkkkkkkkkkkk gudhu bal maxaad qortay

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 месяца назад

    𝐅𝐚𝐲𝐬𝐚𝐥 𝐜𝐚𝐥𝐢 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚𝐛 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐮𝐮𝐰𝐚𝐝𝐢𝐧 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥