Dhulkaaga xoog ayaan ku qaadanaya ee aan wada hadalno cid ogolaaneeysa ma jirto , Somalia dhulbaa ka maqan oo Ethiopia xoog ku haysato wada hadal haddeey noqoto dhulka ay xoogga ku haysto ha laga wada hadlo .
Maxaa loola farayaa wada hadal ayadoon itoobiya ka laaban heshiiskii badda ee somaliland ey lagashay intay ka dhahaan waan ka laabanay in wada hadsl lalafuro daciifnimo waan sidii loo fahmay daciifnimada iyo caqli cumida somalida waxaas ma heshiisbaa markaas nin gurgaagii dhex fadhiya heshiis ayaan la sameynaayaa ma afbaa waa bahdile horta gurgeyga banaanka ka istaag maa dhoho markaas ayaan kula hadlaaye gaalyohow gaalku dhalay banaanka u bax horta
Alla been badana business ka waa weyn dhan wuu xirnaa eastliegh suuq furna malahan kuwa yar yar kiyozada yar yar bis aa furnaa waala baqanaaye iney imaaden
Dowlada dhexe e somalia way gulaysanaysaa guul.guul insha allaha ❤❤❤❤
Mahadsant walaalkey sandheere VOA ❤❤❤❤❤
Mahadsanidiin
Wxa wariye ma ahaan utopia report 😮😮😮😮 dheh guy share ana ku dheh dhaman group
Dowlada dhexe e Somaliya way gulaysatay Guul Dowlada dhexe e Dan Qaran insha Allah
Editing xumo
👋 Weriye Sandheere.
Itobiya way Na dulmisay in lala hadlo waa qalad illaa wa wadankeena nabad u ogalaadaan faragalintana naga daayaan
Dhulkaaga xoog ayaan ku qaadanaya ee aan wada hadalno cid ogolaaneeysa ma jirto , Somalia dhulbaa ka maqan oo Ethiopia xoog ku haysato wada hadal haddeey noqoto dhulka ay xoogga ku haysto ha laga wada hadlo .
iLaHoW Palestine UgaRGaR 🖤
Ma mudna intabar loo furo ee waxaa wanaagsan in sharcigu shaqeeyo oo talaabo laga qaado
alla somalida damiir xumaa.. ethiopia ayaa manta dhulkii somalida qeeb qeeb ula wareegeyso somalidiina qabiil qabiil isku dilee..
Your volume is so slow do something on that please!!!
itobiya dadkeda ayay ben ku mawelinaysa o ay ledahay bad ayan so helay wana khiyali warka Abiy u wado
Hanbalyo
Kala-quban VOA war iyo tabin liidata.
Garsoorayaal dal oo hadana taageera Xisbiyo waa sidee xaaladdu qallafsanaa.
Waxay de " is-buurashadu" 🤔 Waar anaga Yaab Aragne
israel waxaydishaa haweenka iyo caruurts oo keliya
Ila mareyso aya la yidha MOU wu soconaya
ethiopia inaan wada hadalno Maaha, Xoolo eey leeyihiin maynaan ka dhicin, ee waxa eey wado waa dulmi gardaro ah.. marka qof raba inuu ku baado waala iska celiyaa bes
Arinta Donland Trum u ekaa kuwii madaxda Africa.
Maxaa loola farayaa wada hadal ayadoon itoobiya ka laaban heshiiskii badda ee somaliland ey lagashay intay ka dhahaan waan ka laabanay in wada hadsl lalafuro daciifnimo waan sidii loo fahmay daciifnimada iyo caqli cumida somalida waxaas ma heshiisbaa markaas nin gurgaagii dhex fadhiya heshiis ayaan la sameynaayaa ma afbaa waa bahdile horta gurgeyga banaanka ka istaag maa dhoho markaas ayaan kula hadlaaye gaalyohow gaalku dhalay banaanka u bax horta
Ball eega caqli xumadda Xabashida oo dhaheeyso dhulkaadda baan xoog ku qadannaa ee igala xaajoow. Bal Xabashida dulmigaas oo kale waxeey nooga qaadeeyso aan aragno. Walee brasho baa Somali kuugu laaban.
Labo nin oo gaagaaban kee qatarsan.
Cadaadis ku laha mxaa u bahdilaysaa dadka mxaa liidata
Fiiri ethiobia bad soomaliyeed ma isticmaali jirin badna siin meeynee naga tag maa lagu yiraahdo wax dagaal ka weeyn miyaa dhacaya
Side dowlad wariyesi u siin karta qof dowlad ka dhigay wxa la cadaadin karo away masul mo san dib u dwanin
Alla been badana business ka waa weyn dhan wuu xirnaa eastliegh suuq furna malahan kuwa yar yar kiyozada yar yar bis aa furnaa waala baqanaaye iney imaaden
Been iyo balaayo Midh laguma heshiin
Somalia in ay waxba kasoo qaadin heshiis been beenta ah in ay buun buuniso ma ahyn federal ka ayaa heshiis gali karta bes
Somaliya o dhanba ithopia gobolkasta.deal.lagalay marka.yan lobengurin.shacabka.
Somaliyey wad ooyi kartaan uun wlahy😂isaaq is not easy isaaq markad aragtan ayad somalinimo io calan buluga so xasusatan inta kle cadaw ayad isku tihin😂
Dadka beneta kada somalia aya u bahan ethiopia
Codka cadawga iyo fidinta beenta!!!!.
Kedaab waar beenaale ayaad tahaye Xasan raamaalaa aad ka arkaysay quuusta suumiilia