Fatima Haryan CALOLYOW Official Music Video | HD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 2,1 тыс.

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali  6 лет назад +327

    Please subscribe for more videos 😘😘✌🏽✌🏽✌🏽

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 4 года назад +1134

    waan hubaaa inaa heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay 😊 hadaa iga danbeyso like isar😁🇸🇴🙏

    • @farhiakaftan7689
      @farhiakaftan7689 3 года назад +2

      Maanata sooo booqdaty

    • @ayuubcali8166
      @ayuubcali8166 3 года назад +8

      Wlhi sand kiba mar soboqda 2021 4 30 cawa oo ramadan jimcana sogalayo ❤❤

    • @sayidgacal9272
      @sayidgacal9272 3 года назад +4

      Heeetan waxa dhagaystay 2013 markii an kaso galay badiyaha waxay kahelay manan haysan tell balse hadba kan janis kahelo ban kadawan jiray manta jun 2 2021 ban dib usoo booqday

    • @fatmaabdalla3430
      @fatmaabdalla3430 3 года назад +1

      Salama🥺😂

    • @caashomaxamed8348
      @caashomaxamed8348 3 года назад

      @@farhiakaftan7689 žk⁷

  • @msshappy908
    @msshappy908 11 месяцев назад +48

    Waxan dhageeysanayaa heestaan 8/3/2024 habeen jimco sii baxeeyso sabdi soo galaayo saacdunu thy 21:01pm habeenimo 😢anigoo u xiisay jaceylkeygii oo safray aadna ugu xiisay 🥲 misna kaan calmadayoo ileen ciido kala fogee caradaad ku nooshay aanan cagaha ku gareey wn idin salaamay inta iga dambeeyo Ramdaan 3 maali ka dhiman illahay Nabad hanagu gaarsiiyo igu soo duceeya jaceylkeyga isagoo Nabad qabo in uu illahay meesha uu jecel yahay geeyo inshaAllah 💖

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 3 года назад +425

    Hadad sanadkan cuzub 2022 soo Boqatey waan ku salaamaya qofkayga ilahy ha isku keen simo iyo inta is jecel guul u rajeynayaa ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mssmawan9049
      @mssmawan9049 2 года назад +10

      Hadan dhageysanayaaa 🥺 22/3/2022. 21:54 hapeenimo arbaco soo galeyso

    • @asmiitaaragsan5536
      @asmiitaaragsan5536 2 года назад +1

      @@mssmawan9049 ilahy haku xifdiyo

    • @iqruushpea319
      @iqruushpea319 2 года назад +1

      @@mssmawan9049 😰😰😰😰😰

    • @mssmawan9049
      @mssmawan9049 2 года назад +1

      Amin sdkle adne 🥺

    • @nasrahaldhaa6354
      @nasrahaldhaa6354 2 года назад +1

      15/52022 dorshdii sugyaa🤣

  • @abdiraxmaanosmaandaahir9686
    @abdiraxmaanosmaandaahir9686 Год назад +149

    Heestan hadii aad iga dambayso oo aad dhagaysto xitaa wiilkaygii ama gabadhaydiyey midkaad doonto noqo aabe like ha ila dhaafin wuxu waa aduune 🤗🤗😊.
    2014 ayaan dhagaysan jiray waqtigii memory 16 gb uu ahaaa🤣🤣

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Год назад +1

      Like uun baad naga codsatee replayna managa haysaa😂

    • @abdiraxmaanosmaandaahir9686
      @abdiraxmaanosmaandaahir9686 9 месяцев назад

      😂😂😂 .
      Mahadsanid quen qurux

    • @HaniSiciid-oj9go
      @HaniSiciid-oj9go 8 месяцев назад +1

      Asc wllo sethy ma noshahy 2014. Ki wakhti badna kaso waregty 2024 11:28 bn dhegesan hda noshahy ilaso hdl wllo adigo rliya ah

    • @mariyamohamed3177
      @mariyamohamed3177 6 месяцев назад

      @@HaniSiciid-oj9gohda qore 2014 inu qore ma u maleysa

    • @abdiraxmaanosmaandaahir9686
      @abdiraxmaanosmaandaahir9686 4 месяца назад +1

      ​@@HaniSiciid-oj9go baayo waa nolahay 😢😊.

  • @Sukeynasuuro
    @Sukeynasuuro Год назад +83

    Wxaan dhagaysanayaa 15/1/2024 sacaduna thy 16:40 malin isniin ah waan idin salamy inta iga danbeeso nolol qurxn idiin rahaynaa😢❤

    • @hamdahassan6512
      @hamdahassan6512 11 месяцев назад

      Wan ka qaday ano ilmaynaya😓😓

    • @abdijamaalajchannel5433
      @abdijamaalajchannel5433 11 месяцев назад

      Waan kaa qaadnay abooyo dhamaanteen nolol quruxbadan 6march 2024 malin arboco😢

    • @CxaafidhamuudAruus
      @CxaafidhamuudAruus 6 месяцев назад

      23 7 2024 ayay taariikhda maraysa

    • @NasraAxmed-q1g
      @NasraAxmed-q1g 5 месяцев назад

      21/aug/2024 arbaca 6:33am ayan dhagysanaya aniguna sido kle wlshy nolol qurux bdn ku rjynaya idamka alle ❤🫠

    • @Omaryare252Omar25
      @Omaryare252Omar25 4 месяца назад

      10/9/2024

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana Год назад +106

    Hadaad heestaan miraha macan Dib usoo booqatay Like iireeb 👍🙏❤️

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ 3 года назад +43

    Heestan wiil abdirahman ladhaho oo reer puntland ah waliba reer qardho ah ayaan kuxasuusta alla aduunku orod badna wlhi caawa wxuu mutay inaana ogayn iyo siduu yahy frxd kiwaar inader meeshaad jogtaba😍

    • @Libaan66
      @Libaan66 Год назад

      Guleyso paYoh mcn

    • @cabdiraxmaanzahal9566
      @cabdiraxmaanzahal9566 Год назад

      🎉

    • @NadiroCabdulahi
      @NadiroCabdulahi Год назад

      Abdihman maxa lugu dara ku so qabte qardhn jogh

    • @cabdulahiciiro
      @cabdulahiciiro 5 дней назад

      @@Malapo22__ Wayo wayo wyo wakhi xasus weyn 3 years ago Hadad noolshahey cafimad qabto ilaaso hadal please Ripley

  • @Adnanahmed-ld3gu
    @Adnanahmed-ld3gu 2 года назад +88

    HeesTan wllhi xasuus gooni aH ayay igu Leedahay waayo waayo soo xasuusTaa iyo wakhti Tagay oon soo Laabanaynin. Ramadan 2022 is left 10 days AlHamdullilaH 🤲😭😩

  • @ayaney4497
    @ayaney4497 2 года назад +41

    Raga caam ahaan iyo inta curaad adoo kale cawa nool adunyadaa🥺 cidna kulama simaayo cindigeydu goortu farin cood moye camalkaagi uutaabeey😫♥️caloolyoowga aan qaboo ❤lacaatabey oowgaa lacoloobey jiifkow kucawyey soo jeed❤

    • @hassanabdullaahimuqtaar
      @hassanabdullaahimuqtaar 2 года назад +1

      Ku caweyey soo jeed

    • @nawalnalka6366
      @nawalnalka6366 Год назад +1

      💔💔😭😭 qof kasta heestan ma fahmi karo

    • @daariyocabdlecujeyi
      @daariyocabdlecujeyi Год назад

      ​@@nawalnalka6366qasatan anigu wan dhageysan jiray hadana hal erey kama fahmen si qaldan ban u fekesaran jiray🤔

  • @C.rashiidNuuh-ei1xs
    @C.rashiidNuuh-ei1xs Год назад +10

    Waxaa la dhacay coments ka mucashaqinta somaliyed anine wxa jeclaystay inaa darenkayga ka hadlo 😢
    Still listening 27/1/2024 S/Land 2:34 habenimo wxa ahay arday 17 jira dugsiga sare dhigto f2 wxana jeclhy gawar isku clas nahay
    Reero buufisna waa ahay after two years wxa rajena inaa Qarada isaga baxo i.a qofteydana aa midawno 😢❤
    Hada iga danbeso wll Duco+like😇🤲🙌

    • @amiraqaali8950
      @amiraqaali8950 Год назад

      Amein waayuhu iyo xaaladuhuba waa xanuun😭😭😭

  • @sabaaxcabdlaa8701
    @sabaaxcabdlaa8701 6 лет назад +59

    Heesta ad ayaan u jecladay waxay igaliysa xasuus dheer ax ayaa nin jeclan jiray 😖😖 alaa raagow ba idiinah sidaa ayaa laydiin jecelahay idiinah maba ogiidin ba axaxa 👏👏👌👌

  • @muniiryyare1027
    @muniiryyare1027 2 года назад +57

    Caloolyowga Aan qapo❤😥
    La cadaabay awgaaaaa🙏😭
    La colowey jiifkoo🏊‍♀️😪
    Ku caweeyey zo jeed👀😓
    Heeztaan wlhi waa Heez mcn Hada iga
    Danbeezo loVe i zaar king or Queen🙏

  • @SacdiaAbdijama
    @SacdiaAbdijama Год назад +16

    Misna kaan calmadayow
    Inleen ciidu kala foge
    Caradaad ku nooshahy
    Aanan Cagaha ku gaarey🥺😭✈️
    Heestan wxn dhageysanaya anigo faraxsan waxan uxiisay qofkeygii oo meel iga dheer ku maqan aanan Lug iyo Gaari toona ku tegi karin wxn wada soconey 7sano waxana is aragney 11/1/2024 wxna aragiisa iigu denbeysay Galab axad ah 14/1/2024 xasuus😢 wakhtigas wuxu ahaa wakhtigii noloshayda ugu farxada badnaa Ilaahey waxa kabaryaya inuu riyadeena noo rumeeyo wakhtiyo Qurux badan oo kle inuu dib inoo kulmiyo insha Allh❤
    🫡🙌❤

  • @Daddy-e8y
    @Daddy-e8y 2 года назад +82

    After 9years this never gets old

  • @SalmaYasiin-gy3tk
    @SalmaYasiin-gy3tk Год назад +13

    Heestn wax 2024 dhagsny wa saalmy😂❤

  • @hafsaabdirashidoffical6372
    @hafsaabdirashidoffical6372 6 лет назад +149

    yaa ila dawaneya 2019 pleas like hada somali weyn jeceshay like haiga ilawin

  • @ZamzamsharafSumish
    @ZamzamsharafSumish Год назад +23

    2024 aya so galaysa hadad hestan dib ugu so labatay like ha ila dhafin

  • @miskiahmed1930
    @miskiahmed1930 5 лет назад +127

    heestan waxay kamid tahay heesa aan iska ilaaliyo inaan dhagaysto
    qofbaan ku xasuustaa aad igu Qaali ahaa walina agtayda qaali ka ah
    😢😢😢

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak 3 года назад +32

    Waan hubaa inaad heestan miraha macaan aad dib ugu soo noqotay 2021 ❤😢

  • @jaamacfaarah5385
    @jaamacfaarah5385 11 лет назад +33

    waa hees shidan markasta wan dhagaystaa heestaan.
    dhamaan heesaha faaduma haryan waa ay fiican yihiin masha allah

  • @Karaama001
    @Karaama001 4 года назад +7

    Reer Kampala ahaa markaan deedna waa tan tahriibka galnaY aniga rag badan from Oslo Norway 🇳🇴 ♥️

  • @FaaraxLugobasto-qh6dh
    @FaaraxLugobasto-qh6dh 11 месяцев назад +73

    Lissen 2024😭

  • @dayibibraahim1077
    @dayibibraahim1077 Год назад +195

    WHO LISTENING 2024 🖐️

  • @amirayuusufmaxamud7950
    @amirayuusufmaxamud7950 2 года назад +5

    Wallahi heestan marka iigu horeysay aan arko wan yaraa hadaa soo xasustay magaca gabadha xitaa ma aqoonin heestii calolyowga len qory wee iiso baxday🤗

  • @bashiirbk9980
    @bashiirbk9980 6 лет назад +39

    14 oct 2013 ilayo 2018 wan dhagaysta fatima Axyaa hees mrakii iiGu horay say ee aan maqlo waxan jogay somaliland iminka online Waxan ka ahay oslo caasimada Norway Heestan aad ayaan ula dhacay

  • @abdullahiumal5489
    @abdullahiumal5489 Год назад +3

    Gabadhan iyadoo fankii iska dhaaftay oo ganacsato noqotay ayaan tiktok ku arkay. Guulayso abaaayo eebbe sidii khayrku kuugu jiro haku waafajiyo.

  • @haaheehuu2020
    @haaheehuu2020 6 лет назад +420

    2020 ilaa imisa like ban helaaya 😂😂

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 3 года назад +32

    QOF WAKHTI DHEER XIRIIR IDINKA DHEXEYAY .OOD SAID ISKU JECESHIHIN
    LABO WADAN AD KU KALA NOLAYDE🥺
    in Mud Ah Na Is Wayden....
    Hadii u safar✈ aadan ogyn ku imaato Meesha aad Jogtay kana so hor baxo maxa dareemi lahyd ..
    fri,Sep ,2021. Ayeey Sheekadan igu Dhacday. DAREN KAYGANA WAX AN KU CABIRO GARAN MAYO JAWI AN IN BADAN NAWILAYEY AYA KADIS IGU QABSADY...

  • @amienabdi1544
    @amienabdi1544 10 месяцев назад +1

    Mucaashaqiinta aadban idin salamay inta wax jecalayd ee is wayday qalbiga allaha uqabojiyo
    Inta is calfatayna farxad waarta iyo barwaaqo😢

  • @Mohanett65
    @Mohanett65 Год назад +9

    After 9year still I am listening 😢xasuuus igu ledahy hestan 😊🎧

  • @ibrokhan7399
    @ibrokhan7399 10 месяцев назад +3

    Xasuus waaye heestaan 2015 Ilaah hada ayaan dhageystaa
    Taariikhda waa 21/3/2024 waa habeen soon ah soonka waa 12ayuu marooyaa waa ogyahay heestaan Waad kusoo laaban doonotaa ee like iisaar😂❣️🇸🇴🇩🇯🇮🇷🇰🇪🇬🇶♥️ 1:45

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 3 года назад +77

    heeso badan waan dhagaystay lkn waa heesta kali ah ee i khusayso Heestan markasta waan dhagaystaa wlhi Gabadha aan sheeko wadaag nahay oo masaafo dheer isku Jirno ayaan markasta aan Heestan Dhagaysto aan dhaha Goorma ayaad si Live ah u arki doontaa waqtigaa waan sugi lahay wlhi Waxaan Hubaa hadan la Kulmilaha Talaabo walba aan Dhinaceeda u qaadi lahaa inay farxad ii ahaan lahayd wlhi❤
    igu soo duceeya inaa Gabadhaa is aragno isna calfano😰🤲

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 5 дней назад +2

    2018 ban aad u dhageysan jirey heskan😊Caawa arkey xusuus iyo waayo kala duwan ban kuso xusuusty😍

    • @cabdulahiciiro
      @cabdulahiciiro 5 дней назад +1

      Anba 2014 Dhageysan jirey Balse cawa 2025 dib uso booqdey

    • @dr-abdala8041
      @dr-abdala8041 5 дней назад +1

      @cabdulahiciiro Ha Alx waayowaayo waye😍ilahay Cimri dheer oo Cibaado &caafimad hana siiyo

    • @cabdulahiciiro
      @cabdulahiciiro 5 дней назад

      @@dr-abdala8041 Aamin brother Alle mahada leh
      Xasuusta in dib loo celiyo mar mar wey wanaagsan tahey
      Anigu caawa wxey ii ehed
      Hbn aan xasusteyda dib u celiyey ilaa 2010 oo aan marxado klaa duwan kaso marey
      Xasusta dheer qaarkod
      Wey iga ilmey siiyen runti
      Barisaad iyo wakhi ba lahaa
      Ha u badnaadeen xasuuso xirir iyo jcl bal aan guuleysan dhamantod

    • @cabdulahiciiro
      @cabdulahiciiro 5 дней назад +1

      ​@@dr-abdala8041 Aamin brother Alle mahada leh Xasuusta in dib loo celiyo mar mar wey wanaagsan tahey Aniga ruxeyga caawa wxey ii ehed Hbn aan xasusteyda dib u celiyey ilaa 2010 kii Runti
      Oo lahed marxado klaa duwan
      Xasuusta qaarkod u badna xirir iyo jcl balse aan guuleysan sorry

    • @dr-abdala8041
      @dr-abdala8041 5 дней назад +1

      @@cabdulahiciiro Waa runtaa walalkey aduun xusuus ba ka harta dhibna maleh hadey xanuun kugu reeban ama farxad waa aduun iyo xalkiis ilahay talo saaro markasta oo U mahad celi dhib maleh xanuun kasta hada ka nooshahey...

  • @calicadde31
    @calicadde31 2 года назад +13

    After 9years baan dhagaysanayaa Heestan.
    Dareen gooniya ayay leedahay wlhi🥺

  • @dheemancabdulahi7699
    @dheemancabdulahi7699 5 лет назад +25

    Heestan marki la qada 2013 ilaa 2019 wan dhageysanaya intasna hal qof ayan jclhy wllhi ku caweyey so jed

  • @ZalmanIbrahim
    @ZalmanIbrahim 9 месяцев назад +15

    Fatima ax yaa hees Inta dhagaysanaysa 2024😮❤

  • @ayuubcali8166
    @ayuubcali8166 3 года назад +12

    Wlhi hestan sand kaste mar soboqda caway igu sodhacday ❤ ano qofan jeclen hadan daren bay igalisaa ❤❤🥰

  • @cabdikhayrcllaahi8367
    @cabdikhayrcllaahi8367 10 месяцев назад +6

    29/3/2024 habeen jimcaa xasus
    Liketa. Ha ila dhaafin 😢😢😢

  • @ahmadawliyo2360
    @ahmadawliyo2360 9 месяцев назад +3

    Cawa marqaanku wuxu ila soogaley fatima haryan 2024 Old is gold 😂❤

  • @abdisalanmadi8095
    @abdisalanmadi8095 6 лет назад +64

    Yaa ila daawanaya 2019 like iiraciya

  • @jamesyar3900
    @jamesyar3900 Год назад +17

    AFTER 9YEARS THIS NEVER GETS OLD☹️

  • @naimaabdirashiddahir2212
    @naimaabdirashiddahir2212 10 месяцев назад +12

    Waxan dhagasan jiray 2015 mar u saxibkey iga foga alx hada waxan nahay lamane haysta 5 cunug markalan so xasustay 2024😅❤❤

    • @ZapnaaKhadarsugule
      @ZapnaaKhadarsugule 3 месяца назад

      Anaaa hada dhagesanayah hbryareyy waxn rajeen inana arkoh anoo 5 ciyala u has sida adi camal ilhy ha isku kiiin dhaafoh😢🤲

    • @omarupdirahman8681
      @omarupdirahman8681 2 месяца назад

      HAMPALYO🎉❤

    • @farhandakane
      @farhandakane 21 день назад

      Ilahey kushukri

  • @Dhagacad3
    @Dhagacad3 Год назад +16

    afer 9years this never gets old 🥺

  • @haliimaalielmi9333
    @haliimaalielmi9333 3 месяца назад +3

    Heestaan wllhi kama daalo dhagaysigeeda hadayna ii suuro gashy inaa comment ka bixiyo hadaa iga danbayso like iisaar😅

  • @kinghamze7486
    @kinghamze7486 2 года назад +4

    Dad badan oo halkan comment ka bixiyey laga yaaba in aanay hada noolayn Alle ha u naxariisto intii dhimatay 🥺

  • @yacquubsanyare2437
    @yacquubsanyare2437 2 года назад +7

    Misna kaan calmadow caradad ku nooshahau anan cagaha ku gareyn ax ax jaceyl dhoof u darana😭 ilhow mid kamida adoomadada jaclaadey ilhow na kulansi inta ifka saranahy dunidu wa ayaan quree❤😭😭😭💍✈️✈️✈️✈️

  • @Ahmed-ov4um
    @Ahmed-ov4um 2 года назад +8

    Hada dhageystay manto tariikhada tahay 24/1/2023 so boqotay wan ku sllmay waxad tahay boqortoyo Like io ISAAR si aan u ogado inaad like isaartay

  • @BadriaAhmed-i4n
    @BadriaAhmed-i4n 29 дней назад +2

    2025 inta dawaneyso like❤😂

  • @abdirahmanmohamud7
    @abdirahmanmohamud7 Год назад +7

    after 9 yrs still listening to this masterpiece

  • @kaahanuuraahmed3695
    @kaahanuuraahmed3695 2 года назад +5

    Ileeen ciidu kala foge🥺❤️ alle aniga iyo inta ila midka ah ee jacayladoodu ka maqan yihiin hala kulmiyo inshlh malintan ku guuleysto wan kusoo noqon donaa hadaa noolahy

    • @xasnoali9688
      @xasnoali9688 2 года назад

      Sido kale abayo Ninkeygi Beynu kala fognahay😢

  • @sarwadofficialchannel7505
    @sarwadofficialchannel7505 3 года назад +30

    Inta markay oyday soo aragtay liketa yaan Layla dhaafin

  • @sadamgenius7544
    @sadamgenius7544 3 месяца назад +3

    2013 ilaa 2024 ayaan dhagysanayaa waxan salamayaa only mucashaqinta😭

  • @JuweriyoAbdinasir
    @JuweriyoAbdinasir 7 месяцев назад +2

    Hestan waxan dhageysan jirya anoo.micnehda fahmeeynin markas aad ayaan u faraxsaan lkn hda waxan ku jiraa xliga dunida ay mugdi igu tahy ma aqan xali aan dip u heli dono farxadyedi waqtiguna waa 8/7 2024= sacaduna tahy 3:06 oo ay thy habenimo wan salmaya dadk iga danbeya😭😭😭😭😊

  • @SaadAFARAH-ig5xj
    @SaadAFARAH-ig5xj Год назад

    Back 2013. .... kadib. 11. Years. Later. Weli wan dhegaysanaya. ❤❤

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 года назад +8

    Faadumo haryaan heeskan dhadhan gooniya ayuu leeyahay.....🎵
    Abdirahman soomali📹📸
    Affaclekum "Absolutely top draw.....

  • @nashaatfarax12345
    @nashaatfarax12345 5 лет назад +126

    2020 10 biri ba ka dhiman ila gorman like sugayaa❤

    • @nimcomaxamed3365
      @nimcomaxamed3365 2 года назад

      Wakhtiga tagayow salaama durtaba 2022 dhaamada 2023 lagalaya ilohow khaatumada noo hagaaji

    • @hero2k283
      @hero2k283 2 года назад

      Hdad Nabad Qabto walalo 2023 baanu jogna

    • @nashaatfarax12345
      @nashaatfarax12345 2 года назад

      Alx

    • @SahroCaweeye
      @SahroCaweeye 5 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤wffyfmngc

  • @ilyare99s
    @ilyare99s Месяц назад +3

    Who is watching 2025❤❤❤

  • @ayuubmohamedismail4505
    @ayuubmohamedismail4505 Год назад +1

    4/6/2016 Wakhti Nolasha Mcn Ay ii Thay Waan Dhagaysin Jiray lkn Hada Hasuus Ahan Ayaa U Dhagaystaa Nolasha Mcn Iyo Kharaar Wey Lee Dahay Lkn Dulqaad Waa In Aad Lee Dhay ❤😢😢😢

  • @yousra52
    @yousra52 4 года назад +4

    Heestan markey so baxeysey anigo yar iska dhageysan jirey jaceyl iyo waxba kama fahmi jirin waan iska jeclaa uun maantane waatan darenkeyga ka hadleyso oo an siii jeclaadey la colobey jiifkii wllhi😢😢😢 allow riyadeyda iii rume 2020/7/12 😢❤🥰

    • @dahabobintumaxmuud1826
      @dahabobintumaxmuud1826 4 года назад +1

      Amen ya allah iskumid bayn nahay xbbti

    • @yousra52
      @yousra52 4 года назад +1

      @@dahabobintumaxmuud1826 thnxz xbbti jaceylka waa cudur aan dhamaan allh qalbiyada no wada dajiyo🥺🤲😍

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 2 года назад +4

    a precious song and a precious time, xusuus qaaliya alla cimriga iyo caafimaadka haynoo barakeeyo

  • @daadirabdiqani2209
    @daadirabdiqani2209 9 лет назад +10

    wow I love this song I have been watching it for almost seven months till now makadhargo its always my first choice nice song Fatima waakabaxsatay walashey.. i cant wait to see kuwoo kale o sosartit oo sidaan umacaan

  • @deeqadeeqa10
    @deeqadeeqa10 5 лет назад +12

    2019 😢geesigaygii alle ha igu ka simo

  • @SalaadoCabdulaahi-vy9xo
    @SalaadoCabdulaahi-vy9xo 3 месяца назад

    Waaxana dhageysanayaa 18/10/2024 sacaaduna tahaya 8:51 malin jimca aha inta iga dembeysa nolol qurux badana ini rajeyna iyo mustaqbala wanagsana😢❤

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 5 месяцев назад +1

    What a amazing song.!😮
    After 10years Still listining 07/09/2024. In Erigabo Sanaag.🎻🔥

  • @ahmedmohamoud2194
    @ahmedmohamoud2194 6 лет назад +6

    Heeztan markaan Daawanayo Feeling Jacaylka La zheego 😢😢

  • @amiiraahmed23
    @amiiraahmed23 2 года назад +11

    2022/16/ setember ayan dawanaya 😭💔 Wlh muqdisho iyo familkey gaba wan xiiise jacelna waba iska daayay qof la jeclado majiro adunka dhawac iyo Qiyaano le ka qadesa😓😢💔hadafkeyga alle ha iruneyo inta iga danbeso iso duceya

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 Год назад +3

    Waw hees xasuus mudan hadad so boqotay 2023 like iisaar😢😢

  • @mustafaabdinour5886
    @mustafaabdinour5886 2 года назад +1

    Heestan midhaheeda iyo muuqalkeeduba wacan yahay hadaad dib ugu soo noqotay lengend baad tahay
    9 jun 2022 2:42 HabeenimoH 😁😁

  • @mofxtrader
    @mofxtrader Год назад +9

    One of my favorite song that never gets Old 2023 still ✌

  • @exqalbitagay7334
    @exqalbitagay7334 5 лет назад +29

    Wll hadad kaxun thy danyarta lagu xasuqayo mugdisho like hit 😭

  • @abdihakin1454
    @abdihakin1454 Год назад +5

    After 10yrs 20 Oct 2023..... this never get old.❤

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 2 года назад +37

    Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga dhibanayaasha jacaylku soo qoreen aan akhrisanayo.🥺💔

  • @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy
    @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy 11 месяцев назад +5

    2024 with broken heart😢💔

  • @naimaqueen3600
    @naimaqueen3600 2 месяца назад +1

    Waxan dhageysaney 24/11/2024 malin axad ah 12:38 ilahayow sandkis kale waxa walbo oo aan rajeyna i sii malinta rajdaydad i rumado hadii Allah i garsiyo wan ku boqo dona ilahayow inta ani cml Allah muradkod u sahal hada ika danbeyso like i sara😢

  • @batriilmiosman3955
    @batriilmiosman3955 11 лет назад +6

    waa hees xul ah runtii aad baan uga helay

    • @zwevo
      @zwevo 3 месяца назад

      Manooshey😮

  • @daadirking3005
    @daadirking3005 2 года назад +5

    Hadaad dhagaeysto hestaan 8 sano ka dib waxaa tahay halayaay🥰👊

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan8645 5 лет назад +6

    Naagtaaan wey iqaadatay
    Love you qali❤️💯

  • @nazzerqalpi3150
    @nazzerqalpi3150 9 месяцев назад +2

    Heestan waxan zoo poqdey hbeen khamis ah jimco zoo galeyso sacaduna waa 23:33. 09/05/2024___ qoftey safar gashey mudo 2 islama hdal waxay uzocotaaa iverycost to Egypt ka dip Germany ana somalia jogaa gar ahaan bosaso isma lihi waad iscalfan doontan wakhtigoo nkla fagooyey io kla xanaaq bdan inkasto xiriirkeeno zocdey ilaa 5 sano caawana aad ban u jelaan lhaa inaa farintreeda helo ama codkeeda insha Allah kheyr rajeena io sidan rbo inay wax,ka dhanadan 😢😮

    • @nazzerqalpi3150
      @nazzerqalpi3150 5 месяцев назад

      Again 03/09/2024 00:50 ...

    • @seithtaariikh
      @seithtaariikh 3 месяца назад

      @@nazzerqalpi3150incha alah Zxb qaali waad calfaneysa nio u dadaal libah ninka raga wax walba u samen kara gabdhu rabo❤

  • @ahmeddaauudokazaki6961
    @ahmeddaauudokazaki6961 2 года назад +2

    Hadaad soo booqatay aadna ugu xiistay markale inaa dhageysayo heestaan sideydoo kale aad baan kuu salaamaayaa 😊❤

  • @M.HUSEN1
    @M.HUSEN1 5 месяцев назад +24

    Who is 2024😢

  • @samedhame6301
    @samedhame6301 11 лет назад +4

    waah waah wll heestan iyo waliba styleka aad uqurqorantahay ayaan kahelay maansha allaah waan qaataku qaatay dhanwalba

  • @CabdifitaaxTitanic252
    @CabdifitaaxTitanic252 Год назад +4

    2023 hadaad caafimaad kusoo booqatey like kusii sagooti.👍

  • @adnan.x999
    @adnan.x999 28 дней назад +2

    2025❤️‍🩹fatima hayin kama marmoooo old is gold ❤️

  • @AbdirashkaHassan
    @AbdirashkaHassan 7 месяцев назад

    Heesta waxan dhageesanaayay 2015 anigoon aqoonin qiimaha jaceylka hadan waan dareemi jiray in uu jeceyl jiro markaas xariir malaheeyn kadib baan dhax galay❤❤❤

  • @cabdiwaasacaxmed1805
    @cabdiwaasacaxmed1805 2 года назад +9

    Ma fillayn marna heestan sababtaan muddo yar kahor aan udhagaysan jiray oo ahayd qof aan is jeclayn oo iga tagay aan dartii udhagaysan jiray inay hadda is badashay oo aan qof kle dartii udhagaysanayo
    Waligaa qof kaa tagay oon kuu baahnayn lama daba ordo naftaaduna inay wxy jeceshahay oo aanay helayn ay day daydo waa loo diidaa
    Ilaahay wxn uwaydiinayaa dadka is jecel oo dhami inay nolosha ku midoobaan
    Wxd ogaataanaa hadaad isku daydo mar iyo ka badanba inaad wax jeclaan kartid

    • @amiraqaali8950
      @amiraqaali8950 Год назад

      Qofki labaad baan jacelkiis laxanuunsanayaa weli iiga daran keygii hore😭😭😭😭

  • @queenhamda1630
    @queenhamda1630 4 года назад +14

    😥😥 misna Kan calmadayow ilen ciidu kala foge caradaad ku nooshay anan cagaha ku gaadhayn heestan kaama daalo dhagaysigeeda wax dareemi karo qofka jacaylkiisa ka fogahay allaw isku so keen intii is jecel ee kala fog🤲🤲

    • @queenilkacaz396
      @queenilkacaz396 4 года назад +1

      Aad io aaD wll wan kuladaremYa 😳😳😳😧

    • @selma.salah2011
      @selma.salah2011 2 года назад

      Aamin hayapi kula mid ahay Xpti 😭😭

  • @princesa9676
    @princesa9676 5 лет назад +9

    Markee soo baxday ilaa hada 2019 yaa ila dawanaayay like ila saara

  • @RahmaAhmed-en8mq
    @RahmaAhmed-en8mq Год назад +2

    inta ilaa hada jecel heestan ❤❤❤

  • @abduqani4951
    @abduqani4951 8 месяцев назад

    Heesta waa wareer legend tumaya musician ah waa heercalaami aduunyo iyo camaladeeda iyo Kampala rajo ku noole qaarada Africa xiniiyo qabatay ban ahay ilaahayow rajada ii rume❤🙏

  • @fariixaquruxsan3134
    @fariixaquruxsan3134 6 лет назад +47

    2019 hadaad daawaneesid like ha iga iloobin plss🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ismalura3607
    @ismalura3607 Год назад +3

    Hda heestaan so booqatay 2023 like isaar still top weeye after 9 years 🔥🔥🥰

  • @ayaannobea9148
    @ayaannobea9148 6 лет назад +7

    2019 yaa ila dawnya😍😍

  • @Arwacabdirisaaq-d5g
    @Arwacabdirisaaq-d5g 9 месяцев назад

    waxa dhagaysana 28/04/2024 sacaduna thy 11:09 malin Axad ah waa xilia aan go aan ka qadanayo jacayl iyo wixi la mida sbbto ah qofkan jecla een dad ka dorta ii xumayay ana calaf moye jecayl dabe ma sugo😢😢😢😭😭💔💔 waa idin salmay inta iga dabaysa wakhtigu haydin wacnado nolo qurux badan idin rajaynaya 🎉 Alle haysku barakeyo dadka inta id jecel❤😊

  • @faadumociise1686
    @faadumociise1686 Год назад +1

    23/2/2023 yaa ila daawanaya oo xaladan ku sugan❤️

    • @manyeknam7892
      @manyeknam7892 Год назад

      Anaa kula daawanaayo walal si madax dagsi ah 👋😊😇🥰

    • @aaminoahmed9654
      @aaminoahmed9654 Год назад

      Aniga Allow sida qeyrka ku jiro

  • @sakariyehassan3170
    @sakariyehassan3170 2 года назад +6

    Yaa dhagaysanaya 2022/2023 ilaahow dadka is jecel isasii. ❤ 😍

  • @sadibarre244
    @sadibarre244 5 лет назад +8

    2020 /Januari i like she keep going Fatima haryan waxa igu horeysay hesaheda 2013

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j Год назад +4

    Ya ila dhagysanaya 2023.😢❤

  • @sadiqdigriyow3326
    @sadiqdigriyow3326 11 месяцев назад

    Heestan wan jecla waligay hadana xasuus gaara bay igu leedahay runtii waa wax dhibadan qofkaga marka uu kaa maqanyahay ❤😢

  • @zakariamohamed8914
    @zakariamohamed8914 Месяц назад

    Hestan wlhi xasus goni ah ayey igu leday 😢😢waya wayan xasusta wqti tagay o an so labanynin 2024 si dhamanya hda iga dmbysa nolal frxd ku rajynya 😢😢👍