heestaan anigoo Schoolka maraayo dugsi Hoose wlaiba Dhar jaale .ayaan Maalin class Ka ku dhagaystay anoo Taleefoonka ka soo qaatay Gabar Markaas iga Class koreysay waxaana Dhagysanayey Break time ka kadib ..2015 ahayd ani markaas Taleefoon ma lahyn ..lkn hadda caawa ..Ayaan Dib u Daawanooyaa..30/5/2022...Xusuus wllhi
I love this song sababtoo ah maraan dhagaysan jiray ma dhaweeyn aad ayaan u tageersanaa mana aqoon intarneedka iyo waxaa la isticmalaa saas darteed aad ayaan uga helaa heestan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ma jecli heesaha lkn kiwii hore Baan xasuus ahan iyo waqti u dhagysta❤️🔥😪 2015 Ano faraxsan oo habenki marka sexanyo waxba ka fakarin oo jacayl leh jawi dhalin yaronimo iskaga jira ayan dhagysan jiray heestan 🥲 waqtigaas wa u xiisay iyo dadki waqtigas aan asxabta la ahaa🔐👋
xushmadiyo asluubtiyo xidid kaada wacanbaan heedhe kugu jeclaadee yaasalam jalle midabkaada xamarkiyo timir laguxideya xubi igu abuuray fatima this is the best song ever
Waa wareyyyy childod memories heestan 2014 ki wxn ku xssta arooskii habar yarte mcn xamdi xashi canajaldii laga duubay baa loo saray maanta oo ay taarikhdu thy 9/9/2022 baa dip u dhageysan ani io iyadaba hdna wxa u joogto illhy bee u jogane 4 gabdhood io hal wiil waqtigu aad buu u socda wlhia hdii aad iga danbeyso like ta igu qbo illhy cimriga hano siyaadiyo❤️🫶🏼
Xasus hesta 2016 wiilal gurika shaqo ujokay ibaray waqtikan mobel lima okalen in kato wan rabay wali didi jiray hestan wan jecladay marki an mobel ka tay ka saficna udhakeystay kadib wan iska dayay Lakin mar mar ika qabata wan uxisa mar mar inan so boqdo ❤❤❤😂😂
ilhy wdba tugoysaye.... wada tosane mba ahee ,,,,xooga isa so asturtay,,, subhanallah.. ilhy wx o rali ka yhy mba sameyneyside cowrada le dawolo.. ilhy ka baq

xaasuus wllhi 2014 ani Oo ah geeleey Baan daawi jiray cawed Kenya fadhiyaa 2019
Hhhhh Geelkada maxaa kazowaday areey 😂
22 5 2024 cawa ban Tik Tok Ku so arke ano yar baa mimiro Ka dhagesan jire wll ma noshahay😭
Waxey ahyd xasuus 2019 Markaas oo aan laha xariir jacayl midki ugu wanaagsana waan kala fogeyn markaan heestan bartay ayadu waxey joogtay bosaso ana waxaan joogay miyi Gobolka doolo ah Run ahaan tii marwalba oo aan dhagaysanayo heestaan waxay ii ahayd xasuus gooniya maanta gabadhaas wa marwo Rabi ha isku barakeeyo ayada iyo xaajigeeda
Wax walba waxaa kaweyn Qoraaalka alle
Waxaan soo booqday heestan 04/04/2024 oo ramadaan ah
2024 who listening 🎶 ❤
Wwwww
Team 2024
From Canada 🇨🇦 lake Ottawa to Toronto journey 🎉
Aduunyo heestaan waxaan ku dhamaysan diray Ethiopia 🇪🇹 2015 2016 December last 2024 ayaan south Africa 🇿🇦 ku dhagaysanaa
Xasus walxii welko hassan ladaho sxbkey kusoxasusta waaudiintii South Africa Allahunaxaristo
Waa xasuus weyn2013 mar aan dugsi dhigan jirey yaraayey ban maqli jiri
I love this song sababtoo ah maraan dhagaysan jiray ma dhaweeyn aad ayaan u tageersanaa mana aqoon intarneedka iyo waxaa la isticmalaa saas darteed aad ayaan uga helaa heestan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waan ku farxay 143
Waxaan wada joognay saxibadey 2014 maanta se dunida kukaltagney waa xusuus ixayirtay🥺
2024 ya iladawanoyo nh😢
Ani
Ani jogaa xasuus 😊
2022 hadaa soo booqaty like 👍w
13/12/2022
Hestan hda so boqatay 2023 like 👍 👌 🙄
XASUUS wllhi heestaan 2015 ku daawan jiray Gole geel, Aniga io Saaxiibkay Maantay waa 2023 waxaan Ka daawana Wadnak Canada 🇨🇦 City, Toronto ❤ Xasuus waa waxii hore😊
Yaadaawan doono 2019 farta taag
hodan cismaan
Mahat seemet
2020 June 5
2021 4 30
2021 6 21
Xasuus wallhi heestaan waxaan dhageysan jidhey 2015 waxaan joogey wadanka hooyo walib dhulka barwaaqad kobalka sh/hoose gaar ahaan magaalada shalanbood hadan waxaan kudhageysanya dalaka jarmalka xasuus kooni ayey igu tahay
05/11/2023 Habeen sunday ah oo qiimo leh ilaahoow nagaadhsii farxada qoyskayga yaa rabii yaa raxiim
9 may 2023. Heestaan xiligii dugsiga sare aan ahaa ayaan dhageesan jiray xasuus.
Old is gold❤
2020 yaa dawan haya
Xasuus walahi. Anigoo yar nicle hooyo kadawa jiray. 2014. Hada 2024😢😢
Wwwww 2013
2021 ya hetaan ila fiirsaday☝❤
Wllhi heestaan waa xasuusta 2014 iyadoo soon ayado ay bil ramadaan ayaan dhageystay allha icafiyo
😂isku mid 😅
Ma jecli heesaha lkn kiwii hore Baan xasuus ahan iyo waqti u dhagysta❤️🔥😪 2015 Ano faraxsan oo habenki marka sexanyo waxba ka fakarin oo jacayl leh jawi dhalin yaronimo iskaga jira ayan dhagysan jiray heestan 🥲 waqtigaas wa u xiisay iyo dadki waqtigas aan asxabta la ahaa🔐👋
ʙʙʙ
Ben maha xbbti anigaba aniyo sxbtay qol soo xidhan jirney
2021 yaa ila dawan haayo😅
2020 Ayan daawanayaa ilaahey cumriga inu barakeeyo🤲
Hallow Qaali luul ma nooshahay hadda oo alle cimri ma ku siiyey
Fatima haryan best somali singer.. alla cod macaanaa gabadha, waana reer mugadisho..viva haryan
After 7 years inad noshahay rajena❤
@@firdawsamahmid4528 3 month kadib ina noshay rejna😅😅
@@laylosaid5918 1year adna inaa noshahay rajenaa😂😭💔
@@amuun_xoxo 6months kadib ina nooshahay aan rajeyna 😂
@@ikranabdalla8966 4 months. Kadib ina noo shahy rajeynee😢😂😂
Since my primary level up to University level listening this song❤😢
Jelle cade ahaa shalay ayaa isla afurnay xfd Tensta masha Allah ♥️
From TikTok 🎉
xushmadiyo asluubtiyo xidid kaada wacanbaan heedhe kugu jeclaadee yaasalam jalle midabkaada xamarkiyo timir laguxideya xubi igu abuuray fatima this is the best song ever
Runtii 2015kii anigoo arday yar ayan hben wlba sxbky mopilkisa ka dhagysn jiry xasuus bay ithy
wwwwwwwww heesta cusub fanaankeena reer sweden jelle cade iyo fanaanada fatima haryan aad baan uga heley heesta miraheeda iyo music thanks
2023 yaa dib usoo xasustey hestan 💌✊
wwwwwww fanaaniinta qaranka fatima haryan iyo jelle cade heestan caadi ma,ahan miraheeda iyo music cujeeri aad baan uga heley codkiina qaali ah fatima haryan iyo jelle cade sidaa kusii wada labadiina thanks nice song
young boys end girls plz keep off tribolist en what I know pple who tlk shiiiiit they never gon 2 class we are somalis no tribolist
Wow waxasa hees laga dhaha fatima haryan ala cizaak noloow my sweet sis ♡ love u
Waqti badan ka dib maanta oo ay tariikhdu tahay ayaa dib udhagystay 22/5/2024 waa salaamayaa mucaashaqiinta meesha iskugu imaatay
@hamdacabdi2975 heestan waqtigsa dhegysan jiray waxay ila thy in aadan ifka saarneyn
Waa wareyyyy childod memories heestan 2014 ki wxn ku xssta arooskii habar yarte mcn xamdi xashi canajaldii laga duubay baa loo saray maanta oo ay taarikhdu thy 9/9/2022 baa dip u dhageysan ani io iyadaba hdna wxa u joogto illhy bee u jogane 4 gabdhood io hal wiil waqtigu aad buu u socda wlhia hdii aad iga danbeyso like ta igu qbo illhy cimriga hano siyaadiyo❤️🫶🏼
faatima haryan banaanka ayad ku so djacady fanaanin badan wad ka tagaty frzo faadumo cadeey
After 7 years am here guys From Nairobi Kenya 29-07-2021
Heestan aniga iyo saxibkeyga ila dhageysan jirnay had waa iga xiran yahay ille Asagoo nabad qabo ha I keeno🤲
heestaydii❤❤❤
13/12/2022 hadaad Soo booqatay liketa haila dhaafin
Thank you very much. I think i am the one who want this becouse of my history.......
Asc
xasanoooooooooow wallow inaan xiisa kuu qawo hee waligaaa xusuusnaaw mashaa allah anaaba leygu talagalay xurmadi iyo asluubti iyo xididkaga wacan baan xaaqiiq kugu jeclaade
Time was running almost 10 years ago when I was listening to this song that made me remember driving Uber here in ohio us
Woooooww 💃🏽💃🏽💃🏽💃🏽I love it this song they are great mash allah keep it up guys love u 💋💋
2024 dawanoya hestan misanka culus waye 🎥😎
Wowww still watchng 23jun 2019 who is still watchng ..........
Heestaan caawa ayaan dhagaysanayaa waa maalintii ugu dambaysay sanadka 2024
Watching 2021 😁😁😬✌️✌️ ceeb
Me
I used to listen during my high school
2 12 2024 ftom tiktok 😂😭
2022 yaa ila dhageysanaayo👊🏻🦁
Caadi matihid waxaad u baahantahay in lagaa dhiso qaabka aad u ciyaareysid. thank you
Heestaan hees Lamid wye Mar kaa anothe ilveyuo about 😊abyoo❤
maan sha alaah faatima waa fanaanad aan caadi ahayn fanaanooyinka ka le kawada cod qurxuun
Hees mcn iyo video wanaagsan iyo fananiin cod wanaagsan well done
Heestan waxan dhageysan jiray 2017 😢 Pefore😢
after 2024 bada dhageynayana 😂😢😢
who's listening 2018 😍✔
I listened 2014 but I adore this song
nice song fatima hayran iyo jelle inaba caadi ma tihiin wad isku nuureysaan
Kama daalo heestan 2020💕
i love this song coz its about love and i respect love even if am gangster but i will ever say somalia peace not just today but forever!
Heestan waxaan igu horaysay June 1 2019kii inta Ka heshay like iisaara
wooooooooooooooooooooooooow codkaaba ideeqey, heestuna aadbay ii qan cisay wlhi
noolow wall fatima qurux.
This song never gets old💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜
Who is watching 2024
Mansha allah Xasan waa Magaceygu Mahadsanid abayoy mvn
nag hestan kugu hesto ma hesata🤣
Xasus hesta 2016 wiilal gurika shaqo ujokay ibaray waqtikan mobel lima okalen in kato wan rabay wali didi jiray hestan wan jecladay marki an mobel ka tay ka saficna udhakeystay kadib wan iska dayay Lakin mar mar ika qabata wan uxisa mar mar inan so boqdo ❤❤❤😂😂
Who is watching and listening 🎶 2025 ❤
wiilka cod macaanaa sha allaah wankahelay
I love this lady mashallh coodka yaidili
M.a xasus wlhi ❤❤
Hassan waakanaa yaa iwacay 😅😂
2021 dib u so radiye ☝️♥️
This song😍💗
Inta 2023 dhagysanysa❤ after 4 years kadib
Axya hees❤❤
waa hees aad u fiican masha allah.
Cajap walee anigoo qoxootiga Kenya joogo dhegeyasani jirey hadana 2024
who s still watching 28 april 2017
Ahmed zacki me
Heatan 2023 hadad soo boqatay like hayla dhafin
Xasus wllhi 2014 thronck 😢❤
Woow 👏 💃 😚 😜 👏 🕺 😚 😜 👏 💃
waaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaaaaaaw caadi matihit fatima haryan sood kaagi jirkaagibo waa iga dhax baxday qofyaay
waaaaaaaaaaaw caadi matihit marnabo fatima cadeey waan kugu haaystaaa wale aloow xoogaana liicin Nice
mochllh fitima ayan dhawaydo tiktok kazoo gadazhabay then l searching her 😅😅😅
Walhi waxa dawa jiray 2015😢😢
2015 ayan dhagaysan jiray xasus wakhti tagay tiigsimad ma leh
ilhy wdba tugoysaye.... wada tosane mba ahee ,,,,xooga isa so asturtay,,, subhanallah.. ilhy wx o rali ka yhy mba sameyneyside cowrada le dawolo.. ilhy ka baq
So beauty ful gril fatima haryan Nice song
M.a Xasonow ND Xamdiiii🎉❤❤❤
heesta waa qatar lakinse fadumo sidii hore maha waayo shaqsiyada xooga ka qaldan heestaa lakinse lakinse waa masha allah
naagtan heesaheeda waan taageer amarka ilaahay
3:43 ilaa 3:45 sawiraaa laga qaaday yaa ila fahmay sheenada wey dashay xitaa neefaa kasoo fuqday hhhhhh fariid dheh nolow qaali
nice song jelle cade fanaankeena reer sweden iyo fanaanada fatima haryan noolaada
qoftaan I love it wlh so qurux garka ayaan ka jeclaaday nolaaw yaqeey baby
#barre kkkkkk sxb caadi matihid wan qoslay sxb
Tan qurux maqabte isku qawiil maa tihiin
May 2024 who is listening 🎉
2013 anigo dugsi kujira Ayan telephone kadawaday
2025 who listening🔝
waaw hees shidan waaye .... wacalow habargidir wax haka sheegin hadii kale baas ayaan kugu jeexaaaaa
Mohamed Deeq wwwwwwwwwwwwwwwww
😂😂 Hg yaa wax ka sheege manoshay 9 year ago
reer baadiye gabadha she is doing her business what ever who you are, just try to suport that is best option, guys no daarood no hawiye
Heestan waan ka helay sxp