Ruushka & Dalalka waa weyn ee u tashaday Reer Galbeedka Dhirbaaxada xun ee ku dhacday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 окт 2024

Комментарии • 25

  • @AdanMohamed-i6k
    @AdanMohamed-i6k 4 часа назад +4

    Guul iyo gobonimo Falastiin hanolato 🇵🇸✅

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 3 часа назад +2

    Isbadaalkan haddi uu kusoo beegmi lahaa somaali mid ah siyaasad ahan xataa waxay kasoo ceshan lahayeen dhulkoodi dalaalka Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ,,, waayo Ethiopia awood maanta ma leh

  • @cabdiaadan36
    @cabdiaadan36 3 часа назад +2

    Falastiin 1949_2024 miyuuna dhibaato weyn ku hayn ibliisku Britain

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 3 часа назад +2

    Aankusalino suubanahenii muxamad❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 часа назад +1

    Waxa fiicnaan lahayd in carabta laga mamnuuco waayo waa jaajuuus keliaya oo ah in ay maraykanmiyo ingiriis iyomyuhuud in ay u jaajuusaan mana rabaan in ay dunida lajoogo rag wax laqabsadaan.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 3 часа назад

    SUBXANALLAH WLHI ARINTAA IMIRATKA AH SIDA AAD UGA FIKIRTAY AYAAN ANA UFIKIRAY.ARMAY IMIRATKU KA DHEEX JAAJUSAAN ARINTAN BRICS AH.WAYOO CADOWGA RUNKA AH AYA KU SHAQAYSTA IMIRATKA IYO MAREIKAAN

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 4 часа назад +2

    re galbedka ilahey idin gabi

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 часа назад +1

    Waa tiradii addunka ee bulshooyiknka addunkaneega china india russia turki waa ka imisa tiradda aaddsunnka

  • @calibare1641
    @calibare1641 20 минут назад

    Madaxweynha mareykanka kuhuulaysandoona hadaanqiyaaso waashaydaan weyn sharkiisa muslimiinta rabihakanabadgeliyo aamiin

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 3 часа назад +1

    Reer galbeedku 1945 ilaa shalay aduunka say doonaan ayay ka yeelayeen iminka ayay is akhristeen waxay yihiin

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 4 часа назад +1

    ASC❤❤❤❤❤❤

  • @OsmanIbrahim-b5t
    @OsmanIbrahim-b5t 2 часа назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 часа назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z Час назад

    Dhulbahante waa in uu xaqiisa weydiistaa,gumaystihi Inggiriiska.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 3 часа назад

    AFHAYEENKA RUSHKA WAA NAG GEESIYAD AH OON HADALKA LAGABANIIN.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 3 часа назад

    WAA SAX.DOLLARKII WAA LOO FIKIRAY WAANA GUUL LA GAAREY.LAGA BAXAY DOLLAR ADUUNKA HAYSTAY.WLHI SAX.

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 2 часа назад

    Abbiye muxuu kadoonay meesha asagaaba baahanee😀😀😀😀

  • @Cawlcawlnuur
    @Cawlcawlnuur 3 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdallaDiinar
    @AbdallaDiinar Час назад

    Xasan gurguurto khasaaro Melaha Tetalka leh kama muuqdo abid

  • @mahadabdirischid399
    @mahadabdirischid399 3 часа назад

    Dadka ha u xayasiinina Nairobi plees lkn meelaha kale u xayasiiya dadka Amerika 🇺🇸 iyo Europa ka tagaya ee dhisanaya wadamada shisheeye faash ayaa ladinku qalan doona warbaahintu ha joojiso xayasiinta wadamada jaarka ah u xayasiiya dadka sida wadamada aasiyada ha tagaan lkn. Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 yaan la dhisan wadana jaarkisa ma dhisto

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 3 часа назад

    Emaaraatka meesha sheydaan nimadiisuu latagay bricks hadeysan iskafogeyn meeshey qasayaan waxeyna ugudbinayaan cadawga yuhuuda waa shayaadiin

  • @HodanCabdi-gc3io
    @HodanCabdi-gc3io 46 минут назад

    Dad boolean iga dheh no dada jiya dheh

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 3 часа назад

    KI DOONABA HASOO BAXO WAXBA NAGAMA GALIIN.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 3 часа назад

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 часа назад

    S S S S
    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤