OGADEN-KA KENYA OO AXMED MADOOBE UU HANJABAY IYO XALADA OO FARAHA KA BAXDAY..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 ноя 2024

Комментарии • 55

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 15 часов назад +6

    Dowladii somalia makumade Kenya jooga miyey dhaafi ladahay.
    Allaha somalia imaqn

  • @MuhumedMuhumedabdullahi
    @MuhumedMuhumedabdullahi 12 часов назад +2

    Wlhi ragan aya dacad eh m.a

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 16 часов назад +7

    axmed guuuul macaradkisu hadhaco👇👇👇👇👇👇👇👇

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 13 часов назад +1

      Qabqablaha axmed madowe runta usheega waqtigiisa waa dhamaaday

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 13 часов назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Mooryan iyo dhiig yacab baa meel xun iskugu yimaadey Ilaahayow MUJAAHIDIINTA diinta islamka uku dagalamayo inoo keen kuwa xaranta iyow dhiig yacabka allah naga qabto

  • @mohameddakane8590
    @mohameddakane8590 15 часов назад +3

    Sharaf baa leedihiin inaa ushegteen ninka madhargaha oo rabo rabitaan soodaalay inuu dhiig kudaadiyo. Somalida waa walal darod iyo hawiye waa faqri maskaxeed

  • @Cadejanaal-cx8yi
    @Cadejanaal-cx8yi 3 часа назад

    Masha'allah walahi wa runtood odhayaashan

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 15 часов назад +3

    Kuwan waxaa sodiray .xamze marxuun .kuwa iska hadlay aad tihiin isku xishooda kofiyad bacadyaal hunguri kofiyad beena loso gashanaya.

  • @CabduqaadirAdan
    @CabduqaadirAdan 15 часов назад +2

    300 dolar Masoqadateen Dadka Kismaayo Shaqaqada Kariday Wa Xasan Iyo Xamse

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 13 часов назад +1

    ,sax wiil soomaaliya oo macno laan ku dhinta noogu filan kuwa qawariijta dagalkeda ku dhinta

  • @Feeedomlove
    @Feeedomlove 9 часов назад

    Ogadeen ka. Kenya idinka is xoreya NFD. Xoreya Ahmed madowe ea Madaxwen e jira jiri doona wsma Madaxwene somaliyed aman siya odinka id xoreya 🇸🇴

  • @CrasaaqXasan
    @CrasaaqXasan 15 часов назад

    AXMED MADOOBE GUUL MUCARADKU AJABO🤘🔥🔥🔥

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 13 часов назад +1

    xildhiibandini axmaad oo uhanjabay ayeey jeebka ugaleen kismaayo kama soo bixi karan ilaay axmaad qalad kutageran oo barina sharaftoda wax udhimi

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 15 часов назад +1

    MAASHA ALAAH NABADOONIMADAA BAA LOO BAAHAN YAHAY GUUL GARWADEENADA GUMADE

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 14 часов назад

    Axmed Madoowe Jubbaland wuxuu kawadaa isku dir waliba mar dhow wuxuu sameeyna mucaarad uu ku jabiyo mucaarad kale waliba Axmed Madoowe taageersan

  • @asadhassan8153
    @asadhassan8153 15 часов назад +2

    Suga suga waaga weli ma baryin waad hurdeysane dhamaysta hurdadiina

  • @Abdiwaahidxammarry.Xammarry
    @Abdiwaahidxammarry.Xammarry 9 часов назад

    Hadduu axmed madoobe ku guuleystay tani waatii axmed madoobe uu ku dhiman lahaa washamsi ayaa lagu qaadayaa waana tuu ku dhimanaayay axmed madoobe kuumade dambana kismaayo iyo meel kalaba waa laga fogaynayyaa.

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 14 часов назад

    Sayid maxamed Abdulle xassan kuban koofiyad bacadlayaasha ah Wuxuu ku tilmaamey Wadaad reer hebey iyo idahaba ninkii Waraabsado baa iska leh Murtidaas Waxaa ku Sifoobey kuban calooshood la'ciyaarka ah ee Odayaasha Ogadeen Sheeganaya ( Viva sheekh axmed madoobe ) Abti Axmadoow dameer kasta oo koofiyad bacadla ah oo Meel doc kayeera fadlan xassan dhiiqo oo Ayax ah baa ka dhex hadlayee ee fadlan liinta cabsii

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 15 часов назад +1

    WAR AXMADOOW WAX MAQAL WARXUMO IYO MASUULIYAD XUMO WAA XAA KA DHASHA HALAAG MAASHA ALAAH WAA WAALID IYO WALAAL WAR DUNIDA OO DHAMI QABIILO WEY LEEYIHIIN ISKUMA KALASAARAANE HORUMARKEY FIIRIYAAN

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 14 часов назад

    😢Odeygaasi waa geesi hadal yaqaan ah weeye , ilaahow somali wey wareertee adigu u gargaar, yaa rabi😅.

  • @DragonifyMemes
    @DragonifyMemes 4 часа назад

    Subxanallaah ilahay hala jiro axmed isaga xaq uleh kismayo wayo nabada way macan tahay ogadenow iska jira cadowga waxa laraba Somaliya inay salka dhigin wiilashena lagu dhameyo ina bada kudhamadan allaah Akbar

  • @Feeedomlove
    @Feeedomlove 9 часов назад

    Adiga xaqa msbka hadashid NFD ma xotedan .ilahay ka cabsoo NFD xore somalia 🇸🇴

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 15 часов назад +1

    WAA SAX LOOMA BAAHNA 2024 IN DHIIG DAADO WAA QALAD KOMADE KELIYA MAAHEE DHAMAAN QABIILKASTA WAA INEY SIDA ODAYAASHAAN U HADLAAN DHAMAAN DADKOODA QALDAN AY QABTAAN HORUMARKA DALKANA LAGAWADA SHAQEEYO

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 15 часов назад +1

    Maad Kala celisaan! Madoobe ka
    Maxaad Ahaydeen ! What’s the-
    Meen kumade ? Meesha ma hal -
    Qabiil baa leh ? Somali cid aan -
    Dagin ma jirto Hawiyo iyo daarood
    Xamze ‘Ayey ku saseen !! Muxuu -
    Xamze idin tarin! Waa Maxay -
    Kuumaduhu’ Og baan ogayn!!
    Acuudu billaahi ! May Dadka -
    Nabadooda ka hadlaan!!

  • @FaqiHassan-j1t
    @FaqiHassan-j1t 14 часов назад

    Sax sax sax from dhoobley jubada hoose aad ayaan u taageersanahay dowlada iyo odayaasha wax faradka kuwa gomintiyada axmed ka taageera waa cadow xabashiya iyo oromo afsomaliga takhaan lkin weynu naqaan kuwaa dhagartooda lo jojin maayo axmed madowe ay xabashidu adeegsato waa fashil mana tageersanin

  • @mohismail2571
    @mohismail2571 5 часов назад

    2009 ilaa 2024 15 sanadood ayuu soo fadhiyaa meesha .caqli xumo taas ka wayn miyaad haysaan

  • @adanomar-px8fy
    @adanomar-px8fy 14 часов назад

    Waa runtaa qabiil uf waye somali waa soomali somali nima naga bdn

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 5 часов назад

    Meeshaan absame Kaliya miyaa Leh exmed madoobe dad badan oo kalaa rabee seeyeelaysaan

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 14 часов назад

    WAA SAX SOMALIYA NABAD BEY UBAXDAYE HEYSKA DAAYO DHIMASHO INUU U JIHEEYO DH/YARADA SOOMAALIYEED EE HADA NOOL ANAGOO OG INUU 900BOQOL IN KA BADAN A/MADOOBE KU LAAYEY HOOYO IYO AABE DHALEENA WAR UUSAN MAANTA U HAYN EE ISAGA UUN FIIRSANAYA INUU KURSI LAHAADO KALIGII IYO CARURTISA FADLAN WUU WAASHAYE HALEYSKA QABTO WAA NABARKA SHANTA SOOMAALI EE HEYSKAGA BAXO DALKA ASIGA IYO CARUURTIISA ILEEN MA AHAAN KARO QOF U NAXA SHACABKAAS MASAAKIINTA AH EE NABADA JECEL UNA BADAN DANYARTA😮

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 15 часов назад +1

    Kkkkkkkk Ethiopia ayaan ladagaalayna kenyana xukunkeda waan ogolnahay waa cajaaib) Hasan culusow waa moriyaan/ modowena waa jaajuus Kenyan u shaqeyoo waye) idinkuna Kenyan ayaatihiin boos idinkama banaanoo somalia

  • @Feeedomlove
    @Feeedomlove 9 часов назад

    NFD 🇸🇴

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 4 часа назад

    Alle ayaa ka hadashiinaayah dhalinyarada baahan 😢in la isku dhameynin somalia 🇸🇴 waa walaalo wax qabiil la dhahaayo ma laha. Nin wiilashiisii aawey kuwa dagaalka ku jira asaga ma dhalin. Wax barasho ayey dibada u yahiin.

  • @ShukriBashir-n3s
    @ShukriBashir-n3s 15 часов назад +1

    Asc adeer kuwan ma masalaan ogadeen

  • @daahirelmi9919
    @daahirelmi9919 15 часов назад +1

    Ilko dheere

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 14 часов назад

    Axmed islaam kismaayo ogaadeen uma joogo ogaada ee beelaha kismaayo deegaanka kuwada ah ayuuu ujoogaa laakiin cidda daarood ku dhexdhuumanjirtay raali iska ahaada jland taladeeda idinka ma idintaalo,

  • @lionofthehornofafrica3631
    @lionofthehornofafrica3631 14 часов назад

    Ahmed Duxuleste medkisa dulka lagujidaya..Ahmed waa Abaha Alshabab..Hala Afgambiyo moryanka

  • @amrano1302
    @amrano1302 13 часов назад +1

    kuwa kenya kaso hanjabayoow Ahmed islaan wa nin xore idinka iska xoreeya kenyatiga idin gumaadaya o idinku guraaya baliyada meydadkooda maxa idinka galay somali calooshod u sheqyetayaal ba tahiin e meel farista gumeysi ga iska xoreeya idinka

  • @ibrahimismail7608
    @ibrahimismail7608 14 часов назад

    Kuwan waa cowlyahan ama jifida yar ee raisul wazaraha waji malahan haku mashquulina somaliyeey😂

  • @NazuuJr
    @NazuuJr 13 часов назад

    Waa in bu'aale laxoreeyo

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 14 часов назад

    Odayaasha Kumade hadduu aqli ku filan lee yahay Axmed Madoobe wuu tanaasuli lahaa qabiilkii sana wuu u naxi lahaa laakiin wuxuu Axmed Madoobe ka jecel yahay in ay wada dhintaan Kumade oo dhan inta uu kursiga uu ka degi lahaa waxaa ka jecel yahay in ay wada dhintaan Dadka Soomaaliyeed ee dego Jubaland si kale weligiis ugama degaayo kursiga madaxwaynaha Jubaland wiilasha ciidamada ah ee beelwaynta Kumade oo dhan in ay dagaalka ku wada dhintaan ayuu ka jecel yahay kursiga ayuu wiilka uu dhalay ka jecel yahay hala dilo wiilka Axmed Madoobe ama kursiga ka deg wuxuu Axmed Madoobe ka jecel yahay in uu wiilkiisa dhinto. Marka waad riyoonaysan odayaasha Kumade ee Axmed Madoobe u naleynaayo qof ah Muslim iimaan leh oo rabo in uu dadka u xaadil suubiyo ku shubasho aqli aan ahayn na yaqaano. Wuu dhimabayaa sidaas ayaa kursiga lagu heli karaa inta uu nool yahay marna ma kaga qaadi karo Axmed Madoobe. Waa kaas aqligii Axmed Madoobe.

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 14 часов назад

    ogaadeen hadii ay amaaleeyihiin xasan sheeq iyo hawiye haw amaal gudaan waayo darajo sare waligeed cid siisay raysal wasaare oo aan xasan ahayn majiro

  • @gureey3185
    @gureey3185 3 часа назад

    Waqoiyi bari somaliya ka hadla is xaliya hawl idinka dheer idinma khusayso uduceeya

  • @maryami2299
    @maryami2299 14 часов назад

    Is ima make jiran ugaaskii mareexaan waa isaga tagay haltert baa magaalo xiratay oo isku caanoshubaya

  • @dubadDholey
    @dubadDholey 12 часов назад

    Laailaha war waa nin daarod ah dhaha sase kuqurxantahe balayo inkumadese

  • @IBRAHIMALI-ce8hd
    @IBRAHIMALI-ce8hd 15 часов назад +1

    🙊

  • @Habiibsharaabi
    @Habiibsharaabi 15 часов назад +1

    Wax cacoktin majiro

  • @Rahma-dg4lj
    @Rahma-dg4lj 12 часов назад

    Arimahan waa arima idiinka ween ee arin aad fahmeysaan ma ahaan waxa la isku haasto

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 7 часов назад

    Odayaashan imisuu kukharash gareeyey xasan dalxaraashe tuuga somaliya

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 14 часов назад

    Maxa odayashan warya balami😂

  • @Habiibsharaabi
    @Habiibsharaabi 15 часов назад +1

    Biin aya qabtin osiyaahan

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h 10 часов назад

    Kuwani:iney iska Aamusan aya locqatay wax caqli ah oy ka hadlen
    ma jiro.. fadaralka ay shegayan ma gur gurta tolow? Dulli idinku dhac dad nimo xuma caqli kabana...

  • @JeylanihassanAshraf
    @JeylanihassanAshraf 11 часов назад

    Sax bayku hadleeyn

  • @JeylanihassanAshraf
    @JeylanihassanAshraf 11 часов назад

    Kuwan hool la àn aa ka badatey