Siyaasadda way ku aragti duwanyihiin wadaadu qaar baa u arka gaalnimo..." Sheekh Khadar Abu Bushra

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 12

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 14 часов назад +3

    Msha allaah shiikha wan salamaya alla habarakeeyo in badan ban kula tukaday masjid salaxdiin alyubi qudbadiihisana wan dhagaysan jiry lakiin madamo hargaysa ka tagay wanse ku faraxsanahay inan arko shiikha

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 14 часов назад +2

    Mahadsanid Sh Abubushra

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 14 часов назад +2

    Culimada waxa ugu weyn 16:08 ayey inoo hayaan oo ah raasamaalka ugu weyn oo ah diinta,qarkamida haduu qaladka dhacana waa inla saxo uun madaxdana allah haynoo hagaajiyo.

  • @CarafaadJamaal
    @CarafaadJamaal 13 часов назад +1

    Waa Qallin ruug sheekHani❤

  • @Khayr120
    @Khayr120 48 минут назад

    Adigu xaqa usheeg haqaadan ama hadiidaan adiga gaadhsiin uun baakusaaran adigoo shiikha inaad tidhaahdo waan codayn lahaa waa nasiib darro suni hii nabiga hakhilaafin

  • @calixasan8333
    @calixasan8333 14 часов назад +1

    من دخل بغير فنه أتى بالعجائب

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 12 часов назад

    Sheekhani runta ayuu ka sheegay arrimo badan oo jira.
    Waanna sababta keentay ka aamusnaanta inay ka aamusaan ololayaasha doorashada.

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 43 минуты назад

    Waa run hadii la yidhaa madaxwaynaha ha caayina diintu ma ogola in madaxda la caayo waxay ku odhanayaan ma adeerkaba

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 14 часов назад +2

    Waa been inla yidhaa doorkii culimadu waa maqanyey,culimadu waxan siyaasada lagu sheego hada maaha siyaasadii sharciga ahayd lkn waxan hada siyaasada lagu sheegaa waxayku dhisantay qabyaalad iyo dimuquraadiyad.

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 3 часа назад

    Waa talo meel mar ah hadii la qaadanayo

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 3 часа назад

    Cali gar leh caydiidna gar leh looma baahna xaqa cadee waad garanaysaayee

  • @bashman345
    @bashman345 11 часов назад

    Cali gar leh Caydiid gar leh adeer meel cad istaag oo tilmaan bixi ama shut up