Caan nimada horta waa marka aad adiga nafta wax aad soo saro oo aad noqoto qof wax la sameyn karo ama la taban karo maftiisa usameya oo meel sare naftiisa garsiista Marka taas ayaa hormar la dhaha wlhi canimo wax jiro maaha ❤️💯🌼💕💗
Hodaney waa iga qoslisiisay aniga waxaan aaminsanahay sidaa tiri waayo qofku wax muuqdo ayuu qabsaday ama meel muuqda ayuu mushtamaca kaga taas ayaa caan ah ee not social media caan ma lagu noqodo lakin somalida ayaa qaar aaminsan
Hodan wlh markan shaqaada ku jiiro aya dhagaystay qisoyin kaa wlh marka aad tiradho ado faraa madhan haa bixin aya wlh inta gaalofiska bixiyo like ku sara Hoore u soco waan ku wataa 💕💋✔️✔️✔️✔️✔️
Wa sidaad shegtaye wll dadka bufiska qaba ama an noloshoda ku kalsonayen ba ku meraysta noloshayda iyo horumarkayga laga xunyahaye RUclips ba waxan u nacaye indha adayga manaal aye kuso gashaye
اللهُمَ إني أعُوذُ بِكَ أن أَضِلَّ أوْ أُضَلَّ أَوْ أزِلَّ، أو أُزَلَّ، أوْ أظلِم أوْ أُظْلَم، أوْ أَجْهَلَ أوْ يُجْهَلَ عَلَيَّ}
Hormarka waa mrk noqotid Adoon Allah abuuraye yaqaano Adunka wx ku so kordhiyo like you Xppti keep going
YES
Yes you right
{بسم الله ولجنا ،وبسم الله خرجنا ، وعلى ربنا توكلنا ، ثم ليسلم على أهله}
بسم الله ، توكَّلْتُ على الله ، ولا حَوْلَ ولا قُوةَ إلا بالله}
Hodan online wlahi barnaamijyadaada aad ayuu iigu socdaaaah alleh haku barakeeyoh 😘😘😘😘💞💞💓💗
Yes
Masha’Allah keep going Hodaneey🥰
Wlhi Aniga xitaa Waan qoslay hodaneey hormarkeyga laga xun yahay 🤣🤣 soo true
😂😂😂
Wow amazing
Laaxowlilaah walhi qofan ogahay soo xasustay intey ayda wax isku qorto tirahdo waleysoo caaye ilaa waa xanuun dad badan adunka kunool ku dhoco waa wareey ilahow adan ka magan galnay waba baqay dil aa😢😩😩😩
Hodaney abyo masha allh waan ku taageeraa in badan abyo gabadhaada nayaa ha oron ma fiicno ilmaha in aad dhahdo hooyo mcn daa dheh
yes
Qodobada aad soo sheegtay hodan ayaa horumar ah
Wallsye Allah haku xifdiyo ...💙💙🇸🇴
Horumaraku waa inad ilahay ku xiranatahay
Aniga horumar waxan u arkaa qofka diints barta oo fahma kuna dhaqma
Wll adi iyo Hooyo mcn Ilahay Janada haidinkukulmiyo I.A wll isoboqo InshaAllah 🇸🇴❤😥🤲
Asc abayo, hormar mxa waya kuwa ad shegte can,nimo an waxatarin hormar ma,aha ,thank you walalo
Sax waa kugu raac sanhy
@@hibamohamed2043 mahadsanit walalo
Asc hodan carruurt xaajiga dhantin setihin abayo dar Allah aanku hecelnahay aniga iyo carruurteydaba
Horta aduunkan wax ku hormaray qof diin leh waxakale waa khiyaali daro dhadheer iyo soshal midhiye midna laguma gaadho hormar ee dacada ilahay baa lagu gaadha horumar
Haa afyar oo madow marka qofka la daaliyo qelada buskoda lama maqlaya💯💕🌼💗 film hindi ayaan ku arkay
Yes hodaney
Thank you sister💯💯💯
Qofki kobad 👆👆👆 I love you hodan mcnto 🥰🥰🥰🥰💞💞
Wlshy Ani horumar waxan u aqaan markad naftada ku filantahay oodan bini adam ubahnayan markas wad horu martay 😍😍thnks adna wlshay qali
Horumar waxa eh inaa wax noqoto oo wax sameysato saa shegtayba Lkn canimo horumar maha
Adiga markaan dhaga hadalaa keentay caanimada waa horumar ileen qof kasta caan ma noqdee inkastoo jiraan dad si qaldan caanimo ku raadiyaan
16:00 Hodan abaayo caruurta markey jiftan ma duubtid vedios allah xifdiye❤🤲🏾
Hormarku waa in aad thy qof naftiisa hormariyay calashaan waxbartay wxna qabsdy gacansi ama wx kle
Caanimadu horumar ma ahan abyo waxyaalahaa soo sheegty yaa horumar ah waad saxanthy mcnto
Horumarku caanimo maaha ee Waxbaad jafaysaa caawa hodaneey
Hormarku waa sidaa sheegtey
Masha Allah my sis
Caanimadu hormar maaha horumarku waa itaabsii
Caan caan dhalay hadaad maqasho waa qof horumar gaadhay waayo waanu badanaya qofka caanka ah cadawgiisu waa xaqiiq taasi waana ra,yigayga
Horomarku horta kow waa inaad noqota adoon mudeec ah wajibki illahy saarey guta ka bacdina gaadha guulihiisa oo bila dambi ah xalaal dhididkiisa taasa horomar u aqana alle hayna wada wafajiyo guulahena oo bila turxaana
Hodaney thnks wlshei keep going wan sugaye 👸🥰👍
Ad ban ku jeclahy mcnto alle haku barakeyo Adiga iyo famligaga qurux da badhan mar walbo ad tukaneyso mcnto isoducee owlad inu alle isiyo 😢
Keep going on my dear Hodaneey
Caan nimada horta waa marka aad adiga nafta wax aad soo saro oo aad noqoto qof wax la sameyn karo ama la taban karo maftiisa usameya oo meel sare naftiisa garsiista Marka taas ayaa hormar la dhaha wlhi canimo wax jiro maaha ❤️💯🌼💕💗
Masha allah imakn dhameyasta qaybti hore axl😘
Waan ku salaamayaa
Soo daa Hodon bal
Aynu isla eegnee.
Hormarka iyo caanimada waa labo hormar waxaa ladhahaa markaad meel iska soo saarto caanimadana waa markaad rabtid in aduun waynaha lagaa aqoonsado hodan adiga hadda waxaad gaartay horumar
Yes wan arka bistolada film American
Hodaney aniga manta ugu horeeya
Baqortoyo 💖❤Hodan online caan nimo horamar maha quruxey👸
Naa shawaystanimda naga daayo sheekada Wad uf
Subxanallah wuu aroosaya may iska daayan hooyo iyo gabdheeda oo jiran iyaa
Hodaneey xppti. Saan kuu daa wanaya viedyawgii hadeeer baan schoolkii Kahab saamay xiisadii hore banana kaan fadhiyay😓♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Waa Runtaa Horamarku waa wax qabat maha wajigaga oo laborato
M.a sharaf iyo karamo korkaga allaha kayeelo abyo mcnto fadlan bin isar asxaabey iso duceeya inuu allae icaafiyo culesaa daremaa anina wan ducesta adinkana iiduceya blz allaha nawada caafiyo🤲
M.a
Wlhi hodaney canimadu hormar maahan
Ee hormarka waa inaad wax lataabankaro qabsadaa sida engineer ,doctor, business,madaxweyne, iwm inaad noqoto ayaa ladhahaa 🥰💖
Horomar ku waa adigo riyadad romeya sas waye one ☝️ love ❤️ hodan Omar
Hodan sharafeey horey usoco
sax waay abaayo indhaha qofka kuugu danbey swrkiisa waa laga heli karaa.
C.D waaba istcmaalaan
Hodan cadey keeb going❤❤❤❤❤❤✌
Wallo hodanay keep up💖💖💗💗💗💗💚💚💙💟💞💝💝💜❤💘
Caanimada hormar maaha ee waa sidad sheegtay hodaney🥰
Hodaney waa iga qoslisiisay aniga waxaan aaminsanahay sidaa tiri waayo qofku wax muuqdo ayuu qabsaday ama meel muuqda ayuu mushtamaca kaga taas ayaa caan ah ee not social media caan ma lagu noqodo lakin somalida ayaa qaar aaminsan
Hodan Online wllhi illhey dar tisa ay ku jecelhay ❤❤❤🥰🥰🥰🙏🙏
Shukren💯 xbbti wad no dadasha❤💯 ax wlhi wa qanbi xanun ax
Hodan keen going marshal 🌹👏👍😂
Hormar waa inaa riyadaada rumeydo hadaa xataa caanimada riyadaaada aheed hormar sameeysay ani taas fikradeyda
Hodan wlh markan shaqaada ku jiiro aya dhagaystay qisoyin kaa wlh marka aad tiradho ado faraa madhan haa bixin aya wlh inta gaalofiska bixiyo like ku sara
Hoore u soco waan ku wataa 💕💋✔️✔️✔️✔️✔️
🥰🥰🥰🥰🥰 keep going💓💓💓
Maya mhne hormar wa app ninba sameysty wuuna xiranaa xiliga u doono hormar
Kkkkk ck iyo kuwa la caqliga ah ayaa dhaho hormarkeeyga ayaalaga xunyahay
😂😂😂
Ilahaw nin lba card ha isiinin
Hodaneey Qadiyad in qof la badbaadiyo lagu guulleystay ma jirto miyaane🤔
Caanimadu hormar maahan aragtidayda
Wa sidaad shegtaye wll dadka bufiska qaba ama an noloshoda ku kalsonayen ba ku meraysta noloshayda iyo horumarkayga laga xunyahaye RUclips ba waxan u nacaye indha adayga manaal aye kuso gashaye
waa runta hodaney dadki waxa lagasiyay wa layga xun yahay iyo ilbaa igu dhcaday
Hodan cumar🥰😘
Waan arkay biskoladaas tankale caaanimada ma ahan hormar hodan abaayo ❤️illhay hakuu xafido ciyaalkaaga
Waxaan kuu rajeeynaa hormar badan insha allaah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Waa sax abayo
Hormar waxa ladhahaa qof hormar karay 😘
Afka dheer Waxa logeliya Shanqarta Si Aanlomaqal
Hodaney ck maa ku geygesay saa u socotay
Masha allah hodan horey usoco
Hore u soco Hodan😍😍😍
Mansha allaah mamo💯🌹😍
Asc qaali dumareey
Qofka haduu cadaw laheeyn ma kadhigno inuu yahay qof fashilmay ama nolasha kadhacay.
Anagaa kamid ah cadawna malihin waxaana nahay dadka isku heeysta inuusan jarin qof kahoreeyo.
Sax waaye meedka indhihiisa qofka ugu dembeeyo sawirkiisa ayaa laga helaa
Caannimo hormar maahan hodaney wan kula qaba itus oo itaabsii ban u aqanaa
❤
Kmaqnaa malmhn yaqeeey daawshada hodaneeeey aroos com kuxisay xbbti❤
Maskiinki yara walid la aan ayey dhigen xanuun badana😭 Waaba dad walida dhaqanta ah ilahow wax hanogu darin dadka nucas oo kale ah aamin yaa rabi🤲
Qofka kowad ahay cml keep going qali
Somaaliyey Isku Dirka Daaya Ck Iyo Hodan Waa Dad Isku Fican😀😃Dadka Caanka Badanaa Dhahaan Hormarkega Lagu Xunyahay Dhahaaan Ck KaligiiS Ma Dhaho🙃
Ayyyy 8 minute only ban ka so dib dhacay keep going sister
💯
Hormarki Wa Aduunyo La taaban karo kugu filan inaad hesho inkasto laga dhergin iyo Aaakhiro aad Sahay u Diyaarsto
Masha allah keep going hormar wacan abaayo
No wada
Hodon abaayo waxad utahay haldoor hablaheena ilhay haku garab halo tan kale musalsalki tukiga ahaa ee إنتقام
Xagee kudanbeeyey waxaa wayey xalqada 17 wixii kadanbeyey musalsal ad umacan bu ahaa lakin waan kawayey RUclips ka dhan gosgos 5daqiiqo ah maahe
Am first.