Somalilander ayaan ku dhashay kuna dhimanayaa inzha Allah jamacada hada markaan dhameeyo waxa ii qorsheysan inaan tobabar ciidan u baxo ilahow igu sin maaLin anoo dalkeyga wax u qabtay Aamiin
Allahayoow barakee Somaliland. Anigu waxaan ahay Muqdisho waan jeclahay Somaliland iyo Qaranimada Somaliland. Ma ihi kuwa lagu qalday Somali kalama go karto bal maxaan u hayan Somaliland maanta gulayso gaarna himiladaada Somaliland Allaha kula jiro
Kkkk kaalay adigu goo, ader soomaaliland wax la yiraahdo ma jiraan ma beesha isaaq Oo jaamac siyaad tiro le eg ayaa soomaali iga jari karta anoo dhulbahante ah oo midnimo ku qanacsan .
hormuud meel ad utahay halyeey meel ad ka tahay kutahay hodan ad kutahay qof haybadleh aad ka tahay kutahay meel ad hodan kutahay dalkaaga laga helaa😍 Maasha Allah Heestan Iyo Dhamaan Heesihii Xidigaha Geesku Sameeyeen Bilowgii 2013 /2015 Wlhi Waxay Ahaayeen Heeso Wadaninimo Qiiro Guubaabo Iyo Horumar Lagu Majiiran Karo Oo Aan La Ilaawi Doonaan We Love You Xidigaha Geeska Codkiinuna Wuxu Ahaa Prime Yurub Geenyo Sowtu Raxma Jiibta Hablaha Codkeeda Si Solo Ah Baa Looga Dareemayaa Hablaha Kale Abdi Hani Nimcaan Hilaac Maxamed Bk Abdirahman Oday M/bakaal Ciro Dhaxal Baad Nooga Tagteen
Shacabka Somaliland waa dad qalbi wanaagsan se mar kasta siyaasi tuug ah ba dhabarka ka toogta, Daacadi ma hungawdo😢 Se wey heli hogaan riyooyinkooda u rumeeya❤
hormuud meel ad utahay halyeey meel ad ka tahay kutahay hodan ad kutahay qof haybadleh aad ka tahay kutahay meel ad hodan kutahay dalkaaga laga helaa😍 inta qurbaha joogta een kamidka ahay walhi stress cidlo iyo meel aan laga aqoon ayaa dilay halyeey miidhan markii hore 😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠
war bal qofkii nimcaan hilaac arko heestan ha u daaro aniga wan u daari laha ee wan kala fognahay anigu pennsylvania ku noolahay isane ohio iyo minnesota
Somalilander ayaan ku dhashay kuna dhimanayaa inzha Allah jamacada hada markaan dhameeyo waxa ii qorsheysan inaan tobabar ciidan u baxo ilahow igu sin maaLin anoo dalkeyga wax u qabtay Aamiin
Heestan waa hees wadani ah, waana jeclahay. Walaaheen Somali Allow barakee waxaanunahay dad iskumid oo siyaasada kulabaxay ee waxkale majiraan. Hormuud meelaad katahay, heybad aadkuleedahay dalkaaga ayaa lagahelaa masha Allah.
Waaaa hees iqan cisay waaar aaway umadii reer somaliland ee comenyiga kabixin jiray astaanta calankeena ka soo bixiya viva Somaliland awdal
Waa nakaN
Waaaw heestan waa hees dareen wacan wadata reer hargaysa farxaD kunoolaada anigana like iisaara
Waa maalin qaya wayn wamaalin qiima badan waa malin inaga mudan qadarin
Viva happy 18 may
haa wllhi
*Bulshadu waa Habarwadaag*
*Hilbiyo dhiig wada Dhashoo*
*Himilo ku Midoobayoo*
*Hadaf bay wada Qabaan*
_Somalilanders Forever_
Woow markn is idhaa aad dhooftidba heestnan xasuusata dibn u nagdaa wllhi I loved my country
Taslim waa soo laabtay ani from Canada
Allahayoow barakee Somaliland. Anigu waxaan ahay Muqdisho waan jeclahay Somaliland iyo Qaranimada Somaliland. Ma ihi kuwa lagu qalday Somali kalama go karto bal maxaan u hayan Somaliland maanta gulayso gaarna himiladaada Somaliland Allaha kula jiro
Aamiin in sha Allah anaguna waxaan idiin leeyahy ilaahay amni haydiin siiyo, oo dhibta haydinka kor qado waan idiin jecelay from hargeysa 🙏🙏🙏🙏
Kkkk kaalay adigu goo, ader soomaaliland wax la yiraahdo ma jiraan ma beesha isaaq Oo jaamac siyaad tiro le eg ayaa soomaali iga jari karta anoo dhulbahante ah oo midnimo ku qanacsan .
hormuud meel ad utahay
halyeey meel ad ka tahay
kutahay hodan ad kutahay
qof haybadleh aad ka tahay
kutahay meel ad hodan kutahay
dalkaaga laga helaa😍
Maasha Allah Heestan Iyo Dhamaan Heesihii Xidigaha Geesku Sameeyeen Bilowgii 2013 /2015 Wlhi Waxay Ahaayeen Heeso Wadaninimo Qiiro Guubaabo Iyo Horumar Lagu Majiiran Karo Oo Aan La Ilaawi Doonaan
We Love You Xidigaha Geeska Codkiinuna Wuxu Ahaa Prime
Yurub Geenyo Sowtu Raxma Jiibta Hablaha Codkeeda Si Solo Ah Baa Looga Dareemayaa Hablaha Kale
Abdi Hani Nimcaan Hilaac Maxamed Bk Abdirahman Oday M/bakaal Ciro Dhaxal Baad Nooga Tagteen
Mnshalla
quruxda calanka iyo hees aad u macan iyo siday reer awdal u shideen meesha wax lo dhiga ma jirto wle ❤❤❤❤
Gghjoopjkpak
B
Dhulkaaga lagu hodmaa Burcaa lagu nastaa halkaasaa halkaasaa lagu deggaa hamuun looguma dhintee hoobaantiisad cuntaa dadkaagaad hiishataa ciidaadaad haybsataa hawlkar iyo maaha goob farasiyo lamadegaan boodh iyo habaas lahoo ciidu hoostaymartaa waxay huwataa cagaha bulshadu waa habar.wadaag hilbiyo dhiig wadadhashoo himilo kumidoobayoo hadafbay wadaqabaan
Dadkaagaad hiishataa ciidaaad haysataa 🎉Bulshadu waa habar wadaad taasaan been ahayn❤❤
Hormuud meelaad ka tahay Halayay meel aad ku Tahay Wlahi Qof qurba tagay unba dareemi kara dhulkayagi somalilnd Iyo gurigkaan Ku dhashaye harsgeisa Waan Uxiisay
Waa run wlhy uxiiise
Muwaadin hees wlbo qaranka wnkugu dhex arka Guuleyso😢❤
suugaantu soomaaliga waaaaaawaqooyi alaylehe
nadar cismaan saw maha nagu soo biira hdaba anaga 😂😂
nadar cismaan jkollk
Haa Runtii hadalkaas kaamaad been sheegin
Somaliland full respect daadkygii form majerten
Mansha Allah ilhy noo barakee dhulkayaga
Heesta marka dhegeysanayo ilmo ma ceshankaro farxad darted
For ever somaliland❤🗨💚
01/01/2024 happy New Year ❤
Alle cimriga &caafimaadkaa alle kuu barakee al ustaad sidiiq maxamed burmad❤
Sidiiq maxamed burmad abwaan qaaliya
woooow j somliland guuuul cadwgeefu ha jabo💚💚💚💚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💋
Happy 18 may dadkaygi
Heestan sidan uu jecalahay markasta waan ku ceshta❤❤❤
😍😍😍 dadkeyga sharafta leh.
Abwaan qaranimdu ka dhabtahy samyay sidiiq burmada
waa asal heestu hambalyo ayaan leeyahay kooxda
mansha allah somalilad gabiley xidigaha geeska guul Somaliland
Iska aamusa ama heesahaasoo kale qaada axyaa hees hormuud halyay hodan haybad dalkaagaa laga helaa
Hanbalyo jahmuuriyada barakeysan ee soomaalilaan cadowgeedu hajabo insha alaah
wooooow dhiiga ayay dhaqaajisay tani
Dalkaga hormuud meel aan ka ahay qof haybadle ka ah hodana ku ahay dalkayga laga helaa tiisa hayste ayaan ah
Qof qurbaha kunool uun baa dareemi kara imiss you hargaysa wllhi
Shacabka Somaliland waa dad qalbi wanaagsan se mar kasta siyaasi tuug ah ba dhabarka ka toogta,
Daacadi ma hungawdo😢
Se wey heli hogaan riyooyinkooda u rumeeya❤
mnsha allh xidagaha jiro jooga
maasha'allah gul & gobanimo
Allow iida dalkayga dadkayga iyo wadankaygaba
Yeeeeeesaa........goooood...... holiday jopless kkkkkkkkkk Kenya
17.Aug.2024 , ayaan dhegaysanayaa wadankuna sidiisi hore maaha , doorashooyinbaa soo foodleh , cid noo roona garan mayno waa wada danaystayaal dadkani , insha allah waxan rejaynayaa inuu alle sida noo wacan noo dooro . 20 sano ayaan lander ahay alxamdulilah.🤍
😭😭😭😭😭😭😭Ax Ax nin ka dhoofay ayuunbaa garan
Wlhy waarun uxiise
Waa run wllhi dalkaaga ayaad halyey ka tahy
bal waa kuwaase wax hala yimaadaan afkii somaligayba nagu haystaan kan iyo kii lixdankllba anagaa murtida lahayn iyo suugaanta soomaaliyeed
Mansha Allh
Viva Somaliland
ايام جميلة في صومالنند ❤
Bro we still good
Qaranka ha uwarwarin ..
mancha alah hargaysa lagu nastaa viva dhulkayga hooyo somaliland
somaliland dalkyga💚🌨❤😘👏👏👏
Party i ayaan to uker etter hvert har blitt mine anklagere
somali mesha keliya kanoshahay waay
Waxn ahy wiil Landerz Oo waliba reer Zaxiil D, sheikh wax salmy rer somliland Wan iga jeclahy > Waa Habe Jimca ah. 💚🤍❤️
> tariikh 26/04/2024. 18 may Comingsoon 😊
>Gobta Sheikh Alle mahad leh 💚🤍❤️
Hargeisa Soomaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul Somalind Republic 💚 🤍 ❤
Fanaaninta Qaranka Xidigaha Geeska
1 Maxamed Saciid Bk ❤
2 Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤
3 Cabdi Hani Hashi Abdilahi ❤
4 Mohamed Ahmed Bakaal Ciro ❤
5 Nimcaan Hilaac ❤
6 Ifraax Ahmed Ciise Ifraax Hargeysa ❤
7 Cabdiraxmaan Caydiid oday ❤
wow Somaliland guul Somaliland long live Somaliland
Mimqv
@@mahadcismaan3263❤❤qa❤I I have a bgaal of ❤❤the the same time as a bgaal 1111111111111111q
hormuud meel ad utahay
halyeey meel ad ka tahay
kutahay hodan ad kutahay
qof haybadleh aad ka tahay
kutahay meel ad hodan kutahay
dalkaaga laga helaa😍
inta qurbaha joogta een kamidka ahay walhi stress cidlo iyo meel aan laga aqoon ayaa dilay halyeey miidhan markii hore 😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠
Waaa run sxb walhy qof dalkiisa ka maqan ayaa dareemi kara stresska iyo sharaf xumada taala dalalka shisheeye allaw dhulkeena xafid aamiin heestan xusus ayaa igu reebtay iyo qiiro wadaninimo
Awr Dabre walhi waa run dhulka HooYo Wacana
Maasha allaah somaliland my blood
war bal qofkii nimcaan hilaac arko heestan ha u daaro aniga wan u daari laha ee wan kala fognahay anigu pennsylvania ku noolahay isane ohio iyo minnesota
Allow idhowr dadkYga iyo daLkaYga jecliYa zoMaLiland
Allow dhawr somaliland guul iyo gobonimo
Wooow masha allah hobaladiii waabaribay la tartamayan dhashii suugta iyo murtida
View 2024 ❤❤❤
harkiisa lagu nastaa halkaasa lagu daga hamuun hamuun loogu ma dhintee hobaan tiisa cuntaa
❤❤❤❤❤❤ gullayso qaraykayga
This makes me Miss Hargeysa 💜🦋
ka baax hees iyo badh
Mnash allh walhi waad shidan tuhiin
Hees macaan Allow Daa Qaranimada somaliland jamuuriyada barakaysan Kooxdii xidigaha Geeska eesh calaa hees💘💘💞💢
Hapeen kii lada way hayaano way hagaan
ma heetiya way hapaan somaliland❤️
I miss dhulkaygow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
YAA JCLKA SOMALILAND
WELI 09.01.2018
WELI DAWANAYA
LIKE
isar
Axyaa hees xididaha noolaada qaranka boos muhim ah ayaad kaga jirtaan
2021 ban dhagaysnaya heestan dhulkaga lagu hodma 😍😍😍
dalkayga allow kor ka YeeL viva somaliland
2013 ayaan khayriyda life ujoogey anigo dugsiga dhexe dhiganayey mntana
RUclips kadwnayaa
Wow manzha allah
Dhulkaaga lagu hodmaaa
Hadhkiisaa lagu nastaa❤🗨💚
I love Somali land si kal & laap
❤❤❤❤ 2019 💥💥
Guul Guul
wabari back eshcaala hees
Laantu ha joogto ha jirto
Alylehe heesdhe
Abwaan Qiimo badan Sidiiq Burmad
Somaliland waa guul
Masha Allah. Somaliland iyo Somali hanoolaato
Sidiiiìq burmada abwaan heer sare
Dadkaaga ayaad hiishataa ciidaada haybsataa
best 18 may songi haerd forever
Lagu hodmaaa nooolaaaaada
Heeetiya kkkkkk hayanow wey haagagaggagaggagaghahha
my home guuliyo gobonimo
gabilay soomalilnd
Viva ssc khaatumo
2020 yaa dawanaya ooo u xiisay xidiga isku dubnidoodi
24/7/2024 inta dhagesa nesa😊
wabari back
Somaliland guuul guuuul
dhulakaga luguhoodma
Xidigaha geesku berigaasay isku duubni jirtey nimcaan khadra silimo abdirisaq anshax mahamed bk aaway dadkii so celiya nio
dhulkaga lagu hodmaa
Cajiib
Hadey hees wadani ah dhiiga dhaqaajiso heestanaa dhaqaajineysa dhiiga oo tilmaameysa qof walba carigiisa ayuunbuu wax ku yahey
M WATCHING 2019
2024 inta daawanaysa sugaysa xuska wayne 18 may isar like 👍
18 may dadkaygii zomaliland
Dadkaagad hiizhataa ciidadaad haypsataa after 8 years
Hambalyo 18 may 2024
Abwaan sidiiq burmad saalan