AHN Khadiijo Maxamed Diiriye waxay ahayd Hooyo Qaran, ha loo duceeyo f

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Hooyo shalay dalkaa igu soo dhoweysay, Hooyo maanta aniguna waxan fursad u helay in aan dunida ka sagootiyo, Hooyo qiimahaaga qof ku garanaya uun baa qiri kara, Hooyo gefi maayo oo geeridu waa xaq laakiin gudcur baan caawa gudayaa 😭 Hooyo shalay waa i daryeeshay laakiin anigu caawa duco uun baan ku awoodaa 🤲🏽 Ilaahay janadii ha ku geeyo oo sidaan ku ifka kuugu jeclayn aakhiro marti la jecelyahay ha kaaga dhigo 😭😭😭.

Комментарии • 39

  • @ShiineCulay
    @ShiineCulay  8 месяцев назад +14

    Hooyo shalay dalkaa igu soo dhoweysay, Hooyo maanta aniguna waxan fursad u helay in aan dunida ka sagootiyo, Hooyo qiimahaaga qof ku garanaya uun baa qiri kara, Hooyo gefi maayo oo geeridu waa xaq laakiin gudcur baan caawa gudayaa 😭 Hooyo shalay waa i daryeeshay laakiin anigu caawa duco uun baan ku awoodaa 🤲🏽 Ilaahay janadii ha ku geeyo oo sidaan ku ifka kuugu jeclayn aakhiro marti la jecelyahay ha kaaga dhigo 😭😭😭.

    • @mouhiyomouhiyo2935
      @mouhiyomouhiyo2935 8 месяцев назад

      Allah naxariis jano ha geeyo

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 8 месяцев назад

      Ilaahaw u naxariiso
      Wqa hooyaday oo kale...
      Wxay ku farxi leheed
      Hal faataxa oo aan u soo marno

  • @xanfaresh2024
    @xanfaresh2024 8 месяцев назад +1

    Alle ha unaxariisto

  • @abdifatahhassan5300
    @abdifatahhassan5300 8 месяцев назад +1

    Alle hun Wasiir Khadiija Mohamed Diiriye

  • @farhanyare771
    @farhanyare771 8 месяцев назад

    Allah ha u naxariisto Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye oo ku geeriyootay Jabuuti, waxay aheyd Marwo usoo shaqeeyay dalkeeda iyo dadkeeda, iyadoo door muuqda kasoo qaadatay dhismaha Dowladnimada Soomaaliya iyo marxaladihii kala duwanaa ee dalku soo maray.
    Geerida Wasiir Khadiija, waxaan uga tacsiyeeynayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Haweenka iyo dhallinyarada, eheladii, qoyskii iyo asxaabteedii, marxuumada Allah janadii ha geeyo inagana dhammaan samir iyo iimaan Allah ha inaga wada siiyo, Aamiin.

  • @Ibrahimka38
    @Ibrahimka38 2 месяца назад

    Allaha unaxariista amiin amiin 🤲🤲🤲

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 7 месяцев назад

    Allaha unaxariisto

  • @amiinabdi5094
    @amiinabdi5094 8 месяцев назад

    Allah u naxaristo mama khadija janada Allah ka waraabiyo🤲

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed 8 месяцев назад

    Allow kuu naxariiso mom Khadija diiriye mom qaran 😢😢😢

  • @Somalibarbie1
    @Somalibarbie1 8 месяцев назад

    Allah u naxriisto

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 8 месяцев назад

    Maka qayb gashay aaskeedii
    ALLAH yarxam

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 8 месяцев назад

    انا لله وانا إليه راجعون أ لله يرحم 🤲🤲🤲

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 8 месяцев назад

    Alaha haunaxaristo mama khadiija maamo naxaris bdn ahayd runti

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 8 месяцев назад

    Allaha unaxariisto mamada hooyo qaali nagu wada ah, waa calool xumo wallee, waxay u olalolaynaysay dhalinyarada somaliyeed iyo kuwa baahida gaarka leh. Siyaasad lagu dilay dumarka somaliyeed qofkii wadani ahbo oo caqli leh waa la qaarajiyaa waa yaab..

  • @abdiazizadamhaji417
    @abdiazizadamhaji417 8 месяцев назад

    Ilahay Ha U Naxariisto Maamo Khadiijo

  • @Dagan721
    @Dagan721 8 месяцев назад

    Inaa lilah wa Inaa ileyhi Rajicun allaha u naxaristo

  • @fardoussaahmed794
    @fardoussaahmed794 8 месяцев назад

    😢😢 ilaahay ha u naxaristo baraha bulshadan kala socon jirey runti dhimashedi naxdin bay na gu noqodey

  • @fatimadhool9134
    @fatimadhool9134 8 месяцев назад

    Illhay ha unaxariisto

  • @Aliluffy_
    @Aliluffy_ 8 месяцев назад

    😭😭😭😭😭🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @ismahanabdirahman9525
    @ismahanabdirahman9525 8 месяцев назад

    Ilaahy ha u naxaristo

  • @mouhiyomouhiyo2935
    @mouhiyomouhiyo2935 8 месяцев назад

    Allah ha u naxariisto

  • @gasline7746
    @gasline7746 8 месяцев назад

    Allah ha naxariisto

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 8 месяцев назад

    Aaxxxxx inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa

  • @halyay_alqassm5324
    @halyay_alqassm5324 8 месяцев назад

    Allaha u naxariisto maamada 😭😭

  • @caashocabdiwali7086
    @caashocabdiwali7086 8 месяцев назад

    Ilahay hauna xaristo 🥺🤲

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 8 месяцев назад

    Alleh haw naxariisto

  • @hanadband4049
    @hanadband4049 8 месяцев назад

    Allah unaxariisto

  • @safasufi522
    @safasufi522 8 месяцев назад

    allha unaxriito

  • @intisaarstarchannel2831
    @intisaarstarchannel2831 8 месяцев назад

    Allahaunaxariisto

  • @SalmaanYare-ik5yv
    @SalmaanYare-ik5yv 5 месяцев назад

    Asxaabta shiine wll iga gaarsiiya fariin taan wll shiiine ilasoo hadal

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 8 месяцев назад

    Shine culey fashilo

  • @hannimohamedqeex287
    @hannimohamedqeex287 8 месяцев назад

    Allah haw naxariisto jano fardawsa rabigu haka waraabiyo mamada😢

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 8 месяцев назад

    that's true 👍 💯 ✅

  • @Dagan721
    @Dagan721 8 месяцев назад

    Shiine Culey waa lagu tabay ku mee Xamar miyaa ku liqday so hadal

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng 6 месяцев назад

    Shiino xamar baa noogu kaa danbeysee ma xabsi baa lagu dhigay ku aaway

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 8 месяцев назад

    انا لله وانا إليه راجعون أ لله يرحم 🤲🤲🤲

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 8 месяцев назад

    Alle ha u naxariisto

  • @abdihamidhaji4364
    @abdihamidhaji4364 8 месяцев назад

    Allah unaxariisto