Shiine Culay oo guri ka iibsaday Maraykanka iyo qiimaha uu ka bixiyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 446

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +153

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +177

    Hadaad u jeedo magaca nebigena Suuban muhammed scw🤲❤️🥰🕋

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 Год назад +50

    Insurance and interest is going to be triple cost of original home price , plus home prices are over the roof in the current market, buy it with total cash when homes get cheaper.

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Год назад +55

    Allah is one ☝️ ❤😢😢

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 Год назад +24

    masha allah rabi hakuu barakeeyo guri islaam oo somalyeed oo qayrbadan rabi hakadhigo

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 Год назад +17

    He is trapped right away and martins did what's best for business. Allah ku fududeeyo bro.aamen

  • @JOSEPHBOY66
    @JOSEPHBOY66 Год назад +28

    Shiine culey this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝

    • @mataanciiideed4046
      @mataanciiideed4046 Год назад +1

      run ba mooday inu guri gatay , dad loo suuq gayn wax haysta , wa ku kala qabatye 💳¥€₤₡$$$$

    • @ilsanasde7918
      @ilsanasde7918 Год назад

      Waa dilaal markasu fanaya

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 Год назад +6

    Allaahu akbar shiinoow Allaha kuu barakeeyo farxadaada waa farxadeenna mararka qaaraad iga xanaajidaa mooyee waan ku farxaa inta badan noolow 😊😊 horey usoc

  • @lailaomar8115
    @lailaomar8115 Год назад +9

    Masha allaaah inder caalaf illaahaaya hakuugu daaro inder❤❤❤❤❤❤

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 Год назад +7

    Masha Allah Beautiful house💯👍👏👏👑🌹🎉🎉

  • @odayroy3099
    @odayroy3099 Год назад +7

    Nin ilaahay wax siiyay the one and only RUclipsr

  • @raadogaal
    @raadogaal Год назад +10

    Ku Sali Nabi Muxamed Scw❤

  • @Raho339
    @Raho339 Год назад +13

    Maansha Allaah Tabaarakallaah Isha Qumayooyinka Rabi HaKaa Xijaabo Wixii Shar oodhan Rabi KaadeyR Aamiiiiin Yaa Raxmaan Waa Gurigii Aad Kudhaldhalilahayd Wiilal Badan Shantaada Gabdhood WaLaahooda Insha Allaahu Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Rabi☝️

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 Год назад +3

    Maasha Allah Shiine Culey legend welcome to Minneapolis 🤗🤗🤗🤗🤗🤗 Permenent Resident ayaad qaadan kartaa marba hadaad hanti ku yeelato Mareeykan guri ama business Arabtaa ka noolaato lol anaga maalaqabeedaneena Rag iyo Dumar Nairobi, South Africa iyo Dubai bes 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Hambalyo Hambalyo

  • @GlobalCommunityServices-ve6rr
    @GlobalCommunityServices-ve6rr Год назад +6

    Mansha Allah,, Shine culey keep going ❤❤

  • @Modeeq
    @Modeeq Год назад +6

    Masha Allah tabarakallah bismillah calaa barakatillah Allah kuu barakeeyo guriga Shiine 💙👍🏾

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Год назад +11

    Manshaallah 😍 alah ku barakeyo amiin shine

  • @seynabahmed5742
    @seynabahmed5742 Год назад +9

    Masha allaah ilaahay ha ku barakeeyo ina ader

  • @claahicismaan-so7gh
    @claahicismaan-so7gh Год назад +10

    Masha allah ❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +5

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
    dheh😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢❤

  • @hodanabdi559
    @hodanabdi559 Год назад +5

    Mnsha Allah beautiful house 🏡. 🎉

  • @cabdisamadcabdiwaaxidshmax5835
    @cabdisamadcabdiwaaxidshmax5835 Год назад +4

    ما شاء الله شيني بارك الله فيك يا اخي

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 Год назад +2

    Masha Allah shiine waa nin raageed💪🏽💪🏽

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah5509 Год назад +9

    MaashAllaah Illaahay ha kuu barakeeyo

  • @mimihawthorne
    @mimihawthorne Год назад +4

    Mashallah 🥰 shiine Allah hakuu barakeeyo Allah hakula garab galo wax qeyr badan Allah Haku siiyo gurigana qeyr Allah hakaaga dhigo isha baniaadamka Allah hakaa qabto Aamiin.

  • @shamsomuhumed7317
    @shamsomuhumed7317 Год назад +8

    Masha allah 🎉🎉🎉🎉🎉congratulations

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 Год назад +6

    maasha allaah shiine Culay allaha kuu barakeeyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +3

    Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️. Welcome to the USA 🇺🇸 😊

  • @saidagacal4281
    @saidagacal4281 Год назад +3

    Congratulation my Brother Maash'Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @IstahilCabdi-wu1ln
    @IstahilCabdi-wu1ln Год назад +7

    Masha allh ❤ ♥ 💖 😍

  • @mohamedsandheere6995
    @mohamedsandheere6995 Год назад +4

    Walaal shiine guriga ALLAAH haku barakeeyo 🎉 ee Qur aan iska saar guriga ❤

  • @Raho339
    @Raho339 Год назад +7

    Rabi Hakaaga Dhigo Guri KhayRqaba Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386 Год назад +4

    Masha allah Very Beautiful House 🏠🖤🍒

  • @shiimasaeed8463
    @shiimasaeed8463 Год назад +3

    ‏ما شاء الله 1000 مبروك يا شينة🫲🏼❤️👍🏻😍😍😍

  • @ubahali-be7ls
    @ubahali-be7ls Год назад +4

    i could say don't quit your source of income until you finish the payment

  • @pheynuus9840
    @pheynuus9840 Год назад +2

    Masha Allah shine Allah haku barakeeyo guriga walalkey ❤❤🎉🎉🎉🎉🎁🎁🎁🎁🎁🎁

  • @malyuunbaanday4165
    @malyuunbaanday4165 Год назад +1

    Masha allah shine culay go forward

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Год назад +2

    Maanshaa Allah Tabarakalah Abti. Allaha Kuu Barakeeyo.🤲

  • @hawoadan3859
    @hawoadan3859 Год назад +4

    Shiinow manshallha u duuceya guuriga🤲🤲

  • @ahmedmodhow1391
    @ahmedmodhow1391 Год назад +1

    Mansha Allah

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Год назад +6

    Masha Allah Maraka hore Sheenow hambalyo ayaan ku leeyahay,Waxaan ku weydiinaa Sideen ku gadankaraa Imisa ayaaan ku gadanka Anga hada waxaan daganahay Jarmalka ,,,Qeemaha noo sheg ugaas mahadsanid

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Год назад +2

      Zhp guriga ugu waa 300k$ mareykan waa qaali guryahoodu zhp

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 Год назад +4

    BismiAllah MashaAllah TabaarakaAllah congratulation brother 🎉 please make more videos in US

  • @yaasiryaasir2353
    @yaasiryaasir2353 Год назад +1

    Aad iyo aad 🎉🎉🎉🎉🎉mabruuk waa istaahisha shiine culey

  • @xafsomohammed8516
    @xafsomohammed8516 Год назад +2

    Mash Alllah guriga Alle haku barkeeyo 🎉 congratulations 🎉

  • @Qadan-1
    @Qadan-1 Год назад +2

    Mashallah congratulations bro welcome to US

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 Год назад +3

    Shiine maasha Allah ❤❤❤❤

  • @abdirazakmahamadhassan7747
    @abdirazakmahamadhassan7747 Год назад +2

    Maashaa alaah
    Shiine mabruug
    Guri kheyr qaba alaha kaaga dhigo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay Год назад +2

    Illaahay Guri kheyr qaba ha kaaga dhiggo oo adi inta kuu dhow ku raaxaysataan, Congratulation Bro, WLC to America the land of braves & home of freedom!!

  • @ayanabdirahman
    @ayanabdirahman Год назад +3

    Shine congratulations
    Ilaahay ha kuu barakeeyo
    Ku naso oo ku nagaad Inshaa alaaah Qamar badana waan sugaynaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nuur3272
    @nuur3272 Год назад +20

    Why do you need to take a tour for a house you already purchased? That doesn't make sense. Plus, closing ceremony/signing never takes in the house you're buying or the office of your realtor. It's handled by a third-party agent for legality purposes.
    This is publicity for mustafe Martin and his real estate connection with the somali community in Minnesota.

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 Год назад +1

      You said very eloquently. Publicity indeed at its best 😂😂

    • @azizabdi821
      @azizabdi821 Год назад

      Stopped criticizing things that you may have limited knowledge about it. I agreed with you there may be some publicity but who said the closing cannot take place at the house? The closing papers can be done anywhere. A mobile notary can bring the closing documents to your home and you can sign everything there.

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Год назад

      Xaasidnimada Yara qarso yaan lagaa dareemin

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 Год назад +1

      Your are right, this is kind of marketing.
      Wax kajira maleh😂😂

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 Год назад

      @@mohamed88466
      Adigu waad iga qoslisay😂

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 Год назад +2

    Maashaa allaah welcome to USA bro

  • @bisamedofficial3520
    @bisamedofficial3520 Год назад +1

    Allah is one ❤☝️

  • @updikarimahmed1285
    @updikarimahmed1285 Год назад +4

    Mashaalah ilahay haku barakeyo ina adeer

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 Год назад +3

    #ShiineCuley
    Rabbi ha kuu barakeyo wllo
    Waxan kaloo kugu boorin Somaliya adoon u soo socon xatee dhul badan ka gado oo ka dhiso Guryo laguu kireyo wax badan bay kaa dabarayan oo dalkii lagaaga baahanyahay
    WAXAN KALOO KU LEYAHY
    Aduunka ha israacin
    Akhiradada ha hilmamin
    Masaakinta ha moogaan wax tarkeda iyo garab istaaga qofka dhibban
    Ugu dan bayn guriga Quraan ku Akhri Ilaahayna u mahadnaq
    Mahdsnd

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 Год назад +1

    Masha allah congratulations Allah hakuu barakayo

  • @rayana1122
    @rayana1122 Год назад +3

    Masha allah Alle ha kuu barakeeyo

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 Год назад +1

    Hanbalyo. Alle. Haa. Ku. Barakayo. Shiine. Tusale. Wacan. Horay. Usoco. Wll👍👍👍👍👍👍👍

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 Год назад +2

    Mash Allah

  • @xalimoxirsi5476
    @xalimoxirsi5476 Год назад +1

    Manshllah tabaarkallah alle ha kuu barakeeyo

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 Год назад +3

    Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hamayaegueh2977
    @hamayaegueh2977 Год назад

    Mashallah allaha ku barakeyoo sxb

  • @khaalidmaxamed7149
    @khaalidmaxamed7149 Год назад +1

    Hambalyo shiine allaha ku barakeeyo❤

  • @mahamedaare1074
    @mahamedaare1074 Год назад +3

    Masha allah alaha ku barakeeyo

  • @mahadallahaahmed8676
    @mahadallahaahmed8676 Год назад +6

    Congratulations 🎉🎉🎉🎉

  • @maxamedcumar5778
    @maxamedcumar5778 Год назад +4

    Mashahalah ❤

  • @fatamaali2033
    @fatamaali2033 Год назад +3

    Masha alaaah guul

  • @MunaMadar
    @MunaMadar Год назад +2

    Bismilah mashaAllah allah haku barakeyo cidan haysana,Allah haw sahlo

  • @wadani7726
    @wadani7726 Год назад +1

    Mashallah tabarakallah Allah ha ku bareyo walal

  • @lackyboy1456
    @lackyboy1456 Год назад +1

    Machaallah

  • @mohammadfarahadam6769
    @mohammadfarahadam6769 Год назад +2

    Maashaa allah allaha kuu barakeeyo

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 Год назад +1

    Masha Allan

  • @AminaSaeed-k5f
    @AminaSaeed-k5f Год назад

    Ina adeer Mabruuk Allah kuu barakeeyo hoygaaga cusub. Ana waad ii faa’iideysa.

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 Год назад +3

    Sar mareykan ku taalo
    Jiingad xamar ku taalo ayaa ka qaalisan
    Muqdisho caadi ma ahan

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Год назад

    Mansh allah wll allah haku barakeyo

  • @Caruurtasomali
    @Caruurtasomali Год назад +5

    dad badan baa kugu dayan doona wado cusub baa furtay good

  • @Maryam1w8
    @Maryam1w8 Год назад +2

    Mshaa Allah dadka indhaad ufurtay taasi waxaan oronlahaa waa guul geesinimaban oo kudayasha wanaagsan boowe shine iga daa ciyaarta hhhhhh🎉🎉🎉🎉🎉🎉 mashaa Allah jawase uk🇬🇧🇬🇧🇬🇧

  • @cabdisaaxil
    @cabdisaaxil Год назад

    bismilaha ilhay haku barakeyo intanhaysana hasiyo

  • @hiboabdi350
    @hiboabdi350 Год назад +1

    Warsangali ayakuibiye wakuwadana legeno 😂❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @ramlamuxumed9200
    @ramlamuxumed9200 Год назад +2

    manshaaAlaah

  • @aminhassan-kr9yj
    @aminhassan-kr9yj Год назад +2

    Guul iyo nolol kheir qabtaa 👍👍👍

  • @ikhyarmaxamed2768
    @ikhyarmaxamed2768 Год назад +5

    Kusaliya rasuul keena suuban🥰🥰

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 Год назад +1

    Maashaa Allaah tabaaraka Allaah congratulations my brother,can’t you give me tlv Martin please thanks ❤

  • @faaraxmuwaadin579
    @faaraxmuwaadin579 Год назад +2

    Msha allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @nimcoabdi4056
    @nimcoabdi4056 Год назад +10

    Shiino gurigu waameeqo qiimahiisu please nalawadaag si aan anaguna uga iibsano

  • @AbdoFahra-im9ss
    @AbdoFahra-im9ss Год назад +3

    Machallah Chine

  • @ajm13131
    @ajm13131 Год назад +4

    Guri maa saan lagu iibsadaa 😂 aaway Bank guri kuu iibin lahaa oo interest-ga iyo contracts -ka aad geleysaan la socon lahaa ileen guriga sidaad noo sheegtay Cash kuma aadan gadane.
    Guri waa la iibsan karaa adna lacag aad guri ku iibsato waad heli kartaa lkn qaabki guryaha lagu iibsan jiray wax miyaa laga bedelay😂

  • @fardowsaismail8316
    @fardowsaismail8316 Год назад +1

    Mashalllah ilhaye ha kuu barakayo

  • @Sumaya123Warsame
    @Sumaya123Warsame Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 Год назад

    Mansha. Alaaah. Alle yaa bariig. Alle haaa. Ku. Barakayo. Inadeer

  • @woowe2
    @woowe2 Год назад +1

    Allaha kuubarakeeyo walaal qaaliya bi idnilaahi kariim

  • @Hamse-Ahmed10
    @Hamse-Ahmed10 Год назад +6

    Baahane danbe kugu odhan maayo mantaa kuugu danbeysa👏👏

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Год назад +1

    Mashallah

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 Год назад +1

    Maansha allaah

  • @shukria485
    @shukria485 Год назад +2

    How to contact that somali broker guy? Also is it for cash or financing because interest(riba) is harram.

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 Год назад

    BismiLLAH MASHAALLAH tabarackaALLAH ILLAHAY haku barakeeyo

  • @asadluckymen6927
    @asadluckymen6927 Год назад +1

    Allah kuu barakeeyo

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts Год назад +1

    Alle hakuu barakeeyo

  • @moniraali3255
    @moniraali3255 Год назад +1

    ماشاء اللّه تبارك اللّه ❤️ الف مبروك 🎉

  • @abdulkhadirhdeerow4493
    @abdulkhadirhdeerow4493 Год назад

    Sxb guriga Allah lagu xuso Allah kaga dhigo mida kale waxan ka helay umada somaliyeeed waxan u rajeynaya markad tiri odayga sido guul guul o dhahay Oday adiga Guul bey umada somaliyeed ku rajeyneysaa

  • @nasrimustafeboos1947
    @nasrimustafeboos1947 Год назад

    Maan shalaah keep going