1st cawayska Dalmar wxad tahay BOQOR respect xagayga sii dadaal lee sxb wxan ka mid ahay tagera yaashada jecel webbkaaga thnks NUUR CARAALE YOU ARE THE WINNER OF BEST DHAANTO VOICE EVER ..
Aad iyo aad yaa u mahadsan tahay dalmar si wanaagsan ee aad bulshada dhaantooyinka ugu soo gudbiso walaal dhaantadaan muda ayaan raadinaya maanta ayaan helay waana ku mahadsantahay , Walaal dhaanta kasta soo Update Garee
1st cawayska Dalmar wxad tahay BOQOR respect xagayga sii dadaal lee sxb
wxan ka mid ahay tagera yaashada jecel webbkaaga thnks
NUUR CARAALE YOU ARE THE WINNER OF BEST DHAANTO VOICE EVER ..
Walaal mahadsantahay hadaladda wanaagsan iyo ididiladda ah.
dhanto cusub bashir digax
masha Allah INA ader MCN cod dahabow daaim hakudayo
Sida aan arko Nuur Caraale waxuu meel fariisin doonaa Cali Dhaanto iyo Axmed Budul labadaba.
10y kadib comments kaga
Masha Allah waxay kamidtahay dhaantooyinki ugu macaanaa ee Aan abid dhagaysto cod Aad umacaan bay kuqaadeen fanaaniintu😍😍😍
A m an
aman
Masha Allah Og , laf-dhabartii Darood ismacil
Aad iyo aad yaa u mahadsan tahay dalmar si wanaagsan ee aad bulshada dhaantooyinka ugu soo gudbiso walaal dhaantadaan muda ayaan raadinaya maanta ayaan helay waana ku mahadsantahay ,
Walaal dhaanta kasta soo Update Garee
Adiga ayaa mahadsan, waxaan umalaynaya Jigjigga
wooow nice one reer jigjigaa
Best dhanto wllhi😮❤
Alla faduma macalin Cod macaneede ilhy cimri ku dheerey
masha allah sxb nuur caraale caadi ma aha dhantadadu inaba sxb heer ayaad ka gaadhi doontaa insha allah sxb
ogaaden waan jaceyl nahaye
nin culus dheh nuur caraale wale Codka alle ha kuu kordhiye cod macaan iyo hodanba
www nuur caraale & hodan macalin kalama dhacaan
Wwwwwwwwww. M. A. Nuur caraale. And. Hodan. Maxamed. Alh idiin xfdo. ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
Inaba caadi maaha waa lasku arkay hodan waan ku haysta bro way iga fogtay mooyaane
Nuuur carale fanaandhe sida aan arko waxa uu meel fadhisanayaaa fananiinya kale sida cali dhaaanto axmed budul xaga codka is walaqa intaba isagaa kuhaysta
Fgf
hi
Zayna Abaas zvuhvvhv
Who is listening 🎧 this in 2024
Me ❤️🩹🥰
Nur carale adi iyo hodon codkina woo isku soo baxaa masha allah hesa kaloo cusub isla so qada
Gormad qortay comankan
aniga aaaaaaaaaaad ban aga heley ,mahadsanid Caweyska Dalmar .,,,,macal asaf ereyada qaar wan fahmi kari waayey
Hi ✋if u r still watching ❤❤❤❤
sida laamo labi ah lami luquntoo haiga lumin adigaan laabta kugu hayaa waw caadi ma aha dhantadan waxaan dhihi karnaaa waa dhaantadiiii sanadka wilkan waa markii igu horeysay maalin dhow asagaa qabsan doono fanka caadi ma aha
Asal
Woow waxaas ayaaa dhaaanto lagaa dhahaaa
nuur carale caadi ma ha sxb nice voice sxb haka bixin wlaiga
Nuur caadi mah
Nuur carale fanan iga dheh
nuur caraale salaan khaas sxb edabta ayaad ku darsaday waa ninka ugu xishood badan
wow inaba caadi ma aha cod macaan ayee hayaan
ESTV DDSI ETHIOPIA 🇪🇹
2013
beautiful song mashallah
Quiz qqqaa
Nur carale i salute my brother
Walaal adiga ayaa mudan, inshallah waan soo upload garaynaya wixii marba aan duubo. dawadayaasha adiga oo kale ah tagaareadda aanu ka helno ayaanu ka shidaal qaadana waad ku mahadsantahay yidideelada iyo mahadnaqa.
👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
Beautiful ❤️
mshaallah nice song
Mash allah waad shidan tahy sxb mcn
daadax sxb nuur caraale iyo hodan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤️❤️❤️❤️❤️
mnsHAALAH EESHCALAA DHAANTO
NUUR CARALE IYO HODAN MACALIN
Masha alah
inaba caadi ma ahan viva nuur caraale
Wa w nuur carAle waa fanand goba waligiina nin ka codfiican waligii madhalan
18/5/2023
Khamiis
Abdulle Elmi. walaal dhaantada waxaa lagu duubay magaalada Fiiq ee gobalk Nogob. Wiilka iyo gabadhu waxay ka tiran yahiin kooxda fanka Qureesh ee dagmada Fiiq.
woow dhaanto jirta weeyaan
maxan noqon ciidanka New police
Nuur carale inaba caadi matahid codkaaga woo shidanyahay meshada kasi wado dhantada waa ka wadataa caadi matihid
27/10/2023
Friday
wwwwww cabdi mahan dhantado
wooooow!
adon igu ladhnen miyuu laxaw iden
dalmar waad mahadsanatahay. fanaaniinta halkee ayay dhaantada ku duubeen
Asc
Hodan Macalin Jir. Fadlan taageera gabadhaan. Waan kaxumahay In DDS ragga kaliya ay kasoo baxaan. Dumarka halasoo dhoweeyo laftigooda.
Dhaanto aan caadi ahayn.
Nuur caraale caadi maahan
Saïd Ali Moussa
wwwwwwwwwwwwwwww caadimaahan wlhi
Sahal
😮
waa mahadsanthiin cawaska dalmar
Walaal adiga muddan
anas
Wow!
caadi ma ahan dhaantada
VDFHHO
Gabadha codkeeda wadnuhu tabanayaa kkkkkk
nuur caraale nin culuus walle
hhhhhhhhhhhhhhh dhanto wanaksan iga dheh
Qaxdrescyghujikmloop
aynu laba lisnooy ka ladaabanee asal asal asal waaye runtii
Qoorta ku taala dadka kuma taalo hhhh
Wadna aa ku dhaqaqaya gabadha codkeda kkk
Caweyska dalmar Guul mar walbo
Kuligan inshallah. Walaal waad mahadsantahay
ana
Deeq Show m
wwwwwww p
Kokosaa
mnsHAALAH EESHCALAA DHAANTO
NUUR CARALE IYO HODAN MACALIN