" Gadabuursi iyo Maxamed Case Isagaa Khasaariyey 14 sanno ee u dambeeyey " Axmed Xaaji Daahir.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 42

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 часа назад

    Ex wasiir A X Daahir Hambalyo run baa sheegtay rijaal sax ah Hargeisa 26 juun thanks guul SOMALILAND suldaan

  • @boqoreyusuf7401
    @boqoreyusuf7401 2 часа назад

    Siyaasi Rug cadaa ah
    Axmed Xaji Dahir Cilmi

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m Час назад

    REER boiramoow ninkaa Aqoon YAHANKA ah wax ka maqla ❤❤❤❤❤❤

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 2 часа назад

    👏🏿👏🏿👏🏿

  • @ClrisaaqYuusuc
    @ClrisaaqYuusuc 9 часов назад

    Maansha allah

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 2 часа назад

    Siyaasi rug cadaaya oo hiil sare ugaliyay awdal iyo soomaaliland ba
    Siyaasi AHMED X.DAAHIR CILMI ❤

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 5 часов назад

    Legend raganimo walaahi waataa

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 11 минут назад

    Subxaanalaah. Waar miyaan aakhiro latagayn

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Час назад

    Maxamed Case waa Wadani iyo Hilaac🙏

  • @AssadDaher
    @AssadDaher 9 часов назад +2

    Maxamed case wa wadani 🟧

    • @abdirahmantama8859
      @abdirahmantama8859 2 часа назад

      Sxb adigu marka aad runta iidheegto maxamed case miyaad tahay mise maya?

    • @AssadDaher
      @AssadDaher 2 часа назад

      @@abdirahmantama8859 ha wan ahay !

  • @cabdilahisareye
    @cabdilahisareye 9 часов назад +1

    naxmedcase adiga kuwa kulamid
    Ah ayaa dhabarka kajabiyey

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 11 часов назад

    Odey siyaasi ma aha ee waa fooxle cilmibadan lahayn lacag yar qaatey😊😊😊

  • @mohamedadam4018
    @mohamedadam4018 4 часа назад

    Adigu wariye wadaniya ayaaad tahay ciil qabe ayaaf tahay ee ciiltire ma tihid xabashiuhow wariyayaasha ha
    Ceenayn

  • @RidwaanMohamed-r6o
    @RidwaanMohamed-r6o 10 часов назад +1

    Saaqid muuse u fataalaya

  • @Hodan-l5m
    @Hodan-l5m 9 часов назад

    Dameer ma bilaa caws maanta aad buu u ciyaaye???

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 10 часов назад

    He is under 000 level.plotics😊😊😊

  • @AbdiqadirIbrahim-nq2rw
    @AbdiqadirIbrahim-nq2rw 4 часа назад

    Waa nin raged kufku hadafka lehi waxa u dhaqmaa sidan oo kale

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 10 минут назад

    Muuse masoo noqonaya ahmedow

  • @CaaqilSiciid-t5g
    @CaaqilSiciid-t5g 9 часов назад

    Ina.xaajidaahir.waxbakahadli.maysid.ee.umada.ka.xishoo

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 9 часов назад

    SAMAROONOW waad aragtaan siyaasiyiinta reer AWDAL kasoo jeeda.... Mid danbe oo mabda'a soomalliland aaminsan oo ushaqeeya ha aaminina.

  • @mohammedabdikalib6889
    @mohammedabdikalib6889 9 часов назад

    Muuse kahadh ku dhe Ina Ismail kadibn ayaa laga wada hadli HILAAC

  • @cabdiqaadirjiilaanichannel5223
    @cabdiqaadirjiilaanichannel5223 5 часов назад

    Odaygan tani ilaa 2000 ayaan arkayey lknse isma uu badalin, plotic waxba kama yaqaan

    • @adamdahir9544
      @adamdahir9544 56 минут назад

      Aragtidaada iyo doonistaada qadhmuun masuulka aan wadan waad caydaan lkn waa idiin jaahilnimo 2000 ilaa maanta adiga iyo kuwa kula midka ah ayuu kaga cabaadiyaa

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 2 часа назад

    Xildhibaan ayaa sharcigu siiyey inuu deegaanadii laga soo doortay uu baahiyaadkooda doono, madaxweyne ku xigeen maxad umaleyn, siyasigan waan laqabaa inuu saylici gobolkii dadkiisu kunoolaa uu dayacay

  • @AbiibXasan-pe2cc
    @AbiibXasan-pe2cc 11 часов назад

    Madaxweyne kuxigeenku ma camalbuu hayaa dastuurkuba camal ma siin ka imanidoonaana waa lamid ilaa dastuurka wax laga badelo.

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 11 часов назад

    Kani kkkkkk
    Waligiiba waxa yu sugaa kharashka xisbi xaakin

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 10 часов назад

    Baki haduu xabad kakeeno waa haduu cali dhinto

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 11 часов назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkm

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 46 минут назад

    Wadani waa huwan heeryo xun

  • @cabdilahisareye
    @cabdilahisareye 9 часов назад

    hadii aad damiirleedahay
    Maanta kulmiye lama soo horfadhiisateen

    • @adamdahir9544
      @adamdahir9544 54 минуты назад

      Muxuu la soo fadhiisan lahaa ee aad doonaysay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 10 часов назад

    Kanina waa wasakh kale oo afwayn.
    Waa nooca jaqa dhiiga Reer Awdal.
    Waa la soo kiciyay oo lagu yidhi orod oo u jawaab Zeylici.
    Waxa kale oo laga naxay Bayle oo ku biiray wadani.

    • @adamdahir9544
      @adamdahir9544 51 минуту назад

      Bayle wuxuu cadeeyey wadani wuxuu yahay ina xaaji daahirna wuxuu cadeeyey dhamaantood waxay yihiin saylicina waa dhidarkii onkodku kiciyey

  • @cabdilahisareye
    @cabdilahisareye 9 часов назад

    umada kaxishoo reer. a wdal kulmiye hauga sheekayn maanta

    • @SuadKab
      @SuadKab 3 часа назад

      Wax fahma o kulmiye iyo wadaniba sacabka how tuminee samaroney hilaac dhexda u xidha

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 3 часа назад

    Waar, booramae kanà dulaal miyaa waa kuceeb inla xuso xataa muusejuudaan maqalmo ee beentiisa hakadhagaysan codkasiiya craxmaan iyo maxamed cali.

  • @medahmed8191
    @medahmed8191 11 часов назад

    Seedigii ayuu eryanaya waar ragaasi way kaa vadiyeen
    Shaqadii bayle ayuu sheega ayaa

  • @AbiibXasan-pe2cc
    @AbiibXasan-pe2cc 11 часов назад

    Beeentiina waa labartay cidna kumadhagaysanayso bye