FILO PART 48
HTML-код
- Опубликовано: 6 фев 2025
- Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi
This series is amazing. Waa kii luqadeena ku hadla oon xiiseeyo aana sugo maalmaha ugu soo galayo Thanks guys.
Ilaheyow waalidiinteena cadaabu qabriga ka xijaawo amiin yaarabi
Last Friday on 2023😘Allow sanadka inga horeyo mid kheyrkiisa wata kadhig🤲
Qooto Qooto kadib waaa Film-kii ugu ficna filo Thank You Abukar mahdi❤❤
Ii furtaye mxd faaidaybu uu McNa wlhi
Sharmake iyo sharif halag boska filimka kajilayan wey adhag thy😢 adhun wax walbo kafilo 😢😢
Manta wa malin jimco an u duceyno walalahena Palestin ilahy inu dibta ka kor qado😢🤲
اللهم امين
Amiin ya raabi
Manta wa jimce ku Sali nabigiina ❤muhamed scw
Scw scw scw❤❤
Jimcihii ogudambeye ee 2023 ilahayow nodambi dhaaf 2024 yarabi farxad iyo ren ren nagugarsii 🤲🤲
Amiin❤❤wll
Aamiin Ya Rab 🤲🤲
😂😂😂shariif halaagoow adaa afkga isku halaage 😂xalaashiis xumeeyo xakaar ku dambeyo thanks 🙏 abuukar Mahdi and team gurmad ❤
Thanks Walal
Sueie on. D lkn v ok s pk psoo ok v he s on sh oh s❤❤❤❤😂😂😂😂🎉😂😂❤❤❤❤❤d on eo dibd je
Jimcihii baa nagu dheeraadey 😂 anyway Team Gurmad iyo Abuukar Mahdi Thank you❤❤❤❤❤❤❤
❤😊
Jimcihii ugu dambeeyey sanadka waaye sanadka soo socdo sanad qeyreed alaha nooga dhigo
@@sadiasheikh1413aamiin aamiin 🤲🤲
@@sadiasheikh1413 aaamiin abyo ♥️
Aamiin
Asc jimco wanaagsan walaalaha soomaaliyeed meelkastood dunida ka joogtaan waxaan idin rajeynaa nabad,caafimaad iyo cibaado suuban qof kasta muraadkiisa allah u Sahlo inta inaga geeriyootayna allah u naxariisto 29/12/2023 sanad wanaagsan!!
Amiiin Amiiin Amiiin yaaa rabi
Ilaheyow waalidiinteena unaxariisto janatul fardowsa allha ku bishaareyo amiin yaarabi
War abukar wlhi waa uxiisnay rer muqdisho anoo rer muqdisho ahayn baa dhalinyarada jecel wlhi wee qurxunayen flimka❤
God sireed ha qodin hadaad qodana ha dheerayn 😂kudhici doontidaa ma ogid
Aduun wax kastaa ka Filo cajiib! Congrats waad lahesheen magaca filimka 🎉
Ilaheyow dambigeena & dambigii waalidiinteena allaha cafiyo anaga intiba muslin ah amiin yaarabi
Filmku meel macaan ayuu marayaa marba marka kasii dambaysa ayuu sii macaanaanayaa keep going director abukar and team gurmad
Ilaheyow waalidiinteena unaxariisto janatul fardowsa allha ku bishaareyo amiin yaarabi ilaheyow waalidiinteena qadaabul qabriga ka xijaawo amiin yaarabi
Jimcihi baa nagu dheeraadey😂😂😂anyway team gurmad & abuukar mahdi thank you 😍😍😍😍😍😍😍😍
Adigaa Mudan walal
Filimadiina wan taageeraa mudo badana wan ku xidhnaa,hal mid uun izkadaaya walaal dumarka waawayn ee iz qaawinaya iyo iztaabaZhaDa qof aydaan xalaal izku ahayn❤
I was late 4 almost 6 minutes nd there is above 100 pple who r ahead of me 😂 m.a great job Abu mahdi nd team gurmad one love❤
Jumco mubaarak🤝 aynu badino saliga nabiga ❤csw ❤sacaadaa lagu helaa saliga xabiibka❤ csw❤ maxabatullaah❤ maxabatulxabiib❤ csw ❤maxabatulsaalixiin❤ alaha ina siiyo 🤲🤲🤲
ku sali Nabiga Scw❤
Waa sugi la aa jimcihi baa ila dheeraadey Abukar mahdi thank you man❤️🔥🔥
Qosol iguma harin😂keep going guys ❤ Shariif Halaag way ku dhacday🤣
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
Salallahu caleyhi wasalim
Ma sha Allah filinku maanta inaba caadi ma aha walee sifiican bay ujiileen thank you very much much our best world Somali Director Abubakar or Abokor long live may Allah protect you you deserve the world Somali award 🏆and VIB electric car 2024 and all the actresse men and women deserve the world best Somali award 🏆🏆🏆🥇🥇🥇👍may Allah give to you long life Inoo noolaada manas iyo caano ma ba sugi caro bari toole il xun idin ma eegto 🤲🤲🤲
Aamiin Thanks walal
Finally sa usugaye lee hh filo aladehe wunawale wallahi😙😍
I am Djiboutian that's best series i like it❤
Ilaheyow umadaada umaciim ugargaar unaxariisto amiin yaarabi
Sacadaha so badiyaha ama nag day xayeysinta bdn team kena 🙏
Alxm hadeyba imanayan muqdisho qeybta muqdisho wn uxisney runti👏🏻
Muna xafiis iyo foosiya waa shidan tihiin waan idin wadanaa❤❤❤
Shaqo adag baad haysaa ustaad Abukar Mahdi ee Alle ha kula garab galo.
allah ya cizak abukar mahdi thank you good work never give up❤❤❤❤❤🎉
2023 😢byy 🎉🎉Welcome 2024 Rabow Khayr kiisa Nasii Sharkisana Naga hay Amiin
Ilaheyow falistiin ugargaar umaciim ku amaansado amiin yaarabi
Thank you 🎉abukar mahdi ad iyo ad ayaa u mahadsan tihin juhdiga ad na galisen runtii filo muqdisho in ad no so celineysan ad ayaa igu faraxdanahay waxaan rabna arooskii khaalid iyo yusro cadey in an aragno absolutely wan idiin lasocona guleysta inta ku xiran bartan wan idiin salamaya 🎉
Thanks Walal
qaybta muqdisho nagu soo celiya wn uxiisanaye guuleysta dhamaantiin ❤😊
We love you abukar mahdi❤iyo asxaabtiisa❤khubarada wa filimki 4aad een bilowday een dhamaystay ban fila hadi illahay ikasona filo inan dhamaystan rajaynaa
Thanks Walal Anagana Wan Ku Jecel Nahay
Abukar mahdi wan ku faraxsanahy Ina ku so darto qeybta moqdisho waba u xiisay qeeybihi somaliya mahadsanid mar walba wan idin duceya walahi dhaaman kooxda guurmad ilahey ha idin sharfow
Yess filo way so dhacday ❤😮🎉
Masha allah Masha allah my so so happy now for a good news Insha allah London to muqdisho Abukar mahdi my brother ur did a lot and strong we support you we understand you all everything so keep going always ❤my people Somalia all stay happy and happiness ❤😊
Thanks Walal
❤ur welcome my brother 😊
And finally, Hibo is here saying money 💰 is everything 😂😂😂. This film 🎥 is on another level. @Abukar Mahdi. Continue entertaining us. Thank you ❤
Welcome back galabteena Wey fiicnaatay ❤
Mashaallah bonne année 2024 une année de bonheur et prospérité ❤
😊
Arafo en privé
Team gurmad 🎉🎉🎉🎉🎉 guul iyo gobinimo qeybta muqdisho soo raaci ❤❤❤❤
Wayyy sa uso la laabanayey wa daaley❤ Qaybta kalena nogu Dara Talado ma dhawe Team Abukar Mahdi😊
Biri lasoo dhigaa
Jimcihii baa nagu dheeraday aad baa umahadsan tihiin team gurmad iyo director abukar mahdi❤❤❤
Waa another level walahi aduunnyo
Thank you ❤
❤❤❤walhi caadi mahaa filimkaa aad bu si mcnanaayaa mahdsnid❤
Team muqdisho ayaa filmka shidanayo❤❤
Anagana😮
Masha allh waligey madaawan filim somaliya oo sidaan umacaan waaaw 😊🎉
Masha allah groupka gurmad iyo Abukar mahdi Thanks
Masha allh mahat sanidin dhamaan teem gurmad guul iyo goban nimo❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Dhamaantii waad mahadsantihiin wllhi filo musasal ay soomaali samaysy oo ka fiicn waan waayy ❤❤😊
Thanks Walal
Wax kale buu noqday filmka runtii waa waxa aduunka ka jiro waa film loo fikiray wllhi thanks team gurmad
Balanku wuxuu ahaa inaad Noso badisaan Jimcaha daqiiqadaha mxaa waaye abuukar mahdiyo😢
Wllhi aad baan u jeclahay team gurmad❤ aad baan inii xiiseeyaa 😊horay u socda❤❤❤❤❤
Thanks Walal
Filo😂😂 Hibo👏 lacagtu aduunkay kala furtaaa😂 lacag uuna lahayn ayuu iskaga dhaadhicinayay😂😂
Shariif halaag Mey kudhehen wali warafanoya ❤❤❤❤❤
Insha Allah Muqadisho Waan U Xisne❤
Masha allah waxani jiliin wuudhafay keep going dhamaantiin
Mahadsanid abukr mahadi ❤❤❤
Baldoos aya so laabtay woooooow gaari an caadi aheen mashallah
Yes Filo wey so dhacday🎉❤
Waaaw ma teamz Gurmaad specially Abukar Mahdi Guul wcn❤🎉❤🙏
Salansare abuukar mahdi i love you soo much❤iyo dhamaan kooxda gurmad❤comediga hadii dhiira gelin kuu yahay aniga aaway dhiira gelinteyda❤
Masha Allah wad mah santihiin sida quruxda badan oo ad u jisheen waxan inka codseena inad haben no sodirtan habena cashatan noh❤❤❤❤😂😂😂😂😢😢😢
Teamka iyo abukar mahad sanidiin.
Xamar na wa sugnaa I.a
Walaalayaal kooxda gurmaad aad baan nii taageernaa hooray uu social mashaallah
Waad mahad san tihiin saxibayal team abukar mahdi❤🙏
Adigaa Mudan walal
sharif halag wakudacde keep going team gurmadka wan idin jecelnahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Allah is one 🌏❤
I love it❤ aah iga 2kiilaa iga go'dee🤣 kkkkk sasan kaa raba gabari waa hooyadeed kkkk 👏wadaraay oow yiri oow talyaani👏 kkkkk🤔 aabaheey hada ka horaa lawatay lakin ilaahaa noo soo celiyey😭 kkkkk❤ oneday onecar😭 xasuus 🤣 soon is coming dhalintii mugadisho waa indhaha flimka thanks all team Gurmad esp.Drc.Abukar Mahdi ❤💯⚘👑❤
Waaw another level❤Thank you
Team gurmad jimco wanaagsan.
Walle wax hubso hal ba la sista been mahiin waata aduunyadi oo dhan isla wareertay yasir ale.
Walle hanti qof leyahan kutashan
Oday shariif kutagaan tahay daragis dilerkine waa isbarten tolow maxa xiga.
Mashaallah
Hormar guul.
Mahadsanidin.
Intaan dhan ma iga soo horaysy mash aalllh❤😂🎉😊
Aan wada duceysano asxabe 2024 ilahayow riyoyinkena hanorumeyo iyo rajo walbo anlenahy
Jumca mubarak team gurmad wadmahadsantihin keep going
Alla muxuu filim yahay❤❤mahadsanidin walaalyaal
This was the Best épisode, I love film " Filo"❤❤❤❤❤❤
Runtii, aniga oo sugaayey ayaan si lama filaan ah ula kulmey filimka FILO! Horey u socda.
Masha Allah keep going wan in jeclhy dhmtin hory usocdo
Shariif halaag😂😂 aduunyo aya ku niikisay😂😂😂 aduunyo waxkasto ka filo walahi 😂😂😂
ASC kooxda gurmad dhamaantiin abuukar Mahdi Habaryar thanks ❤❤❤❤❤❤
Allah is one ❤
Giuudy8yr😅😂😂😂😂😂
Ssddddd
I’m i not sure what if’s or is this 🎉 Tired every part is still in the box but it should have be gone this upcoming time or next time it is on sale for about two hours if In essence it's the same price but it obviously has different prices so it audience and it is not in my budget so beat me there and it 🎉
Halaag wax kasta filo.kuqabataye.qadar.Ale.waalaqaataa❤❤❤❤
Wah 😂 wey so dhacdey waan furey waaba la jogaa masha alllh ❤
Ambo
Filo aduun wax kasta ka filo maasha allah walee waa halku dheg xaqiiqa mahadsanid maskaxda curisay filmkan
Wansugaye wlh❤thnks wllkey Abubakar Mahdi ❤
Jimcihii baa nagu dheeradey 😂😂anyway teammgurmad iyo abuukar mahadi wallal keega waa maxad santaxin dhamaan tiina❤❤❤❤ilove
6 minutes 1 thousand like
3857 view 100 comments aan la sii yaabay film ka ba ma dhameysanee😂
Anyway abukar mahdi lee saan sameyn karo team gurmad aan u duceyno ❤
RUclips ka ne aan kor u qaadno ❤
Iyaah wiilka waa is qamiiriyowaa habaryar feynuus umadeena ma aha 😂😂😂😂
Adigaa Mudan walal
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw
Shariif halag bilcantu iskulaay 😂😂😂😂😂😂😂😂😊
waad mahadsantiin mar hadiba aa noo soo celineysaan naa if iyo sabiriin🥰🥰🥰🥰
Man'sha Allah keep Goin team gurmad 💋💕♥️💪💪😍❤️
KOOXDA GURMAD ONLY MOGADISHU AND HARGEYSA JABUTI WERES PART OF BAIDOA AQUUYA WAAAAAW THANKS
Salada an ilaalino insha allah
l.a ❤
Wareer cawo waa loo waabariista war kow iyo lamo makuu joogo hibo❤️❤️❤️❤️
Thanks abuukar mahdi ❤