Ma sha Allah thank you my brother abdi xafis warsysiga aad wadawaraysatay our best world Somali actress men and women filinkani wuxu aha filin aad iyo aad uwacan oo inaba caadi ahayn inu film yahay waan ba iska ilaaway waxan comment kusoo qoray ina baldoos lasoo qabto oo liinta ku cabo jeelka uxu igu jawaabay ahayd waxaan rajayn laha in ladilo kaftanka ma sha Allah team Gurmad iyagoo dhan way kaladanaayeen sifiican bay ujiileen filiku acction jacayl khiyaano iyo tuuganimo laha bu aha ilaa hada waxaan ku ceceshada sadexdii xalqadood oo udanbaysay 129 130 iyo 131 kama daalo i❤you all from Seattle Washington
Masha allaha ilahay nawad hanagu garsiyo sanadka cusub io filimka cusub ala jeclan lahaya ina ku biro abti yashey abti abukar ❤igu qado ani abtiyashey anihasta wlhi wana nijeclahy ❤❤
Asc abuukar mahdi❤c/xaafid❤iyo dhamaan kooxda gurmad❤inta la wareysanayo❤aniga waxan ahay qofta keliya komedi negative ka bixin kooxda qurmad send you love and peace❤
Asc dhamaan, waraysigaan intii aan dhagaysanaayey waxaan ka fahmay, mida 1aad wariyeyaasha soomaaliyeed in qaabka wax loo waraysto, aysan ku fiicnayn, waryahaan waxaa u malaysaa inuu jilayaasha u waraysanaayo sidii inay wixii ay filimka ku jilaayee ay si run ah u sameeyeen, ayagoo leh war anaga filinka aan ku jilaynay uu hadana ku soo celcelinaayo qayb walba, marka dadkii awalba habawsanaa oo u malaynaayey inay in waxa la jilaayo ay yihiin wax run ah laakiin ay yihiin waxa af ingriiska lagu yiraahdo fiction, marka dhibka ka imaanaaya waa kan Cumar yare ku dhacay oo dadku ay maleeyaan in u 40 kun xaday....
...Mida 2aad jilayaasha waa inaysan magacooda runta ah aysan is ticmaalin, maxaayeelay saan u jeedo shacabka soomaaliyeed uma diyaarsana 2024ka inay kala fahmaan waxa run ah waxa khayaaliga ah markay fiirsanaayaan filin soomaali ah, marmar waxaan is iraah dadku filimada kale oo ajnabiga ah ma fiirsadaan miyaa, hadayse fiirsadaa ma sidaan oo kale ay run ugu maleeyaa.mida 3aad waxaan leeyahay shacabka soomaaliyeed badi waxaa ku jirtii social media see ku kala garan wayseen waxa runta ah iyo waxa khayaaliga, haday saan ku socoto oo jilayaashii aad ku eedayniisiin dambi aysan galin, waxaa dhacaysa in in jilaa filin soomaali sameeya la waayo ood inta yartaa oo madadaalada ah oo hada noo bilaabatay aad naga kala tuurtiin, sida isu dhaama, marka waxa aan leeyahay waa iga guubaabo ee xumaan kama wado.
Aynu ku salino Nabigena muhamed scw scw scw scw ❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
Away mr rait away nio🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤mastar rait aaway🎉❤
Wara away mr right keena ninkaas wataageeraa🎉🎉❤❤
Ma sha Allah thank you my brother abdi xafis warsysiga aad wadawaraysatay our best world Somali actress men and women filinkani wuxu aha filin aad iyo aad uwacan oo inaba caadi ahayn inu film yahay waan ba iska ilaaway waxan comment kusoo qoray ina baldoos lasoo qabto oo liinta ku cabo jeelka uxu igu jawaabay ahayd waxaan rajayn laha in ladilo kaftanka ma sha Allah team Gurmad iyagoo dhan way kaladanaayeen sifiican bay ujiileen filiku acction jacayl khiyaano iyo tuuganimo laha bu aha ilaa hada waxaan ku ceceshada sadexdii xalqadood oo udanbaysay 129 130 iyo 131 kama daalo i❤you all from Seattle Washington
Aniga Baldoos ka bax san an sa I don’t like kas iska ka qabka wa Sylvia he has child with kas ka baxxi
Masha allah Koronto waa gabadha wanagsan ❤❤❤
Waxasi waa filimka . E gabadha idaaya 😊😊😊😂😂
Baaldo waan ku heysataa garac
Abuurka Mahdi Saaxiib waad nagu raajiseen filimkii cusbaa waxaanu dareenay xaajis❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Dadkii Qeyb Weyn Ka Qaatey Filo 😍
Masha Allah barakaAllah jamiican. Baaldoos socodkiisa gangster ka ah ayaan ku haystaa. Well done 😂😂😂😂🎉🎉🎉❤❤
Ad ayo ad wn uxiisne kooxda gurmad❤❤❤❤ilove❤s🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Asalmucaleykum kooxda gurmad qaran noo soo badiyo❤❤❤ManshaAllah mahadsenid ❤❤🎉 wariye xaafiid jaamac xamuud.❤
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Masha Allah wan sodhawayna koxda gurmad iyo team abukar mahdi iyo weriye abdixafid
Masha allaha ilahay nawad hanagu garsiyo sanadka cusub io filimka cusub ala jeclan lahaya ina ku biro abti yashey abti abukar ❤igu qado ani abtiyashey anihasta wlhi wana nijeclahy ❤❤
Cay ma modnid. Ee bas isastr walal mac
Omar tuug ma aha waa wiil fiican jilid wanaagsa guurkaagana hambalyo ayaan ku leeyahay gurigiina guri nagi from Columbus, ohio,usa.
Thanks Abdixafid 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ well done, brother.
Baldos waba ka cabsan jirey marka Dawanayo
Cumar yare ma lacagtii bu ku guursaday wa kaftan yah
صلو على الحبيب المصطفى
صلي الله عليه وسلم
Koronto far bakugodan 😂❤🎉
Mashallh sodhawaada wlladey ❤❤🎉🎉kusaliya xbbkena scw scw scw 🎉
Wcs walalkey cabdihafid kuligin Masha Allah Masha Allah walalkey abukar Mahdi kuligin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc abuukar mahdi❤c/xaafid❤iyo dhamaan kooxda gurmad❤inta la wareysanayo❤aniga waxan ahay qofta keliya komedi negative ka bixin kooxda qurmad send you love and peace❤
Where is Mr right 😢
Mr right I'ove you❤❤❤❤
Abukar Mahdi. 👍 👌 ❤❤❤ legend 🙌 great director 👏
Abukar abti waxaan codsanayaa filmkaan baldoos in laga dhigo maalqabeenka ugu lacagta badan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Haa waa zax
Oona laga dhigo qof naxariis badan gaangis wuu kasoo daalee
Koronto magaceda Saxda noo sheek fadlan
Waka xumahy wllhi master reyd iyado la wareysan in uu mash quulay any why 😢😢
filmka cusub wa gorme wanba sugi la ahee🎉❤
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar
Sharif halag iyo koronto jecel aya kadaxeya , uur na watahay
Abuukar mahdi away shekadi an sugeynay❤❤❤❤❤❤
Wareysiga ka hor jajabiska guriga run baa mooday
My team 🙋♂️
Asc abuukar mahdi hool fiican oo madadaalo ah ayaa noo wadaa laakiin jilayaasha wiji yaal cusub noo keen thank you
Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam
Asc🎉🎉❤❤❤asc
Hhhh korontoo ❤❤❤❤❤❤ wan kuu xiisnay❤❤❤❤
Aaway filmkii cusbaa
Maba la bilaabin wili
Thnks abuukar mahdi🎉❤
Walalayaalow baldows hadaa arko cabsi lee iishidmeeso ani lee miyaa mise waa la ila qabaa
Abukarow filimkii maaaaaaaaaal aawoy wuu naga raagaye
Mr Right aa rabnaa
Abuukar haloo sheego jilayaasha magacyadooda iyo doorkooda ha noo soo gudbiyo
War ninkee halesta ahaa kasotagten ee mr raght
❤❤ waninisalamay
Korantoo❤❤❤
Run ayu ii ceeji aa😂 hoogna oo
Alxamdulillaahi rabil caalamiin alaahu akbar alaahu akbar masha alaah alaahu akbar alaah is one
Habalyo habalyo habalyo cumar mashaallah
Omarow don't worry wllo dadkeenu waa badow aan fahmayn waxanu waa film
Micnaha iney fahmaan weyaan
Guuuuuuuul guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guramada family
Waraysigan Wnku Daale Maad Naga Daysan Oo Flimka Cusub Noso Daysan
MashaAllah❤
War Mr.Right Aaway Taageera Wayn U Ahay Ninkaas
maasha allaah ❤❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉😢
Awaay mr right
Koronto magaceyda miyaa😅😮😅😂😂😂❤❤❤❤
Ilhan la dhaha magaceda
Filimka yaan malqaben lawada noqonin
Thanks abukar iyo cxafid
Koronto waa cajiib
Badoos aniga waa kabaqaba
Mr right aa way
scwb jumco mubaarik soo dhawaada iqyaarta
Baldoos waxan ka sugeyna laadar macanaha gangiistar😂
Wher is mr right
Abti abuukar filimka waasugi laahy soo boobsii 😂😂 hory usoco qof dagalbadn tahy guul
M.sh Allah
Thnks Team Abukar mahdi❤❤❤❤
Iny nin xaskis run yahin ba umaleya ila hda
War mr rRight maxaa waraysiga loogu soo dari wayay ninkaa waa miisanka culus
Mr Right mee ninkaasa khataree
Goorme wwaye filimka xiga
Guuuul
Waxaa ka dhaxayo
Asc❤ team gurmad 3:07
Asalamu alaikum wrt Walaal SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM❤❤❤ صلي الله عليه وعلي آله وصحبه اجمعين❤❤❤
❤❤SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM❤❤
We need mr right
Maxaa lohabaara waa filin
❤🎉❤🎉❤❤❤🎉🎉
Koronto magaceda saaxda aah haley shega
Where is mr right
Where is Mr Right
Thanks
Diyar waye
Asc dhamaan, waraysigaan intii aan dhagaysanaayey waxaan ka fahmay, mida 1aad wariyeyaasha soomaaliyeed in qaabka wax loo waraysto, aysan ku fiicnayn, waryahaan waxaa u malaysaa inuu jilayaasha u waraysanaayo sidii inay wixii ay filimka ku jilaayee ay si run ah u sameeyeen, ayagoo leh war anaga filinka aan ku jilaynay uu hadana ku soo celcelinaayo qayb walba, marka dadkii awalba habawsanaa oo u malaynaayey inay in waxa la jilaayo ay yihiin wax run ah laakiin ay yihiin waxa af ingriiska lagu yiraahdo fiction, marka dhibka ka imaanaaya waa kan Cumar yare ku dhacay oo dadku ay maleeyaan in u 40 kun xaday....
Aniga Ayaa qaa danaya halii soo waco
Away flimkii sugeyne
Baldoos markaa maqlaa soo orday😂😂😂😂
Zomaha indhahaygiiiiiiiihh
Alaabtaa lajajabiyey marunbay ahayd
Maya
Waroun
Abukar bring Mr Right
...Mida 2aad jilayaasha waa inaysan magacooda runta ah aysan is ticmaalin, maxaayeelay saan u jeedo shacabka soomaaliyeed uma diyaarsana 2024ka inay kala fahmaan waxa run ah waxa khayaaliga ah markay fiirsanaayaan filin soomaali ah, marmar waxaan is iraah dadku filimada kale oo ajnabiga ah ma fiirsadaan miyaa, hadayse fiirsadaa ma sidaan oo kale ay run ugu maleeyaa.mida 3aad waxaan leeyahay shacabka soomaaliyeed badi waxaa ku jirtii social media see ku kala garan wayseen waxa runta ah iyo waxa khayaaliga, haday saan ku socoto oo jilayaashii aad ku eedayniisiin dambi aysan galin, waxaa dhacaysa in in jilaa filin soomaali sameeya la waayo ood inta yartaa oo madadaalada ah oo hada noo bilaabatay aad naga kala tuurtiin, sida isu dhaama, marka waxa aan leeyahay waa iga guubaabo ee xumaan kama wado.
MR RIGHT KAMAQAN SAFKAAN
👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Where's the Mr Right
3daan qof iska ilali yey guriga ka xadin