Scw waxaan horay u soo waydiiyey su.aal ah Abuukar mahdi oo ahayd why aad ugu soo dari wayday wadanka Australia wax jawaab ah igamuusan soo siinin sababta aad ugu soo dari wayday maxay tahayna bal jawaab i soo sii insha Allahu
Anu waxan ahay gabadh reer jabouti lkn waligay filim reer jabuuti ama ree soomaliya ma daawado lkn kooxda gurmad aad ayaan utaageera malin filo ima dhaafin jacaylkan uqabo darti waxaan daawanaya waraysigooda
Axmed naaji sacad ilahay ha u naxariiste maaha okaliya qof magac kule somalida somalia ee waa qof magac iyo mamuus kule dhamaan dadka somaliyeed melkastoy jogaan adunka ilahay naxariisti jano hakawaraabiye legend ayu ahaa
Maansha Allah cabdixafid n nastexo fosiya iyo anwar waan salaamayaa ❤
fosiya iyo baxsan dad aa si qaasa u taagero one love❤
Masha allah kooxdeydi salan sare si saran idin siita wlhi horey usocdaa hambalyo ❤
Masha Allah tabarakalaah dad aan aad u tagyero
Salaan sare Wariye Abdixaafid Dariskeygii xamar iyo jilayaasha Aqwaanteey Nasteexo iyo Anwar, Fosiya.🙏🏾
Salaan Sare
Ayyy❤mxan sugayay. Inbadan❤team. Keygi gurmad🎉❤m.a 👍🎉🎉❤❤salan sare abukar mahdi👊
Asc abuukar mahdi❤c/xaafid❤anwar ❤iyo nasteexo iyo fowsiyo❤maanta waa ka mshquulay laakiin hadaan jaanis uhelay❤send you love ❤
Ayyy tanks for me ❤
NASTEEXO ANA KU JECEL WAX ILA QABO❤❤❤❤❤
Aniguba qeebtas waan ilmeeyey 😢😢 sawabtana waxay ay aheyd Aabahey baan soo xasuustay 😢😢 allaha yarxama aabo 🤲😭😭😭
Wan inasalama dhamanti owuku horeyo abukar mahdi 🎉🎉
Ayyy finally 😭❤❤dadkii aan sugayay waa lakeny ❤❤nastexa qaran ❤❤qoftan in bdn sugayay kbx 💯💯🥰💃 gar io gardaraba waan idin wataa teamkeygii ❤❤❤
Jimco wngzn 😘🥰 dhamantina team gurmad ❤️❤️👋❤❤
Walaalayaaal wxyabahan naga dhaafa ama qaladaadka filo noso galiya ama musalsalka cusub noso daaya wxan waaba ku daalne😢😢😢😢😢😢
qalalaadka wuw dhamadey
Marabno filinka socdo Anwar inu noqdo dacad sidi hore hakuso noqdo
ASC JUMMAA MOUBARAK ALL TEAMS MEMBERS GURMAD HORREYHOUSSODAS
Salaan Sare
Wcs walalkey abdihafid iyo nastexo walalkey abukar Mahdi kuligin Masha Allah Masha Allah allxmduliilh allxmduliilh ❤ walalkey anwar❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alaah kooxda gurmad waan jecelnahay guuleyesta❤❤❤
M.a team gurmad guuleysa
Waa maalin jimca ❤xbiibkeena igula sali sallahu caleyhi wasallam sallahu caleyhi wasallam sallahu caleyhi wasallam ❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
Scw Scw
Plz filimka Nola soo dhaqsada team gurmad
Mahatsanid walaal. Qali🎉
War shaw dadkan waaba fanaaniin
Filinkooda filo aadbaan ugahelay walaahay Masha Allah.
maxamed amin labada filim ba wan tageri jiray❤❤❤
Masha Allah Jilayasha Aan Kala Dhicin ❤
Wlllyl waan idin jeclnahay ee filimka maal soo daayaa❤❤❤
Walaalayaal aawynmusaslkii aan idinka sugeynay
Team Abuukar Mahdi Magacii Awoowgay Baaruud Intaad Xadeen Baad Habaar Ugu Darteen 😂😂😂😂
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Mashallh sodhawaada wlladey❤❤🎉🎉🎉
Fanaaniinta iyo jilayaasha one love ❤❤❤
Asc yaajameca mee musalsalkii cusbaa
Aaway Musalsalka Maal Maanta Waan Sugeynay
Jumco mubarak
Please Ila soo xariira
MashaAllah tabarakaAllah team❤
Asc Warane idin fair lahaa dhalinyarada somaliya hala gacanqabto abukar mahdi halaiga garsiyo fadlan
Nasteeexo ❤
Jalayaasha cusu kuwa soomaalia waxaa ku soo dartiin idiriska iitaabo iyo kabtan baara. Baaquli boy.
Haa idiriskaiitaabo Garantie Ayutthaya ubaahan yahay runti abukar mahdi halaiga gaarsiiyo
Ani gabadhan jihaan iyo naif walaashisa uu gursanayay hal an umaleeyaa
miyaanay isla hal ahayn
maasha allaah ❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹💯💐
Walshey fozia ifka ❤❤❤❤❤
Director away filmka jadidka wa rage soda
Waa dhownahay cabdixafid iyo kooxdeena gurmad Scwb
Yaa ik danbeya😂❤
Sharmake aya rabnaa
Asc team gurmad ❤❤❤❤
Nasteexo qaran❤
Mash Allah❤❤
Masha allah ❤❤❤ jeceladeydi
We can,t wait musalsalka maal😂
Direktor Abubakar Mahadi Habo salaan sare mahad sanid!🙏🏾
Salaaam Habo
Asc dhammaan kooxda gurmad marka gaari Haan mama feynuus iyo Drk abuukar mahdi waxaan codsanayaa kooxda oo dhan laysku keeno sidii filmkii I furtayeey maxaad faaidey hal hal sidey isku ahaayeen qaar Isla dhahey qaarna is qabaa bdanaa qeybta muqdisho ku jilaayeen❤❤❤❤
Maasha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Maxamed amiin waxaa u fiicneed magaciisa inoo ku jilo sido ducada u helo hada ducadii waxaa qaatay magacii maxamed amiin😅
Wakabaxsaten ❤❤❤❤❤
Thanks
Hello eng abukar bro i'm ready to be actor's in a new film i'm in hargaysa somaliland
Saa usugayey leee🎉
Nasteex maldhahaa baxsan
Thnks team Abukar mahdi💋🫶❤️💯❤️🔥💯👈
Ayyy isha cala cod fosiyow❤❤❤
Mida kaleh wll abokor Mahdi filimka waxan jeclan laha inaad igu daartiid hn anigo jooga bjibouti waliba qof xagaa fanka u firfircon ah iyo xaga mataladaha ba marka hn wan jeclan laha hadad fuursaad isiin lahayd wll wan ku salamaya
Walaalo
Hargeysa kina
Waanba sugi lahyye inatala sodhigayo nogusodhakhasada idinko mhdsanid my team gurmad qaran❤❤❤❤❤
Kooxda gurmada mahadsaniid
War waxa maa noo sodeydiin😢
3da aan filo ka taageerayey noolaada weligiin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Reer Axmed Naji Allaha unaxariisto waxaan aheen daris gurigooda ciyaalka xafad oo dhan xusuus ayey utahay inbadan ayaan gurigooda TV. kafiirsan jirney in kastoon lacag ku gali jirney hadana ciyaalka xaafada wey dhaqaleyn jireyn ku danta yar Allaha unaxariisto Axmed Naji wuxuu ahaay daris aan jecelnahay inkastoo xafadeena dhan aan aheen dad is jecel kulina waalid iyo wiil aheen xafadeydi aad ayaan ujeclahay dadka aan lasoo korey xaafad Afarta jardiine ilaa Degmada Yaaqshiid
maal badan ma fiicno faqiirnimo ilaahey Ayan ka magan galay
Maxaa fiican?
Good morning
❤❤ thanks
Foziya si baan u jecelahay tolow ma walashay baa hhhh runti waxba ii haya
Wanaagsan
❤❤❤🎉🎉🎉
Scw waxaan horay u soo waydiiyey su.aal ah Abuukar mahdi oo ahayd why aad ugu soo dari wayday wadanka Australia wax jawaab ah igamuusan soo siinin sababta aad ugu soo dari wayday maxay tahayna bal jawaab i soo sii insha Allahu
Australia Aad Ayay Nooga Fogtahay Walaal
❤❤❤😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤😍😍😍😍😍
Machaallah
Anu waxan ahay gabadh reer jabouti lkn waligay filim reer jabuuti ama ree soomaliya ma daawado lkn kooxda gurmad aad ayaan utaageera malin filo ima dhaafin jacaylkan uqabo darti waxaan daawanaya waraysigooda
Abukar i wana be part of next movie
insha Allaah
❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Plse kooxda gurmad aaway maresa karbone kusoo dara maxaa jira abukar maxa idin dhexmaray fadlan maresa noo keena
Thank u I love her
Gabdhahaan ayakoo heesaayo weligee maba arkine qol mee isku sooxiri jireen ? Abuukar mahdiyoow😂
Fan hadaa maqashay mahesaa unbaa uheysataa majaajilayasha xitaa waa fan lkn foysiya ifka waa fanaanad cadiya
Wareesi aa riwaayad Baan sukeeanye jimcaha in lasoo deynaayo mooday😂
Pls abukar meel aan kala xiriirno no sheeg
♥️
Faanoole fara kama qodna
Dhaxal waa bacda dhimashada waalidka uun sow maaha diiniyan xataa dardaaranka in go, an weeye
❤❤❤
❤
Filinka waa sodahay
Waan sugi laanay
Anwar inuu daacad noqdo calooshu na hurinaa
Nasteeexo ❤
Good morning
❤❤❤❤❤