FILO PART 47

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

Комментарии • 775

  • @cumarbulshaawi4918
    @cumarbulshaawi4918 Год назад +468

    Hadi Part 1 ilaa Part 47 mid Kudhaafin Like Haila Akmarin😂🤚🏻

  • @Wiiilo
    @Wiiilo Год назад +63

    Kheybta moqdisho inta u xiistay😂❤

  • @naimo33
    @naimo33 Год назад +7

    Waaayaha aduunka filinka kahadlayaa caadi maha waa igu socdaa ilaahow cimri iyo cafimaad aan ku dhameysana na wada gaarsiii aamin

    • @nasrilaki1887
      @nasrilaki1887 Год назад

      Amin yarabi 🤲🤲💕😍

    • @rayaanXasan-g1x
      @rayaanXasan-g1x 11 месяцев назад

      Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin ❤

  • @cumarbulshaawi4918
    @cumarbulshaawi4918 Год назад +72

    Allaha cfmd Iyo cimri dheer Hanagu Gaarsiiyo Bisha barakesan Ee Ramadan

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Год назад +19

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @AbdiDaqniGodobdiid
    @AbdiDaqniGodobdiid Год назад +8

    Fursadaada nolosha kaga fa'idayso walalkay walashay raali galinta rabbi❤
    Gulaysta tiim gurmad🙏

  • @Blue_Ocean_003
    @Blue_Ocean_003 Год назад +9

    Waqtiga iyo duruuftu way is bedeli karaan xilli kasta, Ha dulmin hana waxyeeleyn qof inta aad nooshahay, Laga yaabee inaad maanta ka awood badan tahay. Laakiin xusuuso Waqtiga ayaa kaa awood badan
    Aduunka wax kasto ka FILO!

  • @simanmoha7366
    @simanmoha7366 Год назад +21

    Filo waa cashar dhab ah yaana filim un loo qaadanin xaqiiiq ❤

  • @miskimohamed346
    @miskimohamed346 Год назад +25

    Mohamed Amiin waa la ogan rabaa yes
    Sharif halaag tan heysto wale jab baa helay team filo ismujiya yaqeee❤❤❤😂😂

  • @FaadumojeylaaniCusmaan-l5g
    @FaadumojeylaaniCusmaan-l5g 4 месяца назад +1

    M alaah aduun wax kasta ka filo su aashaas waan tan aniga igu dhacdey viva ❤❤❤❤

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecel Год назад +27

    Eesh calaa flim, qeybtii Muqdisho na next week na yara geey Abwaan Abuker Mahdi waa u xiisnee insha Allaah ❤❤❤❤.

    • @canabetacadey702
      @canabetacadey702 Год назад +1

      7 bax ku jiran😂😂😂😂

    • @raaxoxasan2452
      @raaxoxasan2452 Год назад +1

      Qeer qabow nuqdisho wa laga so dhamaday

    • @khayr_jecel
      @khayr_jecel Год назад

      @@raaxoxasan2452 Umaleynmaayo in laga soo dhmaadey waayo. Maxamed Amiin hooyadii Sitey aa joogto waana is heli doonan dhakhso then asagaa tegi doono .

  • @hassanmohamedsied9573
    @hassanmohamedsied9573 Год назад +45

    😂Aduun waxkasta Ka Fillo
    👤Shariif From Boss To makanig🛠
    👤M.amiin From Xamaali To xisaabiYeh📊✍️

  • @Ayaanapdirahmaan30
    @Ayaanapdirahmaan30 Год назад +12

    Shariif halaag waxbaa helay Walee thnk you team gurmad io abukar mahdi❤❤❤

  • @bureeqomaxamed9107
    @bureeqomaxamed9107 Год назад +7

    Faynus cimriga Illhy ha u dhereyo❤ wan jeclhy

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 Год назад +16

    I was so badly waiting in Sundays Monday and today it’s Tuesday ❤I loved filo filo keep going on always and stay happy always everything it’s from Somalia people the can did move films amazing 🤩 and loved 🥰 keep going on Abukar mahdi and mama feynus all Somalia’s people ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mubaarigsiciid-fb8rp
    @mubaarigsiciid-fb8rp Год назад +14

    Hadd qoraalkyGa akhrineyso like me😂❤

  • @AshaaweysAsha
    @AshaaweysAsha Год назад +19

    Good job our director abukar mahdi adbad umahadsanthy Masha Allah keep going dhamantina❤❤❤❤

  • @Liana_Edits
    @Liana_Edits Год назад +7

    Ku saliya nabiga صلى الله عليه وسلم❤🎉😊

  • @SahroSiidcali-c5y
    @SahroSiidcali-c5y Год назад +8

    Codsi abuukar iyo teemkisa reer🎉xamar halaguso daro week horteena insha allh

  • @farhiyafarhad1235
    @farhiyafarhad1235 Год назад +31

    Waan ku faraxsnahy shariif halag jabkiisa😂

  • @mohamedamiin8204
    @mohamedamiin8204 Год назад +18

    Waligey filim part1 ilaa part 47 toos uma dawan kan kahor thanks dhamantiinaaaaa🎉

  • @FarhiyaAhmed-t5x
    @FarhiyaAhmed-t5x Год назад +2

    Kusaliya nabiga scw scw

  • @nasteexocismaan2229
    @nasteexocismaan2229 Год назад +5

    Aduunka waxa ka jira laga matalaya ❤thanks team gurmad

  • @NaimaMohamud-i4r
    @NaimaMohamud-i4r Год назад +1

    Aan ku salino nabi maxamed s.c.w❤😊

  • @khadarking429
    @khadarking429 Год назад +30

    inta somaliland ka dawanaysa like me❤❤❤❤❤

  • @NadiiroYuusuf-ef4bj
    @NadiiroYuusuf-ef4bj Год назад +2

    Aan ku salino nabiga scw❤

  • @ifrahmusesheikhabdulahi7615
    @ifrahmusesheikhabdulahi7615 Год назад +8

    Mazlax magacas bilaash malogu bixin wlhi 90 ka waxloow kala maslexeynaa😂❤

    • @canabetacadey702
      @canabetacadey702 Год назад

      Ma arag tay 😂😂😂😂 wax loo kala dabara

    • @Haywdle
      @Haywdle Год назад

      Absolutely 😂

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 8 месяцев назад +1

    Magacaba Kagaro shariif halaak❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Gaabka-i4d
    @Gaabka-i4d Год назад

    In aad na raali gelisan waxa ka mudan in aan adinka idin raalin gelino xaqdii wax badn oo juhdi iyo waqti ayad gelisin sida aad dhmaan Somali weyn ifarxad gelisin kun iyo kow jeer Ayaan raali idin nahay ader abukar Mahdi iyo Hooyo feynus shiiq daahir iyo dhaamn xookda gurmad mahad sanidiin ❤❤

  • @BilanCadey-y3o
    @BilanCadey-y3o Год назад +3

    Salaan sare team gurmad
    Jira oo joogo
    Cimri iyo caafimad qab in shaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @hamida694
    @hamida694 Год назад +3

    waxaan u malaynjiray oo kaliya in dadku isku fahmaan luuqada ay wadaagaan ilaa oo aan ka'ogaaday in ay jirto luuqad kale oo loogu yeedho "ISFAHAN"

  • @Caliya7
    @Caliya7 Год назад +4

    Alla mamo Feynuus is so funny 😂😂😂😂 reer aan qof uwaalan maba qoslin Alloow hana waalin.

  • @samihasaid4271
    @samihasaid4271 Год назад +5

    Team ka xamar rabnaa please 😭

  • @ayaanxusen
    @ayaanxusen Год назад +2

    Anoo dhihi rabo maaanta filmka daqiiqadihiisa nagu yar ayaan directerkena Abukar mahdi raaligelintiisa arkey ❤inta ilamid ah welcome 🙏

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 Год назад +2

    😅😅😅😅😅😅😅
    Bur iyo sanbuus rabaa ilahow dabool gaati ranchrovera walahi 😅😅😅 waan qosley thank sow much adeer mahdi addun wax walba ka filo run badanaa mxaan adduun wax iga yaabiye ku arkey nihal
    From turki ❤🎉

  • @true99s
    @true99s Год назад +10

    we are ready Mr. Director Abukar Mahdi from Djibouti
    we miss your team

  • @idilomarabdi3564
    @idilomarabdi3564 Год назад +2

    ad ayan kgu mhsantahay sida quruxda badan eee ad nogu soo xusheen qiso ama filmba filma uuu ka macn yhy thanks hoyo faynuus iyo Abu bakar mahdi dhaman teamka gurmad

  • @FuAad1
    @FuAad1 Год назад +2

    Nin reer miyi ah baa isagoo tuulada ka tegay oo xaafadiisa u sii lugayana gaadhi sii qaaday
    Wax yar markuu socday buu qosol ku dhaftay waxay ku dhaheen maxaad ku qoslaysaa
    Kuye :- aniga oo iska fadhiya ayaan hada caraabayaa 😂
    1k i gaar siiya team gurmad ❤

  • @NimcoMohammed1
    @NimcoMohammed1 Год назад +2

    Aduun wax walbo ka filo walhi 🥰best film Wlhi

  • @Manaalqurux-z6k
    @Manaalqurux-z6k Год назад +16

    Thank you abukar mahdi❤

  • @samiiradahabokayse775
    @samiiradahabokayse775 Год назад +5

    I was waiting today thise. Film. Thanks abukar and. All team. Gurmad ❤❤

  • @sucdiofficial8935
    @sucdiofficial8935 Год назад +12

    Qofki uuhoreeya ismaleynaay waaba Liga hooreeyaba 😂😂❤❤❤❤❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Год назад +2

    ❤❤❤❤xsan flim ❤somali ah❤good flim❤horu socda❤dadkeygoow❤❤❤guuleysta❤❤

  • @umumumtaz4880
    @umumumtaz4880 Год назад +8

    Waaaw 3:03 lasoo galiyay❤❤❤

  • @faizaabdi3673
    @faizaabdi3673 Год назад +5

    I was waiting since yesterday thnks mi team😊❤

  • @Ahmed-jl3ts
    @Ahmed-jl3ts Год назад

    Sax adduun waxkasta kafilo waa fikrad la shiilay abukarmahdi iyo dhamaan walaalaha jilayaasha waan idinsalaamay thanks

  • @CanabCumar-yt8or
    @CanabCumar-yt8or Год назад +4

    Anoo ogeen maanta iisoo dhacday farxad❤❤❤

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Год назад +1

    Waan idin salaamayaa dhamaan kooxda gurmad iyo oday abukar mahdi dhamaantiinba walaalayaal

  • @amiiraabiib1436
    @amiiraabiib1436 Год назад +19

    Inta parta 1 ilaa part 47 dawanaysay wani salamay😊

  • @maab7917
    @maab7917 Год назад +14

    Come on release the entire parts your making people tobe curious, and we miss the reer muqdisho parts naif and sabrin love story😂😂😂😂😂,big love from kenya254

  • @barliinhaajiaadan8328
    @barliinhaajiaadan8328 Год назад

    Team gurmad aad iyo aad ayaad umahadsantihiin si gaar ahna waxan ugu mahad celinayaa abuukar mahdi aboowe saad nooga farxisay alaha kaaga farxiyo waayo waan ku madadaalaa walaahi saan uxanaaqsanahay fiidiyow ga hadaan daawado habi ayaan iska noqdaa

  • @AaminoXaashi-y6t
    @AaminoXaashi-y6t Год назад +1

    Alla waxaan kanaxsnhy markiii maxmed amiin ogaado hoydiiis 😢

  • @simanmoha7366
    @simanmoha7366 Год назад +7

    Ani maa waalan maya asi maa waalan maya adi maa waalan maya yaa waalan marka 😂 maamo ariliyo iyo sharma very funny😂😂❤

  • @HamdiHussein-gs9fv
    @HamdiHussein-gs9fv Год назад +11

    Aduun wax kastaa ka filo😂😂 from boss to makanik

    • @HabiiboMohamed-z7i
      @HabiiboMohamed-z7i Год назад +1

      I know it’s just a show but his character annoys me 😂

  • @2000zuuzuu
    @2000zuuzuu Год назад +5

    Part Ila Part 47 omg thanks ❤😂

  • @FarhiyaAhmed-t5x
    @FarhiyaAhmed-t5x Год назад +1

    Waha kafican ina an kusalisa nabiga scw. Niki kusaliwayi wa nifican

  • @Najminaa
    @Najminaa Год назад +1

    inta qeybta muqdisho uxiistay👍👍❤❤

  • @muuminabduqaadir1739
    @muuminabduqaadir1739 Год назад

    Walaahi wixii aniga samey jirey ayey samesey nin sidaas ayaa la yeelaa abtiyow viva

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 Год назад

    Mashaa allah baxasan 😢 iyo anawara inay midaban oo walalo inay yahan cadato unabaa dhiman

  • @princesskajal9595
    @princesskajal9595 Год назад +1

    Ka baxay hawadiii adkeeyd jah🎉😀🖐

  • @mushtaaqdaganhoyomacan4964
    @mushtaaqdaganhoyomacan4964 Год назад +4

    Wawa filim Kan wanka helay ❤❤❤❤

  • @somalione6095
    @somalione6095 Год назад +2

    اللهم بلغنا رمضان

  • @ayaanxusen
    @ayaanxusen Год назад +1

    Lkn asxaaabey 117k oo views ah iyo 12k like isma keeneyso sxbiyaalow eee team gurmad weynaga qosliyaan waxbadan ayan ka faaidnaa anagana aan ku dhiirigelino like 👍 ta plz

  • @QaliHabibo-pd5yf
    @QaliHabibo-pd5yf Год назад

    Thanks my team And Abukar mahdi ad Ayan nejeclhy ad bana inugu fanaa lkn team ya muqdisho Ayan ad ugu xisay ❤❤

  • @XfsaA
    @XfsaA Год назад +4

    Masha allaah wann idinjeclay dhamaantiinn waxarajaynnayaainaankooxda kamidnoqdo maruun❤❤❤❤❤

  • @Simaninmaxmad
    @Simaninmaxmad Год назад +2

    Masha allhh time filo ❤❤❤

  • @umumusbilbbe6131
    @umumusbilbbe6131 Год назад +2

    Baxsan waan kuwataa

  • @SaidaSaid-ze9zp
    @SaidaSaid-ze9zp Год назад +8

    Thank you team gurmad 💗💗🫶🫶🫶🫶💜💜💯🥰🥰❤️❤️🕋

  • @IsmahanAhmed-im4io
    @IsmahanAhmed-im4io Год назад +2

    Mahadsanid flimkan wanku heesta wan sugaye wlhi ❤❤❤❤

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli Год назад +4

    سبحان الله وبحمده 🩵 سبحان الله العظيم 💚

  • @ubaxaxmedclaahi96
    @ubaxaxmedclaahi96 Год назад +3

    Iduceye somali maxamed sanadgan 2024 inu sanad geygi noqdo😢❤lkn 2023 sanad muu ii ehen😟😢

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Год назад +20

    Iam proud of you guys Thank You Abukar mahdi❤❤

  • @caashobashiir3734
    @caashobashiir3734 Год назад

    Aduun waxkasta kafilo❤❤❤❤❤❤ my team gurmad Alle ha idin dhowro

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 Год назад

    Sax waye abukar Mahdi daqiqadaha uso badi keep going

  • @HassanIsmail-team27
    @HassanIsmail-team27 Год назад +2

    Inshallah brother salaan sare

  • @ambiaahmed448
    @ambiaahmed448 Год назад +20

    I feel sorry for shariif xalag😢
    Love you all my team...i feel so happy watching ❤❤❤❤

    • @fatimamoe3401
      @fatimamoe3401 Год назад +2

      No you shouldn’t is his fault let him feel the pain for a now

    • @nadiiracadaani-el2zq
      @nadiiracadaani-el2zq Год назад

      @@fatimamoe3401😂😂😂😂 Abaalkiisa helay Shariif halaag

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 Год назад

      Don't be sorry. He deserves

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Год назад +1

    ASC dhamaantiin kooxda gurmad abuukar Mahdi Habaryar thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Anfacxshisheno
    @Anfacxshisheno Год назад +3

    Team sharif halag godkina ayaa miyo idin kugu so galen bilaacaleg
    Team baxsan is not easy 🫰

  • @nacimaiman
    @nacimaiman Год назад +5

    Waiting part 48 Jimco dambe Waa shidan tahay InshaAllah ❤❤🫶🏽🫶🏽🫶🏽😊👍🏾

  • @nimcoabdisamad4360
    @nimcoabdisamad4360 Год назад +118

    Mahamed amiin Voice is perfect so cute 😊😊

  • @AbdirizakICIC
    @AbdirizakICIC Год назад +3

    😂😂😂 Aasparo dhib badana MA ninkii maneger ka aha MA makanik isku badalay kulahaa
    Lkn runta hadi lashego shariif halaag indhihisaaba laga baqaa
    Abukar Mahdi❤ thanks for your time brother from kaaf iyo kaladheri xujo ILaa hada kaama harin bro
    Long life adiga iyo family GA insha Allah ❤🖐️
    Abdirizak from South Africa

  • @HamdaKhadar123
    @HamdaKhadar123 Год назад +1

    Wuxu Wa iska filim lkn sharif halag wanku farxay wxa ku dhacay lkn dhaman team gurmad wn jeclhy ugu horeyn baxsan

  • @Naiimodagan
    @Naiimodagan Год назад +2

    Masha alah barakalahu fiikum axbabi keep going ❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @abdulaliabdullahi2608
    @abdulaliabdullahi2608 Год назад

    War niyow dhexda inogu kala goysay anyways filimka waa mashalah thanks

  • @bahkinho10
    @bahkinho10 Год назад +5

    Mi gurmad❤❤ mi fav film😍 mhdsanidin All🙏

  • @fatumaabdi9998
    @fatumaabdi9998 Год назад +3

    Yes anga ayaa fast ah

  • @zackchris2795
    @zackchris2795 Год назад

    Nice video Abukar mahdi welcome to my brother 👌

  • @CARIIRI-f6x
    @CARIIRI-f6x Год назад +3

    War Aad iyo Aad Team Gurman luv it and keep going well done

  • @ducowaalid649
    @ducowaalid649 Год назад +4

    Fiiriya musalsalka qeybti xamar away maba arkoyiye saas mee ku bexen teamkas ine is arosen le iimareyse waba wayee😂😂

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 Год назад +2

    24 Daqiiqo oo 4daqiiqo ka mida Xayeysiin tahay soo ma yara Abuukarow

  • @Najminaa
    @Najminaa Год назад +2

    Thanks baba Abukar Mahdi iyo team gurmad👍👍🙏

  • @BirimoBeelo-ql1wl
    @BirimoBeelo-ql1wl Год назад

    Baxsan wlhi naag rageed waaaye Ms halaaag mudankiisa marsiisay waan saan yeeli lahaaaa aniga

  • @roodasaleban3229
    @roodasaleban3229 Год назад +2

    falaadhah Kugu Maqan Ha U Arga Fajacisee Aduun Waxa Kasta Ka Filo Thanks 🙏 Abukar Mahdi

  • @abdalla.143
    @abdalla.143 Год назад +1

    Goormee bilowdey inaaa filo daawato❤😂

  • @xamdiXarago-k4c
    @xamdiXarago-k4c Год назад +5

    Thanks wll abukar mahdi ❤

  • @ismalurtoacm
    @ismalurtoacm Год назад +4

    THNKS MY TEAM GURMAD AND BROTHER ABUUKAR MAHDI❤❤

  • @SoumeyaHaroun-s6j
    @SoumeyaHaroun-s6j Год назад +32

    I was waiting since yesterday 😭😭😂❤❤❤❤

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Год назад

    My man Shariif Halaag Duleyste president we feel your pain sxb! No more cambuulo and timir from masar for you!

  • @ZamzamShire53
    @ZamzamShire53 10 месяцев назад

    Baxsan waa ku jeclahay saanooga artsy raga😂❤

  • @hoodoeprahim2683
    @hoodoeprahim2683 Год назад +4

    Range roverkii show waa kii mr right u balanqaaday show