Malableey by Axmed Naaji & Faaduma Qaasin (Lyrics)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Maxaad ii Macneynkartaa oo Maanta kaa Maqlaa

Комментарии • 60

  • @hassankafio1262
    @hassankafio1262 4 года назад +7

    Ilaahay amarki markaa banaadiri maqlo naxariis iyo nabad jeceel ba igu soo dheceyso. Lkn markaa dhaanto maqlana dhac, boob bililiqo, iyo dil igusoo dhacaayo
    Ilahay haku naxaristo mamo fatmo qasim faynuuztii fankeena 😍

  • @NasraSheekh
    @NasraSheekh 4 года назад +5

    midii maagay away ma aha mugdi, mira Lulu ahaa lagu mudaayee oo Maanyo moolkeed ka muuqda, waaye ma aha maanta meel dheer ka muuqda.. yacni mara luula oo badda gunteeda ka muuqdaa tahay.. mahadsanid Viva Simalia1

  • @mrmalow9690
    @mrmalow9690 6 лет назад +8

    Waah waah Xamar Markii Asalka aheed ee I xasuusisay heestan waxay ka mid tahay heesaha banaadiriga kuwa ugu shidan

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 5 лет назад +3

    Malabley waa Mirihii Macow Aw Diinle Abtow iyo Laxankii Sheekh Mayow Halaak. Cododka Faynuustii Fanka Soomaaliyeed, Faaduma Qaasim (AUN) iyo Ustaad Axmed Naaji Sacad.

  • @farwansowra2137
    @farwansowra2137 6 лет назад +7

    macaan badabaa heesta. 2018ka yaa ila dhageeysanaya walitoole. Respect from Norwey

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 лет назад +8

    fanaaniin qiimo badan lahaa allaha unaxariisto faynuustii fanka qabriga allaha uwaasiciyo faadumo qaasim iyo al ustaad axmed naaji tiirdhexaadka fanka soomaaliyeed

  • @beerqaboje4736
    @beerqaboje4736 5 лет назад +2

    Miro Luul ahaa lagu mudaayee
    oo maanta meel dheer ka muuqdee👌💗 Feynuustii Fanka Allah yaraxma Maamo, Hobolkii banaadiriga Axmed naaji cimri suuban io cfmd adeer Qaali👑😌👌

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 Год назад

    Ileyn. Heesihi hore hadalo lais dhaafsanayo Waye kuwana music laga dhagesta heesta ama Ereyda nuhurkoda mala dhagesto Walh dad wa dadkii hore ❤❤

  • @ilyas9555
    @ilyas9555 5 лет назад +3

    Midkaleetaan maaganaadee iiga muuqdo meehiin maraayee.
    sidaan ayaa sax ah

  • @nasraabdulle6337
    @nasraabdulle6337 9 месяцев назад +1

    2007 ayaan dhageysanjiray wlh maanta lajogo 2024 ayaan markale dhagaysanayaa aduunyo waa dadkii hore ❤

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 8 лет назад +8

    " Middii maagayoo muuneeyaa,,,,,tahaye kaama maarmaayee" meshaas iska sax bro, laakin waa Okey , good luck

  • @taqwahayat8376
    @taqwahayat8376 5 лет назад +4

    It is November 4,2019 igu soo warceli VivaSomalia1 hadaad aduunka korkiisa joogto.

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 7 лет назад +11

    Musikada shareerada waa fanaankii weeynaa Aweys khamiis. Yaa kaloo sharero tuma

  • @alidahir9252
    @alidahir9252 4 года назад

    Faadumo Qaasin Hilowle#feynuustii fanka iyo Al ustd Axmed Naaji Sacad. Fan waa kii hore.

  • @ashamohamoud5054
    @ashamohamoud5054 4 года назад +1

    Hees Axmed Naaji 1990 Radio Muqdisho ka socotay Aroos ku saabsaneyd please ii soo raadi . Sow aroos dunidu wada riyaaqday sow kuuma dhigin.

  • @jamuuri
    @jamuuri 11 лет назад +8

    midkaleete aan maaganaadee iga muuqo meehiin maraayee

  • @jamuuri
    @jamuuri 11 лет назад +5

    thanks, this is one of my favourite songs, it reminds me back in the days when the rehearsal of this song was done next to our house in hamarweyne

  • @VivaSomalia1
    @VivaSomalia1  11 лет назад +8

    Mahadsanid huuno for the corrections. I try to share when i find good song like this camal nooh n your welcome hun thank you for watching

    • @sahrasheikh4191
      @sahrasheikh4191 3 года назад

      Chic tree c wet r oo t c stuff gut du CBC f uf yahy rc go extremely biking very r Dr. F t dŷ de fd hccuc Dr fy d or j I fo u Dfc F I og F hy id go igu day you goo guy guy duty guy t iyo cdh guy high focii guy v u igu CD c guy duff guy

  • @fahimfahim4277
    @fahimfahim4277 4 года назад +1

    heesahan asago musik kaligiis manoso galisan anaga hesta sarene hesihi hore seysan hawada oga bixin inta igu racsan lek isara

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 8 лет назад +6

    Sweet Lyrics , Thanks for posting

  • @mohamudhaji9312
    @mohamudhaji9312 9 лет назад +7

    Old is gold

  • @ibrahimbariyow2045
    @ibrahimbariyow2045 4 года назад +4

    10.01.2020 hadad soo xasuusatay like isaar hada awodana sabscrabe isaar

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 8 лет назад +3

    Mirro luul ahaa lagu mudaayee oo maanyo korkeed ka muuqdee

  • @maryamaxmad3367
    @maryamaxmad3367 2 года назад

    Miro luul ahaa lagu mudaa oo maanyo moolkeed kamuugdo.waaye

  • @yaasirsaciid3885
    @yaasirsaciid3885 7 лет назад +2

    muxubad meleystay best bandiri song

  • @amalosman8647
    @amalosman8647 9 месяцев назад

    Keep as one of the best

  • @mudanecaska4856
    @mudanecaska4856 5 лет назад

    mitkaleetaa aa maaganahayee iga miga muuqdo mahi maraye

  • @sanwayayhghhh2157
    @sanwayayhghhh2157 8 лет назад +3

    madax wa murgoode muraad ke mel uyeel macne

  • @hassanmire847
    @hassanmire847 6 лет назад +1

    Miro luul ah lagu muddaye, oo maayo moolkeed ka muuqde

  • @hassanyuusuf5151
    @hassanyuusuf5151 4 года назад

    ilmihii awaar kudhasheen aaran waa arkaayaan fadlan heestaas ayaa ubHANHY

  • @nabiihaaa
    @nabiihaaa 9 лет назад +1

    misilkaa ma lee meelahanee,muddo aa i meermeeri heysee
    maslaxeys ma yaalee macaaney,marwo ii miciinaan mudnaayee.
    marwo=muuno=qadarin.

  • @liyahasansheikh9710
    @liyahasansheikh9710 10 лет назад +3

    nin musaafiroo meel lexeen

  • @jamuuri
    @jamuuri 11 лет назад +4

    i mean iga muuqdo meehiin maraayee

  • @hassanmire1452
    @hassanmire1452 6 лет назад +2

    Middii maagayoo muuneeyaa, tahay kaama maarmaayee. Miro luul ahaa lagu muddaayee, oo maanyo moolkeed ka muuqdee.
    Maanta meel dheer ka muuqdee ma ahan ee iska sax sxb.

  • @ilyas9555
    @ilyas9555 4 года назад

    MIRO LUUL AHAA LAGU MUDAA EE OO MAANYA MOOLKEED KA MUUQDEE
    saas waaye sida saxda. ..

    • @fitahkassim
      @fitahkassim 9 месяцев назад +1

      Waxuusan aqoon u laheyn ayuu galay

  • @JCM.2560
    @JCM.2560 4 года назад

    Midii magaayoo muuneeyaa tahay.

  • @liyahasansheikh9710
    @liyahasansheikh9710 10 лет назад +1

    waryaawaaye qofkaan oo heesta saas umicneeyey

  • @mohammedsheikh-ali2378
    @mohammedsheikh-ali2378 7 лет назад +1

    what is song about

  • @liyahasansheikh9710
    @liyahasansheikh9710 10 лет назад +1

    misilkaa malee meelaxaanee mudo aat imiir beelixeeysey uqor yaaxuu

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 4 года назад

    Waaaw

  • @mohadiya6556
    @mohadiya6556 3 года назад

    Sorry, ereyada inbadan ayaa siqaldan uso qortey wll.

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 4 года назад

    11/18/19 at 9:23 pm.

  • @liyahasansheikh9710
    @liyahasansheikh9710 10 лет назад +9

    miro luul ahaa lagu mudaa oo maanyo moolkeet kamuuqdo waryaa siifiican ufaxan banaadiriga kadib micneey wasaq

  • @nuuradiindarwiish4485
    @nuuradiindarwiish4485 9 месяцев назад

    Nacala qarbaytak axyaa hees