Ninkaan waxaa u baahan Dalka Somaliya,wasiirka Gashaan dhiga,waa nin si fìcan u la socda,Siyaasadda iyo damacooda,hubkoodab.Walaal Waxaa kuu baanhan Dalkaada.Hasan sheekh oo kale uma baana.Allaha ha ku xafido.
Lakin anigu waxaan maqlay USA waxaa ugu danbeeya madaxwayne midka 46 aad. Ee beiden. Warkaas qora. Putuna way dilayaan. Saas ayaan maqlay madaxtoiyada Mosco. Ayaa lagu togan doonaa askartiisa amaanka. Asaga iyo kan hada ladoirtey ee USA. Saas aan hada ka hor ishayda ku dhacday bal iga qora
Putin wad wu leyahay lkn security gisa soo akhriso aadbu u adagyahay wana nin aad ufahamsam dhagarta re galbeedka, wana ninka dumin doona nato iyo re yurub
War aan dhegaysto 1 saac oo dhamaysto waa kii igu horeyey ninkan jin iyo insi ka waramay😂😂😂 Macalinka ligeeya waxan ka shakiyi jiray ayuu afka ku dhuftay manta oo ah ma jinbaa u warama 😂😂 raali ahow taagerahaga ahay
Ninkaan waxaa u baahan Dalka Somaliya,wasiirka Gashaan dhiga,waa nin si fìcan u la socda,Siyaasadda iyo damacooda,hubkoodab.Walaal Waxaa kuu baanhan Dalkaada.Hasan sheekh oo kale uma baana.Allaha ha ku xafido.
Hhhh walayli idaa casaa😂😂 aayadihi quraanka ayu xita ku fadhiisinaya mowduucisa wlh wa legend falanqeeyahan!
Saylac iyo 7deeda jasiiradood. Gaalka waa ka difaacaynaa insha allaah. Iyo somalidiidka:
Jack sulivan iyo blunken labaduba waa yuhuud
Maaso weeye sidii koronto khaldan
بسم الله الرحمن الحيم
Lakin anigu waxaan maqlay USA waxaa ugu danbeeya madaxwayne midka 46 aad. Ee beiden. Warkaas qora. Putuna way dilayaan. Saas ayaan maqlay madaxtoiyada Mosco. Ayaa lagu togan doonaa askartiisa amaanka. Asaga iyo kan hada ladoirtey ee USA. Saas aan hada ka hor ishayda ku dhacday bal iga qora
Putin wad wu leyahay lkn security gisa soo akhriso aadbu u adagyahay wana nin aad ufahamsam dhagarta re galbeedka, wana ninka dumin doona nato iyo re yurub
Putin waa ninkii gubay. Checheniya lakiin maanta waa dulmane putin. Guusha allaha siuyo
❤
War aan dhegaysto 1 saac oo dhamaysto waa kii igu horeyey ninkan jin iyo insi ka waramay😂😂😂
Macalinka ligeeya waxan ka shakiyi jiray ayuu afka ku dhuftay manta oo ah ma jinbaa u warama 😂😂 raali ahow taagerahaga ahay
Aadanow nin shidaal qoday aa hala faageer0
FUNNY EPISODE KKKKKK