Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
ASC daauud abooowahis alaha xaqaaga ku siiyo imtixaanka aduunka alaha ku fududeeyo sabirkii NabiAyuub csws alaha ku siiyo❤❤❤😊😊😊😊😊 guul guul guul farxad Isha alllh
Masha Allah mohamed Duud illah baa ku caawinayo adiguna insha allah
Waxaa raasataa gacan labaad illah khayr ha ku siiyo isdaji guryaha dawlada raadso
Ilaahay ha kuu gargaaro
Maxamed daud wuu calool hadlay ilaahey xaqiisa ha siiyo war dadoow qabri baa nasugaaya aan dulmiga joojino.
Daauud walal soomaali oo qaali ah ayaa tahay
Mohamed Daud waxaa tahay qof Ilaahey cilmi iyo aqoon siiyay,waxaa ka dhalatay dad malqaben ah,waxaas oo inkhaab ah waxaa u mareysaa waxaa weeye (Shirkiga)aad ku jirtid,adiga waxaa modaa in akhiro lagugu sugayo lakiin aduun iyo akhiro leyskuma cafinayo.
Walal Mohamed dauud sabir ee is ka daa dadkaan maskaxda daji ee sabir walal
Daahir wiilka guri u gad
waa qanis
Adiga maad isku galmooteen?