My dhux allhe ika xafido reer doolkaye and my dhiika reer hargeso iyo reer borem waa dad walalo Ah iyo reer jabudi iyo soomali iidil masha allh all xafido xirel iyo kabxanleey iyo deefo iyo maal walibo oo ay ku nolo yeehin rer abohay diire waa waad aqilin iyo dad culumo ku caan ah allh ikiin dhooro
waaw maasha allaah ree boorama sharaf ku noolada Martina waa loo kacaa dhaqan ka soomaalida. laakin ree bariga waxay yidhaahden martida waa la xag xagtaa hhhhhNo
@Naciima shire, Xabaalo faqashada iyo calacalkaad caan ku ahaydeene walee marti la xagxagtana ma ku darsateen. 🤣😂🤣😂 Odey baa lagu yidhi islaantadii ka waran, markasuu yidhi, "Dabeecad xumidiiba dad cun bey ku darsatey"😂🤣😂
Awale Waaa fanaanka Shanta somaliyed boramana waa hoyga cilmiga somaliyeed
Xaqiiq
Waar runtaa😍
My dhux allhe ika xafido reer doolkaye and my dhiika reer hargeso iyo reer borem waa dad walalo Ah iyo reer jabudi iyo soomali iidil masha allh all xafido xirel iyo kabxanleey iyo deefo iyo maal walibo oo ay ku nolo yeehin rer abohay diire waa waad aqilin iyo dad culumo ku caan ah allh ikiin dhooro
Nice Awaleh aden fanaan somaliyeed reer borama wa nasab viva borama ruugti cilmiga
@Alaleh, Thank you huuno, cawaale waa wiilkayagii ciidisii buu joogaa.
Ishcalaaa hees aadbaan ujeclahay heestaan carafo intiii ilajecel like ta iiguroonaada
Samawade, thanks huno waan raadinaayey heestan magaceeda.
Reer boorama sidey heesaha cawaale u wada xafidsan yihiin baan ka yaabey, dhamaanba wey la wada heesayaan. Dad ilbaxa oo xadaarad leh iga dheh.
Reer Boorama Waa Gobta Soomaaliya Allaylehe In Aad Umada Soomaaliyeed Gobteeda Tihiin Waxaana Tan Kahoreysey Saad Umada Soomaalida Hoyga Ugunoqoteen Ninkii Samaroon Necebow Sikiin Leq Oo Hadana Leq Waxaan Aad Ugayaabanahay Hadaad Jeegaanay Cawaala Xumayseen Ma Waxaad Boorame Kucaayeysaan Cunsuriyiin Nala Noqda Oo Dadka Soomaaliyeed Nalacaaya Subxaan Allaah War Xaasidnimada Iskadaaya
Mansha allah boorma gob gob dhashay zhp aan kuu caqli caliyee dadku isku wada mid maaha waa in yaruum waa calosha timo ku leh
Abdishakur cosman, Jasakala kheyr walaal, soomaali dadkii ugu afsoomaaliga xumaa baan daris la nahay oo cay mooyee aan sharaf kale aqoon walaal. Allah hasoo hadeeyo wax kale odhan meynee.
Nice awle aden fanaan somaliyeed nolooow fanaaan
Best somali show live music. Best fannan beautiful woman borama city
waaw maasha allaah ree boorama sharaf ku noolada Martina waa loo kacaa dhaqan ka soomaalida. laakin ree bariga waxay yidhaahden martida waa la xag xagtaa hhhhhNo
Wacays Media Horey u Soco sxb
Heestan magaceeda ugu caawiya soomaalay.
Inan taaa cawaale $$$ dollarka Ku khasaarisay tolow ma inan fourlabe ah baa kkkk
Imisa Dumara Ayaaa Dhar Soo Ergaday Oo Sxbded Ka Soo Qadatay🤔🤔
Hablahi borama cawalaa wada salsalaaxey
Bk miyaanad arag hargeysa midh heesa ma qaado ilaa uu habar walba taabto🤣😂🤣😂
Musigada piyaanada iga badan kk
Awale's nighT
Nicdii way iskal jartay walee way ilbxaeen
Hhhh
sow ma arkaysid
@Naciima shire, Xabaalo faqashada iyo calacalkaad caan ku ahaydeene walee marti la xagxagtana ma ku darsateen. 🤣😂🤣😂 Odey baa lagu yidhi islaantadii ka waran, markasuu yidhi, "Dabeecad xumidiiba dad cun bey ku darsatey"😂🤣😂
@@faizamohomed3271 reer niic cudutkii miyuu idinka ba ay
Rer wanla xasuqa qudhmis land iska xishoda yuhuda somalida tihin
@@faizamohomed3271 xabaaluhu waa kumanaankii dad eed adiga iyo daaroodku layseen inaan idin xasuuqno ahayd 1991 haybe cumar buu ilaahay idiin bixiyay oo yidhi waar nabsi hagalina markaad borama ka yaacdeen eed buuraha orod ku fuusheen.
Cawale team subscribe
Ninkan hablaha tabanaya ma xiS'shonayo
Tabashada waxba kama raacayan
Waa runtaa waa jecel loo qabo fankaga Aan jeclahay
Xaasidnimaa intaas kaa keentey miyaa?