7 Gabar lagu yaqaan markay kaa hesho

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

Комментарии • 304

  • @barwaqomohamed9564
    @barwaqomohamed9564 Год назад +23

    Wlhi wiil aan is naqano oo dabecad wanagsan dhaqan wanagsan hadal wanagsan sidan Ku arkay xidhdhka Alleh Ku fican, marwalba ixtirama, ayaan aad u jecladay lkn Kuma sheegan waayo gabdhnimo ayaa i celinaysa 😢 Allah hay dooro haduu kheyr I leyahay hadii kalana Allah mid kheyr I leh hay siiyo 🤲🏻 jacaylku waa iska dhib badanyahay❤️

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 года назад +42

    Qurux da ka sheegaba waa akhlaaq da, wanaaga, ixtiraam ka, ninka hablaha ixturaama oo jecel, waa ka qofka raga ahi💪🏾❤️

  • @sadiamohamedabdi5827
    @sadiamohamedabdi5827 2 года назад +126

    Asxaabta ayuub ku xidhan wiil ayn jeclahay lkn In uu asagu I jecelyahay mooyi, waa qof ixtiraam badan had iyo jeer iga soo war doona lkn anigu aad ayn uga helay runtii ii duceeya hadduu khayr ii yahay inuu Alle iskeen waafajiyo hadduu shar ii yahana inuu Alle qalbigeeyga ka saaro.

    • @khadraxuseen76
      @khadraxuseen76 2 года назад +8

      Wlshay saad sheegtay alle sida khayr ku kuugu jiro ha ku sahalo alama amiiiiiiiiiin

    • @sadiamohamedabdi5827
      @sadiamohamedabdi5827 2 года назад

      @@khadraxuseen76 Aamiin abaayo.

    • @aishahaji3638
      @aishahaji3638 2 года назад +1

      Aamiin sis

    • @samiiracabdale7404
      @samiiracabdale7404 2 года назад +7

      Walal salatul istikhaaro tuko Allah khayrka haku gu sugo

    • @EngAliDaYax
      @EngAliDaYax 2 года назад

      Alla KAAS nasiib badana Talow ma anigaa😁

  • @maanka305
    @maanka305 2 года назад +26

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka Na dhiirri galiya
    بارك الله فيكم🧡🙏

  • @HanaGades
    @HanaGades 3 месяца назад +1

    Best teacher in my life thank you teacher

  • @Farxiyoabdichannel
    @Farxiyoabdichannel 2 года назад +76

    Best teacher in my life thank you

  • @abdiazizabdikarimali8928
    @abdiazizabdikarimali8928 2 года назад +50

    Ayuub nio hadii Alle uu Qadari laheen in aan RUclips kaga ku xirnado buura waa wayna ka dhici Lahaa Alha ku barakeyo mahadsanid cilmiga kaa helay xitaa jamacada kama Barto mahadsanid

    • @ibraahimyuusuf8228
      @ibraahimyuusuf8228 2 года назад +8

      Walaal usoo dacee macalinka inuu Alle usiyaadiyo cilmigiisa una barakeeyo caqligiisa waqtigiisa iyo ehelkiisa🤲🤲🤲🤲

    • @abdiazizabdikarimali8928
      @abdiazizabdikarimali8928 2 года назад +3

      Allaha u barakeeyo cilmigiisa macalinkA

    • @abdirahmaanali234
      @abdirahmaanali234 2 года назад

      Best teacher 💟

    • @cabdulahimaxamed4012
      @cabdulahimaxamed4012 5 месяцев назад

      Maxaad noga shegi kartaa wax yabaha ad ka faiday ayuub

  • @saffaamohamed5395
    @saffaamohamed5395 2 года назад +49

    Sirti dhanaa banaanka naga keentay ustaadi🤣 masha Allah caqligaaga Allaha kuu barakeeyo

  • @HanaGades
    @HanaGades 3 месяца назад

    Best teacher in my life thank you teacher❤

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 года назад +41

    *7 Calaamadood oo aad ku ogaan kartid inay gabadhu kaa heshay!*
    1. Inay kuu soo jeedo gabadhu.
    2. Aragtidaadaa farxad gelisa.
    3. Inay si toos ah kuu fiirinayso.
    4. Farriimaha ay kuu soo qorto.
    5. In ay su'aalo ku waydiiso.
    6. In ay ku ammaanto.
    7. In ay dhoolotus samayso.
    *FG:* Gabadha calaamadahan leh ha iska dayicin ee horey xidhiidh ula samay horena ka guurso. Insha Allah!

  • @amincabdillahi1660
    @amincabdillahi1660 2 года назад +10

    THANKYOU VERY MUCH MY DEAR TEACHER OF MOTIVATION ,

  • @ismaciil5865
    @ismaciil5865 2 года назад +15

    Tnx wll wax badan aan kaa faa didey Allah haku dhooro

  • @mohamedqanciye3542
    @mohamedqanciye3542 2 года назад +8

    Our teacher I wish u along life

  • @abdinajibmohamed8794
    @abdinajibmohamed8794 2 года назад +3

    Ustad ayub wlh waxbdn ayaan ikordhisaa ilahey haku barakeyo caqliga iyo cilmiga iyo diintaba

  • @HanaGades
    @HanaGades 3 месяца назад

    Best teacher in my life thank you teacher❤ 2:50

  • @abdirashiidsheikh-o2p
    @abdirashiidsheikh-o2p 5 месяцев назад

    ماشاءالله كلامك صحيح
    بارك الله فيك أخي الكريم ❤

  • @فقيرةاليعفوربها
    @فقيرةاليعفوربها 2 года назад +21

    Dhoola tus in ay samayso kulahaa wlhi wa qoslay🤣 Astaqfirullahi alcadiim. Mahadsanid ustad ayubow wiil wax badan naga og.

  • @khadraabdillahi7550
    @khadraabdillahi7550 2 года назад +13

    Asc wr wb
    Walal aniga waxaan ahay qof ku xidhan barmamajyada mansha allah wan ka helay waad ku mahadsan wax badan ban ka baratay
    Walal waxan ka codsanaya ninkuna marka uu ka helo astaamaha la gu garto

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal3440 2 года назад +15

    keep going teacher alle cimriga haku dheereeyo

  • @suleeqoquruxwanaag5636
    @suleeqoquruxwanaag5636 2 года назад +2

    Jazaka Laah khayr walalkey Ayuub Ahmed

  • @d.rhasaabkhairy1784
    @d.rhasaabkhairy1784 2 года назад +5

    Masha allah teacher illaahow gabadh ijecel ha ii waayin

  • @leaerzakariye3566
    @leaerzakariye3566 Год назад +6

    Aan ku salino xabiib keena muxamad sallaahu calayhi wasalam🕋🕋

  • @CaawiyeCaawiye-u9p
    @CaawiyeCaawiye-u9p 7 месяцев назад

    Mahadsanid ustaadi fikradahaadu aad beey u wacan yihiin.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +2

    Baraka Allah Tabaaraka Allah, wa Tabaaraka 🙏

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Месяц назад

    Masha Allah ❤❤❤

  • @fadumojuumeyjuumey5787
    @fadumojuumeyjuumey5787 Год назад +4

    Wlhi anixitaa qof ayaan kahelay mana usheegikaro melna islamajoogno wlalaha kuxeran channel ka wll ayuub isoo duceya in uu ilahay iwaafajiyo haduu qeer iyahay haduu shar iyahayna ilahay qalbigayga iga tirtiro plz isoo duceeya

  • @AliFoden-hh2zx
    @AliFoden-hh2zx 10 месяцев назад +1

    My teacher ayub Ahmed ❤

  • @sadikdahir1251
    @sadikdahir1251 2 года назад +3

    Ustaad ayuub ahmed horey u soco waligaa🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 года назад +7

    M.a ustaadi xaqiiqda baa ka hadashay allah ku sharfo❤✌

  • @bintuahmednuuue6344
    @bintuahmednuuue6344 2 года назад +5

    Wiil ayaaan ka helay kadib
    Asigoo i khiyaamaya oo i bahdilaaayo ayaan ku riyooda waliba dhawr

  • @abdinormatan9345
    @abdinormatan9345 2 года назад +13

    Bro videoga xalay Ridwaan uu soo dhigay reaction kasoobixi codsi mahadsanid

  • @asmaabdi1299
    @asmaabdi1299 2 года назад +17

    Ani wa mazeera iminkapa 😂 ma qarin karo maseerkyga 😂😂🖐🏽

    • @bintuahmednuuue6344
      @bintuahmednuuue6344 2 года назад +1

      Hhhh maxaaad ka maseerta
      Kalihelaataan ka miyaad ka maseeerta
      Asmaaay waad nawaliye

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 2 года назад +7

    Mashallah 😍 that’s true

  • @aaminaxandulle7558
    @aaminaxandulle7558 2 года назад +10

    السلام عليكم ورحمةالله وبركاته ayuubow waan ku taageeraa laakeen barmaamushkan waa nusqaan waan kaaga hanwaynaa ee bedel

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 2 года назад +6

    Wonderful topic 💞💞💞👍

  • @ahmedsomali6486
    @ahmedsomali6486 2 года назад +3

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @zoozi3951
    @zoozi3951 2 года назад +16

    ماشاء الله قصه جميل جداً استاذ ايوب شكراً

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 2 года назад +10

    my teacher ayuub ❤👌

  • @Binu-aadam
    @Binu-aadam 2 года назад +8

    Ilaahay hkaa abaal mariyo talooyinka wangsan ed nooso gudbiso❤

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 2 года назад +4

    Thanks our teacher

  • @AbdirahmanAli-t8j
    @AbdirahmanAli-t8j Год назад

    بارك الله فيك أخي الكريم

  • @amaanahajacelka3336
    @amaanahajacelka3336 2 года назад +4

    Teacher thanks 😊

  • @abdisalanlewandoskeofficia5330
    @abdisalanlewandoskeofficia5330 2 года назад +5

    Muhiimada ah inaad na tustay waxa la dhaho really live kuma tahay markaas ogaanaysa cidaad tahay habdhaqankaga inteed leedahy ixtiraam just like brother long live ♥️✌️

  • @sumayasalad803
    @sumayasalad803 2 года назад +20

    Bas waye gabdho wax noma dhino wala fashilmade let's run 🤣🙇‍♀️🙇‍♀️🙇‍♀️

  • @HanaGades
    @HanaGades 3 месяца назад

    Wow teacher Best fantasy league

  • @SuhaybBoss-ct1qi
    @SuhaybBoss-ct1qi Год назад +1

    Aad baad u mahadsantahay macalin ❤

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 года назад +9

    Teacher keep going

  • @amincabdillahi1660
    @amincabdillahi1660 2 года назад +1

    INSHA ALLAH

  • @AbshirIsmaciil-z5f
    @AbshirIsmaciil-z5f Год назад +1

    Masha alaah wlaal alle haku sharfo adpaan waxkaaga faa iidayy

  • @MohamedAli-k6c4u
    @MohamedAli-k6c4u 7 месяцев назад

    Mashaa alaah Masha alaah alaah iisahlo mid ijjecel

  • @axmedcismaan4781
    @axmedcismaan4781 2 месяца назад

    Thanks ❤

  • @sabrinabdi9192
    @sabrinabdi9192 2 года назад +3

    Thanks brother 🥰✨❤️✅

  • @hanadzyga9619
    @hanadzyga9619 2 года назад +2

    ربى يحفظك ويكرمك

  • @osmansacid9430
    @osmansacid9430 2 года назад +2

    Tanks teacher

  • @wizzlovemohamed746
    @wizzlovemohamed746 2 года назад +2

    good teacher

  • @safiahussein8047
    @safiahussein8047 2 года назад +1

    Masha allah

  • @siciidmaxamed8944
    @siciidmaxamed8944 2 года назад +16

    Thanks brother waxaan ku weydiiyey gbdh aan social media iska baranay aanan is arag sidee ku darreemi karaa inay i jeceshay ama daacad ii thy

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 2 года назад

      Waa adag tahay inaad ogaato isku day inaad live ula kulanto.

    • @abdallehogane2358
      @abdallehogane2358 2 года назад

      Waxs oo kale haku degdegin , waxs wa xiiso iyo oo kaliya iyo arimo kale qofks wa inaad wada kulantan oo waqti badan face to face aad u kulantan kadib aa ogaane ujeedka rasmiga ah sxp lkn waliga ha degdegin wax waliba waqti dheerad ah ayaa lasiyaa si xaqiiqda loo ogaado , hady kulanta ka diido si kastab waqti ha iska dhumin pro

  • @TribongAdarnaVlogs
    @TribongAdarnaVlogs 2 года назад +3

    Nice video presentation 👍

  • @biledeeq2565
    @biledeeq2565 2 года назад +1

    ayub ahmed alle swt mel wlppa aad jogto ayn kaga baryyaa inuuu ku xiftiyo cafimaadkana ku siyaaadiyo wll ilahay darti ayaan ku jeclahay wll

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 года назад +5

    thanks.bro 14secong.ago👍 wa sidaa kugu xiranahay bro

  • @mohamett14
    @mohamett14 2 года назад +4

    Lph Wx Yaalo Bdan Baan kaa Faaiiday Mahadsanid Allh ku sharfo wll 👑🤝

  • @kowsar39
    @kowsar39 2 года назад +2

    run badanidaa 💯❤️🤦‍♀️

  • @alfakalash4459
    @alfakalash4459 2 года назад +2

    Thanks My Teacher

  • @farxcalimaxamuud5124
    @farxcalimaxamuud5124 2 года назад +3

    Istus 🤣🤣 my teacher keep going

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 11 месяцев назад

    Thanks

  • @Sacadtaatiko
    @Sacadtaatiko 2 года назад +3

    Wad mahadsantahay teacher

  • @MohamedAli-fp2rh
    @MohamedAli-fp2rh 2 года назад +4

    M.a s Prother Keep going ❤️

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 года назад +3

    Waad mahad santahay maclin🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤💯💯💯💯

  • @aymanashkar8805
    @aymanashkar8805 2 года назад +1

    wax badan baad nolosheyda ka bedeshay Mahadsanid

  • @kadanaliisa2367
    @kadanaliisa2367 2 года назад +4

    Waxay fiiriyaan kartidiisa,
    Iyo garashadiisa
    Allaah yacisak habo

  • @Khadija_sheikh.
    @Khadija_sheikh. 9 месяцев назад

    Salaam wll ayuub wiil aya jiro aad uga helay dabeecadiisa afgaabnidiisa iyo ixtiraamkiisa wiilki aad ayan udaneeya waan ku jeclhy uu idhaha marku tellka dhigayo anah haye iska iraa callkena udanbeye waxu idhehe ima jeclid mid ba iheysata marwalba waxuu idhaha waan kuso waca imana so wacayo waku yaabay taas markaan kulanay guur qorshahiisa igala hadla jaceyl ayan dareemaya iyo in mustaqbal ka dhigto inankaa maxa sameya talo isiiya

  • @zeynuushsiman9381
    @zeynuushsiman9381 2 года назад +2

    Ayuub wabo isla jeclahay inaa kudawado masha allah

  • @Abdikafi-Hashi
    @Abdikafi-Hashi 2 года назад +3

    Suhayb saaxiib waa ku salaamay

  • @husseincade9333
    @husseincade9333 2 года назад +1

    Intee kaala soo xariira ustaad

  • @abuusufyan943
    @abuusufyan943 2 года назад +3

    FIRst comment ayub axmed 😋

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 2 года назад +4

    macalin wayn dheh❤👍

  • @shukrinaahmet4788
    @shukrinaahmet4788 Год назад

    Alle haku dhawro zhp

  • @AARKABOY-t7b
    @AARKABOY-t7b 2 года назад +4

    Gabar aana lahadlin lkn aan kor iska naqaano inay iga heshay see ku ogaadaa waaban kashikiyee🥰🥰🥰🥰

  • @kukachannel2069
    @kukachannel2069 2 года назад +1

    Xaqiiq ""dhoola tuska waa arkay"

  • @somalisomali5252
    @somalisomali5252 2 года назад +1

    Asc ayuub ma xaliye labaad baadnoqon rabtaa Soo adigaan gabar uun kasheekaynaya

  • @ridwanidiris7404
    @ridwanidiris7404 2 года назад +1

    The best

  • @qaalidumaar2764
    @qaalidumaar2764 2 года назад +3

    Nimankana kaa soxaadhal waalalo 👍

  • @ruqiyaismaciil6279
    @ruqiyaismaciil6279 Год назад +2

    Masha allaaah ala maxaaaad hadal xaqiiiqa ka hadashay allah haaaakuxafido wll

  • @libanismail967
    @libanismail967 Год назад

    Thanks bro

  • @abdikanidahir143
    @abdikanidahir143 2 года назад +3

    Wcs teacher

  • @sundusjaamac3420
    @sundusjaamac3420 Год назад

    M.a walal alha ku dayo

  • @ahmedmohamedahmed5947
    @ahmedmohamedahmed5947 2 года назад +3

    Ayubow Aad iyo aad baad umahad santahy Keep going Pro

  • @MawlidDjibouti-oy6gj
    @MawlidDjibouti-oy6gj 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤

  • @aminpesofficial5220
    @aminpesofficial5220 2 года назад

    Sual aan kuweydiin rabaa ee intee kala soo xariiraa ustaad Ayuup

  • @nashabeauty2635
    @nashabeauty2635 2 года назад +1

    Ayuubka guullayso wll tageero buuxa KU hayaa runtii

  • @xasanmaxamud5871
    @xasanmaxamud5871 2 года назад

    Mzha allH Tnkz macalimu

  • @hamdahassan3809
    @hamdahassan3809 2 года назад +3

    Ayuub gabdhaha ka hadashaye wiilashane kasoo hadal
    Calaamadaha lagu Garto wiilka markuu gabadha ka helay ama uu jecelyhy lkn uusan usheganeynin please 🙏
    Mhdsnid wll ayuub

    • @Yahye1233
      @Yahye1233 2 года назад

      😄😄😄😄😄😄 yaahuuu

  • @abdirizackarale2846
    @abdirizackarale2846 2 года назад

    Wll ayub abowe sithen ugushegan kara jaceyl

  • @amsproduction9321
    @amsproduction9321 2 года назад +1

    Mahadsanid ustaad

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad 3 месяца назад +1

    ILAAHAY CAAFIMAADKA CILMIGA HAKUU BARAKEEYO

  • @sahankacaalamka2727
    @sahankacaalamka2727 Год назад

    Tnx

  • @cabdiwahabcali4937
    @cabdiwahabcali4937 Год назад

    ayuubaw wallaahi inta aad ka hadashay waan ku arky inantii anjeclaa lkn macal asaf man calfan illaa hadana sababta magaranayo wuxuun baa iigu wardambay ayadoo ileh inaabtigy ayaa laysiiyey
    waxan dareensanhy gabadhaas inaysan mudnayn in lasaamaxo waanan ku dhaartay inaanan saamixin sababta ayaa waxay tahay anigoon anigu ujeedin ayadaa marwalba xattaa shaqada igu soo booqanjirtay familkeeda ibartay daacadnimo itustay
    wallee wan kasocday marky idhahday inaabtigy ayaa laysiiyey lkn masaamixin

  • @wallalganey2609
    @wallalganey2609 2 года назад +3

    Keep going pro waa kuwataa

  • @munirakhalil5379
    @munirakhalil5379 2 года назад +11

    Ani waxan firiya qofka cafimafkeyga u muhim u yhy hata hadu u jawiga iga qaldanyhy I dhaho maxa kugu dhacey ma ficnide isheg maxa dhibsaneysa wlhi qofkas sas I dhaha said ban attention u siya

  • @maxamedcali1725
    @maxamedcali1725 2 года назад

    M ,a ustaad ayuup alle haku xafido