Adan madoobe in loo doorto Afhayeenki baarlaman maba aheynba wa qof xanuunsan ojifsaday mooshinku shaqiisu tahey?? Khaladkiisa waa badatey mr. Aaden madoobe oka saxiiey waxyaalo Aysanba Arkin xildhibaabadu maxey usaxiixeyn wax Aysan Arag See lo qaadan doona masuuliyadas bal ha Sheego mr. Aaden madoobe ileun issgaa u ah. Afhayeen baarlamaanka.
Hadda waa kuwii ansaxiyey in jinsi skud mid ah sida laba nin inay isguursadaan waxay leedahay islaan baa nahay oo been ah.Waa ku Wii ansixiyey in lagu qaban gaaro 18 sano taas oo diinta toos uga horimaanayso. Waa xaaraan quutayaal waa hunguri raadis aan aragno maalmaha soobsocda.
Dahaboy makaxda kama xanuunsanid Lakin,jebkada aa hadloyo been cad ayadna sheeter Habar tuugonimo baratay aayad tahay ma waxed ka cabsaneysaa sixirkii aad soo suubeysey in, ow ka buro tuugo sixiroshin ah ayadna tihin xaran ku naxayaal
Nin beenloow Oo iska dhiga nin Umad U Shaqeya War hee Xishoow Ala Ka Cabso nin da ah Oo Umad U dhaartey baadtahee is Ka daa Xaaraanta Aad guraneyso Inta Aad heysato Kuugu filane
AWELBA KHALAD BAA GUDDOOMIYE BAARLAMAAN LOOGA DHIGAY SHAKHSI AAN WAXNA QORIN WAXNA AKHRIYIN OO WELIBA MOORYAAN AH LAALUUSH DERDEREY
Halabixiyo aadan madoobee
War shiiq ha dhihin dheh sheeydaan madoobe ama doofaar madoob🎉🎉🎉🎉
Aadan madoobe waa laaluush qaate
Aadan Madoowe Waa nin U shaqeeyo dantiisa iyo damaca Xasan sheeq Waa dad dantooda fiirsada
Way ku saxsan yihiin xildhibaanada
Adan madoobe iyo mw x sh danahooda ayey kashaqeeynayaan
Adan madow ayaa ku walaten illah ha idin caafiyo
1 adan modowe waa inlatuuraa/ 2 hamsee xaarwalwaal / 3 hassan xabala qotee / aal halatuurooiii
Waa tuugo kuwa baarlamaanka hogaaminaaya Aadan maroorshe ka kow yahay iyo Hassan iyo guruubkiis iska celiya iska jira
Wallaahu Aclam
Adan Madoobe Hassan iyo Hamze ayaad u shaqysaa. Somali uma dhaqaysid
Xilka halaqaado aadan madobe
Meesha Mowlac ma ahan Quraan saarna ma ahan
Waabeentii aadan madoobe waaqiyaanoole
Warakasa wasaxa inlageno shiiq rusheeye
Adan madoobe waa tuug / aan umada somaaliyeed raba in uu god madow ku rido , oo qabuuraha la fadhatausto xasan sheikh.
Masuulinimadu ma ahan hadal palse waa waxqabad maxaa qabateen wali taas mais weydiideen horta hadal lama Rabo madoobe tuug😢😢😢😢😢😢
❤
Sobarro hadal
Sheekh Aadmadoobe hadii ay faraha ka qaadiwesiin Waaka shalaayi doontaan???
Waa dad xanuunsan ilaah ha caafiyo adan ayeey ku waasheen yahuu
Angu mahaasano bill fasax ah oo cebaadeeysto dil iyo gaaji baa noo dheer. E maxaa talla ah.
Wa golo xaraan ah lalushqata moshin xasan dhiqo ayey xukunka ka ridinlahayen o meedka so qufanaya yahuu
Wey.cabsaney.saa.suusow
Kkkkkkkkkk
Adan madoobe in loo doorto Afhayeenki baarlaman maba aheynba wa qof xanuunsan ojifsaday mooshinku shaqiisu tahey?? Khaladkiisa waa badatey mr. Aaden madoobe oka saxiiey waxyaalo Aysanba Arkin xildhibaabadu maxey usaxiixeyn wax Aysan Arag See lo qaadan doona masuuliyadas bal ha Sheego mr. Aaden madoobe ileun issgaa u ah. Afhayeen baarlamaanka.
Naag taan waa oramo afsomaliga baratay ee yaan lamodin qof somali ah afsomaliga baa ba Dihb kuah
Cidaan la doortey marabaan dadka runta sheegaaya . Way doorsoomeen xaaraan ayey cuneen
Jeb.kujito.badtahaya
Madaxdiina waa gaala raac iyo kuwa gaalo ah diin diin adaa sheegeysid waxaas kuma socoto hhhhh gaaladaa la raali gelinaayaa. .. Raga meesha jooga Dumarkaa ka wadaniyasan oo umada soomaaliyeed u damqanaaya wlhi. Kuwan qalbigaa mirirey wlhi
Dadka nac nacda qoraayo waa kuwii ku waashay doorashadii dhacday xitaa midkaan wariyaha isku sheegaayo waa ccb
Adan Moode Somali uma shaqyasid. Hassan iyo Hamze iyo shaydaan ayaad u shaqaysaa
Hadda waa kuwii ansaxiyey in jinsi skud mid ah sida laba nin inay isguursadaan waxay leedahay islaan baa nahay oo been ah.Waa ku Wii ansixiyey in lagu qaban gaaro 18 sano taas oo diinta toos uga horimaanayso. Waa xaaraan quutayaal waa hunguri raadis aan aragno maalmaha soobsocda.
Dahaboy makaxda kama xanuunsanid Lakin,jebkada aa hadloyo been cad ayadna sheeter
Habar tuugonimo baratay aayad tahay ma waxed ka cabsaneysaa sixirkii aad soo suubeysey in, ow ka buro tuugo sixiroshin ah ayadna tihin xaran ku naxayaal
Beenley uma qalintid Xildhiban
AADAN MOORYAAN RUNTII WUXUU ISKUDARSADAY JAAHILNIMO LAALUUSH KAMA DHERGE GURYO DADOW HAYSTE HE IS USELESS MAN
Halaga eryo xasan somaliya jajuus weeye dalal shisheeye ayuu ushaqeeye
beeneed weeye , ummadn uma shaqaysaan , dan gaara baa u joogtaan. dadka ha waalina xildhibaanow
Laalush ayaad ku shaqeysaa
Nin beenloow Oo iska dhiga nin Umad U Shaqeya War hee Xishoow Ala Ka Cabso nin da ah Oo Umad U dhaartey baadtahee is Ka daa Xaaraanta Aad guraneyso Inta Aad heysato Kuugu filane
Tan dayba adiga warmeesha adaa kudulman rufiyaanad baatahay warkaaga ayey kacadahay in lagusoo adeegsaday dana umadaan umawadide iska aamus