Dv lottery 2024 ninkii ugu horeeyay ee USA ku imaada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2024
  • Dv lottery 2024 ninkii ugu horeeyay ee USA ku imaada
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 104

  • @siyaadbaban6151
    @siyaadbaban6151 5 месяцев назад +4

    Insha alalh 2025 guul❤

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 5 месяцев назад +2

    ماشاءالله شكرا لك كثر امثلاك ❤

  • @farhiyafunny4116
    @farhiyafunny4116 3 месяца назад +4

    I.n kor tay hato wa iwarsn tota lottery mar ka iso baxo 😢2024☝️inshaallah

    • @AbAkArC
      @AbAkArC 2 месяца назад +2

      Zxb sidee u xereestaa hada ma xereesan karaa dv lottery ga

    • @sudiboy1
      @sudiboy1 2 месяца назад +1

      october wll​@@AbAkArC

  • @someyharet9307
    @someyharet9307 5 месяцев назад +7

    Mashed congratulations 🎉 wll anigana iso duceya Inu alle iso bixiyo inshllah Malin un tvga cashaciyo wan in kaso muqan Dona inshllah bi idmilllah karim

  • @raabicahaaji467
    @raabicahaaji467 5 месяцев назад +1

    Masha allah walal cabdi qadar mahadsanid

  • @MohamoudAmalle
    @MohamoudAmalle 2 месяца назад

    Dhalinyaro ducada halla badiyo in alle nagu guuleyo

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi 2 месяца назад +2

    Wiilka wuu yara xishoonayaa mashallah.
    Hormar wacan walaale Guuleyso

  • @anwar2848
    @anwar2848 3 месяца назад +1

    Allow no rumey waxanu ku haminayo amiin🤲

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 месяца назад +3

    Shaaciye , Insha Allah, wan soosocda sanadkan Ayuu isoo baxaya , waan ku haya marka
    Bartaasna waan Soo fadhiisnaya
    Insha Allah

  • @ST4RCOOKIE
    @ST4RCOOKIE 5 месяцев назад

    Masha Allah 🥰

  • @Duca954
    @Duca954 5 месяцев назад

    ManshaAllha congratulations 🎉 Mr abeey

  • @JihaaanJihan
    @JihaaanJihan 5 месяцев назад +4

    Wiilka jamacada ma dhameyay mise dhax buu ugu tagay shahaado dugsi sare lee muwatayne ifahansiiya

  • @liibaanaxmedkhayr8740
    @liibaanaxmedkhayr8740 21 день назад

    Ana waan soo socdaa inshaa Allaah.

  • @CusmanCalicusman
    @CusmanCalicusman 2 месяца назад

    Walal shaciye lotari inat iga dhisto ayan raba fomam ka qabka lobuxiyo ayan rab

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 5 месяцев назад

    Mashaalah

  • @abdulshakurabdi5791
    @abdulshakurabdi5791 5 месяцев назад

    Mashallah brother inshallah kii kugulesta ilahay haigadhigo sanadkaan 🎉

  • @nusaybacadamiofficialcadam847
    @nusaybacadamiofficialcadam847 3 месяца назад

    insha alaah waan xaraystee isoo duceeya may 4 has been selection

  • @abdifitahcabdullhisagal7495
    @abdifitahcabdullhisagal7495 5 месяцев назад +5

    Shaciye wallka miya micnha kan 😂😂😂😂 team fanax ishey

  • @xajarhayyaaj1790
    @xajarhayyaaj1790 5 месяцев назад

    Sanakaan waa rajeyn I.a

  • @nastexokhadir4104
    @nastexokhadir4104 5 месяцев назад

    Masha allah hambalyo wllo anagana inu ilaahay apda nagasaaro noduceya asxabey 4oqof ducadodu waa aqbale

  • @CusmanCalicusman
    @CusmanCalicusman 2 месяца назад

    ❤❤

  • @mohamudkilwe
    @mohamudkilwe 5 месяцев назад

    hambalyo 🎉

  • @gaabsheyare6035
    @gaabsheyare6035 4 месяца назад

    Insha allha waxan rajeyna hadan ku guleysto dv inaan kasomuqdo shaciye dherigiliyaha dhalinta somaliyeda ❤❤❤

  • @CusmanCalicusman
    @CusmanCalicusman 2 месяца назад

    Asc

  • @xajarhayyaaj1790
    @xajarhayyaaj1790 5 месяцев назад

    Allow umuuraheena noo sahal

  • @user-iz7pp9hk3l
    @user-iz7pp9hk3l 2 месяца назад

    Ana waa kuso raadi doonaa insha allah

  • @Kingshafie
    @Kingshafie 5 месяцев назад

    Plz ururka "BEST DIPLOMATS" la dhaho

  • @AxmedNuurAadam-bq8re
    @AxmedNuurAadam-bq8re 5 месяцев назад

    case lambarkiisa nooweydii wllkena

  • @user-sx6km2nt3h
    @user-sx6km2nt3h 5 месяцев назад

    isojawaab sxb

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 5 месяцев назад +3

    Waar. Ninkan. Xog badan baa ku duugane. Mar kale. Soo. Fadhiiisi

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 5 месяцев назад +2

    Allow nagu guuley lottery aamiin

  • @maftuxcabdulaahi7234
    @maftuxcabdulaahi7234 5 месяцев назад

    Maansha allaah hambalyo bro nasibkaga wacanaa sxp nio Shaciyow anba 2024 ban ahaa walina wax jwpa ma kama hayo mxn sameya wll

  • @user-bw4tg2ej5u
    @user-bw4tg2ej5u 3 месяца назад +1

    Ilhow isoo saar 😌❤️

  • @user-io7ie6yu2p
    @user-io7ie6yu2p 4 месяца назад

    Assallamu calaykum
    Shaaciye Walaal waxaan ku waydiiyey dv lottery dadkii ku guulaytay sanadii 2001 ee la kulmay 11 September ee sidaa ku waayey .
    Dabagal maleeyihiin.

  • @user-sx6km2nt3h
    @user-sx6km2nt3h 5 месяцев назад

    shaciye lkn dad uma jawaabtit sxb

  • @DayibMaxamed-jw6od
    @DayibMaxamed-jw6od 18 дней назад

    Shaaciye Whatsapp ka maanad isticmaalin

  • @mohamustaf3632
    @mohamustaf3632 3 месяца назад

    Asc wll waxa ii fah fahisa wxn lottery ga
    ku xaraystay secondary hadii secondary
    ga shahada diisa aan haysanin badel
    keeda aan haysto qibrad shaahado
    shaqo ma igu filan tahay mise waxa
    layga raba labadaba

  • @OMARNuur-cq7og
    @OMARNuur-cq7og 2 месяца назад

    Niyohow su,al aa qaba magursatay maya iyo haa waxa aan dhahay ma aqano tusale hadaan haa dhahay soo sawirkeda iyo magaceda iyo da,deda inaa galiyo ma eheen mise loma bahnen

  • @AnuushOfficials
    @AnuushOfficials 4 месяца назад

    mayotte kawaran walk please kasoo hadal

  • @maxamuudcade9865
    @maxamuudcade9865 5 месяцев назад

    Humbalyo sxb Maalintena ween imaantota

  • @MohamedShukri-ho1ej
    @MohamedShukri-ho1ej 6 дней назад

    Sxb shciye waxan away nin tagaryashada kamikaze Ah waxan donaya Sxb in aad Abdi khadar and ilasohadashiso Sxb

  • @muhsindidi1855
    @muhsindidi1855 4 месяца назад

    Shaaciya maalin maalmaha ka mida ah waynu kulmi sxb

  • @discoverwithabokor1
    @discoverwithabokor1 3 месяца назад

    Abti qali ilahadal

  • @MohamedYusuf-zn7pp
    @MohamedYusuf-zn7pp 4 месяца назад

    Safaarada Mareykanka EE Malaysia ma leys rabaa Afadeefid of sport

  • @TajiiriTajiiri
    @TajiiriTajiiri 4 месяца назад

    Shaciye one show sxb waan kusalamay waxaan raba inaad faahfaahin dheer iga siiso Dominika iyo Hayti haddii aan tago sideen gas usiin 😅mahadsanid

  • @fowsiyoxuseen4220
    @fowsiyoxuseen4220 4 месяца назад

    Asc wlal waxaa isoo aqbalay canada 2 bil ka hor way isoo hawaabeen in la I aqbalay ayay u badan thy fariimaha isoo dhacay inan kuusoo diro ayaan rabaa English kayga native maahan lakin wan fahmy in ay I aqbaleen xagee kaala soo xiriiraa wlal aad ilafiirisd tilaabada xigtana ifahansiisid adigoo raali ah maadaama aad igaga aqoon badan tahay arrimahan

  • @muqtaarsalad83
    @muqtaarsalad83 4 месяца назад

    Safarada uganda ma shaqayso miyaa

  • @mdohab1384
    @mdohab1384 5 месяцев назад

    Help me I am new

  • @short______vedios
    @short______vedios 5 месяцев назад +3

    Next 2025 ana saan ley wareysan donaa i.a ❤

  • @user-ww1qz2qu3x
    @user-ww1qz2qu3x 5 месяцев назад

    .lkn mxd u weydiin wayday wiilka markuu xareenayey xaguu joogay?imasa jeer Oo hore buu xareeyey? Bisha dhexdeeda miyuu xareeyey dv lottery mise dhexdeeda bishii tobnaad. I'm so interesting.

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 5 месяцев назад +1

    WIILKAAN RUclips KIISA NALA SOO WADAAG KAPTAN

  • @shukrimohamet6015
    @shukrimohamet6015 5 месяцев назад

    Shaaciye walalo wan ku salamay walalo Waxan doonaya inaad iga caawiso xareyntiisa walalo iso jwb plz

    • @user-jr8ve5jf4h
      @user-jr8ve5jf4h 4 месяца назад

      time wuu xidhmay bisha 10aad 2024 sug

  • @saadaqadan4050
    @saadaqadan4050 5 месяцев назад +1

    Sxp maba lagarin xiliga somaha sey ku dhacday plz bisha May soma aheyn plz ifaham sii Ana wuu ixareysan yahay wll shaaciye

    • @MariamYusuf-gg9dp
      @MariamYusuf-gg9dp 5 месяцев назад

      Ani xita yabnhy

    • @Deeqa_gaapo
      @Deeqa_gaapo 5 месяцев назад +4

      2023 dadkii kuguulayste waaye

    • @hanooolaato
      @hanooolaato 5 месяцев назад +2

      Hadagdagin cago dhigo bom bom😂waakuwii hore 2023

  • @dhehabeautychannel1103
    @dhehabeautychannel1103 5 месяцев назад +1

    Ilahow nosahl dhmnten

    • @sacdiibraahinbaashe117
      @sacdiibraahinbaashe117 5 месяцев назад +2

      Mansha allh alaha noo fududeeyo sxb anagana wxn ka mid ahay teem 2024 dadkii helay iso duceeya asxaabey

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 5 месяцев назад

      Aaamiin aamiin

    • @yasmindahir4183
      @yasmindahir4183 5 месяцев назад

      @@sacdiibraahinbaashe117hadaa heshay away abayo

    • @dhehabeautychannel1103
      @dhehabeautychannel1103 5 месяцев назад

      @@sacdiibraahinbaashe117 alaha kugu guleyo wallo 🖐️ ducan hawada kuso mrin

  • @amraad84
    @amraad84 5 месяцев назад

    Asc Wll Shaciye Waxan Raba ina Su'ashan iiga Jwbto Wexeyna Tahay Sida Tan.
    Sidee Anigoo Somalia 🇸🇴 Joogo U Buuxsan Kara Dv Lottery.
    Qarasha illa intee igu Bixi Karo.
    Wax Yaabaha Lagu Buuxsado Maxaa Ka Mid Ah.
    Waxa Rajayna Inaa Si Dhaqsa Ah iiga Soo Jawabi Donto I.a.

    • @user-jr8ve5jf4h
      @user-jr8ve5jf4h 4 месяца назад

      vedio hore ayaa lasoo dhigay kasoo daawo youtubkiisa

    • @hananabdullahi9223
      @hananabdullahi9223 4 месяца назад

      Wcs
      Inkastoo aa shaaciye su'aashaada waydiisay
      Hadaan kaaga jawaabo dv lottery badana waxaa la xaraystaa
      Bilowga October ilaa november bilowgeeda may na jawaabta la sugaa in lagu aqbalay iyo inkale
      Si aa uxaraysati waxaa ubaahan tahay
      Sawir criteria gaara leh
      Intaa kadib
      Linkga hadaa heshi ada xaraysan kara
      Haddii kalana meelo lagu xareeyaa Jira
      Lacag sawirka kaliya kaaga bixin
      Haddii qof kuugu xareeyo si free ah

  • @ogaalkamaanta7367
    @ogaalkamaanta7367 5 месяцев назад

    Shaciyow bro aniga shahadayda waxaa igu qoran abdirahman salah hussein bassaborkana ABDIRAHMAN SALAH HUSSEIN micnaha waa wada English lkn far waawayn iyo yaryar un ayay kala yihiin ma isaamayneyasa ayay kula tahay

    • @user-jr8ve5jf4h
      @user-jr8ve5jf4h 4 месяца назад

      qoraalkaasi mararka qaar dhib ayuu noqdaa lkn ilaahay talo saaro

  • @munacali9938
    @munacali9938 5 месяцев назад

    Hambalayo walal🎉

  • @rodaabdullahi8958
    @rodaabdullahi8958 5 месяцев назад

    Shaciye had ii at macquultahay wax Amran’s inane kulahadlo Silas’s ah arimaha bufiska we walahi adoo Rsalm ah lanbakaaga ama ii sheet si aan Kyla soo xariiro ii she’s walal

  • @MohamedYusuf-zn7pp
    @MohamedYusuf-zn7pp 4 месяца назад

    Si looga faaiido sawirka maxat u weydiin weyday sida uu u galay

  • @Ahmedcabdirahim
    @Ahmedcabdirahim 5 месяцев назад +1

    Ninkan dad badan ayaa kahoreeyey see wax ujiraa shaaciye 😂

  • @Theboqorka
    @Theboqorka 4 месяца назад

    Goorme u furma dv lottery please no sheeg😢

    • @Aadandacar
      @Aadandacar 3 месяца назад

      bisha 10 aad ayuu furmayaa

  • @user-sx6km2nt3h
    @user-sx6km2nt3h 5 месяцев назад +1

    waqtigi la firinayay jawabta DVD lottrey mala garay

    • @XeydarAbdi-gl6sx
      @XeydarAbdi-gl6sx 5 месяцев назад +2

      3 bilood ka dhiman taliye
      Has been selected ayaa noo soo bixi doonto labadeena I.a

    • @Saamiya33
      @Saamiya33 5 месяцев назад

      ​@@XeydarAbdi-gl6sxinsha allah wllo

    • @XeydarAbdi-gl6sx
      @XeydarAbdi-gl6sx 5 месяцев назад

      @@Saamiya33 baayooy hadday noo soo baxdo qof ugu horeeya ee aan u sheegayso aniga aan noqdo hye dheh????

    • @Saamiya33
      @Saamiya33 5 месяцев назад +1

      OK boowe😊

    • @user-jr8ve5jf4h
      @user-jr8ve5jf4h 4 месяца назад

      2025 bisha 5naad 7deeda weeyi

  • @user-vc2it8wp1d
    @user-vc2it8wp1d 5 месяцев назад

    Shaaciyow magacii aanku xaraystay wuxu ahaa cabdilaahi lkn shahaadadayda iyo basaboorkayga waxa iigu qoran Abdilahi marka mihiimadu mabasaboorka iyo shahaadada baalayga rabaa inay isku midnoqdaan mise magaca aan kuxaraystay xitaawaa laygu qabsanaaya hadii xitaa baasaboorka iyo shahaadadu isku midyihiin please isoo jawaab

    • @JihaaanJihan
      @JihaaanJihan 5 месяцев назад

      Hada inta fursada heyso is wafaji magacyada

    • @user-jr8ve5jf4h
      @user-jr8ve5jf4h 4 месяца назад

      inta oo dhanba waa inay islahaadan

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 5 месяцев назад

    𝗜𝗹𝗹𝗵𝗮𝘄 𝗺𝗮𝗿 𝘂𝘂𝗻 𝗶𝗴𝗲 𝘂𝘀𝗮

  • @saadaqadan4050
    @saadaqadan4050 5 месяцев назад

    Illahow ii sahal

  • @Alexialiiban1780
    @Alexialiiban1780 5 месяцев назад

    Gormu xaraystay inanku ma kuwii
    2022 ayu aha

  • @mdohab1384
    @mdohab1384 5 месяцев назад +3

    USA CPA Marketing group chat ❤❤❤

    • @Buubshe
      @Buubshe 5 месяцев назад

      What

    • @CusmanCalicusman
      @CusmanCalicusman 2 месяца назад

      Asc

    • @CusmanCalicusman
      @CusmanCalicusman 2 месяца назад

      Walal shaciye wilku xeran bejkaga ayan ahay DV lottery inat igu awiso ayan raba

  • @CusmanCalicusman
    @CusmanCalicusman 2 месяца назад

    Asc

  • @CusmanCalicusman
    @CusmanCalicusman 2 месяца назад

    ❤❤

  • @CusmanCalicusman
    @CusmanCalicusman 2 месяца назад

    Walal shaciye lotari inat iga dhisto ayan raba fomam ka qabka lobuxiyo ayan rab