WAXAAN ISHA BURCO KULA KULMAY ABWAAN CAAN AH NIMCA HEYBE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • WAXAAN ISHA BURCO KULA KULMAY ABWAAN CAAN AH NIMCA HEYBE #nimcaheybe #abwaan-funny
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 138

  • @Booska1
    @Booska1 2 года назад +19

    Two legends

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 2 года назад +35

    Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 2 года назад

      Inshalaa dad badan oo wacdigaaga dhagaysta alla ha soo hanuuniyo

    • @yasminabdullhixasaan2789
      @yasminabdullhixasaan2789 2 года назад +1

      Wan ku dawanena wllo

    • @abdirahmanali2730
      @abdirahmanali2730 2 года назад

      HEESTAA “AAHEEYA” WAXAA LAHAA AXMED SHARIIF AMA SUUFI CALI”.

  • @imaamumuslim4710
    @imaamumuslim4710 2 года назад +14

    KU SALI NABI MUXAMAD (SCW) AJIR AAD HESHIDE

  • @sultantube5361
    @sultantube5361 2 года назад +7

    Nimcooy next guri barwaaqo soo qabo🔥👑

  • @abdilahidarwish
    @abdilahidarwish 2 года назад +5

    Maasha allaah nimca axmed haybe iyo cabdiraxmaan cali jaamac yaasiin
    Salaan sharaf walaalayaal
    Nimcoy walaal barnaamij labaad ka soo samee haday suurto galtahayna guribarwaaqo soo qabo ama qalabjaan

  • @slynyon1
    @slynyon1 2 года назад +5

    Masha Allah. Afiir san jirin lakiin wakutager santahay walashay

  • @nafyarofficial4248
    @nafyarofficial4248 2 года назад +8

    Guri barwaaqo sooqabo burco ayu joga maamo nimco haybe nolow

  • @mariamsheikh3143
    @mariamsheikh3143 2 года назад +3

    Mashaa allaah Nimco haybe manta abwanki qosolka ayad ka sodubtay ku sodhawaw togdheer

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 2 года назад +5

    🤣🤣🤣cabdi heelo waa legend , guri barwaqo soo qabo nimcooy

  • @xuseencolaad9770
    @xuseencolaad9770 2 года назад +6

    maasha allah walaashay allaha ku xafido aduun iyo aaqiro hormar wcn ayan kuu rajeynaa

  • @yaahme12
    @yaahme12 2 года назад +3

    Maasha Allah legend cabdiraxmaan heelo

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 года назад +5

    Masha allah wlshey nimco wanku xiisne nosoo laabo yaaqay

  • @haninora533
    @haninora533 2 года назад +5

    Mashallaah jawi dagan Aan caadi ehayn❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌺🌻☀️✨💯✅

  • @sahramohmet5034
    @sahramohmet5034 2 года назад +6

    M.a ku so dhawoow burco qaliyeey❤👸🏼

  • @faadumofaarax22
    @faadumofaarax22 2 года назад +3

    Masha alaah magaladaydi burco ku so dhawow in kasta anan jogin wn ka xumahay habo qli

  • @cabdalamohamed6345
    @cabdalamohamed6345 2 года назад +4

    Wwww masha Allah nimco waa codsi heeso Hindi hamalin adigo qaadaayo noo soo duub taas codsi waye inta ila qabto like saar sidee noogu tixgaliso jawab wacan nimco heebe

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 2 года назад +3

    Nimco Haybe waan jeclahay
    Waayo waa qof degan Asturan

  • @inamuusecumar2812
    @inamuusecumar2812 2 года назад +3

    Msha Allha nimco heybe wlshey dalxiis wnag sn nabad qab ah talow etobiya ma imanesa

  • @cabaasmoha4464
    @cabaasmoha4464 2 года назад +5

    Mooma nimco Heybe io abwaan abdirihman heelo🥰

  • @mahrezsaxaafi3796
    @mahrezsaxaafi3796 2 года назад +5

    Shaqsi qalbi wanagsaan keep hortaada ✌

  • @teamhodononline7617
    @teamhodononline7617 2 года назад +7

    Masha Allah runtii wan kugu faana hawo mcn horeey u soco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻💝💝💝💝💝💝💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎

  • @abdiwelimohamed1826
    @abdiwelimohamed1826 2 года назад +4

    Waaaaaaaw walaal waxaanku leeyahay horey usoco waad mahadsantahay fanaankena

  • @abdirahmanabdullahisaid2006
    @abdirahmanabdullahisaid2006 2 года назад +4

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @user-rv5gn4gh4d
    @user-rv5gn4gh4d 2 года назад +3

    mashaa allaah waa jacbir qaraaxa leh hhh

  • @WhizzckCk
    @WhizzckCk 2 года назад +2

    Abyo qof qalbi wanagasan ayad tahye wlhi oo bashaash Ah

  • @muktarcapitano9513
    @muktarcapitano9513 2 года назад +2

    Nimco haybe waa qof qalbi fiicanee si wacan haloosoo dhaweeyo

  • @najmadagan7137
    @najmadagan7137 2 года назад +3

    Manshllh mamo nimco ku so dhawow goblka raga iyo dadku jecel

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 2 года назад +2

    M.a maama nimco haybe 🥰

  • @foziyomaxamed1358
    @foziyomaxamed1358 2 года назад +2

    m.a sheko qurux bdn io jawi qurux badan m.a waxan moday ina idinla jogo i.a ano nabada dalka allaha igosoceliyo insh allah 🌹🥰👍

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 года назад +2

    Abwaan heelo Legend lawaye🤣🤣❤️👍

  • @kossaid8364
    @kossaid8364 2 года назад +3

    Wawo cabdiraxman helo cadi maha

  • @cabdirashidaxmed1352
    @cabdirashidaxmed1352 2 года назад +1

    😂😂😂😂😂shaqo kujiraa caajiska iga kacay jira jooga. Superstars of soomaaliwood

  • @abdifatahmohamed9482
    @abdifatahmohamed9482 2 года назад +2

    Ila weydiiya jeeri maku aragtay waqooyi🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @amiinali2228
    @amiinali2228 2 года назад +4

    Masha allaah...nimco qurux❤❤

  • @hibaktarafiko6040
    @hibaktarafiko6040 2 года назад +1

    Hadaan burco joogi lahaa waan kuu iiman lahaa nimcooy🥺
    Ku baashaal burco cadeey

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 2 года назад +3

    Masha Allah 2 caadi ahayn

  • @yasminjama1373
    @yasminjama1373 2 года назад +3

    Masha Allaha 🥰🥰🥰🌷💚❤️

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 2 года назад +4

    Masha allah😍🙏

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 2 года назад +4

    Soo dhawow walal qaali gobalkii raga

  • @WhizzckCk
    @WhizzckCk 2 года назад +1

    Wixii nacbkada io cadowga Ah cagtada hosteeda ha ahadaaan🥰

  • @monam7931
    @monam7931 2 года назад +1

    Hhhhhhhhh. Rer buco waa itixaan hesihii xita Aman kama helayan way badalyaan kk

  • @hasanjamac7997
    @hasanjamac7997 2 года назад +1

    Maansha alah nimco lagand

  • @khaalidcabdi5937
    @khaalidcabdi5937 2 года назад +3

    Gabadh dhaqan wanaagsan!

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 года назад +1

    ninkaa waa maajijalaayste

  • @khadijaqalanjochannel6649
    @khadijaqalanjochannel6649 2 года назад +2

    Neima iyo Abwaanka Shariif Cabdalla Xuseen ayaa Originalka qaadi Jirey heesta (Aaheya)

  • @WhizzckCk
    @WhizzckCk 2 года назад +2

    Nimco wllsheyda Allah ku xafido

  • @abdoulkaderobolos9520
    @abdoulkaderobolos9520 2 года назад +1

    Walhi wa so funny laba qof oo faraxad ku sinaya inaba cadi ma tihid nimco with abwaanka

  • @ayanle68
    @ayanle68 2 года назад +2

    Nimco habo noosoo qabo
    Guri barwaaqo plz🙏

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 2 года назад +3

    masha alh nimco axmed haybe caraale masha alh hore usoco wan ku tageresnhy nimco

  • @nasrabintumohamed5513
    @nasrabintumohamed5513 2 года назад +1

    Ma make up la,aan baad la meeraysanaysaa helo waa lajan🤣🤣🤣

  • @sacdaismanjamac5246
    @sacdaismanjamac5246 2 года назад +1

    Mansha llh weeye heelo

  • @sabaaxahmed9996
    @sabaaxahmed9996 2 года назад +5

    Huno Nimco qaali Ku raaxeyso somaliland ♥️♥️♥️♥️

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 года назад +3

    Caadi maaha. Nimco kusoo dhawaaw gobolka togdheer. Rag badan oo kalena noosoo qabo magaaladu xikmad bay buuxdaaye

  • @monam7931
    @monam7931 2 года назад +1

    Cabdi raxman hello 🤣🤣🤣

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 года назад +2

    Ma make up la, aan bad La meereesaneesa😂😂😂😂

  • @musecabdi1036
    @musecabdi1036 2 года назад +1

    Walaashay.nimcooy.indhaha.nuur.koda.
    Ayad.tahay.waxaad.tahay.hormood.
    Lagu.daydo.hore.usoco.waalaal

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 года назад +1

    keep going wlo
    nimco haybe

  • @siciidcismaan7994
    @siciidcismaan7994 2 года назад +3

    Legends

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 года назад +1

    Kkkkkkkkkkkk waa qosal

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 года назад +4

    Mansha Allah tabarikalaha

  • @zureer5014
    @zureer5014 2 года назад +4

    #Nimco haYbe#😍 c/raxmaan Helle😍

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 2 года назад +1

    Heelo legend weye

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 2 года назад +1

    Guul waligaa walashey rumaad

  • @inshaallahkheyrfnd3219
    @inshaallahkheyrfnd3219 2 года назад +1

    allah ha u siyadsho maskaxda aamin waa dadka aanku faano

  • @footballgoalsandhighlights8854
    @footballgoalsandhighlights8854 2 года назад

    Caawan ku siraadayaaa😜

  • @muuseyare7879
    @muuseyare7879 2 года назад +1

    Nimco soo dhawaawu dalkaagii iyo dadkagii

  • @xanaanahmed2039
    @xanaanahmed2039 2 года назад +1

    Man sha allh mamo Nimco haybe and wllky c raxmaan hello

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 2 года назад +2

    Masha allah ma make up la’aanbaad lameeraysansysaa 😁😁😁😁🤦‍♀️

  • @mustafeabdirahman4814
    @mustafeabdirahman4814 2 года назад

    ASC Nimco qali wallaahi gobolkayagii ragaad joogta aniga meesha ka maqan Istanbuul ayaan kala socda hore u soco burco iyo sanaag igu salaan wadanku faraxsanahay sida lagu Soo dhaweeyey maansha allaah

  • @xuseenmuxumed8383
    @xuseenmuxumed8383 2 года назад +2

    Www mamo nimco haybe

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 2 года назад +4

    Beautiful

  • @haykalmaxamed5444
    @haykalmaxamed5444 2 года назад +2

    Attiishada canka nimca haybe noolow kajal

  • @muktarmohamed3643
    @muktarmohamed3643 2 года назад +2

    Nimco haybe Burco ma imatay soo dhaaf ilaa borama

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 года назад +1

    Ninkaan ma keynaa baa nimca wallaaley

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 года назад +2

    ISHA JAAMAC KARAACIIN !

  • @haniabdiadan4514
    @haniabdiadan4514 2 года назад +1

    Masha Allaha my sista

  • @kamaalabdulkarim363
    @kamaalabdulkarim363 2 года назад +2

    Hal Qof kaliya ayaa iga horeeya

  • @abdiqanicumar6885
    @abdiqanicumar6885 2 года назад

    heelo waa qosolki oo qof ah kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk hhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh

  • @user-ee6ff8tm7g
    @user-ee6ff8tm7g 11 месяцев назад

    Jeeri aaway. Nimco been badanaa. Benta waaa xaraaan.

  • @abdihakimabdulahi6573
    @abdihakimabdulahi6573 2 года назад

    Runtii abwan helo aad ban tageraa waxad ku tirada qof ku tagera oo rer Mooyaale aya ku so samaley ku dheh adana so dhowo wlshy nicmo

  • @tayosiirsaleeban1229
    @tayosiirsaleeban1229 2 года назад

    Manshalah sxp helo

  • @halimojibril5684
    @halimojibril5684 2 года назад +1

    😂😂😂😂😂

  • @faaraxcilmi3640
    @faaraxcilmi3640 2 года назад +1

    Nimcooy guri barwaaqo noo soo qabo asna raaadi

  • @Hoyga-Films
    @Hoyga-Films 2 года назад +1

    Pin Igu Qabo Nimco Haybe Wll please 😇🙏

  • @shaadoofficial1501
    @shaadoofficial1501 2 года назад +1

    Sister Dadkeeni Bad dhaxtagtay Guul iyo Goboniho Ku waar

  • @boysinthehoood6616
    @boysinthehoood6616 2 года назад +1

    NimCo HaYBe GOB GoBi DHaShey🟩⬜🟥

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 2 года назад +1

    Kkkkkkkkkkk

  • @rihanakhadar4997
    @rihanakhadar4997 2 года назад

    Nimco burco majoogta waan jecla inan ku arke isoo sheeg wll

  • @mohamedali-iz1sc
    @mohamedali-iz1sc 2 года назад +1

    Atarisha kaliya Aan Tageera Nimca haybe Waxa Aan rajaynaa Malin in Aan live ku arka Hadi Allah idma

  • @huseinabdiwiish3300
    @huseinabdiwiish3300 2 года назад

    Cawan kusiradaya nimco way fahantay wa qof wayn wan uxiisay gobolkii raga wan uxiisay wlhi2014kii ila hada😳😳😳😳😳

  • @xuseenmuxumed8383
    @xuseenmuxumed8383 2 года назад

    Waan ku tageera maamo
    Waanan kugu fana

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 2 года назад

    🤣🤣🤣 oh my Lord walaki kuntaan afka kuhayay waykala firidhay qosoldarti ma make upla’aanbad lameeraysanaysa

  • @maxamedsiciid7766
    @maxamedsiciid7766 2 года назад +2

    Welcome nimco haybe somaliland

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 2 года назад +1

    Nimco waan nasiib xumahay markaan gobolkii ka tahriibay baad timi

  • @isxaqguddi
    @isxaqguddi 2 года назад

    kkkkkk qosol iguma harin kkk

  • @calidorale4741
    @calidorale4741 2 года назад

    M.a abwaanka igu salaan nimco heeybe sonoqo adoonabada

  • @saddamjamayare7039
    @saddamjamayare7039 2 года назад +2

    Nimco haybe laftigedu waa reer burco ee la socda reer xamar uun bay inaga yara noqotee ku soo dhawaw inader qali gobolkaagii iyo dadkaagii

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 2 года назад

      Nimco reer xamar soo ma ahan abgaal ah

  • @adeiosman1942
    @adeiosman1942 2 года назад +1

    Asc 👍👄💋👏

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 2 года назад

    Walaahi waba qosol

  • @saynabhassan2
    @saynabhassan2 2 года назад +2

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰