War aqliga ha shaqeeyo ee xayeysiinta kenya naga daaya hantidii soomaalida aad ku wadaan sababtoo ah isku haleen ma lahan sidii aan arkeyney ayaa loo dhacaayey hantida soomaalida ee allah soomaalida ha fahansiiyo dalkooda in amaankiisa ka shaqeyaan ee allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego ee dhexdeena ku jiro soomaali alley leeyihiin ee aqligooda ha soo celiyo
Masha Allaah wallaal ma arkin miyaa xalane iyo duulay dageenka inta ka shaqeysa oo kenya tansaniya south afrika yugandheys Halka waqooyigana ay ka shaqeeyan oromo iyo dhamaan itoobiya ingiriis nolosha ka dhacay dhamaan qasiisyada liita Meel meel dhaanta ma jirto
mareeykan ayaa isku diray illaahow muslimiinta mideey oo jabiy mareeykan yahuud yurub aamiiin
Ax alah ayaa idinka korqaadi dhibada reer qasa haysata amin
Allow dhibta kaqaad falastiin yaa Rabbi 🤲🏻
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi
Ilahayow umada islaamka ah toosi
Ilaahayoow walaalhen falastiin ugargar
Allahuma ameen.
Ilaaaheey dalkeena ha inoo nabaddeeyo
Brother. Barnaamjikagi magaceyga Ku so xus taaagerahagi no 1 ahay
Ma qof liita ayaa tahy melahas markad wax karadineysid wadamada kale waxaa xureyay dalinyaro adookle ah ee wadanka aqliga laguxureyna lahaa Ken
❤ Allow inooga gargaar qabiil iyo qurunkiis
Illahayaw.sanadkankadhig.kiimuslinku.guulaysanlahaa.AaminAaminAamin
WAA MASIIBO UU ALLAH U QORAY UMMADA REE FALASTIIN ALLAH KARIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤FALASTIIN ALLAH CAAWI
Sanad qeyr qaba allaha ooga dhigo anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Turkesh guul
Maracade waxaad tahay warye in lagu deeysado ❤waxaad tahay wariye aan qabyaalad yecleen umada somaliyeedna wacyi galiso uduceyso waxaan leeyahay wariyaasha somaliyeed inee kugu dayadaan adigana qeer alle haku siiyo sidaad uwacyi galiso dadka somaliyeed allahayoow umada somaliyeed qalbiyadooda naxariistaada gali oo kameer qabyaalada iyo xumaanta aaamiiiin❤❤❤❤❤
War aqliga ha shaqeeyo ee xayeysiinta kenya naga daaya hantidii soomaalida aad ku wadaan sababtoo ah isku haleen ma lahan sidii aan arkeyney ayaa loo dhacaayey hantida soomaalida ee allah soomaalida ha fahansiiyo dalkooda in amaankiisa ka shaqeyaan ee allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego ee dhexdeena ku jiro soomaali alley leeyihiin ee aqligooda ha soo celiyo
Maalin aan maanta ahayn bey ka shalaaynayaa lacagta ay gelinayaan dalalka dibada waa runta
Kapul city of Afghanistan 🇦🇫 😅
Afghanistan 🇦🇫 iyo Pakistan 🇵🇰 halkii ay walalahood caawin lahayeeen ayaaka ayaaba is cunaaya. Dagalki tatarka ayaan soo xasuustay wlhi😢
Pakistan ayagoo garab siinayaan waddamadii ku soo duuleen afagaanistaan ayaay gumaad baddan ka geeysteen.
Taliban dhamaan waa lala dagaalamay. Pakistan Waxaay ka mid aheyd dowlada garab siisay reer galbeeydka 20kii sano ee la xasuuqaayay dalkaas iyo dadkaba.
diyarada maa Ukraine aya leeh mise marekanka kkkk
Allaha haka dul qaado reer waxa dhibka
Yahuuda dhulka allah Lajaro islamkana allah guuleyo insha allah
😊
F16doraad Yan dhageysaney
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المسلمين في كل مكان يا رب العالمين 🤲
Diyaarad f16 oo ukrain laga leeyahy dheh wraraa war xume
maxaa ka galay ma aduu ku sheegayaa been ta hhh
Ilaahaw reer qasa usahal yaarab
Guul sacudiga sas la rabtaaa wa ineey ka kacaan hurdadaan eey ku jiraaan
Asc Falastiiniyiinta maxay uga baahan yihiin shaqadooda wey ka xoroobayaan bi'idni laah awalba waa ay duleysanayeen iyagaa shaqo abuur sameysandooni isha Allah
Insha allh
Ukrainian waa yuhuud kale
Watarkaagu update maaha
Adeer naha zhaandheee😂😂😂😂😂😂😂
Ukrian wa 1 ama 2 aduunka waxsoo saar ahn galeeyda io qanadiga marka wey ku filantey suria
Madashu waa janno, Illahey idimkii, walaahi xaalada adak ay kujiraan caruurta, hooyooyinka, aabayaasha iyo dhalanyarada Gaza ayaa indhahayaga iyo quluubtayda ka oohinaysa hadii aan dhiwaatada laqaysanlahaa xanuunka aandreemayo waxaan aamisanahay inuu igakalayaraanlahaa 😢😢😢😷😷😭😭🤒❤🩹💔💔😭😭😭😭😭😭😭
فات الزمن وضاع الوقت وقُرب الموت
Annaga pudlan ah xalay baynagu bilaabatay xabadu
أللهم تقبل شهداءهم وعاف جرحاهم
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
Inta salaad duhur tugatay waa idiin salaami❤
حمدا لرب منعم هدا لدين قيم❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maxaan se uqabankaraa caruurta qasa adigu miyaanad kanaxayn caruurta soomaaliyeed macarab ataatahay
Wllkay maxamed maracade waxad noo sheegtaa qoyska bakistan hayzta ma shiicaa mise waa sune
Ukraine qamadiga qani at kutahay,lkmdagalka haduu udiidin way awooda
Maraacade❤salansaree🎉
Falastiin haloo diro labada ciidan ee Afghanistan iyo daalibaan.
Kibir ayey isku dilayaane
Edebdaranaaa
Gaal oo dhanbaa isa soo bahaystay iyaguna waa ay iscunayaan
Bariga dhexe ayaa looga baahanyey kuwan ,😊
Ustaaad ma Sanadka Western ka been Sheegeen aaad aaaminsan tahay Adoo Raali ah please 🙏 Give my answer thanks
insha allah Guul Guul Guul Guul Guul Guul nabad galayo eebow
Alihay ha ku hayo😂😂😂 Somalia aqli xumo
0:50 asc maxamad ciise ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Masha Allaah wallaal ma arkin miyaa xalane iyo duulay dageenka inta ka shaqeysa oo kenya tansaniya south afrika yugandheys
Halka waqooyigana ay ka shaqeeyan oromo iyo dhamaan itoobiya ingiriis nolosha ka dhacay dhamaan qasiisyada liita
Meel meel dhaanta ma jirto
Wallaahi wan jidhidhicoday markad ka dhawaajisay udurka ku dhacy somaalida
Masha Allah Guuleyso Ogaaas
Allaah haku xafido wll
Muxuu ogusorideynin kuwa qasa xasuqayo
f 35 maaha ee wa f 16 kuwa uu turkigu kaga maarmay
Inay muslimintu yihiin muslims dhaba taasi aya ku tusaysa runtii , iayaga aya iskuku yedhaya argagixiso runtii waa wax laka xumado , hadaan lo noqon alle kitabkisana sidaan iyo sii kasi daraan ka filo......
Amin amin amin ilahaw dulkena dhibka kaaqad ami amin iyo calamka islamka ah amin
Zxb maxaad osooqadanwayday weerkii ayqaadeen cidanka buntunland
Asc ❤❤❤2025❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
dhibta ilahaw ka dulqaad falastiin amiin amiin
جزاك الله خيرا
Sanad guura wacan ..
Allah ha u gargaaro reer qaza io dhamman Muslimiinta
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Sanadkan dhamaaday khayrkiisa illahay hana siiyo midka dhalanaya khayrkiisa ilahayow nasii aamiin aamiin dagaladana naga qabooji
Alaah dhubka ha ka qaado dadka reer falastiin
aamin yaarabi Allah khayr hanog dhigo
Allow dhibaatada ka dul qaad dadka islaamKa
Igasohay wlhi xabad ayaa lodibi digalka ayana lagaqeybgalin kuwo kle ayey sidaa kusameyen African ah kasocararay qarkod
Ilaahay muslimka haguuleyo 🎉🎉🎉🎉🎉
israa.iil marna ma musalafayso inta sacuudiga iyo emaraatku ku quudinayaan dhaqaalihii shucuubta carbeed iyadoo lagu xasuuqayo shacabka falastiin
اللهم يسلح بلادنا الصومالي يارب العالمين
Syriya iyada dunida qamadiga sinjirtaye waxakufilan 6bilodokaliya ganacsatada syriyanku kumalgaliyan waxsosarka berahe balse tas waxahortagan mixnad kuah rergalbed ocadaystay siyasad iyo habdhaqan cadawaded umadaha garahan musliminta iyo afrikanka kaladagaalaman barwaqaynta iyo iskufilanshaha nolosha sida berashada iyo lasobixitanka qayradka iyago ujedoyin fog kaleh 2noc ugafaidaysta 1)nadam gar garbixin dunida lacag ugabartan dano basas ugafaidan 2) in kayd ahan uilaashadan mustaqbalka iyagu
Runn badanidaa wall 6 bilod ookliya ayey aduunka kudhargiyan waxaajirtay dagaladii ka hor in lodiday inay waxsoo djistaan wax ay dhoof shan moyaane
صلو على نبينامحمد
Scm med/ciise muhaligmay
Nacdali korkisa hate
Natanyahuugi
Sandka 2024 wuu dhamaaday,
Riyooyin badan aa leeyahay 2025 ALLAH ha ii wada rumeeyo
Maxaa nagagalay caruurta carabta kuwii soomaaliyeed ayaa dhamaadaye
Jahil waa isku mid islaamka wan ka damqata
Jecliyaaa jabka marekanka wiliba dhan ruushka kasoo gaaraa
Diyaaradan kaan kasoo hadal
Tolow xiligii farmaaja maxaa ducadaas kuu diiday
Waa uu is badalay oo waxaa u kordhay garaad iyo dada
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
🎉
Pro keep going
اللهم أمين
Dhaman islaam dhibta allah kadulqaado
Bye bye 2024
Maracade waa been warkiisu 50%
Maracadeshow
alaahu akbar
Amin
israiilay qasa lagama rabo
Allahu akbar
Allaajibiyo
Soomaalilaand calankeediimee
We were expecting with pak-afghan cooperation not border dispute conflict.
Illah Haka dulqaado dhibatada reer falastiin😂😂😂 6:37
Diyaarada waxaa sameeyey mareykan lkn waxaa laga soo ridey waa Ukraine 🇺🇦
Kii Somalia ayaad soodhitay
😭😭😭😭😭😭😢😭
Mareeykanku waxa uu kaa iibiyo meeshaad rabto uma istocmali kartid hadii aad warkiisa diidana diyaarada ayaanba kaa yeeleeyn
Maashacal
Aamin yaa rabi
Russia guul 🇷🇺👏👏👏
dhibta ilahaw ka dulqaad falastiin amiin amiin
❤
Nio maracaddow maa ka hadashid arrimaha gudaha dalkeenna, shisheeyaha inta badan ka warameysaa e bal kasoo hadal dalka xogtiisa