Absolutely wll hada kadib sidaan yeel, marka aad mawduc ka hadlayso caadi noso hor fariiso sidaasa xamasad badan anagana inaan si fcn wax u fahano nugu caawinaysa
#12:40 Qofka Markaad Wanaag U Samayso Wanaag U Samayso Marka Danbe Inuu u Arkayo Wanaagyadan Aad U Samaynayso Inuu Xaq Kuugu Leeyahay Oo Ay Waajib Tahay Oo Ka Dib Ay Ka Baxdo Inuu Abaalkaaga Hayyo Oo Xattaa Meesha Ay Ka Baxado Sxb Waad mahadsantahah Wanaagyadaa Aad Ii Samaynayso ❤
Dadku Waa Seddex 1:Qof Jugaha Isaga Ku Dhacaya Wax Ka Barta 2:Qof Jugaha Dadka Kale Ku Dhacaya wax Ka Barta 3:Qof Jugaha Isaga Ku dhacaya Iyo Kuwa Dadka Kale Ku Dhacaya Midna Aan waxba Ka baran
0:28 waxa jira sxp ehelka kagag dhaw kula jecl inad ka sarayso dadka iyo ehel kula jecel nolasha inad asfalja talo ku so qoslya hady arkan ado malmahga u firfircoon oo ku odhnaya qofkan halka kuma habona ee halka hala geyo😢🙄
zhb waxaatahay nin caqli badan m.sh lkn nio zhhb hal cilad ba jirta waa camerada camerada nio inaga hagaaji zhb waa waxan jecelahay waxaan dhageesanayo inaan ku dawaado 4k marka wan rajeenaya iga aqba shid
Abalkaga Alle jano haka dhigo Adan❤❤
Walhi dadka saa wx uudhiirigaliya aduunka WA kuyaryihii ❤❤ illahay haka abal mariyo sxp
Even thou I listened to the audiobook of this book more than 3 times, I still appreciate your work. May the Almighty reward you for it. Amin
Somaali ku hadal soomaali baa tehee 😊xushmee afkaada aad ku hadasho
Mahadsnid Adan sahan saas o ka le u soo badi 😊❤🎉
Sa u sugayay jasakalhu khyr huuno
Absolutely wll hada kadib sidaan yeel, marka aad mawduc ka hadlayso caadi noso hor fariiso sidaasa xamasad badan anagana inaan si fcn wax u fahano nugu caawinaysa
Kula midba ahy qaali marka podcast dhagysano marku maqal iyahay waxn ka jeclahay marku Qofka podcast ga ka hadlaya Reaction kiisa io hadalkisa safiicn mrkaas ugu soo jeestaa❤
M.a teacher gulayso
Mahadsanid sxb😊❤
Sadaxda qeybo waa daawade kuuma soo wada qorin Mahadsanid lkn sxb wku mahadsanthy wax badan ayaa inoo heysaa❤
#12:40 Qofka Markaad Wanaag U Samayso Wanaag U Samayso Marka Danbe Inuu u Arkayo Wanaagyadan Aad U Samaynayso Inuu Xaq Kuugu Leeyahay Oo Ay Waajib Tahay
Oo Ka Dib Ay Ka Baxdo Inuu Abaalkaaga Hayyo Oo Xattaa Meesha Ay Ka Baxado Sxb Waad mahadsantahah Wanaagyadaa Aad Ii Samaynayso ❤
Saan u sugayay ma maleysan kartid jasakallah ustaad ❤❤❤
QOF YAROO qalbigiisu bikro ahaa Ayaa la bikro jabinayaa 😂😂 warunta wlh zxb ❤
Masha Allah
12:00 wa xaqiiq jirta oo an Arkay waliba dadkeena saaid baay ugubadantahay
JazakallaH zhb hada kadib barnaamijyada noocaan Ah nooso badi zhp ❤❤❤
Thank you teacher Adan
Shukran Aadan wllo abaalkaga janno allaa ka dhigo
Adan Khadar Ali " adan sahan " allah haa ku sharfo wll ❤🕊
Good teacher🧠
# 2 law NEVER PUT TOO MUCH
TRUST IN FRIENDS, LEARN
HOW TO USE ENEMIES
JUDGMENT
Masha allaha ustaad allaha ku daayo
Mahadsanid ustaad Aadan siwacan baad u sharaxday
xalqadaan
Jazakumulaah ugaas❤
This guy actually he is very smarter
masha allah caqliga allaha kusiidiyo pro.Aadan
Aad iyo aad baa u mahadsanatahy, sharaxaduneh waa heer sare waxaan ka sugeynaa xalqadaha kale .
Jazakallah wll soo badi mawduucyadasoo kale
Walky noloshu kuma xumayso
Shugran wax yaalo wadan ayaan kaa faaiidaye❤😊
Waa Ka heynaa Qodo badan Ustaad Aden Mahatsanit ❤
Shukran Ustad ❤
wcs mahadsanid wll allah ku sharfo
Thnkz
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Aad ayaa u mahad santahay wll waan sugaynaa qaybta xigta insha alh😊
Jasakalaah ustaad ❤
Mahadsanid ustaad .
Jasakumulah hno ❤
Mahdsanid wllo ❤❤❤
the best motivation aden sahan❤
Waa mahad santahay wll aadan
Shukran ustaad❤
Masha allah guulaysoh hogaamiye
Allaah is greater❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉.
Thank you aqoon aqoonyahan
Mahadsanid t wll
Thanks Bro
Mahad Sanid wll Aadan Sahan Alle Haku sharfo
M.a Guuleyso wll ❤❤❤
masha alla wllo aadan
mahadsanid wll
@sahanka ustaadi thanks
Aadan maasha alaah khabiir somali
Thanks❤
M a pro maskaxda Allaha ku Barakeyo 🙏
Legend❤❤ waan ku wataa
Blz habenkastaa laba qeyb noso daa wlal midkle podcast yada noso badi ❤
buugtii maye nio waan soo wadaa sawdigii lahaa
Anaa hya walhi
Abdilahi xagee kuugu soo hagaaga zhp
@@abdilahibershiyaofficial7283 maxay
jumce mUbaraK AdaM❤👑
M,a Ron ahaantii garan mayo shey aan kula Simon Wall sidaa aad inowgu fa ideenenso dal iyo diinbaa 🥰
Cadiyan aya qalpiyadeena uxadey tlie 🙌
Tnkz Nin wax fahmay
Keep going
Sxp Adan Buugan Waxan Rajaynayaa Inaad Tutjumi Doontid
Inshalah
02 Never put too much trust in friends, learn how to use enemies.
Mazhallah
Zxb goos goos u samee intro ga .
Sodadaji xalqada kale❤
Taxana buugga listka sida UU u Kala horeeyo noogu habee boowe anagoo iska shaqeysaneyna ayaanu dhagaysanaaye
Tacaamulka nolosha yaaad wax badan aniga bartayyy
Dhiirri galiye tahay walhi nooso badi walhi Macalin nololeed baad tahaye
Next one please
Tartiib hadalka fadlan
Dadku Waa Seddex
1:Qof Jugaha Isaga Ku Dhacaya Wax Ka Barta
2:Qof Jugaha Dadka Kale Ku Dhacaya wax Ka Barta
3:Qof Jugaha Isaga Ku dhacaya Iyo Kuwa Dadka Kale Ku Dhacaya Midna Aan waxba Ka baran
M.A❣️❣️❣️
Buugta Robert Green waxaan kahelaa sheeko xariirada uu dhinacyada ka raaciyo.
0:28 waxa jira sxp ehelka kagag dhaw kula jecl inad ka sarayso dadka iyo ehel kula jecel nolasha inad asfalja talo ku so qoslya hady arkan ado malmahga u firfircoon oo ku odhnaya qofkan halka kuma habona ee halka hala geyo😢🙄
Cadowka aya badan Wadeka Aya kamida👊👊👊👊👊
Masha allah allah ha ka abal mariiy
Kuguma cajiso sxb
Dhira galin bad itahy
Buugu waynan badanaa bismilaah 😂
Isagoo la soomaliyeeyay baan arkay wax yar buu ahaa
Buuga adiga ka weyn 😂😂
@@Kingofcity-we4gp anaa ka wayn isna waa wayn yhy beentay miyaa😅
@@riyaaqahmedmahamed4061 lkn adiga io isga yaa wax Farley😂
02-48POWERS
>Si Wacan Baanu U Fahany Murtida Guudna Waa
-Sahami Cadowgaaga
-Cafi Codowgaaga
-in Cadoowga Saaxiib Laga Dhigtaa Waxay La micno Tahay In Cadowga La Baabiiyey
Aad Baad U Mahadsantahay Murtiile
Sanad gudahiis ayan waxan ku arkay saxiibkaa inaad isaga jirto intaad isaga jiri cadawgada in ka badan ,mafahamsaneyn, dee qalbigeygaa bikro ahaa😂
❤❤❤❤❤
Sax wlhi runta Aya shegtey
Sxp wax badan ban ka faiday buugaan qaybta 4aad baan suga i.n
zhb waxaatahay nin caqli badan m.sh lkn nio zhhb hal cilad ba jirta waa camerada camerada nio inaga hagaaji zhb waa waxan jecelahay waxaan dhageesanayo inaan ku dawaado 4k marka wan rajeenaya iga aqba shid
33:16 😢😢😢😢😢 33:16 😊
Waa inoo io qofobka 4aad I.n
Jiim gal niyow nafaqa daraaku haysee khuraafaad ka iska yardaayoow ✌️ ama buskud dhiig dalbo adaaba wacyigalin ubaahane arsaaq kale raadi
Malaayacni tahy nio
Orodoo camal raadso 😂😂😂
Sxbkay ayaan lacag deymiyaya
Inka sxbkayna sxb iima ahoo dadka iigma duwana lacagtiina ma helin 😂
Ala adanow maxaan jeclahay muuqaladada
War ina khadar roobloow ina adeer ninkaas ina adeerkaa muuse biixi caqliga qaar sii at least booga waber uhadyee😂❤
Reer waqooyigu waa dad funy ah 😂🤣ina adeer kulaha🤣🤣
@@SaadamQureyshi hh Dee ilma Adeer baanu Nahay
"Oodi Ab ka dhaw" Baa la yiri
Dhulbahante iyo isaaaq waa ilma Adeer 😍 .
@@DeeqaAxmed-ts8bbde huno qali anu ma oran dhulbhnte iyo isaaq ilmader mahn e waxy dagaalku kk😂
@@SaadamQureyshi may Dagaal ma jiro ina abti
Ad ba u mahadsnathy sida waxa wanagsan nola wadaagayso
Sxb-kaa kun jeer iska ilaali cadawgaa-gana 1 mar
Wll book gaagta aad qorto muqdisho malaga hela
Iqra books ba ka dalban karta walal
Aqoon iyo garad baa laga helaa chanelkada
Nio waxan jeclan laha inaa sxpo noqono
Sxp Uma Malay naayo inay Cidi daawan doonto 48 xalqadood lkn waxaan jeclaan lahaa inaad isku soo dar darto
Hataa saaxiibkaa wax lagamagato waxay ubadantahay inaad iska gorgorinkarin
Waadna iga qoslise waxna waka faaide
😂
Sheekada waalan