Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Xirsi burco waxa uu jooga khilaaf soo kala dhex gallay musharax ciro.." Wasiir abdinaasir Buuni

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 июл 2024
  • Xirsi burco waxa uu jooga khilaaf soo kala dhex gallay musharax ciro.." Wasiir abdinaasir Buuni

Комментарии • 109

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 24 дня назад +9

    Masha allah buuni nolow ❤❤❤

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 24 дня назад +4

    MASHA ALLAH ALXAMDU LILAH RABILCAALAMIIN.
    EDAABTIISA,
    AYAAD KU GARANAYSAA
    INUU MEEL DIINLEH
    KU BARBAARAY
    WASIIRKU.

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 24 дня назад +7

    Nafi orod bay kugu aamintaa, walee xirsi bay haysataa, taasi
    Well said Wasiir Buuni.

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 24 дня назад +4

    Buuni gentleman ,outspoken man.

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 24 дня назад +7

    Buuni nin adag ku soco

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 24 дня назад

      Rakaab xumaa adero muuse buuni iyo xinif miyuu borame iyo burco caravan inay cod ka Kenaan walahay katahay adeer rakaabka inaga hagaagi oo qoorwayntii kulmiye lagu yaqanay soo celi kuwana daadka raaci hadii kale shibyaraan ayaa lagaga gulaysanayaa 😂

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 24 дня назад +7

    Buuni walahi waa qof nool

  • @MubarikMohamed-fu2rg
    @MubarikMohamed-fu2rg 24 дня назад +5

    Xisbiga wadani waa xisbigii qaranka ugu liitay qudhun iyo qabyalad ayuu soo kordhiyay ama ha yaacan ama ha buuqeene qarankan cidii uu dana ayaa la dooranayaa wana kulmiye

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 24 дня назад

      Kulmiye waa laba kii hore oo wax qabad ku suntanaa iyo kulmiyaha maanta muuse hogaamyo oo kadhigay kii abid ugu xumaa dadka dabasocdaana qabyaalad iyo indholaaan ku daba socda tusaale qabyaaladbad ka hadashay adigoo daawaday sulaadiinta muuse isku reer yihiin oo inta ay reeraha dhex maran kolba gobol tagaan yidhaa hadaan reer hebel nahay hadaad muuse nalasoo saartan abaal ayaan idin haynaa inanka habar jeclo dhashay abtan u ahay waayo isku jeeganban nahay maantana dalka isagoo gobolo dhan ka jaray hada aad qabyaalad ku daba socoto wadani maad arag musharaxa odayaashiisa oo kolba gobol maraya oo leh reerka abaal na gashada ee musharaxa nalasoo saara abaalka wan u gudi doona muuse oo kulmiyaha maanta hor kacaya shalay waakii kulahaa irir samaale dir hidhidhii maanatana ku leh xamar amxaarba iga xiga shalay lahaa inanta ismaciil cumar geele inantiisa ayaan bixinaya abaheedna iska dhigayay inay saxb yihiin maanatana leh waa cadaw dadkii umadii dooratay caar caariyay oo ilaa maanta aan ka hadal dadkii intuu laayay cadawada inoo gelyay deed maxaabiista inaga qabsaday ee ilaa hada haysta halka danay xiigsanayo siyaasadii ina cigaal Allah ha unaxariistee oo beelha puntland hubka ka wareejiyo
      Halka muuse ku celiyay dalka 1993 oo ciidan beeled misaanida qaranka dhaqaale loo daro halka uu ciidanka qaranka xoojin lahaa waxaad tihiin dad waalan oo nin waalan daba socda oo marna irir geliya berina cadaw idinka dhiga hadana abaagadhe idin geliya hadana dir idinka dhiga cadaw😂

  • @user-kg2gd3lw4q
    @user-kg2gd3lw4q 24 дня назад +3

    Wasiiro buuni nin adag si fiican ayuu u hadlayo 🫶🫶🫶🫶🫶

  • @fuadmohamed1055
    @fuadmohamed1055 24 дня назад +4

    Waa Strong man garanayo wuxu odhanayo

  • @kl8650
    @kl8650 24 дня назад +10

    Buuni is one of my favourite Somaliland politicians. I hope one day I see this brother running for president inshallah.

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 24 дня назад

      😂😂😂😂😂😂😂 ma Allah kugu og inay daacad kaa tahay kkkkkkk

    • @kl8650
      @kl8650 24 дня назад +1

      @Footballgamer1589 Haddii Buuni daacad ruuna ka yahay jacaylka uu u qabo Somaliland markaa hadalkaygu wa run.

    • @abdullahiyusuf4543
      @abdullahiyusuf4543 23 дня назад

      MANTA KANI YARI DABINBUU GALAY.
      SAWIR UU ISLAHAA WASIIRKA WAAD KU CEEBAIN KARTAA
      AYAA QAFASKII JIIRKA KU NOQDAY FIRIGFIRIG.
      SAWIR GIDAAR SUDHAN BUU MOODAYAA INUU WASIIRKU
      LA TAAGAN YAHAY.
      KKKKKKKKKKĶKKK
      LABA HADHLEEY
      KKKKKKKKKKKKK

    • @abdillahiosman1770
      @abdillahiosman1770 21 день назад

      Kkkkkkkkkkkkk?

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 24 дня назад +2

    Buuniyoow wariyayaasha noocan ah oo ad hor fadhiisadto waan kaala hen weynaa e ha u noqon...

  • @libanmohamed6076
    @libanmohamed6076 24 дня назад +3

    Very well talented young journalist, i watched from the start to the end ma shaa ALLAH, keep up the good work and mix interview with some funny questions to calm the atmosphere 😂😂😂😂😂 like you did with Mr Buuni

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 24 дня назад +3

    WAAR DEE INADEER OO WALAAL WASIIR,
    KANYE WUXUU WAX KUU WAYDIINAYAA,
    SIDII QOF LA SOO DIRAY OO CADOWGAAGU SOO DIRTAY.
    WAABA LA OGAAN.

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 24 дня назад +4

    LIBAAX BUUNI GEESI SOMALILANDER

  • @abdulqawialjunaibi8281
    @abdulqawialjunaibi8281 24 дня назад +3

    Boni great man.
    Geesi qaran.

  • @fuadmohamed1055
    @fuadmohamed1055 24 дня назад +3

    Buuni wuu ka duwan yahay sidaan ka filayey wuuna igala wii.o badan yahay sidaan hore u rumeysnaa anigu waxaan u awoknsadey hadda laga bilaano halyey Qaran

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 24 дня назад +2

    ❤❤❤❤waa geesi geesi dhalay buuni❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤libaax runta ayuu sheegay ❤❤❤❤❤

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 24 дня назад +3

    Libaax Libaax dhaly

  • @saidahmedsaid1498
    @saidahmedsaid1498 24 дня назад +2

    Buuni wuxu u qalmaa taloyinka ugu sareeya wadanka

  • @user-kg2gd3lw4q
    @user-kg2gd3lw4q 24 дня назад +2

    Wlhi waa runtii ganacsatadu wxy hayaan shaqadii dawlada dawladuna kama qaado cashuur tii xaq loogu lahaa ganacsatada

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 24 дня назад +2

    Waar kani wariye maaha ka hor kac buniyoow oo dhirbaax ❤❤❤

    • @HalimaCumar-kk9cw
      @HalimaCumar-kk9cw 19 дней назад

      Walaal dar alle kudag nooh maxaa waaye dhirbaaxada caadi iska dhig nooh

  • @MubarikMohamed-fu2rg
    @MubarikMohamed-fu2rg 24 дня назад +3

    Ninkaasi waa nin rageed geesi aan hadalka la gaban weyee

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 24 дня назад +2

    KANI WERIYE MAAHA WAA CIYAALKII XIRSI IBLIIS IIBSADEY HAL SU,AAL OO QARANKA DAN U AH WEYDIIN MAAYO

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 19 дней назад

    Alla wasiirku wuu dilaaci rabaa cunada dadka masaakiinta dariska wax hakasiiyo.

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 24 дня назад +1

    Buuni waa libaax guulayso

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 10 дней назад

    Mash.allah🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 24 дня назад +1

    Legend

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 24 дня назад +1

    Buuni geesi aan hadalka godkiisa runta ah waayin

  • @hamseshanfool1210
    @hamseshanfool1210 23 дня назад +1

    Nin adag waasiir 🎉

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 24 дня назад +1

    JAAHIL YAR. WAAR INTAYDAAN MEDIA SOO GALIN Wax barta. Tastuurka, dowlad nimada iyo hab maamuuska qaranka barta.

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 5 дней назад

    Muxuu Xirsi ugu wareejiyey Xisbiga, same Mentality......!!!!!.

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 24 дня назад +3

    Waa runtiisee Somaliland ayaa lagu midaysan yahay.

  • @fuadmohamed1055
    @fuadmohamed1055 24 дня назад +1

    I mean wuu igala qiimabadan yahay sidaan hore u rumeysnaa

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 22 дня назад

    #Fahad #shakiib wariye sarre
    Tuugta qaranka xilka u haysa sidaa su'aalaha ugu garaac

  • @khalidahmed799
    @khalidahmed799 24 дня назад +2

    Ereyga wax caruura ma haboona wixii dambe ka taxadiir

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 5 дней назад

    Ninkan reer Sablaale ayaan isla ahayn ee beeshiisa hasheego. Anigu kolley beesha sagaalaad ayaan ahaaye.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 24 дня назад

    ILLAHAY BA OG IN LA GAADHI
    IYO IN LA DHAMAAN.
    ILLAHAY BA OG INAAY DORASHO DHACAYSO IYO IN AANAY DHACAYN.
    HAKU KUFRI YINA WAXAYDAAN OGAAYN.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 15 дней назад

    Shan xildhiban codkod bu ku fadhiya barkhad

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 21 день назад

    Hadaaya ayey ku dawakhdaa xirsi iyo wadani.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 24 дня назад +1

    DEE WASIIR HORTA TOOSI
    KAN YAREE KHUURINAYA.
    MIYAANU XUSUUSNAIN,
    INUU MADAXWAYNE MUSSE,
    YIDHI BARKHAD WAA INUU SOO BAXAA OO DAD BADAN BADAN U KU GUBAABIYAY
    INAY NINKAA SOO SAARAAN?
    WAABU HURDA KAN YARI
    WASIIR!!!

  • @HanadMohamed-jr7bl
    @HanadMohamed-jr7bl 14 дней назад

    Kan wlhy wa dhiban yahe nolashisa ba musa ileh ayu ula jeda
    Waxkasto musa uga dayda
    Ilahaw hano cadabin nin kan caqli xumadisa

  • @MohamedAhmed-xn1eo
    @MohamedAhmed-xn1eo 12 дней назад

    Adiga ayaaba ka kowa beenaalayaasha idil buuniyeey.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 24 дня назад +1

    Mhdsnd wasir

  • @ahlamabdisalan576
    @ahlamabdisalan576 13 дней назад

    Buni doqon caliisha ushaqayte

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 15 дней назад

    Sula xuma wariyuhu

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 24 дня назад

    Tag tag

  • @Jscali263
    @Jscali263 24 дня назад +1

    Burcuu wax udhimayaa xirsibaa Kolba dharka ka badalyuu leeyahay waa xoolo Neefa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 24 дня назад +1

    Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya wadani baa ubuuxiyay

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 21 день назад

    KULMIYA MAXU QABTA WA SU'AAL??

  • @warsamekhadari7892
    @warsamekhadari7892 22 дня назад

    Beenta 1= in mooge ayaa kulmiya galay
    Beenta 2= bushaaro lacagta so daynta kulmiya bixiyay
    Beenta 3= imakadan baranmijka dhexdisa beenttu shagay

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 24 дня назад +1

    KKK Waa waraysi khasaare subxanak waar maad qof dhaama waraysatid mise adiga Ayan dhamin Buuni waa Dameer Buuni wakgtiga aya khasare Ku ah kkk😮😮😢

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 15 дней назад

    Wasiirku imka gadhi ma kaxaysto

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 21 день назад

    No MORE BURCO FOR KULMIYA

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 14 дней назад

    Guulwade kan ka weyn ma arag

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 24 дня назад

    KANI MAAHA WERIYE EE WAA BADOW KAMARAD SITA
    WARKAC WAX SOO BARO OO ISKA DHIG KAMARADA

    • @MubarikMohamed-fu2rg
      @MubarikMohamed-fu2rg 24 дня назад

      cilmigaa aad dadka ku aflagadaynayso hadad hayso maxad dadka uga soo mudh bixii wayday

  • @abdikarimsharif3773
    @abdikarimsharif3773 24 дня назад

    kani waa berntii oo qof ah

  • @alnuurhome9443
    @alnuurhome9443 24 дня назад

    Buuni ma wasiirba hada misidaas waliba...😂

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 23 дня назад

    Bunni badhadho dhee
    Afmishar dhee
    Dilal weyda dhee

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 24 дня назад

    Buuni haduu kulmiye kaquustay inuu soobaxo muu xisbiga wadani iskasoo galo taageere hawnoqdee kolay waxkale cidi udiran maysee ilayn waakan wadani iyo xirsi iyo cirro uun hadal hayee buuni maqajilo waana sababtaa ta uu had iyo jeer beenta usheego xiri waa gudoomiyaha wadàni buuni iyo xinif iyo xasan shahar midna umajawaabo waayo waa kabaqaadyodana kornaylada 3 daasiba

    • @aamohamed5102
      @aamohamed5102 24 дня назад

      Oo Wadani ayaa dhacayee , muxuu kaa soo doonayaa. Huwan garxajis haku filaado , aflagaado cay, ciil qab , dhaqan xumo ayaa Wadani yaala.

    • @raaidamaxamed2237
      @raaidamaxamed2237 24 дня назад

      Adega ayo adeerkaa
      isma aragti dhaantaane abrisku yaanu idincunine aqalada ordoo gala
      Xanuus baa kuhaya ilaahay haku daweeyo
      Xusbiga wadani umadii jsl ayuu quluubtoodii hantay inyar oo muuse biixi qabyaalad kuraacsan mooyee waa laga dhaqaaqay 2 hablood
      Ayaa labuun buuninayaa 100 qof ayaa saacadii kasta wadani soogasha oo kulmiye kasoobaxay
      intay dhuuman lahaayeen ayay cay lasoo taagan yihiin waar wuxu xishood daranaa ma amxaaraa

  • @u.j7332
    @u.j7332 21 день назад

    Faladaganka siyaasada weeye ninkani

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 24 дня назад +1

    Kani habarjeclo umadba uma haysto kulahaa cidba mahaysto waad arki inuu haysto iyo inkale

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 24 дня назад

    Waakaa kii igu shubo duli la soo dirsado ma xisaab tame bilaa caqliya oo liita baa tahay waar wax garo oowax Fahan waxa socda

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 21 день назад

    Buuni dee waxaad ilowdey markaad xamar joogtey iyo ash shabaabkii ( argagaxisadey) tv ga xamar kugu sheegey ee sawirkaagiina soobandhigey

  • @warsamekhadari7892
    @warsamekhadari7892 22 дня назад

    😢😢😢😢😢😂😂😂😂

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 24 дня назад

    😂😂😂

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 24 дня назад

    WARIYE CURDIN OO SOCOD BARAD AH BAA WARAYSTAY SIYAASI GAAMURAY !!!!!

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 24 дня назад

    Kkk Buuni waa dhuun trasate ah !

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 24 дня назад

    Buuni waa jiirka Barbary ee ku dhex nool xorgaladda ku jira gurigii Morgan ee caydda loo dhiibo

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 24 дня назад +1

    Buuuni waaa xariiif magaaalo waa ninka qudha eee yaqaaana sida heeego iyo muuuse loola shaqaysto , beeenta mala awaaalka iyo huuuhaada ay dhagaystaaan ayuu yaqaaana laxanka sida loogu saaro

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 24 дня назад

    Buuni futobuur xanuun xirsi la yiraahdaa ku dhacay miskiinka nin buu caashaqay inaalilaaah futadii dumarkuu yeeshay

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 24 дня назад

    Kadaabka ugu weyni waa adiga baastar😅
    Buuniyo Mawaxaad leedey Habarjeclooy ganacsadihiinu Boorame iyo samaroon biriishyo ha udhiso waryaa ilaahey yaqaan😂

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 24 дня назад

    Wariye mustaqbal wacan ka muuqdo

  • @abdihameidhusseinsayid4250
    @abdihameidhusseinsayid4250 23 дня назад

    Hhhhhhh hhhh

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 24 дня назад

    Caaaaaac

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 24 дня назад

    Kanyar waa qalooc ma.aha wariye

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 15 дней назад

    Buuni iyo ooyaye midkee dacad isku gobalna way ka so jeedan

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 22 дня назад

    Kkkkkk Buuniyow habeenkii maxaad xersi ugu riyootaa ma arsaaqada ayuu kaa jarayaa waar ilahay baa arsaaqada bixiyee sida raga u hadal oo iska daa waxan oo guul wadayn iyo iska dhaadhicin ah nin yar baa tahay mustaqbalkaaga ka fikir

  • @HalabuurCllaahimurtiile
    @HalabuurCllaahimurtiile 24 дня назад

    Bulaacad uf uf qudhunka nagadaaya

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 24 дня назад +1

    Soomali madoorashaa laga laga qabtaa failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia

  • @abdikadirmohamed9169
    @abdikadirmohamed9169 24 дня назад

    Buuni ninka walan ahna nijasta nagu taal hadan nahay ree awdal weyi Wana condom ka muse judan isticmalo marku samaynayo xuman

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 24 дня назад

    Manaad dawaan muuse biixi oo leh isha budeeda laguma gali karo waayo dadka buuraha ku nool indhahooda ma qabanayso 😅😅😅😅😅 sidaa lagaga daayay asna aanu ku galin isha budeeda tii uu ku soo baxay ayaa lagu gayalaya rahow

  • @arahmanhuseinkahin8033
    @arahmanhuseinkahin8033 24 дня назад

    Waar horta burni miyaanuu beenta ka ilbixin

  • @SuhaybMaxamed-ee2ci
    @SuhaybMaxamed-ee2ci 24 дня назад

    Wariyuhu waa wiil sxbul aqliya.wasiirka suaal ayuu waydiey .uu ku khiyameyey. Wxana uu tusay bulshada inuu buuni iagu maraga isku furay.beenlena isuku cadeeyey inuu yahay

  • @HalabuurCllaahimurtiile
    @HalabuurCllaahimurtiile 24 дня назад

    Kkkkkkkk caaduu uhoosdhigey wariyuu kulahaa siyaasada makamidtahey ceydu iyo weligaa been masheegtey😂😂😂

  • @abdikadirmohamed9169
    @abdikadirmohamed9169 24 дня назад

    Kaa uu dhalay sidoo kle ma condom buu noqon dona sida doqonkan

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 24 дня назад

    WAAR YAROOBE WAAD DHERAYNAYSAA,
    MADAXWAYNE MUSSE,
    MA TAQAANID MANA BARYO
    XAMAR MADAXWAYNE MUSSE BIIXI.
    HORTA SOO BARO,
    MADAXWAYNE MUSSE!!!!!!
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 24 дня назад

    Beenaale munaafaq Al shabaab ayuu ahaa buuni

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 24 дня назад

    BAL WAXAAD WAYDIISAA KAN YAR,
    INUU OGYSHAY,
    INUU MADAXWAYNE KU XIGEENKU MUDANE ABDIRAHMAN ABDULLAHI ZAILACI TEGAY CUMRO IYO IN KALE?
    WANAAN HORE KUU IDHI WASIIR TOOSI KAN YARI WUU HURDAAYE.
    KKKKKKKKK

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 24 дня назад

    markuu yaraa waxa la odhan jiray Futo

  • @abdilahicawad2788
    @abdilahicawad2788 24 дня назад

    Siduu UCID uga tegay ee u hoos joogo Kulmiyuhuu Faataxada u maray ayuu Waddani u baryidoona.

  • @awaleahmed6694
    @awaleahmed6694 24 дня назад

    Buuni.... buun buunita wax aan jirin waa been

  • @Saeedahmedyusuf
    @Saeedahmedyusuf 24 дня назад

    Buuuni ciyaalki hore aya tahy lkn dhibaatadaadu waa cay iyo war sal iyo raad toona lahayn

  • @hayaan8591
    @hayaan8591 24 дня назад

    KUWANA XIRSI BAA WADNAHA U GALAY, XATAA MALAHA WAY KU SASAAN MARKAY HURDAAN