Комментарии •

  • @garaaadibnuahmed8664
    @garaaadibnuahmed8664 2 месяца назад +3

    Thankz bro cilmi badan baan ka faaiiday

  • @NURSE-Hassan
    @NURSE-Hassan 2 месяца назад

    Good Dr

  • @bashirtosane9323
    @bashirtosane9323 16 дней назад

    Wey jirtaa darajo ka sarreyso PhD, waana labo darajo oo kala ah
    1. ASSOCIATE PROFESSOR
    2. iyo PROFESSOR

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 2 месяца назад +3

    Waa runtii Digtorka,....dalkeenna SL luguma tixgeliyo qofka aqoontiisa iyo takhasuskiisa midna, taasina waa nasiib darro!.....

  • @Rashid-hq4in
    @Rashid-hq4in Месяц назад

    My lecturer guudle

  • @mohamoudabdiqadir5457
    @mohamoudabdiqadir5457 2 месяца назад +2

    Istanbul university ayuu ka soo qalinjabiyey Dr . Koob joog ban u ahaa maalintu shahadada Phd qadanaayey

  • @abdiqaniali7887
    @abdiqaniali7887 2 месяца назад

    Pro maxamed cisman guudle

  • @ahmedalisudi6046
    @ahmedalisudi6046 2 месяца назад +1

    Wax alla wax Ka Jira maleh ninkani wuxuu bartay ee wakhtiga faraha badani kaga lumay

  • @csalaancali2987
    @csalaancali2987 2 месяца назад +8

    PHD gadhka xiireysa shaarubahana sii dayneysa shareecadey khilaafte ha iga maqnaato

  • @AliOSMAN-mx3ol
    @AliOSMAN-mx3ol 2 месяца назад +2

    Taking a PhD does not make you a professor. Efter your PhD you have to become an Associate professor. Then you can be a professor. It requires that you have published a minimum of 15 peer reviewed articles. In Sweden you need to take a research program, and conduct an independent research.

    • @tamaam9950
      @tamaam9950 Месяц назад

      Assistant professor
      Associate professor
      Full professor

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 2 месяца назад +1

    Dr lacag uun ha eryaninee wadankiina wax uqabta

  • @abshirfaarax2420
    @abshirfaarax2420 2 месяца назад

    Waa layaab taasi madaama

  • @user-qz6ws7zz1k
    @user-qz6ws7zz1k 2 месяца назад +1

    intuu turkey iska tagay ayuu acourse uu noo dhigayey na wada siiyey D iyo C

  • @hajiahmed5949
    @hajiahmed5949 2 месяца назад

    Respect Macalin Guudle

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 Месяц назад

    Shahaado kuusababaysa gadhxiirid iyo shaarubo labixid waa aakhiro la aAn iyo yuhuud isku eekaysiin faa iido male

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 2 месяца назад

    Dr waad mahadsanthay kuwii deeqda waxbarasho kilahelay caalamkay ushaqotagen miyaa khaa imul wadaniin

  • @user-fh9lq9hy7j
    @user-fh9lq9hy7j 2 месяца назад +2

    Aqoon dayacan , waa xaqeeqo jirta PhD ahow ama postdoct....mid kaa aqoon hooseya ayaa ku maamuli, oo aad daba soconi.

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm 2 месяца назад +2

    Hi galaydh tv waxan rumaysanahay waxa soomalida kaqaldani inaytahay aqoon yaraan marks waxa lagamamarmana inlahelo dadbadan oo aqoon yahano ah

  • @Mohamedshshshs8594
    @Mohamedshshshs8594 2 месяца назад +3

    PHD ma aha ee waa PhD.

    • @user-tr1nd8fm6z
      @user-tr1nd8fm6z 2 месяца назад

      PHD iyo phD sawta isku mid uuna.

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 2 месяца назад

      waxay ku kala duwan yihiin Ph maga keliya ayay tilmaamaysaa lakin i PH laba magac yay timaamaysaa​@@user-tr1nd8fm6z

    • @Mohamedshshshs8594
      @Mohamedshshshs8594 2 месяца назад

      Nidaamka qoraalka ayaa sidan sax ku ah walaal PhD. Academic ahaanna sidaas ayaa saxan in loo qoro.

    • @jimaaleahmed1155
      @jimaaleahmed1155 2 месяца назад

      ​@@Mohamedshshshs8594waa runtaa hadii capital letter loo qoro sida PHD xaraf kasta macne gaar ah ayaa so loo gaabiyey lkn hadii PhD loo qoro Ph ayaa kalmad kawada socda sida Philosophy

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl Месяц назад

    Waxaan taageersanahay hadalka uu yidhi prophesorku ee ah masuuliyiinta jaamacaduhu waxay ka baqayaan haday ku shaqaalaysiiyaan inaad ka qaado booskooda mustaqbalka

  • @siciidcali2020
    @siciidcali2020 Месяц назад +1

    Waxan arka dad drka wax kashegaya waxan kula talin laha inaynu kafogaano xasadka oo drka uducayno keena waxbarta ee aqon kahadla waynu cayayna keena ugu xun dadka ee niikinayana waynu usabinayna

  • @dahirfarax2066
    @dahirfarax2066 2 месяца назад +1

    phd tusaale ahaan idiintuso ogaada ninka dhigaa musqusha ama suuliga waxow lagalaa tiish micnaha phd intaas kaleeyahay

  • @danjire7605
    @danjire7605 Месяц назад

    Galaydh wuxuu ku rafanayaa maxayga Soomaaliyeed balse Dr. Guudle waxa uu kusoo dabaal isleeyahay hadana Galaydh wuu dhago-adagyahay

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 месяца назад

    Somaalidu waa qateen phd lakiin waa caqli somaliyeed waa qalayl markaan waxay barteen reerkooda ayaa ku dhex guuxin

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 2 месяца назад

    Bii hij dii xee tahay? af ingiriisa was kasaa kaambayuutarkana waaba ku dheelaa xee kaga duwan tahay

  • @user-vb1kv7xn6i
    @user-vb1kv7xn6i Месяц назад

    Walee. Somali waad la yaabi PHD gadhka xiireysa sharubaha daynaysa timaha la baxaysa sidii jamhadii luuqaadiisa an hal daqiqo xidhiidhsan ku hadli karin aa waxwayn la ah war dadkaan daalan ee maskaxdoodu iskubuuqu haysto een illaalinta iyo kudhaqanka sunada fahansanyn umada ha u xayeysiinina xasaafadaay igamana ah inaan shaqsi gaar ah u socdo oon cid u danleeyhy

  •  Месяц назад +2

    Not p h Ditis p H D doctor ophilililoosophy yo you are pronouncing it like an Indian person am not but was closer to go forit after mymate,'s degree in agricultural agronomy as as a major insh'allh I hope I wiilldo in the nurture itis not esyas it requires a lot of research &reading