Puntland amnigeeda iyada ayaa Mas'uul ka ah,mana jirto cid ay u Daba fariisanaysaa. Xasan sh waa nin ciil qaba,mana ahan nin dan u haya Puntland iyo Soomaaliya inteeda kale midna. Waana qofka hurinaaya colaadda Beelaha ee dalka ka holcaysa. .........GUUL PUNTLAND...........
Abdulkadir Timajilic Alle ha ku xafido xaqa ayaad mar walba ka hadashaa cimri dheer iyo cibaado sun waligaa Alle ha ku siiyo Aamiin Puntland way guuleysanaysaa Alle idin guuuuul puntland
kooxda villada fadhida raali kama aha in argagixisada la cirib tiro. Hassan sheekh waa la shaqeeya argagixisada hassan waa cadaw soomaalida fidnad ka dhex wada
Sawir uma socdaane lacag in ay k7 cunaan oo iyaga loosoo Mario bey rabeen. Heeyhaato arfagixisadana iyagaa meesha dhigtay oobin la laayo ma rabaan. War waa la cirib tirayaa fasaxna loogama baahna xasan sheekh
Balwan wa runsheg ilahay ha ku hafido inshallah
Abdulahi balwan zhp sare ninka keliyo qubanihisa an idhafin gulaysa Laandhere
Guul puntland state💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤meelwalba iyo goorwalba amin 🙏 doofar xasan Waa abiliste lacag ayuu ka radinaya dagalka dacish Ee puntland
Dowladu way maseyr santahay waxay Puntland qabatay ayay qabankari waysay Guuleysta ciidamada insh allah ❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️💪
ilaahayow nabadbaadi adaabadbadolehe inaalilaahi wainaaileyhi raajacuun ilaahayow wadanka iyo dadkaba noobadbaadi 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 butland guuuuul guuuuuul
Balwaanoow Doowladd majirto. Hassan Guurguurte waa Mooryaan Qabyaaladd Dilootay. Dal Xaalufiye Waa Najaaz. Guul Puntland!!!! ❤❤❤
Guuuuuuul Iyo Gobanimo Abdulaahi Balwaaan 💪🙏💪🙏💪👍🏾💪👍🏾💪👍🏾💪👍🏾💪🙏💪🙏💪🙏👍🏾💪🙏🙏💪🙏💪🙏💪💪🙏💯👍🏾💯👍🏾💯
Mansh,ciidanka pundland guul guul iyo gobanimo..
Qolo ciilan ba soomaliya lagusgegaya subxanalaah😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Balwaan wariye soomaliyeed waxaku xusidoonta taariiqda halganka soomaliyeed guuleyso
Dowlada ayagaaba argagixiso ah oo ugu horeeyo roobow abu mansuur.
Balwan wall qaliya waa ku salamaya guul ba ku rajeynayaa
Masha alaah balwanow waxaa tahey wariye daacad ah oo runta sheega guuleyso wll
Media kaliya ee xaqa ka hadla guuleyso
Allah ayaa xaqa la jiraaya insha ALLAH
Asc Mr Abdullahi balwaan mashaallah waa runtaa waxa socda ma aha wax innabacaadi ah Xasan munaafaq been tii udadka ushegayay oo dhan ayaa banaanka timid....somaali oo dhan waa ogtahy wna lasocdaan waana wax cad oo muuqda.....
Thank you so much mr Abdullahi balwaan.
Puntland amnigeeda iyada ayaa
Mas'uul ka ah,mana jirto cid ay u
Daba fariisanaysaa.
Xasan sh waa nin ciil qaba,mana
ahan nin dan u haya Puntland iyo
Soomaaliya inteeda kale midna.
Waana qofka hurinaaya colaadda
Beelaha ee dalka ka holcaysa.
.........GUUL PUNTLAND...........
Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤
Abdulkadir Timajilic
Alle ha ku xafido xaqa ayaad mar walba ka hadashaa cimri dheer iyo cibaado sun waligaa Alle ha ku siiyo Aamiin
Puntland way guuleysanaysaa Alle idin guuuuul puntland
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan guul mw dowlada puntland mudane siciid abdulahi dani isimada cuqasha waxgarad shacabka ciidankoda puntland dagalka kula jiran argixisada dacish shbb iney ku so ma sawiran kooxda ceebta adunka ba ku dhacday argixisada madaxtooyada villa damajid oo hogaminayo eedaysane xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
🇸🇴Somalieey cadawga ARGAGIXISADA aanu ISKACELINO gacma HALAISQABSADO allah HALAGACABSADO
Maashaa Allaah, Madaxweynaha u ogolaada inuu tago oo isku sawiro.
Balwaanow waad mahada mahadsantahay. Casa munaafaq
Iyo yaleyda uu hor boodo wacba kama beddeli dagaalka puntland khawaarijta kula jirto.
Xasan dhiiqo waa dalaal raba inuu ka ganacsado shababka iskuna sawiro waa xasan baahane Mana dhargo guul guul geesiyada buntland
Guul iyo Gobanimo Jubbaland
❤❤❤❤❤❤
Good the brother of the somalia
🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿❤❤❤❤❤
SOMALI RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴
Balwaan. Daacad. Nimo. Wadani. Noolow. Saaxiib. Horusoco. Guuul
❤❤❤
Balwan wll puntland illaahey mooye aadane umabaahna
Guul Puntland Republic ❤❤❤❤
Somalia maxaa layirahdaa???
Xasan Sheikh sababta uu u doonayo dagaal uu isku sawiro waa in uu caalamka lacagta badan kaga helo taasoo jeebkiisa keliya ku dhacaysa.
Tekeda garacad ayuu xasan dhiiqo yiri aan furo xarig jarka jidkana waan idiin dhisayaa
Walaahi c.laahi balwaan sxb ayaga ayay dhibaysaa marka ha u bixin butlaan waxba lama yeelatay karo sxb
Xasan baahane iyagaa daacisha ooshabaaba waana waxlafilaayey
Dawlad maa ahee waa burburka soomaaliyaa
argagixiska la sheego ayagaa kamid ah waxey rabaa in xukunka ku dheereystaan.
Asc 🫵🦂🐒🫏🫏🫵xasan m wadini maaha araktidiisu waa gaaban tahay aadna wey uliidataa balse asaga uun bey ku soo noqon qaab xumadiisu 🫵🐒🫏🫏🫏🦂🫵
Masiibo alla ku rido xaasidnimo iyo waxa isugu darsamay doaoniimo walaahi xasan waa nin doqon ah doqonina waa xaasid
Balwaan fadlaan waxaan jeeclani laxaa iini jaale Osman Abukar Baale aad kadigto madhax weine somalia 2026.
Dubulujidiid waa argagixiso daawanaya u rabin ee weligoodo inya caalamaka ku deweresadan baya rabaan👁️
ooya kudheh walaadan isku sawiraayn xasan xabaalo qote iyo xamse msrxuun
Xasan gargurte waxa ka dhadhacsan Majerten Puntland yen Calamka horemar koda arkin xasidnimo le waye
Asc balwaan waad ka gaabisay dagaalka putlan sidii aad ugarab istaagi jirtay dagaalada
Marka.hore.pudlaand.ilaah
Guusha.hadiiyo.cadawga.dalka
Ku.soo.duulayna.allaah.hajabiyo.balwaan.waxaan.kuu.sheegayaa.dawlad.somaalyed.majirto
Adigba waad.ogtahay.majirto
Dawlad.dalkan.ilaahay.ayuu.leeyahay.shacabka.soomaaliyeed
Talo.ayaa.utaala
Asc
Xamar dawlad mataalo
Waa tuug ku eedan khayaano qaran
Waa in lala xisaabtamaa
Caafimaad ma jiro😮😮😮
Buntulaan guulaysta cadawgiinu hajabo
ARGA GISO. ARGAGIXISO. LAMADAGAASHO.
Hassan waxuu la shaqeeyaa argagaxisada, mana rabo ineey Puntland ka guuleeysato argagaxisada.
Shacab iyo mamul gacmaha ayay isheystaan oo si wadajir ah baa loola dagaalamayaa argagixisada.
Waa dilaaliin nimanka soomaaliya u taliya meel walba irsaaqad bay ladayayaan
Because waa uu taageersan yahay Argagixisada Asis and Alshabaab dawlada Somalia
DAMULJADIID DOQONSANAA😂😂😂. CAALAMKU TAKO TAKO IYAY ULA SOCDAAN DAGAALKA PUNTLAND KULA JIRTO DACASH‼️
Baleaanoow guulayao madaxaagu haraago waxaatahay weriye daacada oon cuqdadaysnayn noolaw jir oojoog weligaa
Xasan isagaaba argagixisada la shaqeeya fulay cashuur laga qaado yaa u joojinaya hubkii dowlada ayuu Arsenal ku warejiyey
Hassan munaafaq iyo xamza neef ayaga ah argagixiso runti lug maso dhigi karan munafiqintan an xishoon
Waxba laga warsan maayo Xassan
DowladSomaalimajirto.
Xassan iyo xamse ayaga aya ka mid ah qolyahas
Dawlada hasan waxay rabtaa sida carabtu tiraahdo oo ah (yabqaa xaal calaamaa huwa calayhi )ama argagixisadu ha iska joogto aniguna danahaygaan wadanayaa
Xassan ma qandaraas ayuu Ku soo qaatay
In inay dalka Argagixiso qabsato
Asc butlaan ilahay hatalosaarato ilaahay😮 baa kaalmo leh iyo awood
MIDA KALE XASAN CEEBAY KU TAHAY IN PUNTLAND KU GUULEYSATO LAGAALANKA DACASH😂😂😂
Uu jeclaan lahaa in PL argagixiso qabsato waayo deegaankiisa ayuu wax ka qaban wayey
Asc bacalwaan waa dad jirin how dhintaan jiradaas
Howgalku waa socdaa iyo sxbda calamka marka ha iska hadlo loo joojin maayo
Maba loobahana dowlada aad sheegaysa saaxib buntladi waa iskuber filantahay saaxiib
Subxaanallah Hassan isagaba ah argagixiso why u udidaya in lala dagaalamo argagixisada??????
Isku sawir meeshan mataale dhiiqo imahsane meesha dabadaa xabad laga galinayaa
Haduu diido iyo hadii kaleba puntland howsheeda cidna u daba farisan mayso
XASAN AYAX CAALAMKUU LACAG KAGA GURTAA LADAALA KA ARGAGAXIDA😂.
Sxb naga daa wakhti dhamayska barnamijka ayan idinkugu so gudbin donaa naga jooji please toos warka u gal. Kumana hiifayno ee warkaaga wu fiican yahay lkn ku celcelis baa ka buuxa
Dawladaa.keentay daacishta.soo.uma.eka
Dowlad maaba jirta? Dowladeey xaal qaado
Xasan waxuu rabaa inuu ciidankii soomaliya diro butlland oo shabaabkaas lashaqeeya
WALAAL BALWAANOW WAABA WANAAG IN DAMULJADIID MEEL FOG LA JOOGTO PUNTLAND, INTA DAGAALKU SOCDO😂. WAAYO XASAN IYO XUKUUMADIISU WAA JAAJUUS, WAANA KAMID ARGAGAXISADA. XASAN SHEKH WAA ALSHABAAB.
kooxda villada fadhida raali kama aha in argagixisada la cirib tiro. Hassan sheekh waa la shaqeeya argagixisada
hassan waa cadaw soomaalida fidnad ka dhex wada
Cafimaad majiro Dagaalka Puntland waxuu ka soocaad Puntlnd ee kama socdo maamulada Xasan Sheikh xukumo.
Yuu Caafimaad u hayaaa? Ma Naf buu hayaa mooryaankaan? Aqas
Sawir uma socdaane lacag in ay k7 cunaan oo iyaga loosoo Mario bey rabeen. Heeyhaato arfagixisadana iyagaa meesha dhigtay oobin la laayo ma rabaan. War waa la cirib tirayaa fasaxna loogama baahna xasan sheekh
Ma haysaa wax cadeyo inii dowlad federalka diidantay
Kkkkkkkkkkkkk
Ayaga haddee wax dhec iyo boob ayeey yaqaanin wax wax hagaajinayo ma rabaan.
MUDANE MADAX WRYNE DSL XOREEYE MADAX WEYNE DR HASSAN SHEEKH MOHAMUUD GUULEYDO CODOWGAAN HA JZBO
Hassan Tuug ma adeerkaabaa?
Runtii hawiye waligood lama dagaalayaan argagixiso waayo hawiyoo dhan hoteelo ayay xamar kaedisteent kaan hoteel lahayn wuxuu leeyahay diyarad yar oo busineskoda aya ku xiran 😂😂 hadii lashabab la dhameyo xildhibanada gurigooda ay seexanayan
Kkkkkk iyagaa daaacish iyo alshabaab madaxda dawlada somaliya
War xasan iyo kooxdiisa waa tuugo ummada loo soo direy
Wayab madax dhuuniqatayala yaa laheshiinkara waa coloshod ushaqaystayaal hala ogado
Xasan munaafaq iyo Xamse waxeey rabaan ineey isku sawiraan maxaayeelay waxeey rabaan ineey dhaqaale farabadan kuga qaataan wadamada Europe iyo Ameerika sidaas awgeed hadaanaan lacag naalagu siineeynin dagaalka Daacish waxba nagama gelin macnahoodu waa sidaas oo cad .
Waxay isku waafaqaysaa dawladu meesha iyadu ma keenin oo see ugu raacdaa in lala dagaalamo
Warkaaga oo idili wuxuu saabsan yahay: Xasan Sheekha ayaa UF ah, Deni ayaa SHAXSHAX ah. Warka sidaas ah, kaama dhegaysanayno, sababtu tahay labadan nin waxay ahaayeen isku barnaamij si loo buruburiyo cidanka xoogga dalka, haddana dagaalka ciidanka Puntland la galeen Daacish waxay ka dhigan tahay in Puntland ay tahay sida dal ka madax bannaan soomaaliya inteeda kale.
Oggolaansho loogama baahna, fasaxna lama weydiinayi in lala dagaalo argagixiso.
Oky dhaawaca leykase dibada Loma qadi karo miyaa maxaa udiidayo war bal inkaartan daya
Hassan dhiiqo waa tii ku ceebobi laha inu la shaqeyo argagisada isku cadeenayo wuuna ku fashil maaya
Maya madhicikarto mitaas
Kkkkkk waa wada igu sawir
DOWLADA WEY KA BEXEEN MANA ISLA SHAQEEYAAN EE AFIGA UNBAA WARKAAN VEENTA AH WADA YAAHUU