Waa Khad cas Barakicinta re Qaza Haysoo Wicin Al-SISI oo Furka Tuuray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 янв 2025

Комментарии •

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 12 часов назад +1

    Mansha Allah ee alow ugargar oo xifti falstin guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 16 часов назад +2

    MADAXWEYNE AL_SIISI , MAASHA ALLAH, RAG RAG DHALAY.

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 17 часов назад +1

    ❤🎉ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha caalmka siiba B/dhexe ❤😂🎉❤😢🎉😮😊😊😊❤❤❤❤

  • @monaali5253
    @monaali5253 18 часов назад +1

    GUUL IYO GOBANIMO🦁🦁🦁

  • @Sadiya-g7e
    @Sadiya-g7e 19 часов назад

    Maanshaa allaah qad axmar arlufalastiin❤❤❤❤

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 18 часов назад

    ascww maasha allaah
    illaahay ha guuleeyo falastiin
    yuhuud iyo gaalo iyo munaafiqiintana Allaah dambas iyo digo haka dhigo

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 19 часов назад

    guul wacan waa sidaa hadalku

  • @abuwaanomurtiile3434
    @abuwaanomurtiile3434 17 часов назад

    Waa mowqof xaq ah waajibaad ah xaqiiqna ku dhisan

  • @SargaalbashiirCabdi
    @SargaalbashiirCabdi 15 часов назад

    OK good siisi

  • @Muselibaax
    @Muselibaax 18 часов назад

    Odhan in u kadha weyan miihimaadu inshalaa

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c 18 часов назад

    Reer falastiin uma danaynayo ee kursigiisa ayuu daneeyay mw sisi

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 3 часа назад

    Waxaa lakiini donaa reer falastiin dalka soomaliya waane sidaa imuuqato

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 3 часа назад

    Sisi dadkas waaso masafuri doona

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 16 часов назад

    Iyagaa keensadey kas Americanku
    Hala arko wxy kudanbeyn
    Tii Allah beynoqon

  • @shukrifarxan8065
    @shukrifarxan8065 19 часов назад

    (SiSi Iska hadlow ina igarre ) doqon soomaaliya usoo socda

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 18 часов назад

    Wallahi Carabta wali dadnimo ayaa kujirta luqada adag uu kalahadley ayaa qalbiyada muslimiinta daweyey, barigii ay ethiopia heshiiska lagashey somaliland luqadan oo kale ayuu kuhadley waliba waxuu kudarey yaan latijaabin awooda masar ilahey habarakeeyo

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 19 часов назад

    waxaan ka baqayaa inuu shacabka iskaga jeedinayo ee uu ogolyahay

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 19 часов назад

    lacnatullah sisi iyo natan yaahu

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 18 часов назад

      Falastine guul ❤❤❤❤

  • @samatermahamed4080
    @samatermahamed4080 7 часов назад

    ❤❤❤😂

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 6 часов назад

    Trump Allaah haka Qabto aduunka dhibaatuu ku soo wadaayee waa doqon dhergay oo awood is biday oo bilaa caqli ah Dad dhulkoodii loogu yimi oo dadkii yimi ay leeyihiin ka baxa dhulkiina oo uga baxa Gumaysteyaal dhulka yimi oo ka yimi Yurub iyo maraykan Koofiyad yartu waa qaar ay reer Yurub iyo Maraykanku khaati ka joogaan iyagaa iska soo masaa furiyay magrigooda iyo khiyaanadooda koofiyad yartu meeshaas bay rabaan inay isaga hayaan laakiin Yurub iyo maray kanba iyagaa dhaqaalihii haysta iyagaa Siyaasadii haysta Madaxda Yurub iyo maraykan waa la haysta yaal aan ku dhiiran karin in ay iska qabtaan koofiyad yarta meel walba haysta hadana raba in ay qabsadaan dhulka bariga dhexe

  • @itzManha125
    @itzManha125 19 часов назад

    Beenlow waaye zizi lacag luu rabah masrida xitaah lacag darteed waa ka qixinah dalka dhan eeyga gaaban 😂