Taariikhdii Faysal cumar mushteeg maxamed Maxamuud Busi $ Mubaarik cabdi yuusuf

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024

Комментарии • 31

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar 5 лет назад +7

    Ilaahay ha naxariisto Faysal. Busse . Waxaa igu danbeysa isaga ka heesays hanuuntii gacan libaax dhamaadkii 1979 markuu fanka bilaabay waayo waayo.

    • @MustafaAhmed-bg1cb
      @MustafaAhmed-bg1cb 5 лет назад

      Waxaad I xasuusisay taariikhdaas uubusi ka heesi jirey gacan libaax heesihii uu inoi qaadi jiray
      Shaqlan shaahay karisaa
      Ana a waan shushubnaa waayo waayo

  • @abdilaahihussencg9169
    @abdilaahihussencg9169 2 года назад

    Labadab alle haa uu raaxamado
    Taariikhidu waa dhaaxal caaw waxa ii caawiisey ceenjeelad laa duubey maararan kuba jiirin haawad faanka
    Waxada kaa taagteen taarikh lamo ilaawanaha

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 6 лет назад +4

    Alle Haw nxariisto Faysal
    sido kale Waxan Aad uga hela Sxpkii Maxamed Mooge

  • @nurmaxamed5863
    @nurmaxamed5863 2 года назад +1

    Faysal and busi ayarxama xaaxiim aaamiiin

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 Год назад

    Rabbi haw naxariisto labadoodaba Ameen janno fardawsana haku casuuumo amiiiiiiiiiiiiiin

  • @abdirizaknur5964
    @abdirizaknur5964 6 лет назад +1

    Allah ku naxariisto legendary singer faysal cumar mushteq. May Allah grant Jannatul-Firdaus and forgive his sins Ameen.

  • @Cadaroosh
    @Cadaroosh 4 года назад

    Alle ha u naxariisto Faysal, BUSI iyo M mooge

  • @haldoormedia6140
    @haldoormedia6140 Год назад

    Alle haw naxariisto ustaad faysal cumar mushteeg

  • @maxmedwardi2495
    @maxmedwardi2495 6 лет назад +2

    Ilhy ha nxriisto the one and only faysl

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 4 года назад

    NAXARIISTI JANO ALLAHA KA WARAABIYO FAYSAL CUMAR MUSHTEEG

  • @mustafemuxumed989
    @mustafemuxumed989 3 года назад

    Allah ha u naxariisto labadaba Aamiin Aamiin

  • @bigboss2300
    @bigboss2300 4 года назад

    Alle ha u naxariisto dhamaantood maanta ayuu Busey ku dhintey magaalada Hargeisa 😭

  • @abdulrahman.m.hassan5755
    @abdulrahman.m.hassan5755 6 лет назад

    Faysal cumar mushteek rabi naxariistii jano ha ka waraabiyo.

  • @cqaniomaar5067
    @cqaniomaar5067 3 года назад

    AUN Faysal iyo Busi

  • @nuuromar1261
    @nuuromar1261 4 года назад

    Allh ha unaxaristo Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @mustafeabdilahi5613
    @mustafeabdilahi5613 3 года назад +1

    He was legendary, scholar and founder of the new Somali music in the 1960s.
    Illahay ha u naxaisto 🙏🏾🙏🏾

  • @ibrahimabdullahiaden3728
    @ibrahimabdullahiaden3728 3 года назад

    Legend feyzal

  • @ademmaxamud6942
    @ademmaxamud6942 6 лет назад

    MACALIN WAYN ILLAHAY HA U NAXARIISTO

  • @ahmedgellah3050
    @ahmedgellah3050 4 года назад

    SAWIRADA MEESHA KA MUUQDAA MAAHA KUWII MACALIN FAYSAL.

  • @faisalmohanmuuse3211
    @faisalmohanmuuse3211 6 лет назад

    Allow ku naxariisto

  • @sahraabdi1589
    @sahraabdi1589 4 года назад

    Busi walaalkay bay saaxiib ahaayeen

  • @hashielmi2594
    @hashielmi2594 5 лет назад

    Okay

  • @abdiali7666
    @abdiali7666 5 лет назад +1

    Mohamed. Mooge Ma cid la ag dhigo o somaliyed ba jira busiyow wa su aale

  • @muktarmohamed636
    @muktarmohamed636 6 лет назад

    Faysal cali mushtek abwan qliya Alle hakunaxaristo

  • @faisalmohanmuuse3211
    @faisalmohanmuuse3211 6 лет назад +2

    Faisal

  • @mazlaxfx5256
    @mazlaxfx5256 6 лет назад

    codkii cidi mahayso

  • @faisalmohanmuuse3211
    @faisalmohanmuuse3211 6 лет назад

    Faisal