Qaraam: Subcis Al-Ustaad Faysal Cumar (Mushteeg) AHUN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 542

  • @haldoormedia6140
    @haldoormedia6140 Год назад +57

    Labada dherer way u dhexaysaayoo,
    Labada dheemman way u dhexaysaayoo,
    Ma dhuubna dhumuc weynna lama siinnoo,
    Ma dhiirrana dhagarna kama baqatoo,
    Waa dheddig ninna way u dhigantaa,”
    Buyuud ka mid ah Qaraamkii hodanka iyo curiskaba ahaa ee Feysal Cumar Mushteeg
    Faysaliyaad
    “Duqii waran buu I dari gaadhoo,
    Dirqaan ku baxsaday daraaddaayoo,
    Deeqay maqal laysku keen diid,”
    Halkanna jacaylkii ayaa kula fogaaday, oo muxuu yidhi:
    “Dharkana kama dilin dawaarluhuyoo,
    Diricay gashataan I deyneyn,”
    Kol ay digo tahay dubaabku ka tegay,
    Nafiba naftay doonto waw dawee,
    I daaya maxaygu kiin diray,”
    Anigaa doortay deynna kari maayee,
    I daaya maxaygu kiin diray,
    Xarafka ‘Fada’ waxaanu ka hellay beydkan oo keliya:
    “Kaliishoo fogaatay fore dhacaa,
    Faniyay araggaaga lagu farax,”
    Bal hadda aynu u gudubno xarafka’Ta’da’ iyo inta laga hayo, ama Busi ka qorayba habeenkaas, waxaana ka mid ah:
    “Tilmaanta yartaan Tufaax ku masleed,
    Timaha moodid naagihii Turkiga,
    Aayar uun ka tag waa tu’ igu adage,
    Tashadoo hadal wuxu isugu tegay,
    In aan shaqadaba iskaga tago,”
    Waa kan haddana isaga oo jacaylkiisii la hadlaya:
    “Tufaaxay haddaad carrada ka tagtood,
    Badaha ka tallowdo ta ugu dheer,
    Tawaawac iyo taah la ledi maayee,
    ‘Tip-top’ kolley toob ka sii tolo,”
    Sadarkaa ugu danbeeya ayaa tilmaamaya ilbaxnimadii iyo reer magaalonimadii Feysal Cumar Mushteeg, Ilaahay naxariistii Janno ha ka waraabiyo e’.
    Immikana wuxu ka calaacalayaa siday naftu uga dakaatay ee uu ku seegay cibaadadii iyo salaaddii ku waajibtay, waxaanu yidhi:
    “Markaan ku tashado in aan tukadaba,
    Waxaanay tamartaydu taabayn iyo,
    Tumashay naftu ii tilmaantaa,”
    Bal immikana aan u tallowno buyuudda uu ka tidcay ama ka soohayba xarafka ‘Gada’, waxaanu ku bilaabayaa:
    “Is-gabay waxna guursan kari maayee,
    Meel baa I go’aysa goortaan arkee,
    An geeriyoodee hay hor geynina,”
    Gargoorkii ku yaallay Geed-deebliyo,
    Gal-saxar mar labaad ma gaadhnaa,”
    Wuxu ka mid yahay beydadka ugu caansan Qaraamiga ee aynu inta badan dhegaysanno.
    Aynu u digo-roganno xarafka ‘Wa’da’ iyo intii Feysal Cumar Mushteeg ka yidhi. Wuxu ku bilaabayaa buyuuddan uu ku xusayo saaxiibkii Maxamed Wardi, fannaankii weynaa ee Soodaaniga ahaa, waxaanu yidhi:
    “Aniga Wardi baa I waalaayoo,
    Waadigii cishqigaa I walwaalanayee,
    Waxaan qabo mayga werisaan,”
    Haddana waa kan waddadii Bari u baaqaaya ee leh:
    “Waddada bariyeey ku weheshaday,
    Warkiyo hayga goyn waraaqaha,”
    Wiigganba War-idaad baan dul weehanayee,
    Tanina ma Wadaamo-goo baa,”
    Wardi aynu ku noqonno:
    “Haddaan wed I dilin wiiggaa dabadeed,
    Sidii Wardi baan u wadayaa,”
    Waxa kale oo buyuuddan ka mid ah, tuducyada caan-baxay ee ay ka midka yihiin:
    “Markaan weynahay ku waafajinayn,
    Waddada toosan waad ka weecan ogtoo,
    Wadiiqad martaa wedkaaga ah,”
    Wuxu ku darayaa:
    “Waagii ii beryaba wareer ii kordhiyo,
    Miyaanan wax I waala waayayn,”
    Bal hadda beydkan u fiirsada sawirka uu bixinayo:
    “Waan weydoobay kuu war noqon meysee,
    Sidayda ma waalan gaadheen,”
    Beydkanna wuu ku calaacalayaa:
    “Wakiil adaga iyo waqtaan waayee,
    Wanaagsan igamay wareegteen,”
    Markanna waa xanuunka kalgacalka iyo laxawga, ku-ye:
    “Wadniyo sanbab wada shaqaynaayoo,
    Mid wiiqmay xanuun ma waayaan,”
    Mar uu jacaylkiisa u barooran gaadhayna wuxu yidhi: 
    “Wehelo waayadaa war kama helinee,
    Ma weertay siduu waalidkay go’ay,”
    Markanna wuxu u digo-roganayaa xarafka ‘Ha’da’, waxaanu ku bilaabayaa:

    • @The-G7
      @The-G7 6 месяцев назад +1

      Dude, waad ku raaxeysatay intaan.

    • @The-G7
      @The-G7 6 месяцев назад +3

      Waxaan arkay fariintaan 10bilood kadib faafinta faalladaada, waliba adiga oo noo diray fariin sugitaan oo aan sugeyno xarafda “H-da” ee haddii aad aragto faallo-celinteydaan, waxaan ku ogeysiinaya inaan ku sugeyno, dude.

    • @gurey.ismail
      @gurey.ismail 6 месяцев назад +1

      ❤❤❤❤

    • @tayoBosaaso
      @tayoBosaaso 6 месяцев назад +1

      war nio adaa noocad kalaaye bal iisoodir sxb

    • @mohamedaden3409
      @mohamedaden3409 6 месяцев назад

      Cajiib buu ahaa

  • @XafsoCumar
    @XafsoCumar Год назад +46

    😢😢habiin aan aad umurugsanaa aad ugu xiisay aabaheey macaan 😢😢waliba hurda la ,aan iheeyso 😢6/7/2023😢xoogana jaceel ihaayo saxiibkeey kala caresan nahay 5 bari iyo 5 habiin 😢aan iska ilaalinaayo inaan lahadlo qalbigana aan karabo hadalkiisa 😢miss you ayaanle 😢
    Waxaasa iiga xanuun badan hamuunka iyo xiisaha aan uqabo aabaxeey miss you macaanihii idhalayoow 😢😢
    Allow iigu naxariiso aabe 😢😢
    6/7/2023
    Sacada 2:15😢😢😢
    I.n waxaan rijenayaa guulo fara badan 😢😢iyo isbadal badan 😢😢guul nafteeyda 😢😢💪👸💝

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 3 года назад +68

    Daawo buu ahaa
    Aan doonayayoo
    Dugsi buu ii ahaa
    I deyrinayooo
    Nafteydoow meel darani
    U diiidijiryoooo
    Anigaaa deyriyooo
    Ka dhaqaaqayeeee🚶‍♀️🙄😰 caleyk AUN mushteeg🤲 24/11/2021 AXAD 16:30pm xili roobaad jawi qurxoon⚘⚘❣❣

    • @stargroup2124
      @stargroup2124 2 года назад +5

      Ooof caleek inan subcis dhagaysanaysa oo sidaa u fahmaysa. Eesh qiyaasak. Quluubul caarifiin lahaa cuyuun akhyaar

    • @haawodagan5472
      @haawodagan5472 2 года назад +1

      @@stargroup2124 si gaar ah baan u jeclahay subciska inbti👌 mhdsnd in bdn🙏🙌

    • @Anshaxa007
      @Anshaxa007 2 года назад +1

      Arbushkaba wuxu ka jira kolkay Erayadaha & Codkaa U dhuuxodiyo lafahodadhex maquurto ayay hadana afqalad iyoEnglish kga koomen bxinayan...yaab..wxa so dhadhan ayay luuqada in leedahaye wx maqashan

    • @inabeed7691
      @inabeed7691 Год назад +1

      Adiga hees walba waan kugu ciya al qaraam ayaad tahy sidaydoo kale
      Xaawo degan❤

    • @haawodagan5472
      @haawodagan5472 Год назад +1

      @@inabeed7691 aad iyo aad wll nooloow🥰

  • @MaxamedCali-j7u
    @MaxamedCali-j7u 10 месяцев назад +18

    Waan ku faraxsanahay in aabahayo
    Uu nagu dhalay cod macaan
    Faysal cumar xasan mushteeg
    Aabe weli waan daawanya heesagii macanaa😢😢😢😢😢
    2024❤😢

  • @mohamedmohamud3639
    @mohamedmohamud3639 3 года назад +55

    If you are listening to this Somali classic 20/21 you are no doubt a legend oyee for me this was 1973 you can now consider yourself to be a friend of mine

    • @Fadka213
      @Fadka213 2 года назад +3

      I already did but miyaanay ku haboonayn intaa inaad soomali nooga dhigtaa

    • @mohamedmohamud3639
      @mohamedmohamud3639 2 года назад +2

      @@Fadka213 A thousand apology my friend

    • @Fadka213
      @Fadka213 2 года назад +1

      @@mohamedmohamud3639 haye madaxeey.😁🙏🏾

    • @ilwaddjamal2128
      @ilwaddjamal2128 Год назад +1

      ​@@Fadka213❤

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Год назад +1

      Saaxib caawa heestani ku murqaamayaa ,greating from Minneapolis Minnesota Legedow

  • @dacwadaiyodiintachannel6376
    @dacwadaiyodiintachannel6376 4 года назад +35

    Waligay cawa Ayan dhagaystay qaraami iso dhaweeye dadki iga hor fahmay hobolada bal cawa love igu so dhaweeeeye durba waa lay hayaa aye waan ku ciide hay fogaynina ciid mubrik

  • @abdisalaanfiridho2915
    @abdisalaanfiridho2915 4 года назад +41

    waayo waayo subcis 2004 ayaan aad u dhageysan jirey anoo ah fasalka 3 ilaa hadda canjaladihii waan hayaaa allaha u naxariisto sanadku wa 2020/1/31 sacaadu waa 8:9 iyo dhuusamareeb

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 5 лет назад +81

    Faysal ma aha fanaan kaliya dee audio kale wuxuu ahaa macalin mudo dheerna wuxuu ka. shaqaynayey safaaradii Somalia we sucuudiga allahaw naxariisto macalin faysal cumar mushteeg waa haldoorkii la dayacay waxan halkan ka tacsiyeynayaa dhamaan inta fanka jecel iyo taageerayaashiisii fadlan liketa haygala bakhaylin mahad sanid jaale yaal mudane yaal iyo marwooyin

    • @masuttimoh4823
      @masuttimoh4823 5 лет назад +1

      Sxp alle naxariis tii jano Haka waraabiyo wuxu ahaa nin ladayacay
      Maxay nin hargaysi dayacday

    • @abdikadarmohamed2863
      @abdikadarmohamed2863 5 лет назад +1

      ibrahim abdi

    • @osmanmohamoud143
      @osmanmohamoud143 5 лет назад +2

      Alla yarxama. Kaalinta koobaad ayuu iigu jiraa.

    • @mohameddanood1659
      @mohameddanood1659 5 лет назад +1

      Ala haw naxariisto wuxuu aha macalin kaygii Muda kadib waxan isku aragnay hargaysa oon mudo joognay Kadinba geeridisa waxa ku maqlay qurbaha

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 5 лет назад +1

      Alle ha unaxaristo macalin wuxu ka ahaa wakhtigii dawladii siyad barre wuxu wax kadhigi jiray qardho waa ninkii yidhi qardhoo wacan baan ka qaylinayee hadaan galay qaabo qawseyn

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 3 года назад +26

    Mar kale ayaan caawa ku soo noqday heestan. 23.July.2021 Daarasalaam, Khartoum, Sudan.
    Eebbe ha u naxariisto Mushteeg.

    • @hoodomahamud6939
      @hoodomahamud6939 2 года назад

      Amiin

    • @mustafexirsi
      @mustafexirsi Год назад +1

      4.may.2023 ayaan heestan Hargeisa ku dhegaysaayaa. Eebbe baladkaygii Suudaan oo xaalad dagaal galay nabad ha ku soo dabbaalo.

    • @mustafexirsi
      @mustafexirsi 6 месяцев назад

      17.04.2024 Hargeisa.

    • @mustafexirsi
      @mustafexirsi 3 месяца назад

      23.07.2024

  • @Hurre43
    @Hurre43 2 года назад +8

    Daway ii ahayd
    Aan doonaayoo
    Dugsi bay ii ahayd
    I diirrinayoo
    Naftayday daranyada
    U diidi jirtaye
    Anigaa doqonoo
    Nin kalee ku daraye
    Dabayshu mayla dhaaftay dacallada!
    AUN ~ Legendry singer ~ Mushteeg.

  • @latestevents6593
    @latestevents6593 5 лет назад +22

    Subxaan alah fanaaniin tiI somalida ee first claska ahaa 95% waxay ahaayeen reer waqooyi maanta waxa ka nool 3 qudha cumar xasan rooraaye .maandeeq iyo khadara daahir intii kale way dhintiin ilaahay dhamaantood ha u naxariisto

    • @maryamsaleban4851
      @maryamsaleban4851 5 лет назад +2

      AAMIIN CABDI JIBAAR AL KHALIIJIBA WAA NOOL YAHAY

    • @ibrahimnooraden7676
      @ibrahimnooraden7676 3 года назад

      Waxaad ilaawdey Aamino iyo Hassan Aden Samatar ee hada nool. Inta dhimatey Alle ha u naxariisto kuwa nool cimri dheer iyo cibaado suuban baan eeba ugu baryayaa. Waa waqti tagey oo aniga iyo jiilalkalaba naga hordhacey oo aan dib u soo laabananeynin.

    • @SuugaanSafari
      @SuugaanSafari 3 года назад

      Saddexdaasina wakhtigaa kala irdheeyey.
      Cumar X Rooraaye Hargeysa wuxuu kaga nool yahay Xaafada Idaacada fankiina wuu ka hadhay.
      Khadra Daahir hargeysa ayey iyaduna degan tahay Xaafada Masalaha.
      Maandeeqna waxaan maqlay iney Ingiriiska degan tahay.
      Hibo Nuura maraykan kaan ku ogaa.
      Shankaroon weli way nooshahay.

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 3 года назад

      @@SuugaanSafari maandeeq hargaisa ayay joogtaa waxaan ilaawey Amina cabdilaahi oo boorama degen iyo sahra siyaad oo qurbaha joogta

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 3 года назад

      @@khadarhussain1741 Waa ayeeyooyin, marka ka daaya heesaha iyo niikada iyo waxa aad la daba socotaan waayo waxaasi waxay ahaayeen waqtigii dhalinyaranimada iyo caashaqa.

  • @mubarakgeedi7700
    @mubarakgeedi7700 2 года назад +13

    Nasiibkaygiyeey Is nici maynee
    Intaad nabad-dhoofto, soo noqo
    Hayaay garo oo yaan
    Wanaag la gees marineey
    *** *** *** *** *** ***
    Subxaane Ilaah, Adaa sawiree
    Saamiyaa sabab iiga soo dhigay
    Hayaay, garo oo yaan wanaag la gees marineey
    *** *** *** *** *** ***
    Daway ii ahayd, aan doonaayoo
    Dugsi bay ii ahayd i diirinayoo
    Naftayday daranyada u diidi jirtaye
    Anigaa doqonoo, nin kale ku daraye
    Dabayshu mayga dhaaftay dacallada
    Hayaay, daalayoo dalambaabi baan ahay
    **** *** *** *** *** ***
    Cusbiyo kama maarmo geelu caroo
    Cirkiyo wuu ogyay halkii cosob lehe
    Ceeb maaha hadaan ku caashaqaye
    Cidliyo ha igu tuurin ciirsila'
    Hayaay, iloobaye hay ogeysiin
    *** *** *** *** *** ***
    Ciilkayga kolla caashaq deyn maayoo
    Ciyaarta cid kale la garan maayee
    Carsaanyo sigaarka hayla cabtee
    Ciiddii badda cagaha ii dhiga
    Hayaay, garo oo yaan wanaag la gees marin
    *** *** *** *** *** ***
    Sidii geed ku yaal bankii Giriyaad
    Goonidu waa mid laygu talo galay
    Hayaay, daalayoo dalambaabi baan ahay
    *** *** *** *** *** ***
    Gubtayoo xalay gogoshii qaban waayoo
    Galgashoo waagu iigu galac yidhi
    Hayaay, miyaa Degan laysku keen diray
    *** *** *** *** *** ***
    Nax iyo ma taqaan nacabkeedoo
    Nafii ma xasuusna naanaab I badaye
    Duulkii nacay bay kusoo noqotaye
    Calool nugulaa naftaydani
    Hayaay, gara oo yaan wanaag la gees marin
    *** *** *** *** *** ***
    Nafciga uma aydo naaskeedoo
    Qofkii ay nuujisaaba waw nacabe
    Nasiib daranaa naftaydani
    Hayaay, daayayee qalbigaa i daba wada
    *** *** *** *** *** ***
    Waxaan ahay joogaha maqanoo
    Waxaan ahay jiif nin loo diidoo
    Waxaan ahay ruux lakala jarayoo
    Jabuuti iyo Jawhar kala jira
    Hayaay, Rabiyow labada talaba tii roon!

  • @maizaahmed9696
    @maizaahmed9696 2 года назад +2

    Nasiibkaygiiyey is nici maynee
    Intaad nabad dhoofto soo noqo
    Cod mcn iyi hadal murti leh
    Allah haw naxariisto mushteeg
    11:35pm 5/10/2022
    Arbaca😥😥

  • @abwaanshaafici7060
    @abwaanshaafici7060 Год назад +7

    16 January 2023 waaaw im still listening to this pure genius words and will never get old ilaahey ha u naxariisto legend faysal cumar mushteeq. From ruunnirgood shabeelada dhexe.

  • @gulledkoshin4553
    @gulledkoshin4553 4 года назад +11

    Ilaahoow kuu naxariiso. Macalinkii waynaa ee Soomaaliyeed Faysal Cumar. Looma qiimeyn qadarinta uu mudnaa. Marsoobax ayuu ahaa aan dib inoo soo maridoonin. Nasiib daro Soomaali buu ka dhashay. What a talent!!!

    • @sooyaalmidia3053
      @sooyaalmidia3053 3 года назад +1

      Dadka asago kale ah ummaduhu taalo bay udhistaa

  • @asiye717
    @asiye717 4 года назад +31

    Ceebmaha hadan kucaashaqayey
    Cidliyo haigu tirin mel an cirsi lahyn😢
    Allow unaxariiso Ustad ka 🤲🤲🤲

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 4 года назад +81

    My Great Patriotic Heroic Teacher at commercial intermediate school in Mogadishu 1965- 6 late Ustaad FEYSAL cumar Mushteeg (AHUN) He thought us the 3 Rs , history and culture of Somalia., he thought US laughter and he made US believe that we can reach the moon in our future ENDEAVOR. MAY ALLAH BLESS HIS FAMILY AND his Soul.

    • @abdisalanabdullahi5862
      @abdisalanabdullahi5862 4 года назад +5

      That is great iam so happy to see such like this thanks prof Dr

    • @mkali4230
      @mkali4230 4 года назад +3

      I have listened interview when he was teaching commercial school, 😢😢 truly he was legendary my Allah give him janatul Fardowsa amiin

    • @samiirahmed
      @samiirahmed 3 года назад +3

      Taught**

    • @Canada-1958
      @Canada-1958 3 года назад +1

      @@samiirahmed thanks for your corrections. CHEERS

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 года назад +1

      @@Canada-1958
      Mahadsanid Dr Bishara Egal aamiin ducada

  • @OHH2004
    @OHH2004 11 месяцев назад +5

    may Allah grant him Janatul firdow the ledgandy Ustaad Fasysal Cumar Mushteeg I love this song and many more fro him tonight I am listing from Minneapolis MN

  • @mohamedadenabdulle7150
    @mohamedadenabdulle7150 5 лет назад +13

    Wuxuu ahaa mucjiso soo maray fankii macnaha lahaa ee soomaaliyeed Maxed Cumar Mushtek (Feysal)
    Allaha yaa raxma.

  • @kaledkck45
    @kaledkck45 5 лет назад +11

    Gubtayoo xalay gogoshii qaban waayoo
    Gal gashay waagu iigu galac yidhiye...
    FAYSAL CUMAR MUSHTTEEG AUN
    NICE SONG

  • @hassanhaid1782
    @hassanhaid1782 4 года назад +11

    Wa faysal omar mustaag oo qaadaya subciis kamanga waxa tumaaya xudaadi waxa lafadhiya gurkha Xudaadi a Kuyala via labaarya oo Mogadishu.
    Wan fadhiyey habanaga iyo habanwalba . Wa xasus.
    Fadhibu noo aha gurigi xudaadi
    Mohamed Ahmed
    Faysal .hadraawi .
    Abdi qaes .mohamed mogeh
    Damaan fananintaa dhabta ah kasojaday SOMALILAND .

    • @cawiyemayaabo7657
      @cawiyemayaabo7657 4 года назад

      Mahad sanid waana kuu taariikh waliba aad u fiicnayd🙏🙏🙏

    • @Garyaqaan78686
      @Garyaqaan78686 2 года назад

      Kabankan ma xudeydi baa tumaya mise faysal?

  • @laaleyschannel2711
    @laaleyschannel2711 4 года назад +16

    Musheeg qaaLisanaa cod dahabiya oo Lagu raaxaysanayo.
    fanaan qaaliyuu ahaa waana fanaankii ugu horeeyey ee Lacagta ka heesay iLaa Maanta ayey na haysataa dhibaatadeedu😢😢

  • @user-ji6ok6fg5sfatima
    @user-ji6ok6fg5sfatima 10 месяцев назад +4

    Cawoo aytahay hamyn hamaynadayda kamida waxaa iishidan heeskan waxan ahay safar waxann katagayaa guriga hooyoday naftuna waxay ileedahay hooyo hakatagin❤😢wan kula qaadan donaa waayo badan hooyo mcn haduu alle idaayo🥺
    Sidookale waxaan aad uugu xiisay saxiibkay oo asna safar ugu baxay wadan kale oo aan waayy mobile kiisa😢 waxan rajayn inuu dib uugu solaabto khadka asagoo nabad qabo ❤🥺
    Nasiibkaygiiyoow is niciimaynee2
    Intaad nabad dhoofto soonoqo2
    I miss you CabdirashiiD♥️🥺
    22/12/2023
    Sacadu 10:27 pm
    Sidaas iyo nabad galyo👋🏻🥺

  • @ibrahimzadha6653
    @ibrahimzadha6653 5 лет назад +20

    MY BOTH LEGENDS :-
    AHUN Faysal cumar iyo sahra axmed jaamac laba Qof oo aan aad jeclaa Fankooda
    Rabboow Naxariistaada janno ka waraabi allahuma Aaaamiin

  • @abdullaahimohamedfarahguur909
    @abdullaahimohamedfarahguur909 11 месяцев назад +3

    Waxan dhagaysanayaa caawa oo tariikhdu tahay 14/11/2023 amintu tahay 00:08:57 second ❤❤❤
    Faysal cumar mushteeg allow kuu naxariiso jacayl Ban la dhagaysan ❤❤❤ 😢😢

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 5 лет назад +6

    Bismillaahi raxmaani raxiim adagaa heestu waa uu isku tafaafulay marxuumku alla ha u naxariistee faysal cumar mushteeg

  • @drabdifatahosmanjama6962
    @drabdifatahosmanjama6962 Год назад +5

    19.12.2022 and am still listening to this song.....like isaar hadaad weli dageysanayso from BERBERA ❤❤❤❤

  • @WaliidWaliidcabdi12
    @WaliidWaliidcabdi12 Год назад +2

    Cawa wa jimce iyo hargaysa baladkii. Fanka iyo. Xornimada . Iyo hestan oo miraqnku siraaday

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 5 лет назад +47

    Waxaan ahay joogahaa maqanoo
    Waxaan ahay jiif nin loo diidoo
    Waxaan ahay ruux la kala jarayoo
    Jabuuti iyo Jawhar kala jira!

    • @housseinbeurou6556
      @housseinbeurou6556 4 года назад +1

      Hassan chaleur (Houssein .m. Beurou). Good memories .

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 Год назад +5

    ❤ halkeeeda waan dhigi lahaa awoow
    Heestadan ee familkaa idiide alle janadii Fardowso hakugu arsaaqo🤲🥺

  • @DiiniXasan-i2n
    @DiiniXasan-i2n 11 месяцев назад +1

    Faysal cumar abtigeey alle ha u naxariisto ....❤❤❤
    Waayo waayo ..
    Subcis Nasiibkaygiyeey

  • @guled9603
    @guled9603 Год назад +7

    In the late 1950s , I met him in Hargeisa. OMG, I still remember his face and his voice from that day.

    • @araleabdi56
      @araleabdi56 8 месяцев назад

      74 years ago?

    • @Nasrudiin893
      @Nasrudiin893 6 месяцев назад

      @@araleabdi56lie😂😂😂

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul 2 месяца назад

      ​@@araleabdi56Did you wrote that for your grandmother😂😂

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 3 года назад +8

    Horta isaaqu dadka ka ilbaxsan janaad soomaali wacan(eyntii lol❤💋

  • @Ciyaartiimiyiga-yn6jm
    @Ciyaartiimiyiga-yn6jm Год назад +1

    9 julay 2023 habeen axada 23:10 saacada 2024 qof reply ii soo gala rabaa hadaan wada noolnahay allahana uraxmado ustaad fanaan faysal cumar mushteekh🤲❤️

  • @bureeqa32
    @bureeqa32 2 месяца назад +1

    13/8/2024
    Galabnimo talaado ah dhageysanaya
    Mar ay xaaladaha ijeeejeexeen 😢 insha'Allah wax walbo iney iihagaaji rajeyna 🥹 cakuye barashada bar baa cuduroo wllahi 😭

  • @hindamawliidcumar1372
    @hindamawliidcumar1372 5 месяцев назад +2

    Waa marki labad ee aan ku solabto heestan ani oo wax walba ii hagagay alx 2024 /5 /26/

  • @hanshamza8618
    @hanshamza8618 4 года назад +12

    Faysal cumar mushteeg Allah hku naxariisto 🙏🏽
    Fankii dabadaa faladagan baa ku ciyaaree,

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 4 года назад

      Kkkkkkkkdoqonkaas muxuu ogyahay falen degen ee buuran

    • @zyfaraax8722
      @zyfaraax8722 4 года назад +1

      Alaha uwadanaxariisto waxa xusid mudan aabihii fanka soomaaliyeed cabdi sinimoo ,ayaa heestan heestan lahaa mar eheladii sii dayrisay fanka dartii olaga eryay ezylac waa kiila haa sida geed kuyaal bankii giriyaad goonidu waa mid la iigu talogalay, eteyadiisii waxa kamid ahaa wareer iyo weeyi baybatatee Ustaad kii aadan keenay baan ahay,

    • @hanshamza8618
      @hanshamza8618 4 года назад

      Zy Faraax wad ku mhdsantahay la wadaagidada qisada iyo xusida abwaanka heesta lahaa 🙏🏽

    • @eng-abdihakinhassanali2750
      @eng-abdihakinhassanali2750 4 года назад

      @@zyfaraax8722 halkaa naga hubi sxb heestan waxaa leh faysal cumar mushteeg erayada iyo laxankaba waxaanu alifay 1968 baydadkuna waakuwiisii sxb.
      Ta cabdi sinimo wuxuu ahaa ninkii ugu horeeyay ee heesa isagoo durbaan tumaya waxay ahayd balwo sidoo hadii aan xihmadiisii wax ka sheego waxa Kamidaa WUXII LA QORAA QURUUMA HADHEE MUXUU HADAL QIIMO LEEYAHAY.
      aabaha fanka casriga iyo laxanaduna waa c/laahi qarshe

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 4 года назад

      @@zyfaraax8722 hhh beenaale subcis cid waliba inbay ereyada leedahay waxa ugu caansan ereyada ay magool iyo sahra axmed qaadaan ee sulub cumar sameeyay cabdi sinimoo male ereyadan isla faysal baa leh oo gabadh uu jeclaa u sameeyay hacoo.com naga aamus.

  • @khadarbulshaawi4030
    @khadarbulshaawi4030 2 года назад +2

    Dib Ayaan usoo xasuustay hesstaan waan soo raadiyey kadib waa hore aan aa u dhagaysan jiray kadib
    Taariikhdu waa maalin sabti ah 10:56 14 may 2022
    Sidkale waxaa Bari oo kale dhici doonta doorashada Somalia
    Calyk

  • @mohamedabdirahman2759
    @mohamedabdirahman2759 4 года назад +1

    Waa haldoorkii Fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed. Ilaahow ku xafid... Wax badan kama aanan aqoon Feysal Cumar Mushteeq intii uu noolaa.. waxaan daawaday wareysi uu sameeyay 2011. Waan qiirooday walaahi. Heybada iyo xigmadda ka buuxda... Qofkii caqli leh hal laba midba wuu ka faa'iidaysan karaa.....

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 лет назад +9

    jaceylka faysal ku dhacay waxa iga sheekeyey aabahay oo ay saaxibo aheyeen waxa igu yidhi ninkani waxa u jecelaadey gabadh reer boorama waana laga guursadey isna waa diidey inuu guursado noloshiisa kalanimo ayuu ku dhameystey waa ruux jaceylku farsaarey si walba waan ugu qanci kari weyney inuu gabadh qurux leh guursado aun mucaashaqa weyn ayuu ahaa

  • @mustafabariise4463
    @mustafabariise4463 Год назад +3

    30/6/2023 ilaa markan caqliyaystay heesaha subciska waan kahelaa tolow adigu gormad arki doonta qoralkan ilahow cimriga iyo cafimadka noosiyadi❤❤❤

  • @khadadhash
    @khadadhash 4 года назад +7

    Legend Faysal Umar Alle godka hakuu nuuro

  • @abdisalanadamfarahmohamoud4360
    @abdisalanadamfarahmohamoud4360 2 года назад +14

    Still this song stands my favorite one, for more than 5 years I search RUclips weekly.
    “ dawa ayey ahayd nafteydan ii daran iyada diirin jirtaye anigaa doqonoo Ku daray mid kaleee” this rhythm genuinely touches my heart, remembering my ex. 😂

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 года назад +47

    Heeskan waxan dhageysan jirey markan imtixaanka jamacada galayo hadhow imtixaanka waxan u farisan jirey anoo #Firfircooni aan caadi ahayn iga muuqato Kkkkk
    Allaah kunaxariisto #Aabo fan dhaxal gala nooga tagtay oo maskaxdu ku doogsato 💖

    • @saeedkayse9031
      @saeedkayse9031 4 года назад +2

      😂😂😂hees iyo imtixaan

    • @Ali_Moh2023
      @Ali_Moh2023 3 года назад +1

      MoncHa ALh wll Ma Abbaha baa Hobolkani

    • @shanfoolahmed4992
      @shanfoolahmed4992 3 года назад +2

      Waa halka @Dr.Abdalo ee amba wakhtigii aan jaamacada dhiganjiray heesaha intaan computerka isisoo agdhigo oon codkana gaabsho ayaan QARAAMka wax kuqaybijiray.
      Weliba (mushteegi-kuluc-giriig-gacayte-nageeye-baxsan-magool-kinsi-maandeeq-hibo) macmiil ayy ii ahaayeen oo hadaanan hbnkii dhgysn break timeka ayaan kutuuranjiray.

    • @dr-abdala8403
      @dr-abdala8403 3 года назад +4

      @@shanfoolahmed4992
      Kaligay ban moodey sxb😊

    • @shanfoolahmed4992
      @shanfoolahmed4992 3 года назад +2

      @Dr. Isku sibaa laynoohayaa 😁

  • @blackpanther8445
    @blackpanther8445 2 года назад +4

    Ehlu quud Awliyo hlkan baaa idinka soo salaameyaaa🖐🏾

  • @mohamedabdirahman2759
    @mohamedabdirahman2759 4 года назад +24

    I found out this great legend recently and he is one of the best I have ever seen.. I saw his interview. He has great sense of humour and he made me proud to be Somali. God bless his soul.

    • @disisfunny88
      @disisfunny88 2 года назад

      Fadlan soomaali kaliya kusoo
      Faalood 😁

    • @qodaal5098
      @qodaal5098 4 месяца назад

      ❤❤​@@disisfunny88

  • @baroakhlaaq1783
    @baroakhlaaq1783 4 года назад +10

    یااللہ ایسے موت سے بچاوں ۔یا اللہ جو بھی ہے اس کو جنت الفردس نصیب کر امین

  • @sheekoxariir9124
    @sheekoxariir9124 4 года назад +5

    Waah....Waah Yaa Faysal Alle naxaristiisa Janno hakaa durduuriyo.
    Hambaliyo Ninka kaydkan soo geliyay waa Nin fan yaqaan ah.

  • @alihartiosman8732
    @alihartiosman8732 Месяц назад

    Ale ha u naxaristo amin waxa u aha fanan cod wanagsan fanan ka fananinta ale ha janeyo

  • @behumblealways2510
    @behumblealways2510 3 года назад +9

    May Allah Grant Him Janatul Firdaus . a Somali Legend . Sweet Guy

  • @Mowliidmm7
    @Mowliidmm7 2 года назад +3

    Waxan dhagaysanaya habeen khamiisa 31.03.2022 Germany faysal cumar mushteeq Legend🙌🏿

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 3 года назад +2

    Ahu naxariisto Faysal cumar mushteeg aameen yaa Rabbi

    • @husseinsaleh4753
      @husseinsaleh4753 3 года назад +1

      Faysal umar mushteeg illahay haku naxariisto

  • @nasibadansaleban2872
    @nasibadansaleban2872 4 года назад +15

    5:45 pm sat, 18 january 2020 from London

    • @cabaasmaxamuud6839
      @cabaasmaxamuud6839 4 года назад

      salma waliid asc wllo

    • @nasibadansaleban2872
      @nasibadansaleban2872 4 года назад

      @@cabaasmaxamuud6839 wcs wlll

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 4 года назад +1

      18/4 /2020 sheffield
      2:09 habenimo
      Stay at home 🏡

    • @mustafaibrahim2249
      @mustafaibrahim2249 3 года назад

      19:32 Mon 30 Nov 2020 from London, faysal cumar mushteeg AUN

    • @saalix.saalax
      @saalix.saalax 3 года назад

      10:49/12th dcbmer/2020 from hrgysa first dhegaysi lxnka subcis😂👋👋👋

  • @selmaandhubadb8368
    @selmaandhubadb8368 2 года назад +4

    Nasiib kaygiiyey isnicii maynee intaad Nabad dhoofta soonoqo hayaay, hayaay garo Ayaan wanaag lagees mariney, subxaane ilaah adaa sawiree Saamiya sabab iiga,soodhigay
    , hayaay garo oo ayaan wanaag lageesmarineey, Daway, ii,ahayd aan doonaayoo dugsibay ii, ahayd idiirinayoo naftaydaay Daran yada u diidi jirtayye Anigaa Doqonoo nin kale ku darey
    , Dabayshu mayga dhaaftay dacalada, hayaay Daalayoo Dalan baa,bi baan ahayey, cusbiyo kama maarmo Geelu caroo cirkiyo wuu ogyey halkii cosoblee ceeb,malaha hadaan ku caashaqayee , cidliyoo haygu tuurin ciirsila, hayaay iloobay hay ogaysiineey, ciilkaygee koley caashaq dayn, maayee , ciyaarta cid kale lagaran maayee carsaanyo sigaarka haylacabtee , ciidi
    dhulka cagaha iidhiga , hayaay garoo oo ayaan wanaag lagees marineey , sidii geed kuyaal bankii giriyaad goonidu waa mid laygu tala, galayeey doonidu waa mid laygu talagaley hayaay daalayoo dalan baa,bi, baan ahayee, gubtayoo xalay gogoshii qaban waayoo galgashoo waagu iigu galac yiriyeey, hayaay miyaa dagan laysku keen dirayeey,Nax & mataqaanoo nacabkeedoo naftii maxasuuna Naa,naab ibadee Dhulkii nacay bay kusoo, noqotee calool nugulaa naftaydanii , hayaay garoo oo ayaan wanaag lagees marineey, nacfiga uma aydoo naaskeedoo qofkii aynuujisaaba wowy nacabeey nasiib daranaa naftaydaniyeey , hayaay daayeey Qalbigaa idaba wada eey , waxaan ahay joogahaa maqanoo waxaan ahay jiif nin loodiidoo waxaan ahay Ruux laka jarayoo, Jabuuti & jowhar kala jira eey hayaay jabuutiyo jowhar kala,jiraa ee Rabiyowy laba talaba tii, Rooneey.

    • @Yonis5
      @Yonis5 Год назад +1

      "Sidii geed ku yaal bankii guriyaad goonidu waa mid laygu talo galay"
      Dooni ma aha e waa gooni.

  • @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
    @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 2 года назад +8

    Qofbaa yidhi: Haddii aad codka Tubeec jeceshahay waa caadi oo dadkoo dhan baa kula jecel, laakiin haddii aad ku raaxeysato qaraamka Mushteek runtii waxaad tahay ruux faneed. Waa dhab runtiii.

  • @munaahmed0119
    @munaahmed0119 2 года назад +7

    Classic. cod dahabiya iyo ereyo qalbiga taabanaya ❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Год назад +3

    Hestan jawiga ku badashaa markan Collage ka examkiisa galayo oo xooga kudaalo diyaarintiisa ban intan Earphone gashto oo coffee soo qaato iska shitaa😊 Allow kunaxariiso #Faysal mushteeg muxuu cod lahaa heesaha Subciska looguma tagi jirin isagaa Macalin u ahaa❤️

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 2 года назад

    Allah yarxam... faysal iyo xudaybi oo graacaya kabanka labaduba baal dahaba ayey kaga jireen taariikhda fanka.

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 2 года назад +1

    Yaa salaam bal codkaa eega xariirtaa Rabbiyoow u naxariiso Faysal Cumar Mushteeg

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 Год назад

    Best subcis so far, waa heestu ujeclaa faysal cumar ilaahey hawnaxariiste

  • @kabanle1211
    @kabanle1211 4 года назад +10

    Duulkii nacay bay ku soo noqotee
    Cool nugulaa naftaydaniyeey. Haw, haddaad erayo ubaahato qaraamiya( Heello) faysal dhegayso

    • @ismaaciilhadhiwaa946
      @ismaaciilhadhiwaa946 3 года назад

      Allow Murti Afsoomaaliah Mala Dhintay Maxamed Cumar Maxamed , ( Faisal ) AHUN.

  • @cabdifataxmaxamedbadal5816
    @cabdifataxmaxamedbadal5816 3 года назад +9

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw. Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Lilly_o989
    @Lilly_o989 3 года назад +6

    Just beautiful to listen to this somali classic bravo oyee

  • @camokulay9904
    @camokulay9904 4 года назад +2

    Dhugato sidii geel dhukaan qaba
    Dhalaalayoo dhiigii iga madhayoo
    Dhibiibey oo waan is dhalan rogey
    Feysal cumar

  • @abdifatahdahir9112
    @abdifatahdahir9112 10 месяцев назад +1

    Xusuus 13/12/2023 haben khamiisi soo galayso

  • @nasirnuux5832
    @nasirnuux5832 3 года назад +6

    Tuducyada I taabta aniga🥲
    *Cusbiyo kama Maaro
    *Geelu Carroo
    *Cirkiyo Wuu ogyahay
    *halkii Cosoblee
    *Ceeb maaha Hadaan
    *Ku Caashaqayee
    *Cidliyo Haygu Tuurin Ciirsi'la

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 5 лет назад +5

    Allahaw naxariisto macalin faysal cumar mushteeg

  • @rashidnaleye2002
    @rashidnaleye2002 4 года назад +1

    In Badan Ayaanu Is Raacney.Markii Leysa Soo Wada Gaadhey.Qof Fiican Oo Aan Berri Ka Fakarin Oo Dadnimo Leh Ayaan markhaarmti U Furaya.ilaahay H.Nacariisto Isagiyo Wixii Ummadda Nebi Maxamed Ah Aamiin.

  • @goobemohamoud1806
    @goobemohamoud1806 Год назад

    Alle haw naxariisto cabqarigii waynaa fanaan macalin faysal cumar mushteeg oo ku luuqaynaya laxanka subcis o ah siiqo ama cod dareen taabasho cuudka aad moodo in lasoo raaciyey waxa ku xaragoonaya alle haw naxariistee mulaxankii iyo aabihii cuudka maxamuud ismaciil xudaydi
    Taarikhdu waa 21/01/2023
    Rag badan ayanu ku dhagaysanaynaa
    Jiil dahabiya ayey ahaayeen dhamantood xertii fanka kor uso qaaday alle haw naxariisto inta dhimatay inta noolna alle ha karaameyo

  • @Yonis5
    @Yonis5 5 лет назад +5

    Alle haw naxariisto marxuum Maxamed Cumar Mushteeg(Faysal) codka,laxamka,iyo midhaha layaabka leh, miyaa dibloo heli!

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 8 месяцев назад

    Codkan quruxda baddan ee faysal omer haddii aad dhagaysatid rajo ayaa kusoo galaysa.✅
    Alle wayne ha unaxariisto.

  • @abdisalamyoussuf6355
    @abdisalamyoussuf6355 2 года назад

    allaha unaxariisto faysal cumar mushteeq bal wax sidaa meel kuu taabta hala helo maanta

  • @FarahBarud
    @FarahBarud 4 года назад +2

    Kabankii Xudaydi iyo codkii Abwaan, Macalin sare iyo Fanaan Mushteeg

  • @Thegoalsofgoat3030
    @Thegoalsofgoat3030 9 месяцев назад

    Cumar mushteeg greatest singer All the time🎸
    I was listening in early 2024 If you're watching 2030 U R Legend😎

  • @ibraahimxasan9914
    @ibraahimxasan9914 4 года назад +2

    Alle naxrtiisti janno haka waraabiyo Fanka iyo faniintiba wey iska keen raaceene😭😭F. Da hada jogtana alle hayno barakeeyo fanin lama odhan kare

  • @abdikadarmohamed2863
    @abdikadarmohamed2863 5 лет назад +7

    Ilaahow Qabriga unuuri mushteek

    • @axmedccilmi3069
      @axmedccilmi3069 3 года назад

      Bnmloiuttyiokhggtyiookjhgvbmmn vvghjiuuyttyuojujgnmmkooiuytgh kouutgjuonkiuyyijkkk le président

  • @muxtarim4011
    @muxtarim4011 3 года назад

    Faysal cumar musheeg rabi ha u naxariisto wuxuu hal-abuurkii heelada subcis waana fanaanka kaliya ee hees kasameey lacagt(lacageey haween laha-shadeedaay)

  • @ahmedyusuf5553
    @ahmedyusuf5553 5 лет назад +9

    Gubtayoo xalay gogoshii qabanwayayoo galgashoo waagu iigu galac yidhi. Axyaa fanan

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 4 года назад +2

    alla yaraxma aun al ustaad faysal cumar mushteeg.. boqorkii heesaha subciska we missed

  • @dahirgodsouleiman922
    @dahirgodsouleiman922 Год назад +1

    1997 : stadium Hargueisa when, in the evening, i saw him singing ( lacageeey ), i didn't consider him. i don't know he was in other dimension. ( in advance from us).
    ALLAH HA U naxariisto Aamiin

  • @maxmudibrahim9734
    @maxmudibrahim9734 2 года назад +1

    Alle ha u naxariisto faysal cumar

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official 2 года назад

    Feysal Omar mushteg Mar la’arag soo maray fankeena soomaaliyeed aanan suura gal aheyn in dib loo arko isagooo kale waxan heskan dhageysanaya 15 June 2022 in Somalia muqdisho

  • @ahmedalmoalem3727
    @ahmedalmoalem3727 11 месяцев назад

    Alle haw naxaristo cod halaasi ah France Lyon 26 November 2023

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 8 месяцев назад

    ALLE HA UNAXARIISTO JANNADIISA FARDOWSA HAKA WARAABIYO AAMIIN INSHA ALLAH

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Месяц назад

    ILLAHAYOW U NAXARIISO OO U DANBI DHAAFO BIFADLIK AL CADEEM.
    AAMIIN YAA WADUUD AAMIIN YAA RABBI AAMIIN YAA RAHMAAN.

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 5 лет назад +4

    laxanka ha ku koobine ereyadana ku dar waxaba isla faysal cumar mushteeg baa lahaaye

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 5 лет назад +23

    Nasiibkaygiyeey is nicimaynnee
    Intaad nabad dhoofto soo noqo!

  • @rodaomar2478
    @rodaomar2478 4 года назад +3

    Alle hawnaxariisto faysal cumar mushateg

    • @cabaasmaxamuud6839
      @cabaasmaxamuud6839 4 года назад

      Roda Omar asc wllo

    • @maqiiqane
      @maqiiqane 4 года назад

      Dabaysho ha iga dhaafto dacalade
      Waa heeso qiimo wayn leh

  • @hafsasicid-nv9we
    @hafsasicid-nv9we Год назад +1

    Qofki heestan ibary hada ubadadbanu Isku leeny alx❤❤

  • @cabdicasiiscaaqil
    @cabdicasiiscaaqil 2 года назад

    Alle ha unaxariisto faysal cumar mushteeg

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 3 года назад +1

    Ilaahay ha naxaristo
    Fasil cumer mushteeg.

  • @sayidsayid5812
    @sayidsayid5812 5 лет назад +6

    Cabdirisaaq Cali mahadsanid jaalle, wax badan ayaan raadiyay subciska Feysal C. Mushteeg oo dhammeystiran.

    • @ahmedabdi4995
      @ahmedabdi4995 4 года назад +1

      RUclips baa illeen u soo guurtay adeer.

    • @norbarre
      @norbarre 4 года назад

      Caruuskow, sawirka kuu saaran wuu duugoobaye iska baddal walaal 😂

    • @ahmedabdi4995
      @ahmedabdi4995 4 года назад +1

      @@norbarre kkk Haye Dood sare.

    • @norbarre
      @norbarre 4 года назад

      @@ahmedabdi4995, Caawa macallin Mushteeg bay iga soo qabatay kkkk. Ee aan kaa barjeeyo lol

    • @ahmedabdi4995
      @ahmedabdi4995 4 года назад

      @@norbarre raaxeyso. Mushteeg waa laacib AUN.

  • @moussarijaal6823
    @moussarijaal6823 4 года назад +4

    Well done legend for all somali singers and also he is brilliant school teacher

  • @elmiabdalle89
    @elmiabdalle89 5 лет назад +6

    Ceeb maaha Hadaan ku cashaqayee Cidliyo Heygu tuurin
    Meel ciirsi La.🔥🔥❤

  • @cabdiraxmaangoray3929
    @cabdiraxmaangoray3929 2 года назад

    1/5/2022 maalin axada habeen ciidi soo galyso AUN faysal cumar mushteeg waad ku sugtay

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 4 года назад +3

    AHN MOHAMED OMER MUSHTEEG (Faysal) aameen

  • @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
    @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 4 года назад +1

    fasayl mushteg boqorka codka xabeebta ayuu ahaa yaa la dhigi kara waa tubeec walaaalayalow alle ha u naxariisto isaga intii dhimatay

  • @hamzaapdi7313
    @hamzaapdi7313 2 года назад

    Nftydy daranyada u diidi jirty😥
    Jimce 17 Dec 2021 2:15pm
    Allaha u nxrsto Faysal C mushteg

  • @somalilander5185
    @somalilander5185 2 года назад

    2022 ayaa dhagaysanaa waxaan ku dhagaysanayaa Guruguu ka daganaa Doha Qatar waxaanan wadda dhagaysanaynaa asaaxbtiisi gaar ka ahayd sidda oday la idhaa abdicige

  • @Yahyelyrics
    @Yahyelyrics 5 лет назад +4

    Alle jaceyl ka raga ayaa ka run sheega balse dumarka waxoda waa maalmo iyo qiyaali iney kula jilaan🔥💑

    • @nasirnuux5832
      @nasirnuux5832 4 года назад +1

      Maahmaah aya tidhaa
      Rag ba'ood ka sheekee
      Dumarkuna badhaadha

    • @Ayaan8912
      @Ayaan8912 2 года назад +1

      😂😂😂😂