WAXAA JIRAY IN SHEEQ REER BAYDHABOOD UU U DUCAYNAYAY REER KA DIB WUXUU KU YIRI GO ISKU DABOOLA AA AAMIIN DHAHO AF BAYDHABOOD AYUU KU DUCAYNAYAY MARKUU DUCO DHEHO WAXAY KU DHAHAY AAN. WAXAAD TIRIBA LAGU YIRI SABABTOO AH LUQAD MAAYKA MA FAHMAYAAN
Asc Sheeq Abdi Magaceyga waa Dr Abdisalaam Hashim dagan Mogadishu waxaan rabaa in aan ku weydiiyo 2 su,aal Marka hore mahadsanid Waxaa jiro dad meel kawada shaqeeyo gaalo I & muslim iskugu jiro dadkaas hadii ay madaxdooda oo nin gaal ah u saneeyo afurin oo uu la afuro laba Tukado waa sidee arin kaas ,? Midalabaad salaadaha tarawiixda haddii uu ka soo qeyb galo qof gaal ah oo waliba madaxda ah maxaa laga yeelayaa lana tukado salaadahaas & sunooyinka & faralka wax danbi ah miyaaa ka soo gaaraayo dadkaas uuu la tukadey dadkaas gaalka ah waliba madaxda ah? Mahadsanid sheeq.
Masajidka allaah maha meel qosol lala yimado waa goob cibaado o lagu talo galay in allaah laysku xasusiyo Shekha way laso fogatay ka qoslinta dadka masjidka dhexdida
Asc,diintu waa nasteexo dadkuna way daalan yihiin lama fogaan Sheekha ee maaweelina waa loo baahan yahay,ma aha in salaada oo qab-qab la siiyo iyo wadaad dhahaya(Subxana-laah 31jeer Alxamdu-lillaah 31jeer Allaahu akbar 31jeer hal mar oo Le illaaha illa allaah waxduhu laa shariika lahu lahul mulku walahul xamdu yuxyii wa ya muut wa huwa calaa kulu shey'un caliim)Haddii aad ka badiso ama aad ka yareeyso meeshaad geeyn lahayd adaa lagaa rabaa waxaas oo kale wadaad ma aha,waliba dhalinta in la soo jiito oo masjidka raashin loogu kariyo xataa hal mar maalintii mishaariyo xataa illaahaw hadday noqoto.Masaajidka in xabsi loo arko ma aha Sheekhana garab qabad ayuu u baahan yahay fikradayda sida aan qabo,haddii aan qaldamayna ka raali noqda.
Illaahoow cimri dheer iyo cibaada suuban ku sii sh.cabdi xayi wlh waa aqoonyahan garaadkiisu uu aad u sareeyo m.a
Aamiin yaarb
Mashaa allah sh abdi xayi alle hakubarakeyoo❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Jazaka Allah my sheikh Abdi Hayi Alle ha KU xafido Ameen
بارك الله فيك يا شيخ عبد الحي وابقاك للاسلام والمسلمين.
Nuj
0000000000
بارالله يا الشبخ عبد الحي
m.a my fav shiq ❤ wacdigisa xikmat wayr quf aqli le fahmi karo❤
M.a sheikh Abdi xayi wlhi wad iga QoslisaY cilmigaga allah kgu anfaco
Anagana kuwii fahma allah naga dhigo wn jeclahy muxaradada 🙏
sh cabdi xayi maashaa alhaa❤❤❤
Masha Alah Shiiqa waxo iga Mashquliya Stareeska Ajir Alaha siyo
Wa ninka muqdissho ugu caaqilsanaa Masha Allah
allaha noo daayo qof aad u wannagsan waaye
Shiek Abdi is a true islamic somali
maanta anaaba
ugu soo horeeyay wow❤🙋🏻♂️
Waar kiinoow Ggmu ma ikasee🤣🤣🤣🤣
@@maankaabchannel6364 haa
qowdhanow
Maasha allah sheekh cabdi xayi yaan arag oon qoslin ilaahow ku xifid
Mnsha Alh Sheikh Jazakalah
Waa shiikh aad u fiican.
masha allah.
Mashallah Malintaan wanjogay
Abdi wli dhanto
Sh cabdi xayi waa mdcalankayag ..
الله يبارك فيهshiqaan waan aaminsanahay waa iska qalbi xabxaab shekeyinka gagaban waan Ku hesta
Masha allaah sheikh abdi xayi rabi haku xafido aduun iyo aaqiro
Masha allah sh cabdi xayi xafidullaah
Masha allah sheekha ilaahay xikmad buu siiyay
Sheekada 1aad
M.a shekh Cabdi Xayi hadana Allah
Masha allaah sheekha allaha xifdiyo
sheekh cabdi xayi allaha ku xafido cimigaagana allaha kuu barakeeyo
Wlhi wan ku taageeraa😍😍
Jazaaka Allah qeer
❤️❤️❤️❤️❤️❤️ war orgida hanalaga qabto ilma adeerayaaloow wadanka hanoo dagee
Mansha allah sheekh khayr ilaahay ha I nasiiyo
Sh.cabdi xayi msha Allh jazaakallaahu khyr
Ani Markaati koo ah inay eesan yihiin Siyasiinta Somaalida😁😃😀👌👍👍👍💝💝💝🕊
m.a shekoyin xikmad wata weeye wlhi
Barakllah shiiq👍
wllhi quf aqli leh le fahmi karo❤
M.a Allah ku xafidiyo shikh cabdi xayi
Sh.c.xayi masha alah
Asc caami allaah hakuxfido walahi wan qosalay
WAXAA JIRAY IN SHEEQ REER BAYDHABOOD UU U DUCAYNAYAY REER KA DIB WUXUU KU YIRI GO ISKU DABOOLA AA AAMIIN DHAHO AF BAYDHABOOD AYUU KU DUCAYNAYAY MARKUU DUCO DHEHO WAXAY KU DHAHAY AAN. WAXAAD TIRIBA LAGU YIRI SABABTOO AH LUQAD MAAYKA MA FAHMAYAAN
Allahu ak bar
Sheekh Qosol Uma Bahna Umadani Ee Ruun Ayay Rabta Jasakalahu Khayr
Waa sax waayo qusulka badan qalbigu ayuu daxaleeyaa qaafil buu kaaa dhigi waa tii nebiguna SCW yiri waxaan ogahay hadaad ogaan laheydeen in badan waad ooyi laheydeen in yarna waad qusli laheydeen Allah na toosiyo dhamaateen ducadana aan badano insha Allah
mashlah yaa shiekh ALLAH Be with us insdhllah
Manshaallah brilliant brain sheikh may allah protect you
Xigmad iyo qosol masha Allah
Masha allah wllkeyga qaali inoloow
Mgcaa
Mansha Allah wish u long life.
u made me laugh.
Ameen
mashallah Allah ku xafido sheikh abdi xayi
Asc wr wt sheekh jizakallaahu kheer
Asc jizakallaahu qeer sheekh
Sheikh xayi funny😂😂
masha Allah sh.cabdi xayi
sh xayi allaha kuxafido
mnzha allah Sh.Cabdi xayi allEh haku barakeyO Ustaad
Mashalah cimri dher cibadoo
My favourite sheikh wlh nollow shekhow
Subac qur aan
Sheekhu intee jooga
Muqdisho wll
Hadan nala zo eryan mxaa xaarka naga keenay 😂😂
Maah maahda qofkii qoraal ahaan noogu soo qori kara waan soo dhaweynayaa
Kkkkkkkkkk awr foqol awr adigu qoro
1.Eri esan ka badadi istaglee waga inka bariye
2. Len uur nugul adiin ma dubow
3. Hordareere habened indhowga weye
Hordarere geegn hunguri dhonka un
@@Hodanyussuff mahad sanid wllshey
@@Hodanyussuff may may miyd tahy wllo
Hhhhh sheeq a.xayi shaxtiro kaliya waa qosol
Masha Allah tabaraka raxmaan
Asc Shaikh wlhi benta mahan amsha allah alle haku dhowro
M.a shiiq allaha ku xafido
i love this man 😂😂😂😂
Masha Allah sheikh Allah sw hakufidho
Masha Allah Sheek alle Haku Barakeeyo
Masha allah shiikheena allow ku xafid.
Ewrt
433eszt
Mbvcxg
Cajiib waaaaye
Msha allh
tan kowaad.
Masha alah
Allaahu akbar
Sheikh Abdi xaayi cadi ma ah
masha alaah
Masha Allah
Xoriyad dhab ah
Fadlan subscribe. Igu sadaqeesta
Sheeko badnaa
Asc
Sheeq Abdi
Magaceyga waa Dr Abdisalaam Hashim dagan Mogadishu waxaan rabaa in aan ku weydiiyo 2 su,aal
Marka hore mahadsanid
Waxaa jiro dad meel kawada shaqeeyo gaalo I & muslim iskugu jiro dadkaas hadii ay madaxdooda oo nin gaal ah u saneeyo afurin oo uu la afuro laba Tukado waa sidee arin kaas ,?
Midalabaad salaadaha tarawiixda haddii uu ka soo qeyb galo qof gaal ah oo waliba madaxda ah maxaa laga yeelayaa lana tukado salaadahaas & sunooyinka & faralka wax danbi ah miyaaa ka soo gaaraayo dadkaas uuu la tukadey dadkaas gaalka ah waliba madaxda ah? Mahadsanid sheeq.
MahadsaniD sheekh.
Sheekhu waaa maaa jilaystee
😂😂😂😂😂
Masajidka allaah maha meel qosol lala yimado waa goob cibaado o lagu talo galay in allaah laysku xasusiyo
Shekha way laso fogatay ka qoslinta dadka masjidka dhexdida
Asc,diintu waa nasteexo dadkuna way daalan yihiin lama fogaan Sheekha ee maaweelina waa loo baahan yahay,ma aha in salaada oo qab-qab la siiyo iyo wadaad dhahaya(Subxana-laah 31jeer Alxamdu-lillaah 31jeer Allaahu akbar 31jeer hal mar oo Le illaaha illa allaah waxduhu laa shariika lahu lahul mulku walahul xamdu yuxyii wa ya muut wa huwa calaa kulu shey'un caliim)Haddii aad ka badiso ama aad ka yareeyso meeshaad geeyn lahayd adaa lagaa rabaa waxaas oo kale wadaad ma aha,waliba dhalinta in la soo jiito oo masjidka raashin loogu kariyo xataa hal mar maalintii mishaariyo xataa illaahaw hadday noqoto.Masaajidka in xabsi loo arko ma aha Sheekhana garab qabad ayuu u baahan yahay fikradayda sida aan qabo,haddii aan qaldamayna ka raali noqda.
Agree
sawjatu cabdi raxman maxamed waxa la dhahaa aad maqashey muuqaal waa goosgoos horta adi alle ma xaausataa jaahilyahey
@@mohammedadanmohammedadam374 allaah ha wan xasusta wanan xusa xaar wayne
Aduunka wlh dad xoolaha ka aqli badan ayaa jooga sida naagtan oo kale
Ilaaheu haku xifdiyo
msh alh sheikh 🙏💟
maanshaa allaaah
xafidahulaaah sheekh
chanelkan(cabdi sh xayi) waxa interygiisu weeyi "uuu uuuuh uuh uuuh' halka videaogu yahay qosol
yaabay!
Xerta Sheikh
Horta nio sheikhan ma siyaasibaa
Sheeqqeen xafidaka Allah
Jazaaka allaah khayra
muxadaradka i ta badan aay qosalja kujirta micnaheda ayaa ah tusale
Fantastic shekha jazakallah
masha allh
Ok😊
Hhhhhh mashaa allaah waa shactaaro socoto 🤣🤣🤣🤣🤣
abayo iyo abowe reer xamar dhibadanaa may iska yidhaahdaa walaashay iyo walaalkay iska barta fadlan af waqooyiga
Sheekh anana waxaanu nidhaa
Laf jabtay sideedi manoqoto
War hadii aan nalasoo eryin maxaa xaarka naga keenay taasaa iigu qosol badneed
Exactly
😃😃😃😃😃😃😃😃😃
👍👍👍👍👍👍
M.a
Waxa igu qosol badan afmaayga wa sida englishka okle lang uur nugul cadiin madubaw
Wlhi wan fuuray 😃 😃 😃 😃 😃 iii
😂😂😂 Af maay maayga waa sida biririshka cml C lama isticmalo hhhh
Wax bdna ka faidestay shiiqeyga
Waa sax
Kkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂