DEGDEG: "Golihii Wakiilada Waxaa inoo Dhex Fadhiya Xildhibaan Qof Dilay iyo Mid Mar Waashay" ..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Комментарии • 63

  • @nathra7351
    @nathra7351 Месяц назад +2

    Waa run walalhi rag lama odhan karo waa ciilqabayaal ilaahay haynaga soo gaadho ishalah

  • @user-fp8wh5ss1u
    @user-fp8wh5ss1u Месяц назад +3

    Nagib ma xishoode disti xagato ila kenya utaange ku aqaaney waxad ahayd calooshisa laciyaar ma xishoode beenale ah

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Месяц назад +2

    Maasha allah nin is waalaba wiil waabiyaa helay

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Месяц назад +3

    Barlamaankani waa Qayrul Masuul. Waa in Dadka reer Somaliland kala diraan Dibjiriintan.

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 Месяц назад

      Abiibabiib: nacas muusaa kaa dhex hadla ma adaa kala diri kara xoolayahow

    • @Noredin20
      @Noredin20 Месяц назад

      ​@@Dulmi_diid123 asdigu ma mid la dayriyaar tahay. Parliament ma laha Somaliland wayna ka so horjeedan inay sii Jirto. . Wallaahi islaanta CADNA ayaa kuli dhaanta.

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 Месяц назад

      @@Noredin20 baarlamaanku niman caqli badan oo muuse regime waddada saxda u sheega waxa ay ahayd inay muuse xilka ka xayuubiyaan.lkn maangaabka oo miidhan baa runta diida.muuse wadankii buu baabiiyay waa nacas fulay ah oo ma xishoode ah muuse shaani inuu iscasilo ayay ahays

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад

    Beenta maaha oo walaahi ah xildh qaar baa baahan dhakhtar❤❤❤❤❤❤

  • @YasiinDheere
    @YasiinDheere Месяц назад +1

    25 ayu ingiriiska joogay malin mashaqa tagin, hada wa madax xisbiga kulmiye katirsan.

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Месяц назад +1

    Wa diyaar

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 Месяц назад +1

    Ninka bariga waaahay waa xeeldheere

  • @abdiwaliisse3082
    @abdiwaliisse3082 Месяц назад +1

    Macaaaaaac

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Месяц назад

    Kani waa caruurtii xabashida ka ka xeysatay hawdka maholin iyo gaashaamo waa basaas xabashida soo korsaday iskarow.

  • @khalidmohmed505
    @khalidmohmed505 Месяц назад +1

    Kulmiye waxa ka soo hadhay af xumu iyo xaalad abuur dagaaln wax ka urud badan 😂

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Месяц назад

    waxan hala wada bedelo waa runtiisa waa wada ciil qabayaal uma arkaan inayi dawolad u shaqeeyaan golaha wakiilada ha la kaladiro

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 Месяц назад

    Golaha wakiilada ee manta inoo fadhiyaa waa kuwii inasoomara ee ugu xumaa xaga wayo ooyaaye miidhan ayaa kabuuxa waa basaasiin miidhan

  • @husuinalsalmy368
    @husuinalsalmy368 Месяц назад

    Kaasi waa qof lagu shubtay iimaanka isku celi.shanta kun xsgaad kahelaysa. Doolar doonow waa lagu ogaaday.wadani waxba ma yeeli kartied.

  • @Noredin20
    @Noredin20 Месяц назад

    Somaliland 🇬🇶 ma laha Parliament ee kuwo uso shaqao tegey aya jooga. 2) GARSOOR na ma laha ee waa tuug . 3) mucaarad ma leh wax toosiya .waa kuwo saaqiday
    . Awelba ciidan bay lahayd ciidankiina MUNAAFAQAD & Wanjalayalad ba gashah. Way ku daysey.hadi sidan ku socoto .

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад

    Waanu saxeexanaa sabtida❤

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b Месяц назад +1

    Waliba adigay ku wasayaan doqoneey

  • @nuurajama-jm7gy
    @nuurajama-jm7gy Месяц назад

    Khasaare khasaare

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug Месяц назад

    Aqoon gaab. Ma jiro petition loo qaado MPs ka. Waxaa ka fudud in impeachment lagu qaado MUUSE SAAMIRI oo runtii dalkii iyo dadkiiba bohol kula dhacay. Wxy ahayd in ka aad jeebkiisa gashay maxkamad la saaro laguna qaado wixii uu sameeyay.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Месяц назад

    Nimankii kulmiye xirsi gaab iyo ina Xaashi baa albaabka u xidhay cid ma hayaan kulmiye😂

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Месяц назад +1

    Doofaar dhargay dhagaysi maleh.

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia Месяц назад

    Xoghaye Nagib, libax libax dhaly, ninkani dhayal maaha, waa siyaasi kasoo dhex iftiimaya siyasi isku sheega wadanka ku habsaday. Guulayso sxb

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Месяц назад

    Ninkakani.macilaajbaa.mise.waa.qudhmiye.alayle.haday.cidiwaalatay.kanaa.waashay

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 Месяц назад

    Xusbigii kulmiye dadka isugu hadhay dad jaahiliina oo aan shuruucda dalka utaala waxba ka aqoon bal xukuumada kufashilantay difaacii dalka ee jabisay ciidankii qaranka ee xuduudihii dalka jsl soobanaysay ee taliyayaashii ciidanka jabiyay aywali xilalkii hayaan oo aan cidi laxisaab tamin inay xildhibaanadii dadku soodoor teen inay kusoo meeraystaan kulmiye iyo xukuumadiisu way dhacayaan 5000 ee qof may madax waynahaba kusoo oogaan isgaaba dalkii baabiiyee oo
    Maa kulmiyeba 10 qof kusoobiiraan 1 xaflada oo kulmiye qabsanayo 7 casho ayay dadka ururiyaan kulmiye dadkii waykayaaceen

  • @Mohkh647
    @Mohkh647 Месяц назад

    Xaax xaaax muuse & ina kaahin Aya ku waasaaa fatlayhaw

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o Месяц назад

    Horyaal tv waxa kasoo hadla dadka meel ay ka hadlaan waayay.
    Tolow yuu iska dhaadhicinayaa

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Месяц назад

    Kani.aqlimale.waa.badhaaciye

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Месяц назад

    Kani.isaga.ayaa.ubashan.jeelmagnuunka.lageeyo

  • @yusufceegag3224
    @yusufceegag3224 Месяц назад +1

    Jindaagay beenaale

  • @cabdiraxmansaleebaan8636
    @cabdiraxmansaleebaan8636 Месяц назад

    Anaakakow ah wansaxeexay

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Месяц назад

    Kani waa nacaski kulmiye ugu weynaa.

  • @xamudjama8998
    @xamudjama8998 Месяц назад

    MAXAANU RIDNAA SANAD BAA U HADHEYE MAAD BERI HORE NO SHEEGTAAN

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 Месяц назад

    Waar xishooda ilayn kulmiye ama qudhmiye waa wax dhintay. Guul waddani waddani waddani waddani waddani waddani

  • @cumarhusen4214
    @cumarhusen4214 Месяц назад

    Haayaaay.barlaamaha.ee.waapaloo.soradhay

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Месяц назад

    Saaqidkan.noocassoo.miidhan.idadka.lagusoodhaayo.muu.ahayn

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 Месяц назад

    Kow baan ka ahey kuwa saxeexaya

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Месяц назад

    Yaa jabiyey ciidankii qaranka?

  • @baredahir5347
    @baredahir5347 Месяц назад

    Kanii wuu iska nacnac leeyaay

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Месяц назад

    Waxani.miyuu.waashay

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Месяц назад

    Najiiboow waa runtaa oo qaar badan dawada waalida qaata oo qurbaha ka yimid iyo danbiilayaal danbi ka galay wadamada ay baasaaboorada ka sitaan ayaa golaha inuu dhex fadhiya kuwa gudaha joogaana dee cidiba ma oga caafimaad kooda markaa goluhu waxa uu noqday dhakhtarkii dadka waalan iyo dulmi wadayaasha iyo haamaaniinta hungurigu ka weynaaday in yar mooyee.

  • @Cajabo
    @Cajabo Месяц назад

    Muuse ayaa kakow ah kuwa dhiiga galay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Месяц назад

    Idinku hadaad waydeen dad aad soo waaridaan sow faro madhan ma joogtaan 😂

  • @cabdiraxmansaleebaan8636
    @cabdiraxmansaleebaan8636 Месяц назад

    Aniigakakow ah

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Месяц назад

    Nacas iga dheh ka waran goojacade?

  • @CabdleCabdi-qj5ml
    @CabdleCabdi-qj5ml Месяц назад

    Nacasnima ka hadlinaysa oo Marka horaba bahi ayad lajogta oo qofanad gadhi Karin ayad cayda war Anu qAdhaan ku gurne ood amustite fadhisoo shaydanba kugu guraye Halka nogu kalay

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Месяц назад

    Qabyaalad iyo naxli baad ninkaagan wayni lafadhidaa meeshan waar isla yaab.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Месяц назад

    Madaxweyne Biixi 5tii sano ee la doortay waa dhamaatay waa madaxweyne sharci daro ku joogaa ma eryi karo hayada qudha ee aan wakhtigeedu dhamaan wakiilada 😂 bacaac

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk Месяц назад

    Kani waa dofaar washay

  • @QaasimMuuse-x8o
    @QaasimMuuse-x8o Месяц назад

    Waarnikani hadalxuma

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Месяц назад

    Nacas kasta oo qurbaha kusoo dawakhay, somaliland ha usoo shaqo tago.
    Tuug tuug dhalay adi maxaad tahay, urur kulmiye sii dhacaayaad sheeganaysaaye !!

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h Месяц назад

    Caafimaad

  • @HRU20209
    @HRU20209 Месяц назад

    😂😂😂😂😂

  • @abdirixiingaaxuure2621
    @abdirixiingaaxuure2621 Месяц назад

    Barri ayaad garan nagiib dameerow

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud Месяц назад

    Uraaye jaahila oo bulaa aqoona ayaad tahay oo muuse biixi ukiraysan iyo ina sulub uraaye niicle

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Месяц назад

    Gacan ku diigley iyo nin beri waashay, kee baa daran?
    Haddey se jiraan, adigaa xisbul xaakim sheeganayee soo bandhig oo waxkamada gee.
    Otherwise, stop the bullshit and get over it.

  • @fouadmoussa4449
    @fouadmoussa4449 Месяц назад

    Adigaba waalan 😂

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h Месяц назад

    Caafimaad

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h Месяц назад

    Caafimaad